Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 10. 2022
  • Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky
  • Zábava

Komentáře • 72

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Před rokem +4

    Waxakaenay musqmasuqa somalida tahriibkoda iyo safarkoda siyabo kladuwan 👍🌹🌹💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem +4

    Haddii adigu aadan qiimo isku yeeli, cid ku rabto ma jirto. dhulkaaga ayaa lagu hodmaa. Ee Somaliyeey maad is waansataan, oo heshiisaan dhulkeenu waa qani.

  • @hodanahmed9360
    @hodanahmed9360 Před rokem +7

    Somalida waa bilaa aqlaaq, si xun u ilbaxay, drug iyo dariiqyada la taagtaaganyahay iyo been, iyo qaainimo, meel kasta aduunka waa laga nacay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem +2

    Subxaana Allah. Allahayoow wadankeena noo hagaaji. Oo nabad yeel.

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 Před rokem +1

    Asc aniga dhib uma arko hadii kun qof xataa lagaala soo dhex boxo maxaa yeelay turkiga kaliya kama jirto taas oo garmalka xataa adigoowadad dhexmaraya baa calaashaan ajaanib baa tahay laguu istaajinayaa oo sharcigaaga laguu waydiinayaa ee soomaalida baa waxay rabaan hasocotadii ay wadankooda kusoo baa bi iyeen sharci halays waydiiyana ma. Uma wadankooday ilaashanayaan.

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 Před rokem +4

    Waxaan layaavay macalimad diinta dhigta oo xanjo calashanaysa ayadoo live uwaramaysa kkkkkkkk

  • @anisamohamed3941
    @anisamohamed3941 Před rokem +1

    Soomaalida been uskag guryaha iyo edssb xumo ayey meelkasta la tagayan Ankara mar tagay waligay turkiska wa la in mida ma arag soomaalida Mogadishu haku noqdaan

  • @abdikariinibraahim3252
    @abdikariinibraahim3252 Před rokem +1

    Mashaqale Turkish ahbaaa asagu masa somaliduuu udoodaaaa

  • @cawilcawiljeeg4764
    @cawilcawiljeeg4764 Před rokem

    👍👍👍👍👍👍

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 Před rokem +1

    Fadlan Somaliyeey turkiga ka dhamaada waad na cebeyseen 2012 iyo 2015 sida nola jecla marka aan dalxiis u adnay manta hadaad dalxis utagtid wax ku naxarisanayo maleh hadii aad somali tahay. Sidi shinidii ba lugu so shamumay turkiga qabdaradii nulugu yaqanay oo Live ah ba laga bilabay.

  • @sandheeredini1531
    @sandheeredini1531 Před rokem +1

    Turki waxaan tagay bishii lixad 2021 anoo walahi basabor mareykan wata oo vise ku imid maalinkii 5 jeer waa la iwaydiin jirey sharcigayga waxan kaloo arkay ganacsadeyal turkiya oo leh haduu xukunka laga qado ordugag waan iska saareynaa aja nabiga wadankena joga xataa ma arkaan ganacsiga wax laga gananayo

    • @abobasement346
      @abobasement346 Před rokem

      Dhibataduh waa somalidah sababto ah somaliduh wadankodih bay so burburiyen yah rabah

    • @abobasement346
      @abobasement346 Před rokem

      Somalidah waxaa wanagsan in lo celiyoh wadankodah sababto ah dhibataduh waa somalidah

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před rokem +1

    Haadi uu Somalia soo bookhdaye maa II soo waada guur buu yeedhi
    Daalkini baa quudhmysan meeshan
    Waa quudmiisan oo kuu soo waada
    Qaxadan Somali iina laa iisku soo daaye maaha

  • @barakallahufiikumofficial3394

    ASC WALAAL WAAD MAHADASNTAHAY WARXASHIILKA SOMALIDA WAAY JECELYIHIIN WAXAAD SHEEGI WAA SAX

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 Před rokem +3

    Turkey waa dad jecel waddankoda. Somaliad maxaa waddankoda u nacebyihin.

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před rokem +3

    Waar hayska soo saaraan soomaalida waayo inagaa qudhina.

    • @mohaa10
      @mohaa10 Před rokem

      hhhhhhhhhh been ma aha wlhi qurun aa nahnay

  • @boojadheere
    @boojadheere Před rokem +5

    keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

    • @abdisaid6092
      @abdisaid6092 Před rokem

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u Před rokem +1

    Soomaalida faaiido malaha waa dad buuq badan oodhib badan

  • @abdinasirmuuse5695
    @abdinasirmuuse5695 Před rokem +1

    Somalida waa dad akhlaaqinyan wanaagsaneed ilbax aheen ayagana isnaceb wadankodiina burburiyey

  • @nimcoaxmad2936
    @nimcoaxmad2936 Před rokem +1

    Wcs wll

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před rokem +1

    Umaadan inta aaye baadye kaaso
    Caararan dhalkan daadki laah sharci
    Iyo kaala daanbyn ayaa leeyan daalkoda eeye illashanyan somali
    Haa fahamto

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz Před 3 měsíci

    Turky Walal meeqo luuqad aya lagu hadla isheek jwb walal

  • @fahadsalad1112
    @fahadsalad1112 Před rokem +1

    Hora waxa lo yiri meladsn hurdi donin haku gabcin

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p Před rokem +1

    Somalida waa dad buuq badan nadaafad lahayn tahriib usocda marka waa dad xun qaarkood

  • @foos81
    @foos81 Před rokem

    Turki iyagaba tuug ah oo qiyaano badan soomaali turki inaad tihiin ha ismoodina dal aanbdalkada aheyn waa dareen ku joog soomaalida dalkena qabiil iyo dal dumis dowlad kastana mucaarad ku ah caqliga ha shaqeeyo

  • @asmacali111
    @asmacali111 Před rokem +1

    filmati maxa ku dhacy

  • @nadifawarsamo5914
    @nadifawarsamo5914 Před rokem +1

    dalkaga kashaqey horomarkisa nin dalkisa kudiday maxad karabta

  • @nuurukun826
    @nuurukun826 Před rokem

    Haleku caawiyo

  • @11naa44
    @11naa44 Před rokem

    Somalida sida khaldan usocota aya intii kale uqoonsadey

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Před rokem

    dowladu ama safaarada somalida wa in ay dadaal mujisa lana hadasha dowlada turkishka

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Před rokem

    SOMALIYA GAAJADAA LOOGA FAAIIDAYSTAY

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh Před rokem +1

    Gabarta ugu horeysa ee lawareystay waxaan ufahmay Oromo af.soomali kubaratay waqooyiga soomaaliya maadaama eey calanka maamul goboleedkaas eey gacanta kuqabto,kamana xumi in soomaalida xumaantooda la iska qabto,bal hada fiiri gabarta dhaheyso diin ayaan carrur baraa xanjeey ruugeeysaa weeyna hadleysaa

  • @farxada2050
    @farxada2050 Před rokem

    dawadaha kowaad like isara

  • @dayofthedaydayoftheday9555

    Transit kooda aaba qaati ka taagnaa
    Ma gudahooda aaba u galayaa
    Balaayo idin timaaday

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 Před rokem

    Somalidu iyaga munafaqiina

  • @cawilcawiljeeg4764
    @cawilcawiljeeg4764 Před rokem

    Birii yaa u muusiilin soomaalida guru iyo nasha kafiiraso beengur

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome2024 Před 9 měsíci

    Somalida iyaga nidaamki wadanka turkiga qilafay

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 Před rokem

    Haybad waxaa ku leedahay dhulkaaga hooyo. Dhul shishiiye faaiido malaha

  • @sunshineseaandvitamind8620

    Maxaa naagta ka si ah iyadoo la wareesanayyo ayeey xanjo calaadhanaysaa. Xanjada tissue ku tuf oo si wacan u hadal.

  • @k_key.
    @k_key. Před rokem

    Ninkan bidaarta leh ma fahmin waxa uu ka hadlayo🙄

  • @kinmohamed5710
    @kinmohamed5710 Před rokem

    Mansha Allah inadeer British xuseen

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem

    Somalidu waxay ku ficantahay in askarta turkiya hablaha dariiqyada wasaan wayo iyagoo wadamo horumay ku nool oo yurub iyo america nimcadii bay heyn wayeen ileen waa adoon madow oo wax wasa ayay usoo donteen turkiya, qofka cabiidku lama qabsado nolosha xorta ah ee ka jirta west Europe iyo America, dabadeedna Turkiya oo ah wadan nin qudhi ka taliyo ayay uso qaxeen

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Před rokem

      Dala isaac doofaarti cidina aheyd was cuqdad baa ku heesa ismarji awalba kuwi la somaliyeeyba tahay anaga yurub iyo marekan no faaninee maxe tahay xoriyada reer galbeedka taala san dareertada reer galbeedka maa nolol mooday wasaqyahe xaaraanta.

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem

      @@shlmhd7386 naago single mother caydhii west Europe iyo north America turkiya la tagay oo Taxi driver turkidu wasaan baad wax weyn nooga dhigaysa, hablihii somalidii turkiga waxbarashada u yimid bay taxi driver turkidu wasaan habeen iyo dharaarba, yurub iyo America waxay ugasoo yaaaceen cadaanka cilada ku badanoo naagahan adoomaha caloosha iyo Futada waaweyn ee soomaaliyeed ma rabaan, marka turki ay lacag iyo siil bilaasha siyaan bay rabaan, waa intii adis ababa hablaha xabashidu ku wasi jirtay, adiga laftadaada single mother soo wasmo doonatay inaad tahay waa ka muqata sida aad runta uga gubanayso

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Před rokem

      @@dalaisacgibril5899 nin rag ba ahay wadankega somaliya jooga cuqdad u dhimo mareykan iyo yurub sandareertoda nolol moiday cadaan jaceyl wacel ina tahay qoralkaga laga fahmaya ibnu xaaran nuucàgo jale somaliya wa uga dhamaatay

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem

      @@shlmhd7386 somaliya anaa kugu wasa

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Před rokem

      @@dalaisacgibril5899 awalba wacel aheyd ibnu xaaram cuqdad ku so koray walasha ma darawalada turkida wasto side ku ogaatay???

  • @Yusra218
    @Yusra218 Před rokem

    ?

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před rokem

    Waar waxba Kuma noola

  • @nuurukun826
    @nuurukun826 Před rokem

    Gudomiyaha codka somalida intaa kala xariiraaa

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl Před rokem +3

    Soomali dulmi marowalogawayay wadankiinii iyo dadkiinii intaada isisoocunteen iyo isisocayfeen baa Turkiga dacwenesaan in aay wadankooda ka ilalsadan qawarijiin xaqbay u leyihiin what is wrong with that if they ask you what are you from show me your passport wadanka America intaad kasodagtit airport wadankoda makudhexlafyoonkartaa passport America soomali buu wax wen layahay lakiin turkiga majecla 👎👎👎