Heshiiska Turk Som ee difaaca Badda Somaliya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 02. 2024
  • Wadamada Somaliya iyo Turkey ayaa wada saxiixday heshiis 10 sano ah oo lagu difaacayo Badda Somaliya isla markaana lagu hormarinayo ciidamada Badda Somaliya, taasoo looga difaaci doono in Itoobiya ay soo gasho Baddaha Somaliya, heshiiskan ayaa wuxuu qorayaa in aan lagu soo xadgudbi karin Badda Somaliya.
  • Zábava

Komentáře • 312

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 3 měsíci +16

    Thank you Turkey . KKKKKKKKKKKKK Thank you again every Turkish person. Take 70% As long as Ethiopia doesn't come near us. Shacuurteyda waa high. SOOMAALIYEEY TOOSEY TOOSEY ISKU TIIIR SANAADA 🇹🇷❤🎉🇸🇴

  • @omarade6924
    @omarade6924 Před 3 měsíci +12

    Maashaalah VIVA TURKIYE Dawlada keliya yaan lagu haleyn dhismaha ciidanka bada waa inaan contribution sameynaa sidi pakistan oo kale aan dhisnaa ciidan bad oo ugu xoog badan africa madama aan heysano bada ugu dheer!

  • @saidaaliwehliye4764
    @saidaaliwehliye4764 Před 3 měsíci +4

    Madaxweynaha Somalia Bermade Hassan Sheekh Allah Xafido. Turkey & Madaxweyne Erdogan Allah no dhaafo. Thanks SOLA 💯🙏

  • @Minnesota416
    @Minnesota416 Před 3 měsíci +9

    Maashaa Allah great news we appreciate the government of turkey helping us to defend our sovereignty

  • @Baananews
    @Baananews Před 3 měsíci +8

    Masha Allah Hambalyo Ad ayan ugu faraxsanahay wan so dhaweynayna isbahaysiga iyo is fahanka mustaqbalka 2 wadan (Turky & Somalia Republic)

  • @abuhaamed4899
    @abuhaamed4899 Před 3 měsíci +3

    Mashaa Allaah Tabaaraka llaah
    Waa Guul Wxn Ka Sii Jeclaan Lahaa in AAD KULA Heshisaan Intey Nolol Jirto Aan isla Difaacano Dalkeena iYo Dalkooda 👍🏾
    Good luck Somalia 🇸🇴 And Turkia 🇹🇷

  • @halimaibrahim8583
    @halimaibrahim8583 Před 3 měsíci +10

    Masha Allah
    It’s really good news!

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 Před 3 měsíci +3

    MASHA ALLAH WAAN TAAGEERSANAHAY MADAXWEYNE HASAN SHEIKH ETHIOPIA QUUSTA DHEH

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před 3 měsíci +14

    INSHA ALLAH HESHIISKA 10 KA SANO EE SOOMAALIYA IYO TURKIGA WAXAAN KABAXYNAA DHIBKA UMADEENA SOOMAALIYEED.

  • @user-il7nw2td6v
    @user-il7nw2td6v Před 3 měsíci +20

    Thanks our big beloved brother turkey for defend & support Somalia. Somalia naval forces must parpared well to defend Ethiopia army if there is invade

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 3 měsíci +8

    Masha Allah..War Farxad leh..Waxa kale oo Muhiim ah in Wasiir Arimo dibadeed oo khibrad iyo Wadaniyad leh degdeg Loosoo Magacaabo!

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před 3 měsíci +10

    Waa guul aad u weyn ee soo HOYATEY umada Soomaaliyeed. ❤❤❤

  • @bashirabdi3030
    @bashirabdi3030 Před 3 měsíci +6

    Its good news of economics between our country and Turkey. May alh keep us safe. Ammin

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 Před 3 měsíci +7

    Masha allah waa wax lagu farxo guul somaliya

  • @Moablmao
    @Moablmao Před 3 měsíci +2

    MashaAllah Tabarakallah;Wa Illaahay bay Mahadaas u Sugnaatay.
    Thanks for sharing the great news. 👍

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 Před 3 měsíci +4

    Warkii ugu farxadda badnaa. Mahad Allaa leh, kadibna dowladda Somalia. Turkida waa dawladda waligeed difaaci jirtay since 1400s

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob Před 3 měsíci +5

    Maashaa allah khabiir sare sola niyada ayaa ino qaboojishay allaha ku dhowro weligaa ❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 3 měsíci +3

    Mnsha allah bro zola thanks for you are information, muse biixi heeg baa lagaa sugayaa xasuuqii laasacaanood

  • @maguled
    @maguled Před 3 měsíci +3

    100% We all must support fully our brave President Hassan Sheekh Mohamoud in this difficult time 🇸🇴.

  • @asha4100
    @asha4100 Před 3 měsíci +12

    Abiy Ahmed dhib weyn baa kuso wajahaaan sababto ah badii itobiyaanka ku mashqulinayay. Walaga faramarojiyay 💪👊 hada burbur beey khatar ugu jirtaa

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 3 měsíci

      Kkkkkkk muqdisho badeda amnigedu ma sugan yahy riyoyinka kale ha ino danbeyane

    • @faadumocali-yt9zp
      @faadumocali-yt9zp Před 3 měsíci

      @@karimhasan8967 AMNIGA MUQDISHO WA SUGAN YAHAY. IDINKAA U SOO DIRI JIRAY ALSHAABAAB MAALIDTII HARTI AFKA IDIN JEBIYEY AYAAD JOOJISEEN LACAGTAAD SOO DIRI JIRTEEN.

    • @asha4100
      @asha4100 Před 3 měsíci

      @@karimhasan8967 mamul g. kasta oo 🇸🇴🇸🇴 kuyala an bad laheeyn maba jiryo tankale hada dhaqaalo dalkaga leyahaay ciid ku ilaliso wey meysiiid bada cas io taan baluuga ah Oromo oo an dhihijirnay iska daya masakiintan 2024 laga celcelinaa Somalida tan 🇹🇷 5 boqol sano kahor ayey badan reer galbedka ka ilaliin jireen boqol sano bis beey ka maqnayeen jamhurida Turkiga markii lagu dhawaqaay 100 sano kahor kadib qayanadii carabta dhabar katogashii turkida logu geestaay falastiintan hada laheeyto magaladii rasuul scw xadiiska ku shegaay in laxureeyo oo ah Istanbul ayaga ayaa fureen masjidul Aqsana markii reer galbedka lo jabshaay turkida ayaa la qabsadaay kadib naa waxa hada ka socdo waa araagnaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia hanolato

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 3 měsíci

      ​@@karimhasan8967 waa suganyahay bal waakase etoopiya ha timaado

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 Před 3 měsíci +7

    Waa sodhoweenenaa heshiskaas

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 Před 3 měsíci +4

    Wallllhi anigoo isaaq ah ayaa boqolkii ba boqol farxay heahiiskaa hashiis ku sheegii muuse dameer iyo Abey axmed qashinka ku daray wa mahadsan yahay xasan sheekh maxamuu taariikh ayaa ku qori doonta
    Muse biixina black list taariiikhda ayuu ku galey
    Thnks xasan sheekh

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před 3 měsíci +2

    Manshaallaah Illaaheey Hanoo Adkeeyo Walaalaheenna Turkiga Hesiiskaas Aan La Galney Waa Farxad Maanta Soomaali U Dhalatey Turkiga Yaan La Iloobin Annagoo Liidano Ayeey Aduunka Na Tusiyey In Ay Soomaaliya Nooshahey Lana Caawini Karo 🇹🇷🙏🇸🇴🇸🇴🙏🙏🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🙏🇸🇴🇸🇴✅❤️

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah ❤turkey and Somali 🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 Před 3 měsíci +2

    Itoobiya bad ayey rabtey si kasto oo ay ku heli karto haddii marka dariiqaasi soo xirmey dhul soomaaliyeed haddaba wey ku jirtaa waxna kama faa'iidayso iyadaa ku dhamaaneysa insha'Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hidesideofficial212
    @hidesideofficial212 Před 3 měsíci +5

    Masha Allah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @siman111
    @siman111 Před 3 měsíci +6

    Hambalyo somalia maanta madaxweyne hasan ciiltire xafidu allah aamin

    • @faadumocali-yt9zp
      @faadumocali-yt9zp Před 3 měsíci

      MADAXWAYNE XASAN HADUUSAN IMAARAADKA IYO ISMAACIIL LA TASHAN WAA MADAXWAYNE FIICAN. ETHIOPIA CIIDANKEEDA HA BAXAAN GABDHAHA SOOMAALIYEED BAA DALKA DIFAACAYEE. 60KUN OO GABDHA AH BAA XUDUUDAHA LOO QAYBINAYAA RAGII UUN BAA DHINTAYE WAA IN GABDHU

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 Před 3 měsíci +5

    Allahumdulilah! That is very good news

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Před 3 měsíci +16

    We the people of Somalia, appreciate Turkeye government and it's people for their assistance to defend Somalia.
    President Erudogon, delivered to stand defending Somalia's maritime coastal against Ethiopia's aggression towards Somalia.

  • @Dagan721
    @Dagan721 Před 3 měsíci +5

    Mash Allah Somaliya allaha mideyo

  • @xurbiyexariif9125
    @xurbiyexariif9125 Před 3 měsíci +7

    Maashaa Allah sola nin rageed qodobkuuqaato meel saara

  • @Dagan721
    @Dagan721 Před 3 měsíci +4

    Thanks Abdinasir

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 Před 3 měsíci +6

    Hargaysa ayn ku nolahay wn ku faraxsanahay goosha soomaaliweyn

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah Před 3 měsíci +3

      Mahadsanid waalaalo. Waxaa nahay dad walaalo ah ilaahow maslaxo kheyr leh nadhexdhig.
      🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 Před 3 měsíci +3

      @@MashaAlllahAlhamdullilah yeysan somalida kale is oran rer waqoyi oo idil ayaa muuse laqabta ina laxaraasho badden
      Waxa dhibtan nagu hayaa waa siyasiyiinta wll

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 3 měsíci

      ​@@cabdallacagey2632 beenta naftada o kaliya wad ushegi karta lakin cidkle uma shegi kartid
      Rer somaliland maha dad lagu dawarsado oo jilicsan wa dad awood iyo aqoon kartiyed ilalhy siyey cadawga noloshoda necebna iskuma hoos dhigi karan

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 Před 3 měsíci +4

    Maasha Allaah🎉🎉🎉

  • @dr.abdinasir7274
    @dr.abdinasir7274 Před 3 měsíci +5

    Thanks prof your clarification well done

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz Před 3 měsíci +2

    Maashaa Allah waadnaga farxisey allaha kaa farxiyo

  • @user-bc3xf8ql2g
    @user-bc3xf8ql2g Před 3 měsíci +4

    Waa guuul

  • @xusnixayeesi8233
    @xusnixayeesi8233 Před 3 měsíci +3

    Aduunkaan xoog lahow ama waa inaa xoog kale Ku tiirsanata ama baahalka Ku cunaayo ❤❤

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 Před 3 měsíci +1

    mansha ALLAH
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 3 měsíci +1

    Somaliya guul insha allah

  • @GiifayDuurey
    @GiifayDuurey Před 3 měsíci +5

    Maashaa Allah runtii madaxweyne Xasan maanta guulweyn buu u horseedey guul weligeey mataageerin madaxweynaha lkn maanta waa maalinkale

  • @samatar4803
    @samatar4803 Před 3 měsíci +3

    Masha Allah guuul❤

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Před 3 měsíci +14

    Qac baa ka yeertay kooxdii maafiyada badeena itobiya ku wareejiyey

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 3 měsíci

      Kkkkk turky ma somaliba marka sida logu farxayo
      Muqdisho aya ubahan in dawlad kawada talisa lo dhiso inta xasidnimo iyo nacayb qabil laga dhiganayo dawlad

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 Před 3 měsíci +4

    Guul.guul.somalia.❤❤❤

  • @mohamedabdi2501
    @mohamedabdi2501 Před 3 měsíci

    Thank you mŕ abdinasir waan ku faraxsanahay warka togan oo farxadda leh oo markasta aad nala wadaagto mahadsanid

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz Před 3 měsíci +1

    Waa illaahey mahadiis guul io gobonimo usoo hooyatay geyigeeni soomaaliyeed intanagamaqen waan sooceshaneynaa iinshaa allaah madaxweynaheyna mundane barafsoor xassan sheeq cimridheer allaah hakusiiyo taariiqda soomaaliyeed ayaa kuxusidi doontaa dacayaad been ah ayey kuumariyeen dabadhifka uadeegayaa itoobiyaanka io shisheeyaha uadeego mundane madam weyne guul io gobonimo iinshaa allaah by

  • @Baananews
    @Baananews Před 3 měsíci +5

    Gumeysi wan isdaynay Inta an cafimadkenu la imanayno iyo qabyalada iska ilaaweyso Hana macamiilaan wllhen Rer Turkey Anagana si an u fahano adunka sida u dhaqmayo iyo sida ay wax ukala socdaan

  • @abdijabaribrahim8558
    @abdijabaribrahim8558 Před 3 měsíci

    Mahadsanid mudane Abdinasir

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown Před 3 měsíci +1

    Masha Alaaaaah waa guuul U Soo hoyatey jamhuuriyada Soomaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 Před 3 měsíci +3

    Maasha Allah.

  • @FM34573
    @FM34573 Před 3 měsíci +3

    Waad naga farxisay alx mahadsanid wll

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 3 měsíci +3

    Good job Sola Portal.

  • @AhmedAli-mz5gm
    @AhmedAli-mz5gm Před 3 měsíci

    Mahadsanid ustaad solla

  • @aadanaar194
    @aadanaar194 Před 3 měsíci +1

    Waa sidaas ustaad hambalyo dalkeena guul ayaa lagaaray maanta

  • @AbdisalanSalah-rt2ze
    @AbdisalanSalah-rt2ze Před 3 měsíci

    Masha allaah waa soo dhaweyneynaa dadka waxnoshegaya iney ahadan dad aqonleh gooooood

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Před 3 měsíci

    Masha allah dr zola thanks

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před 3 měsíci +1

    Maanshaa Allaah guul soomaaliya ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. Před 3 měsíci +4

    So wa time over, Sola mahadsanid

  • @user-fh5sq4ot2e
    @user-fh5sq4ot2e Před 3 měsíci +2

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 Před 3 měsíci

    Maashaa Allah Mahadsanid

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Před 3 měsíci

    Masha Allaah guul iyo gobanimo

  • @cabdullahicabdulqaadir8748
    @cabdullahicabdulqaadir8748 Před 3 měsíci

    Mahadsanid ugaas faala qiima badan ❤

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 Před 3 měsíci

    Alhamdulillah guul Wayne Somalia ❤

  • @AbdirahmanAbdirahman-sw5vq
    @AbdirahmanAbdirahman-sw5vq Před 3 měsíci +3

    Sola saxiib sare guuleeso

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 Před 3 měsíci

    WAA GUUL U SOO HOYATAY SOOMAALIYA HASSAN SHEIKH KHEYR ALLAH HA SIIYO

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 Před 3 měsíci

    Masha allaah great news ❤

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 3 měsíci

    Waa runtaa waa guul somaliya oo dhan u soo hoyatay

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Před 3 měsíci

    Ustaad shukran waa idaa weysay

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 3 měsíci

    Mashaalaah nin qibrad oo wadani ah waa in jago laguu dhiibo si aad wadanka wax ugu qabato

  • @caynaansheahmed687
    @caynaansheahmed687 Před 3 měsíci +2

    Mahadsanid aqoonyahan ilaa xad ayaad runtii iftiimisay

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 Před 3 měsíci

    Qadaadwayntii faqashta somaliya way xiiqeen Somaliland badeeda kama taliyaan mana iman karaan faqash somaliya riyo ayay ku jiray guul somaliland iyo itoobiya insha allah

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge Před 3 měsíci

    Waw wa inomuhim m. A

  • @user-xj5hc1fw9t
    @user-xj5hc1fw9t Před 3 měsíci

    Mashaa.allah

  • @AbduqaadirAli
    @AbduqaadirAli Před 3 měsíci

    Guuul sxb

  • @CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf

    Masha allah wlhi gacmaha ijareeyay farxada an farxay wa mahadsan tahay sanogu sharaxday waa wadan abood badan in hashiis lala galo waa wax fiican sawabto ah somali walakala dilay ayagana cadaw liisaga dhigay allaha isku keeno somali wen

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii Před 3 měsíci

    Waa guul la mahdin doono. 21/02/24 Nairobi🇰🇪..

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 Před 3 měsíci +1

    Ustaad cabdinaasir sola aad baad u mahadsantahay guuleeyso brother

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před 3 měsíci +3

    Xataa hadii aanu turkey difaaceen soomaali ayaan laga qaadi Kareen dhul iyo bad midna

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 Před 3 měsíci

    Alxamdulilah.
    shacabkii somaliyeed Allabarigiisa Allah wuu aqbalay.

  • @Rahma-pu3of
    @Rahma-pu3of Před 3 měsíci

    Masha Allaah tabarakallaah ❤❤❤❤

  • @iskufilan3006
    @iskufilan3006 Před 3 měsíci

    Sola hawada. Soomaliya ka soo hadal ayadana thanks warbixintaada wafigaa😊

  • @abdulahimuhamud4024
    @abdulahimuhamud4024 Před 3 měsíci

    masha allah sola sxb ilaheey cimri dheer ha kusiiyo illahey dartiis ayaan kuu jeclahey waxaa tahey qof eey somalinimada ku weeyn tahey cafimaad qab ayaan kuu rajeeynaa insha allah

  • @2009noor1
    @2009noor1 Před 3 měsíci

    Solo Mashallah good news

  • @geelegaadaale2380
    @geelegaadaale2380 Před 3 měsíci

    Doolada soomaliya goaan fiican ayee qaateen.waane kutaageersan nahnay.waa guul.xabad hadee bilaabato 1.000.000 oo somali ah ayaa diyaar ah.

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge Před 3 měsíci

    Waw gul

  • @RoyalMuslimMedia
    @RoyalMuslimMedia Před 3 měsíci

    That is Great deal walahi

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 Před 3 měsíci

    Wa sax

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 Před 3 měsíci

    Masha Allah
    Inbadan ayaan ka dhur sugaynay siyasiinta Somalia inay dalka saxiib iyo wall dhaba dhinaca usaaraan oo jeebkooda iyo kista yar ee loo tuurayo ka tanaasulaan inaguuba eebe barwaaqo sooran naga dhigaye
    Guul Insha Allah iyo Gobanimo Somalia
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 Před 3 měsíci

    Masha Allah 🥰
    That's good news Macallin Sola!🌹☑️☑️☑️☑️

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Před 3 měsíci

    Heshiis kaas waan soo dhaweynayaa waayo Badeenii Cadow baa raba in uu dego Ethopia cidkasta oo inoo hiilinaysa sida walalaha Turkiye waan soo dhaweynayaa Dawlada Uu hogaamiyo Xasan Sheikh waan ku taagerayaa heshiis kaas wax badan ay u qabaa waa jirtaa lkn Cadowga Dalka iyo Diinta u soo raaci maayo ❤❤❤❤

  • @caliwarsame8793
    @caliwarsame8793 Před 3 měsíci

    Hamplyo Somali people ❤❤❤

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 Před 3 měsíci +1

    Heshiiskas haduu hirgalo waan guul wayn

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 Před 3 měsíci

    Guulll Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 Před 3 měsíci

    Thanks 🙏

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 3 měsíci

    Mashallah alxamdulilah wa hurdo kara walal guul iyo gomanimo somalia 🇸🇴 ♥️ somaliya hanolato ❤ itobiya wa ku dadatay iyo muso dayer muse biixi wa oyay 😢 bada somaliya wa amin manta kadib

  • @CumarMuhumed
    @CumarMuhumed Před 3 měsíci

    Waaw thanks God wa illaaah mahadii .looks like in aan hada fahanay in hor losocdo

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 3 měsíci +2

    War zola waan kusugeeyney ee.walaalkeyo qeeyr sheeg

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown Před 3 měsíci

    Waa guul guuuul❤❤❤❤❤

  • @abdisalanabdulahi4582
    @abdisalanabdulahi4582 Před 3 měsíci

    Alxamdulilah

  • @abdiwahidawil9751
    @abdiwahidawil9751 Před 3 měsíci

    Thx