Somalidii Istanbul halkay ka baxeen?

Sdílet
Vložit

Komentáře • 40

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 Před 2 měsíci +6

    Wadankooda ma dhisaan hadba meel beey u yaacaan
    UAE Apartments yadii laga gatay half price baa Hindi uga qaadatay
    Turkey waa taas
    Hada Kenya Beey dhisooyiin we will will see meeshay kubdhamaato,
    Wadankiina maal gashta

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b Před 2 měsíci

      Wadanka wixii dhistayna waxba kamey faaiidin qurbe kiro kujiraan waxa udhaanta qofka meesha u koonolyahay inuu guri kadhisto si uu ugu noolado 30years qofna kiro kuma jiri karo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před 2 měsíci +3

    Maxay awal meesha ka qaban jireen way tageen wayna kasii tageen somalida dhaqankeedu waakaas

  • @Saamlee17
    @Saamlee17 Před 2 měsíci

    Ustad sola asc saan ka dib waxan ku weydiin lahaa binance card sidee ku heli karaa anoo turkey ku nool passport somalia isticmaalyo thnk you

  • @ShuiapAhmed
    @ShuiapAhmed Před 2 měsíci

    Maad ilawday coursadii dropshipping ka ??????????????bro

  • @hodonnuur
    @hodonnuur Před měsícem

    Waala tarxiilay

  • @abdirahmanhassan8493
    @abdirahmanhassan8493 Před 2 měsíci +2

    Waan ka tahriibney Abdinasiroow meesha meel malajogi maysan noqon inta badan daka xagaas iyo Europe ayaa loo yaacay

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Před 2 měsíci +1

    Tahriib

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 2 měsíci +4

    Kani somaalida ayuu ku khafiifay war haday noloshu kuu wacantahay dadka haku digan waan aqaan qofka markuu dhergoh ayuu dadkiisa kuwashaa

    • @ManU-fan1
      @ManU-fan1 Před 2 měsíci

      Odey si kala u fahan tey soo celi bahasha. Micanaha somali wa dad adduunka ku dhameystey ha fariisanina.

    • @Elsololobo2
      @Elsololobo2 Před měsícem

      Waa runtaa ninkan waan u fiirsaday dhowr jeer

  • @name46853
    @name46853 Před 2 měsíci +1

    Nio magalada aan Germany ka joga ka dreemay waa wada somali cusub tareemada

  • @abdimohamed8730
    @abdimohamed8730 Před 2 měsíci

    Asc ADIGA SOMALI MAAHID MIYAA bro..?

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 Před 2 měsíci

    Dadka waa soon

  • @amanomar804
    @amanomar804 Před 2 měsíci +3

    Turki waa gun dad lala dagikarana maha heysaga yacan😊

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 2 měsíci +2

      Waa cunsuriyiin oo dalkooda way ka jafeen soomalida, taa waxa ka daran hada dalkeenii bayba u shaqo tageen 😂 dalkoodiina way ka soo jafeen

    • @amanomar804
      @amanomar804 Před 2 měsíci

      @@Cabdiraxman..Mudug. wan arkay kuwo badan oo rerka kamida waxbarasho udonta igaga shekeyay dalka anu karafno anaguna😂

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před 2 měsíci

      Hadalkaaga waa sax. Turkida waa dad XUN!

    • @mahadibrahim5633
      @mahadibrahim5633 Před 2 měsíci

      SXB Mar aan fasax utagay, macawis ayaan xirtay hotelka
      Weey igu qayliyeen mid meesha maraaye, ku wa hotel kuna waxba ku meey oran ninkaas aad buu igu qayliyey afka Turkiga. Markaa Turkidu waxay is moodaan ilbax. Foolxumadoodu ma is Arkaan

    • @amanomar804
      @amanomar804 Před 2 měsíci

      @@mahadibrahim5633 intaa wxa usii dheer sabolnimo 50$ marka supermarket wax kaga iibsato milionair bay kumodan waa cawan ilbaxnimey iska radiyan sida yurubtakle😂

  • @Maxamedfanax55
    @Maxamedfanax55 Před 2 měsíci

    Way wada jiifaan, maqribkii fiiri.

  • @aiys11
    @aiys11 Před 2 měsíci +1

    Way hurdanaa, bacdal afurka soo baxayan😂

  • @Aouled
    @Aouled Před 2 měsíci

    Maryolay de marwalba wa safar meel kale aya loshegay inuu roob kaday iyakoona hubsan ayay usafreen kabacdina way kasii safri donaan

  • @user-lq7qy1vu2m
    @user-lq7qy1vu2m Před 24 dny

    Sxb nin wuxuw tacbaday ama guul uu gaaray ayaa ninkale ku fanayaa

  • @ilyasjama3091
    @ilyasjama3091 Před 2 měsíci +1

    Noloshii aa qaali noqotey

  • @mrali3601
    @mrali3601 Před 2 měsíci

    Sola socod badana Melbourne, London hadana Istanbul, goorma shaqaysa mise OAP ba tahay old age pensioner

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Před 2 měsíci

      Ku darso toronto dubai cairo johansbeg

    • @jamanuurdini6170
      @jamanuurdini6170 Před 2 měsíci

      Lacagtas idinka dawana ayaa laga sameeyaa

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @heersare3662
    @heersare3662 Před 2 měsíci

    Europe bay galeen ilaa boqalal aanu isku asxaab ahayn way kasii tageen.

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Před 2 měsíci

    😂😂 Ustaad Soon iyo Raafka laga cararay

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Před měsícem

    Sola geedkii orod lagu koro orod ayaa looga soo dagaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 Před 2 měsíci

    😂😂 turkiga somalida waa kuu qaldameen waa socoon weeysay sheekadii turkiga 😂 fashiil ayeey kuu so dhamateey awalba waa kuu fududaneey turkiga hadan nahay somali fudeed ayaa qabna waa laga yacaay 😂😂

  • @hayaankanolosha6306
    @hayaankanolosha6306 Před 2 měsíci

    Wexey ka aaden chios mytilini samos halkaase buuxan c.nasiro