Mareykanka iyo Masar oo Digniin u diray Itoobiya.

Sdílet
Vložit

Komentáře • 367

  • @SolaPortal
    @SolaPortal  Před 3 měsíci +3

    Bilaa shaki Itoobiya way kusoo duuleysaa wadankeena Somaliya,meesha ugu horeysa ee la filayo waa AWDAL,ka dib waxay si fudud ugu qaban doonaan SSC-Khaatumo maamulka Somaliland, Somali badan ayey xasuuqi doonaan, Shabaab awoodoodii iyo taageerida shacabka ayaa soo laabaneysa,iyadoo wadanka uu geli doono halis aad u weyn, Itoobiya waxaa ka dilaaci doona dagaal sokeeye oo lagu baa.bi doono, sida keliya ee looga badbaadi karo waa ABIY AHMED oo meesha qasab looga saaro.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 3 měsíci

      Waa dhibato lkn ilaah yaa naga badbaadin karo

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 Před 3 měsíci +4

    Wlhi🇸🇴somaliya waan uu dhiiman incha allahu from djibouti🇩🇯 somaliya guul💪💪💪💪💪

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 Před 3 měsíci +3

    Ilaahay hayna ka qabto dhamaan cadawga mid qarsoon iyo mid la arkaba Soomaali na rabi qalbigooda ha mideeyo aamiin

  • @ismaanurse3038
    @ismaanurse3038 Před 3 měsíci +7

    Itophia wan iska celinaynaa from HARGEYSA

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 Před 3 měsíci

      Adeer orodoo Somalia u niikiya. Somaliland somalilanders baa leh. Abbey na waa raysalwasaarihii u horeeyey ee yimaada somaliland

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 3 měsíci

      ​@@khadarhassan882abyi is enemy of all somali race

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Před 3 měsíci +9

    THANK YOU MR. ABDINASAR FOR YOUR EXCELLENT INFORMATION AND NEWS AND ANLAYSIS (MASHALLAH) THANK YOU GREAT VISION MAN

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf Před 3 měsíci +5

    Insha allh gul somalia somali somali ba leh mahadsanid zola

  • @xamarimohamed9080
    @xamarimohamed9080 Před 3 měsíci +4

    Waa sax sidaad adigu aad u garatay laakiin illahay ha u naxariisto somaliya oo qabiil qabiil u kala jab’jaban maanta.

  • @YusufAddow
    @YusufAddow Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid walaal Somalia Rabbigeen ha cizeeyo, cadowgana cagta hoosteeda ayuu gelayaa in sha Allaah.

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 3 měsíci

    Itoobiya Waalahey ciidkaxumi majirto cadsb bey udiraya falastiin waxey noqoneysa iqarso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedhassan-xz3op
    @mohamedhassan-xz3op Před 3 měsíci +1

    Abii waa xanuun san yahay waa runtaa ❤

  • @First_gmail
    @First_gmail Před 3 měsíci +8

    Iam from Somali galbed
    Nio itoobiya waxd ka aminsan tihin waynaa iyada lafteda jabhado iska celin la
    Jabhada fano ee axmarada ayay iska celin layihin mudo sanada
    Walhi ciidan itoobiya ah majiro
    Wxu raba kuwo somali ah inuu
    Tababarto qabilwalba oo somali ah ha u soo gurmado awdal qof walba oo dhalinyaro ah mida kale ninka waligii dagal uu qaday uu kugulaystay madhicin kii tigreega eretria ayaa xasuqday tigray dawade ayuu ka ahaa isagu wlhi cidan tayo leh itobiya uma harin cidankedu wxu gaadhaya 60 kun wlhi ben maha

    • @arslangolad3994
      @arslangolad3994 Před 3 měsíci +2

      Ethiopia is weak, but the entire Western regime stands behind Ethiopia. Abiy Ahmed’s regime is supported by the West and wants to seize Somalia and Sudan. Ethiopia will not come by itself, but with Somali mercenaries.

    • @saharachannel1600
      @saharachannel1600 Před 3 měsíci

      ​@@arslangolad3994 caqli ayaa leedahay

    • @saharachannel1600
      @saharachannel1600 Před 3 měsíci

      Thanks

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 Před 3 měsíci +1

      hadaay sidaa tahaay maxaad Idinku is ku xorayen waydiin

    • @First_gmail
      @First_gmail Před 3 měsíci +1

      @@ahmad6967 Soo daawo waraysigii onlf gudomiye kuxigen kedu erertria isagoo joga Laga qaday wxu dhahay markaan 7 gobol qabsanay2005-6 aynoo dhimantahay 2 gobol , ayuu midawga Yurub noo shegay inan sinaba itoobiya lama taabtan utahay
      Hadii aad dagalka sii wadana basaborada Laga uruurin dono onlf ta dibada jogta waana xagaas fikirkii Soo dhiibistu xagay katimid
      2007dii waxa bilawday Soo dhibista ilaa 2012
      Dadkii way noqdeen dad landlocked ah maadama ooy itoobiya joogto
      Somaliya iyadoo Amison ah
      Lkn tigreegii wagaas sidaas somalida ugalay manta gaajo ayay laamiyada ugu dhimanayaan
      Iyagoo xilalkii ayka hayeen faderalka Hal wasira ah kulahayn maanta wxy ka itoobiyan neceb yihin majirto
      Runtii siyaasiyintoodu wxy dhahaan
      Somalidu waa noolaha ugu adkaysiga ,dulqadka ,gesinimada iyo
      ilbaxsan itoobiya
      Wagii hadii aan fasixi lahayna wxn naguma dheceen marka iminka wxy rabaan inay dagal kale qaadan ,
      Hadafkodu waa erertria oo degankoda ka baxda oy dhankan casimada u jarmadan
      Dhanka somalida waxa loo qaybiyay
      Dir iyo Ogaden
      Dir heer faderal baa Lagu taxay
      Wasiiradii heer faderal oo dhan dir baa loo dhibay wxna ilaalo loga dhigay ogadenka
      Haday ugadenku isku dayaaan inay shirwayne qabsadaan
      Ugaasyada belaha dir iyo hawiyaha ayaa tagaya adiss ababa degaan gooni ahna waa loo saxiixi markaa
      Mustafe waxka jeclaa inuu somalida mideeyo malahayn isagaa soceliyay astaamihii somalinimo sida calnkii hore ee deganka wasiirada ayaa basasin u noqday siiba mid axmed shide ladhoho

  • @-mrrayan
    @-mrrayan Před 3 měsíci

    Region ka sheegayso waa kee garowe beletwayne mise waa futadaa
    ❤❤somaliland❤❤

  • @AbdoAbdo-xl6pd
    @AbdoAbdo-xl6pd Před 3 měsíci

    Guul iyo gobanimo Inshallaah somaliya

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 Před 3 měsíci

    Arsenal Waa Willa somaaliyeed allahha soo hadeeyo

  • @abdihakim4133
    @abdihakim4133 Před 3 měsíci

    Wax soomaali ah oo isku xidhan ma jiree
    Ilaahay ha ku badbaadiyo

  • @AbdoAbdo-xl6pd
    @AbdoAbdo-xl6pd Před 3 měsíci

    Mashallaah Caaqil 👍👍👍👍

  • @abdi2024
    @abdi2024 Před 3 měsíci +1

    We need you back boss please more updates about the politics of today thank you

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před 3 měsíci

    Manshaallaah Illaaheey Haku Xafido Abdinasir Sola Imaaraat Hanaga Baxo Wadankeenna Burburinta Uu La Damacsan Yahey Allaha Ku Gediyo Cadwgeena 🇸🇴😭🇸🇴

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 3 měsíci

    Wa Sax Waa cadowka koobad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 Před 3 měsíci

    Masha Allah Tabaaraka laah, mahadsanid 🎉🎉

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Před 3 měsíci

    Saaxiiboow adiga soomaaliya inaad madaxweeyne nooga noqoto ayaan jeclaanlahaa❤

  • @MaxamedNuur-kn5lj
    @MaxamedNuur-kn5lj Před 3 měsíci

    Keep going my br

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 měsíci +1

    noocani waa tafiirtii hadhaagii daaquudkii afwayne oo dhamaantood cidiyaha ku diriraya, waase u guul darro iyo ciil abid, waa nooca uu dhawaan wadnuhu joogsan doonee la soco please ,, for ever Somaliland republic,,

  • @Ducaalehussein
    @Ducaalehussein Před 3 měsíci +1

    Emaaratka wax door ah makuledahay isku dhaca Ethiopia iyo somaliya 😊

  • @mohamudmohamed698
    @mohamudmohamed698 Před 3 měsíci

    Thanks your information sola

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 3 měsíci

    Ilaahey talada na wafaji sifi kha ku ku jiro

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 Před 3 měsíci

    Good information, MashAllah

  • @mohamedadan6135
    @mohamedadan6135 Před 3 měsíci

    Thank so Munch professor

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 3 měsíci

    kkkk yas soomaali aan israacno An miidowna walalayalow an miidowno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 Před 3 měsíci +1

    THANK U SOLO,

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 Před 3 měsíci

    Masha Allah

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw Před 3 měsíci +4

    Falastiin wax ha u tarto ninka muqdisho ima naya waa kan masre

    • @Heimatar
      @Heimatar Před 3 měsíci

      Orod siigeeso😂😂😂

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo Před 3 měsíci

      Kkkkkkkkk, masari ninka ku xisaabtamaayo aa waalan

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 Před 3 měsíci

    Masha alla cabdinasir solla qan kuslmay

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 Před 3 měsíci

    Dagaal maankujirena nabat gormeheleena🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲💪💪

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Před 3 měsíci +1

    That’s true cadowga halaska ceeliyo ilaahayow dalkeena hanoo badbaadi Aamiin yaarabi

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 Před 3 měsíci +3

    Walaahi runtaa waaye somliland meel xun beey u socotaa muse biixi hadii ayna iska qaban 😢

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 Před 3 měsíci

    Mashalah Ustaad Hadal wanaagsan oo wax ku qaadasho leh

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 3 měsíci

    Abdinasirow maxa inodiidry ineynu samrysano doolad weey oo dalkodhan gaadh Doolad Weryn aad sameysano🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @Shujaac005-ld6zf
    @Shujaac005-ld6zf Před 3 měsíci

    Mashallah

  • @xabiiboaxmed7046
    @xabiiboaxmed7046 Před 3 měsíci

    Mahadsanid❤❤

  • @mhazmhaz7152
    @mhazmhaz7152 Před 3 měsíci

    Mr LeGend wan ku wata professor waayo matihid kuwa melaaha mar walbo kaso hadlo social mediaha warkaaga har mar ayad so turaaysa wa mid maacno ku fadhiiyo...Gulaayso Sxb inbadan wan ku salamay From Austria

  • @xurbiyexariif9125
    @xurbiyexariif9125 Před 3 měsíci

    Maashaa Allah wl c/maan sola allaha ku dhawro

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 3 měsíci

    Waa sax

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 Před 3 měsíci

    Shugran Bro

  • @user-iz3pn5ml7n
    @user-iz3pn5ml7n Před 3 měsíci

    Aamin

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 3 měsíci +2

    Xasan dhiqo wuu fashilmay

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před 3 měsíci

    Well said mister Abdinazir

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 Před 3 měsíci +2

    Midnimadii Qadaad'weyntu ku Qarwi jirtay Qabri Addis Ethiopia 🇪🇹 ku yaal banu ku soo hubsanay wlhi bilahi, ruufiyaanow rumayso ama ha rumaysan.

  • @fe8445
    @fe8445 Před 3 měsíci

    Mahadsanid Walaal. Abiy iyo dabadhilifkiisa wàa noo dagaal. Muuse Biixi ciyaar buu moodayaa arintan laakiin dhiig badan baa daadan doona.

  • @user-ij2em8ui8b
    @user-ij2em8ui8b Před 3 měsíci

    Laan dheere

  • @khadarabdi6703
    @khadarabdi6703 Před 3 měsíci

    Somalind oo muqdisho laga xukumo waxaa ii dhaanta inagoo wada gubana waana gubaynaaaa

  • @user-fy3fq2gh1s
    @user-fy3fq2gh1s Před 3 měsíci

    VERY INTERESTING !!!

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 Před 3 měsíci +1

    Aqoontadoo yar Aamus baa lagu kabaa kabashada cilmiga yar waa lagu kadeedmaa Afar Eray oo ingiiris ku hadalkoodu maaha Aqoon bal Dadkaad wax u sheegayso yey yihiina xaqooti iyo Guulwade is xilmaaqey

  • @AnasYoung
    @AnasYoung Před 3 měsíci

    Arimo Muhiim Ah Ayaad Ka Hadashay Ustaad Abdinasir Ismail (Sola) Mahadsanid.

    • @MohamedSalah-wb7ie
      @MohamedSalah-wb7ie Před 3 měsíci

      Wall Wariyahan No Good Waa Ceeb Dowladada Siomaalia Arimheeda Cuidama Loogama Hadlo Meel CZcams Taas ma Fiicna

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf Před 3 měsíci

      waa beentii

  • @user-ku7hd5ox8p
    @user-ku7hd5ox8p Před 3 měsíci +5

    Somaliland guul❤❤❤❤❤❤❤

  • @gudomiyemedia639
    @gudomiyemedia639 Před 3 měsíci

    Mahadsanid warbixinta wanaagsan aad umada usoo gudbisay caqliga wanaagsan umadeena waa ubaahan tahay

  • @user-wn2ls9rd9p
    @user-wn2ls9rd9p Před 3 měsíci

    Waadmahadsantahay anaguba waankaxunahay inwadankayaga xabashi titimaado anoo jooga hrgaysa laakiin gumyste ayaa nahaysta

  • @saalaxdheere457
    @saalaxdheere457 Před 3 měsíci +2

    Ictraafka Somaliland Rabbal caalamiin aya bixiya amaba bixin kara. Allaah weyn waxuu bixiyo qofkii joojin kara ha joojiyo.Allaahaayo Jamhuuriydda Barakaysan ee Somaliland u ziyaadi nicmooyiinkaaga adaa baxshe.Xaasidiinta,Xaaqidiinta iyo cadawga waddankeena jebi oo habaa'an maanthura ka dhig aamiin aamiin

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 Před 3 měsíci

      Lkn wllo ictiraaf waan kula rabaa lkn waxaa socda wax aniga iyo adiga faa iida ah noomala gaalkuna nama kala jecla ee ilaahay hanawada badbaadiyo😢

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 Před 3 měsíci

      @@alcamaarifardo7334 Sxb waxaan kugu la talin laha inaad Somaliland hawsheeda ka baxdo.Reer Somaliland hore ayey u socodaan talo na intay hayso ayaa ku filan.Orodoo talo sii Farmaajo iyo Xasan sheekh waa kuwa hore ugu ogolaaday inay afar badood siiyaan dalka Itoobiya .Caqli meesha waxbaba kuma haysid.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 3 měsíci

      Sxb ethiopia habartood xitaa kuma dhacdo iney somali kala jaraan hadey isku daydana albaabada naarta ayaan u fureyna iyaga iyo somallilanba oo wlhi ah 😂

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 Před 3 měsíci

      @@user-iz4tc3kh5q Waa cajiib sidaad u fakeraysid. Ictiraafka Somaliland markuu Allaah weyn ina siinaayo adiga iyo qof kale toona la waydiin maayo. Marka is deji xasad iyo xiqdi aad u qabto reer gaar ah yaanu cadaab ku gelin.mahadsanid

  • @amarmohamed8638
    @amarmohamed8638 Před 3 měsíci

    Guuuuul masha allah somalinimo

  • @DaadirSaafi-dp3sc
    @DaadirSaafi-dp3sc Před 3 měsíci +1

    Abdinasir sola aad baad u mhdsantahay waxan rajjeenayaa in dowlada somalia heshiis deg deg ah la gasho dowlada inaga fog oo aan ina dhibaateeneenin

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @user-er1df2ze7l
    @user-er1df2ze7l Před 3 měsíci

    Mahad san id wll ❤❤❤❤❤❤

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 Před 3 měsíci

    Very good

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 3 měsíci

    Sax Abdinasiir raganimo guumeysi no!

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig Před 3 měsíci

    Maanta Reerkiina BAYDHABA yaa ka taliya. Dameer QAAWAN

  • @bacho-bacho3875
    @bacho-bacho3875 Před 3 měsíci +1

    Very strong support from Egypt, certainly. But let's imagine that Ethiopia accepts co-management of the filling level of the Nile dam, Egypt's one and only request in the crisis between the two States.
    We must reread the fall of Granada, the last Muslim possession in Spain. We are around 1490, 40 years after the capture of Constantinople by the Turks, the great Muslim power of the time. The defenseless population of Alhambra, capital of Granada, had been fooled by a hypothetical warning from Sultan Othman absorbed in eyeing the Danube.

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 Před 3 měsíci +1

    Solo, sxb. Itoobiya waqtigan somalia waxba kama awood badna,waxayna u kala fadhiyaan qowmiyaddo wada dagaalsan, oo is_ dilaya.

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 Před 3 měsíci

    Asc welcome back

  • @hassanbilal2387
    @hassanbilal2387 Před 3 měsíci +1

    Faisal ali warabe wuxu yidhi reserves area Ayan isaq ku soo daraya waxaan bixinaya Awdalna ethiopia Ayan sinaya

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před 3 měsíci

      xaguu kyidhi wll bal maad ila wadaagi kartaa wali anigu maan arage wll

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 Před 3 měsíci

    Don't worry reer waqooyi dadd caqli u saaxiiba weeyee odey gaas kama yeelayaan. 😊

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Před 3 měsíci

    Maanta iyo 5 sannee soo socota ethiopa awoodmalaha . Somalia ku timaado.wixii ka danbeeya ma gatanayo:

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Před 3 měsíci

    Soomaliya hanoolaato ethopia hadhacdo🇸🇴👑❤

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 3 měsíci +1

    Wixii commercial kusaabsan is fine lkn QAADASHADAAN eey kuwaasheen baadaran❗️ Allow naga qabo bakhtigaas uraaya aamiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼🙌🏼🙌🏼

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před 3 měsíci

    HADDII AAN SOOMAALI NAHAY WAXAA NAGA MAQAN DHUL IYO DAD AY XOOG AY KU HAYSTAAN DHULKA DEEGAANKA SOOMAALIYA. WAA IN LALA DAGAALAMA OROMO IYO WIXII XABASHI AH. WAX AAN SIINEYNO DEKET MA JIRO SAKIIN HA LAQAAN.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 3 měsíci

    Asc solo'porto sodhawow saxiib gull somalia

  • @fosiali263
    @fosiali263 Před 3 měsíci

    Somalia waa dal aan xuduud lahayn

  • @ismailhassan9904
    @ismailhassan9904 Před 3 měsíci

    gedo ka saar intaa hargaysa ka hadlaysid

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 3 měsíci

    Dakad iyo ciidamo iswata xagee lagu arkay oo dhulwata

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 3 měsíci

    Hadaad doontaan daroodow boqorkii iblayskana ugu yeedha muqdisho iyo hawiye amaba laascanood !!!!!! xaqiiba adimay Aby Axmed waa casumanyahay hadii alle rali ka noqdo waa imanayaa... from saylac city cissow raax dhe ... siyaasadu saxib mala waa danaysi

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 Před 3 měsíci

    Sola welcome back.

  • @MohamedAli-nm9nt
    @MohamedAli-nm9nt Před 3 měsíci

    Lkn adiga Xasan maa ka barasho.

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q Před 3 měsíci

    Sax weeye

  • @ZahraFeedar-bm1tv
    @ZahraFeedar-bm1tv Před 3 měsíci +1

    Itoobiya yuhuudbaa dabadakawada wadamada muslimiinta oo dhan baalarabaa in ayna daganaan kunoolaanin madaxwaynaha masar dantiisuu uimanaayaa oo itoobiyaa wabiga biyihiisa kaxidhanaysa saasdarteed baa loo soodiraayaa siuu soomaaliya ugadhaadhiciyo in aan bada siino siaan biyaha masar looga xidhin arintaasna israaiil baa kadanbaysa itoobiya waa israaiil iyada maalgalinaysa hasoodhawaysanina itoobiya diintiina iyo wadankiina siadag iskuduubnaan ah uilaashada intay goori goortahay

  • @maslaxtoxoow1197
    @maslaxtoxoow1197 Před 3 měsíci

    Fikir kaan imaar baa keenly as good administrators San in itoobiya xuuti kadifaaceeyso marry Kan oo uu ushaqeeyo iyo in gariis na imaaraad baa ka dhaadhaciyay ineey badeena qaataan si xuuti itoobiyaan ula dagaalanto

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 Před 3 měsíci

    Hillibkoodz aan gasacadeen bi'idmilaah

  • @kapiyomaygag529
    @kapiyomaygag529 Před 3 měsíci

    Nin ka soo duulaya Masar waxba ka qaban maayo Geeska.

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 Před 3 měsíci

    Waa sida aad adigu aaminsantahay laakiin dhulka iyo bada iyo hawada somaliland baa iska leh,ee kahadal kismaayo iyo muqdisho

  • @yazissa6411
    @yazissa6411 Před 3 měsíci

    Somaliland guul inshaAllah

  • @user-np7sq1yq8n
    @user-np7sq1yq8n Před 3 měsíci +1

    waan soodhawaynana dagaalka

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 Před 3 měsíci

    Shacabki reer koonfur wa kuwa ee reer Somaliland arka waxna kala baxa hadaladooda wata Alle inooga hadliyeee

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig Před 3 měsíci

    Ethiopia degaankaaga maantadan ka taliya ee horta BEESHAADA XOREY

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 Před 3 měsíci

    Mahaboona in madaxweynaha Itoobiya aado. Shirka meelkale halageeyo.

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 Před 3 měsíci

    WAA.RUNTA ABI.AXMED.WAA NIN WALAN OO RIYO KU MAMULI RABA UMADISA IYO RIYADII AYAYDII SOOMALIYEY TOOSA

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Před 3 měsíci

    Amxaarka iyo china aa soo heshiiyay. Bada somalia in lala wareego waqooyi .. Uae lacagbay la daba socotaa Amxaarka:
    Somali dowladeeda ha taageerto.
    2024 wixii ka danbeeya:
    1 jirka somaliga ah waa dillayaa Amxaarka haddii laga hortagi waayo;

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před 3 měsíci

    YES WARKAASI WAA XAQIIQ ETHIOPIA DHULKA AYAY RABTAA RIGHT NOW DEGAANADII JIGJIGA U DHAWAA ALREADY OROMADU WAY QAATEEN

  • @user-iz3pn5ml7n
    @user-iz3pn5ml7n Před 3 měsíci

    ...asc bro vivo sola

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 3 měsíci

    Wallahi waa sad 😔 in ciidamo hubeeysan oo ITOPIAN ah hadeer Somalia 🇸🇴 dhex joogaan syadoo dagaalo lasaadaalinaayo😢 anigu mafahmin😏🤔

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 3 měsíci

    Canshuurinaan bixiyo marabo buuyiri dakada leeyahay aan rabaa

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před 3 měsíci

    Madaxwynaha masar iskuma amiini karo muqdisho waa wadan fashiilmay