Somalida iyo Barafka Turkey with SolaPortal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 98

  • @DEFNOTROSAH
    @DEFNOTROSAH Před 2 lety +6

    Mansh Allah waa runtii sola baraf mafiicno caafi mad ahaan waxan jooga sweden waana necba hay barafka baraf male Somalia gul 😭😭😭😭😭😭👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somaliyey iska ilaaliya barafka waa xanuun miiran 🤣🤣🤣🤣

  • @Secularism25
    @Secularism25 Před rokem +1

    Thank you very much it's my first winter in Turkiga and i was worried and terrified after i researched about frostbite and your advices are previous i greet you from Neğde province 💚

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 Před 2 lety +2

    Jazaakalaahu khayran. Ilaahay hanagu anfaco waanadaada. Anaga Canada 🇨🇦 maanta waa -34.❤️💙

  • @liamsienishokie4197
    @liamsienishokie4197 Před 2 lety +2

    Ustaad macalin Abdinasir Ismail waa legend dhagaysta dadow.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 2 lety +2

    Masha Allah Waa Talo Fiican oo Shacabkaada aad siisay mahadsanid sxb Macalin Solo

  • @nimcamohamed8414
    @nimcamohamed8414 Před 2 lety +3

    Maaashallah waa mahadsantahay ustaad waa macluumaad loo baahanyahahy waxan ku noolahay istanpul

  • @zakiapdiyasif7002
    @zakiapdiyasif7002 Před 2 lety +7

    hhh new New York ayaan hada kohor wxaan ku arkay hablo cunaya baraf galadii waa yaabeenoo kuwaa xataa ka duuptay clip marka somalidu wa dad yaab leh beentaa maha wx kasta waxynu dhahnaa it's ok for fun weeye waa pashaal sumcada yar ee inoo hadhay inoo dhawra wlalayaal taladaas ninkaas walalkena ah qaata okay ,thanks bro sola we appreciate that

  • @saeedhasan7147
    @saeedhasan7147 Před 2 lety +3

    Solo walaal dadkaan wax ma dhegeystaan ee haku daalin, dhaqan xumo ayay meel walba la joogaan.

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 Před 2 lety

    Cabdinasir mahadsanid cashiradada wa muhim runti qabowga qofka an aqonin wa kusirmaya wa cudur miiran wax kaxun majiro qabow kugalo casharadan dhaqatiirta ayaa bixiyan adiguse free ayaad kusisay dadkan mahadsanid inbadan

  • @viralthings4379
    @viralthings4379 Před 2 lety +1

    Somalida waa dad qorax joogto ah oo waliba jaahiliin ah

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před 2 lety +2

    Soomaalidaan qaarkood oo cawaanta eh waala hadashay hadey wax fahmaayaano

  • @aminafarah7669
    @aminafarah7669 Před 2 lety +4

    You telling the truth ...
    I hope they understand you

  • @zackariyeipraahimkisraawi8300

    Mahadsanid macaLin Apdinasir

  • @hamdiomar2562
    @hamdiomar2562 Před 2 lety +1

    Mashallah waa cashar fiican waa mahadsantay walahi waruntada solo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ustaadkena

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 2 lety +1

    Mahadsanid Mr Solo

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 2 lety +2

    Solar man his main turkey is looking to enjoy with young somalia ladies ( man of lady finder)

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency Před 2 lety +1

    Macalin wlhi funny ah aa tahay hadalkada dhan waa run 1 qaldan kuma jiro hadana qosol socdo aa tahay i liked dadka sidan u qalbiga wanaagsan

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip Před 2 lety +2

    Asc Solo, waxaan jeclaan lahaa inaan kugu soo dhaweeyno qabowga Edmonton, Alberta, Canada.
    Hand/foot warmers, ice cleats, balaclava and etc…

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 Před 2 lety +1

    Mashllh captain sola

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 Před 2 lety +1

    mashallah keep going sola great job 👏🏾

  • @abdukadir909
    @abdukadir909 Před 2 lety

    Mahadsanid mudane Abdinasir Ismail 1

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 Před 2 lety +3

    Reer Xamar badan ayaan Turkey noogu yimi Oo Barafka Cunaya
    Oo ciyaala tiktok😂
    Lkn Qofbaa Dacas xidhan kaama yeelin ustaad Hana Waaalin🤩

    • @omarabdullahi9804
      @omarabdullahi9804 Před 2 lety

      Dacaayad raqiisa ah.
      Cudurka ku haysto waa Reer Xamar naceyb un.
      Reer Xamar waa kuwii Adigoo qaawsn dhar kuu geliyay.

  • @hamdiali2910
    @hamdiali2910 Před 2 lety +1

    Wcs Maansha allaah wllo allaha ku xafido allaahuma amiin Shugran

  • @user-pg8jx3dg9z
    @user-pg8jx3dg9z Před 2 lety +9

    -4 Oo qabow ah iyo 5cm oo baraf walahi waxba mina arkin Canada 🇨🇦 50cm oo barafa iyo qabowga -27to33 maraya 😀😀😀😀🤣 kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 Před 2 lety

    Mhadsanid wll 🙏🙏

  • @NasraSheekh
    @NasraSheekh Před 2 lety +1

    barafka dhulka yaala maa la cunooyaa yeah... yaa caadi maah
    a

  • @inawadaad7000
    @inawadaad7000 Před 2 lety +3

    Gaarigunu wuxu kuu kormaraa sidii dooligii😂😂

  • @inkirjeestotube3366
    @inkirjeestotube3366 Před 2 lety +1

    Ustaad reer Turkey waxaad siisay free consultation🇸🇴🇸🇴

  • @aminafarah7669
    @aminafarah7669 Před 2 lety +1

    Why they eating 🤔 snow I don't understand 😕

  • @jaamicijabriil8392
    @jaamicijabriil8392 Před 2 lety

    Thnks

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Před 2 lety +1

    Ustaad sola adigu Uk 🇬🇧 ayaaba Degan tahy oo barafba kama da’e casharka ya ku baray😅😅

  • @Somali-One
    @Somali-One Před 2 lety +2

    Wlh baraf ka dhibtiisa xataa dadkii ku dhashey ayaa vacation qaata si ay guryahooda aanay uga bixin. Summer kii lacag badan baanu shaqeenaa halka Winter ❄️ ka baraf darteed aanu shaqayn karin

    • @cryptocarrency
      @cryptocarrency Před 2 lety

      😁😁😁 is adkeey brother aniga waan ku dhashay hadeerna 16 feels 21 aan ku shaqeyna hadana banan ah

  • @mjhashi
    @mjhashi Před 2 lety +1

    Waan ku salaamay, waad iga coslisay abdinasir... kkkkk

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 Před 2 lety +1

    Solo walaaahi wax kaa yaabiyaa aragtay

  • @warsan123
    @warsan123 Před 2 lety

    Thanks walaalkey for adevec

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 2 lety +1

    Hhhhhhhh walahy waan qoslay haye macalin wan qaadanay taladaada

  • @MLkidschannel
    @MLkidschannel Před 2 lety +1

    sola qeyr ajar kaa siiyo hadaf wax kuqaadanaayaan

  • @muusemohamed6546
    @muusemohamed6546 Před 2 lety

    Asc walal aad baad u mahadsantahay bal kawaran hader xld turkiga mala bixinaya iqamoyinka

  • @calixaadchannel3901
    @calixaadchannel3901 Před 2 lety

    Kkkkk Sola walahey aad ban uqosley cashar funny ah weyaan koley in aad bixiso casharkan waxaa keenaya somali ayaad kadhalatey oo isla wareertey .Can u plz come to Canada and give us like this lecture.🇸🇴🇨🇦

  • @sadaqmoalim4535
    @sadaqmoalim4535 Před 2 lety

    Waan ku salaamay sola

  • @abdifatah86
    @abdifatah86 Před 2 lety +2

    Ninkan ..somalida dhan iney jaahiliin yihiin u heeystaa...

    • @ali_boss724
      @ali_boss724 Před 2 lety

      halkan waxaa tagna gaari haye haye kkkk

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Před 2 lety +11

      Soomaalida. hadeey jaahil Aheen maxeey 31 sano isku heeystaan. ???

    • @abdifatah86
      @abdifatah86 Před 2 lety

      @@Ahmedali-gw7xm adigu sida baraf loogu socdo miyuu abdinasir solo hada ku barayaa...waa hadaad qurbo joogtid sida aniga oo kale

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 Před 2 lety +2

      @@abdifatah86 maya sida baraf loogu socdo kaliya ma aha. In aysan cunin barafka

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Před 2 lety +2

      @@abdifatah86 sxb waxaan joogaa USA. Aniga barafne. Si fcn baan u aqaanaa. Lkn ninkaan waxoow ka hadlayaa dadka barafka cunaayo. Dadkaas oo laga yaabo ineey baraf waligood arkin.

  • @fali2695
    @fali2695 Před 2 lety

    Mash Allah

  • @bmusse2303
    @bmusse2303 Před 2 lety

    Asc barafka waleysu tuura yen umaleynin sikale

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 Před 2 lety

    Turkey waa dad aad u xun oo cunsuriyiin ah somalida lugooya Dhibatana ku haya ee jooji umada aad u faaninayso carab iyo turkey somalida dhib ayey ku hayaan inakar kugu dhacday

  • @maxamedxasan3150
    @maxamedxasan3150 Před 2 měsíci

    Aad iyo aad somlaida wax usheeg

  • @UAM37
    @UAM37 Před 2 lety

    Somali hadi aynu nahnay kuligeyn isma dhanto iyo dhasheed rer badiyo wano maqadano ima maqalno

  • @salmanabdirahmanabdullahi7582

    Thnks u sxp information Aad nasiisay hdaa qorax jog nahay turkey is coming soon 🇹🇷 ❤ 🇸🇴

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 2 lety

    Legend gulayso ❤✊

  • @ikkranmoha1709
    @ikkranmoha1709 Před 2 lety +1

    Gadaal ka gaar goob dumis waaye umadan ilahay caqli ha u sahlo 😳😳😳😳😳

  • @simpletutorialglammakeup3147

    Asc wll abdinasir hada rAbi inan su aal ku weydiyo intee kaala soo xidhiidha mahadsanid 🙏

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Před 2 lety +1

    Wllaahi waad iga qoslisay🤣🤣🤣

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 Před 2 lety +1

    Magaalo an joogo ay yimaadeen bey aheys wlh. Baraf nagama qaado 90kaba

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před 2 lety +1

    That’s minor Snow. It’s Nothing. You want see a real Snow come to Alberta , Canada -40 c digree. 20” snow

  • @cabdiraxmaanmaxamad134

    Noo sheeeg dhar noocee ugu fiican inlaxerto

  • @user-xg7md8kj8z
    @user-xg7md8kj8z Před rokem

    😂xawaalad

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw Před rokem

    Waa saxan tahay Danteena NOO sheegosa Lkn Qabka I Sharxayso Aa Qosol Eh😂😂😂😂

  • @melikshah2413
    @melikshah2413 Před 2 lety +2

    Come on Sola, no one gets frostbite at -4 degrees😁😁

    • @abobasement346
      @abobasement346 Před 2 lety

      waa ku salamay.@take care plz.wl

    • @Professor4555
      @Professor4555 Před 2 lety

      It depends on how long you're exposed to it

    • @melikshah2413
      @melikshah2413 Před 2 lety +1

      @@Professor4555 I spent 6 ours outside at -38 degrees celius and did not get frostbite.

    • @Professor4555
      @Professor4555 Před 2 lety +1

      @@melikshah2413 you were obviously dressed appropriately for that temperature

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Před 2 lety

    Turkiga. Waa colubus Oo kale

  • @abdifatah86
    @abdifatah86 Před 2 lety +1

    Dacaayada jooji

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 Před 2 lety

    Maxuu ugu diidayaa hacuneene

  • @footballshorts4712
    @footballshorts4712 Před 2 lety

    Asc masul abdinasir waxan rabaa su aal inaan ku waydiiyo fadan meel aan kaala sooxiriiro isheeg Gmail

  • @faadumoayaan7580
    @faadumoayaan7580 Před rokem

    Hhhhh why wax thy faani sxp talo ficaan wada nasisay

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Před 2 lety

    Wadooyinka. Ma. Xaaqaan. Miyaa cusbo may. Isaga. Shubaan

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 Před 2 lety +1

    😅😅😅😅😅😅 somali ma fiyoobo

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Před 2 lety

    😄😄😄

  • @libanjama8154
    @libanjama8154 Před 2 lety

    Kkkkkkkkkkkk

  • @safiyaabdullahimohamed5001

    Waad saxantahay 🤣🤣

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 Před 2 lety

    Kkkkk sidii geljiraha

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 Před 2 lety

    Darsiga ma free baa kkk.?

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Před 2 lety

    Akhkhkh see baraf loo cunaa dadkaan maxaa ka khaldan, dharka barafka waa muhiim, la'aantiis ma la bixi karee allaha fahamsiiyo Swedish ka waxay dhahèn: Sverige inte doliga cleder men doliga veder ""macnaheedana waa Sweden dhar xuma kama jirto laakiin hawadaa xun.

  • @mahamudabdi2823
    @mahamudabdi2823 Před 2 lety

    Kkkkk

  • @amiirmuse7819
    @amiirmuse7819 Před 2 lety

    Somalidu waa jaahiliin🤣😂🤣😂🤣😂

  • @cabdiraxmaanmaxamad134

    barnaamijka qaboowga kusaabsan nobadi

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Před 2 lety

    Barafkii cunaya kkkkkkkkkk
    thermal underwear .

  • @aminamohamed7039
    @aminamohamed7039 Před 2 lety

    Ciyalka tiktokers wey is ciyarayen e barafka ma cunin e dadka ha bahdiln reer badiya ilbaxay