Hawada Somaliya yaa maamula iyo Gudoomiye Madaale

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 02. 2024
  • Barnaamijkan waxaan ku eegi doonaa cida sida rasmiga ah u maamusha hawada Somaliya, Safarka Madaxweynaha ee Addis Abeba,go'aamo sharci dara ah oo gudoomiyaha gobolka Banaadir uu soo saaray iyo dagaal Astaan TV lagu soo qaaday.
  • Zábava

Komentáře • 58

  • @jamaalh32
    @jamaalh32 Před 3 měsíci +4

    Professor Abdinaasir solo, welcome back aad baan kuusoo dhawaynaynaa.

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 Před 3 měsíci +3

    waa runtaa diyaradahaa imanaya Soomaliya waa iney Mogadisho ka bilabmaan markaa gobolada loo siidira waa saas

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada Před 3 měsíci +1

    Masha allah wadani rabi haku xafido sola adiga iyo familkaada

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 Před 3 měsíci

    Guul guul 🇸🇴🇸🇴❤👊 inshaaaallah

  • @xuseenarab8119
    @xuseenarab8119 Před 3 měsíci

    Ale Haa kuxafido cabdi naasir

  • @user-sw7np1pf5f
    @user-sw7np1pf5f Před 3 měsíci +3

    Wan ku aminsanhy teacher warkagag wan ku kallaonahy waxad kaso hadazhaa ariinta Turkey iyo Egypt somalia maxay uga hadleen

  • @mjhashi
    @mjhashi Před 3 měsíci

    Well done bro,

  • @kingone78
    @kingone78 Před 3 měsíci

    Thanks bro you’re very informative

  • @adannur4755
    @adannur4755 Před 3 měsíci

    Sola portal legend Man runta oo sheek dad wax maa garadida ah ama aqoonto lahin civil aviation authority

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Před 3 měsíci

    Cabdinaasir Sola waa digii ka mid ahaa ragii Madaxweyne Farmaajo ka soo horjeedey ee maanta Sola ma haysaa mirihii dalkuna ma ku jiraa jaah wareer saaxiib , ragii adiga kula mid ahaa ogaada inaad dalkeenii gacan Cadow iyo gacanta Xasan sheekh Maxamood u geliseen Mr Sola

  • @yasinnuriye7521
    @yasinnuriye7521 Před 3 měsíci

    sax

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 3 měsíci +1

    Bentas aya 30sano ka baddan wadankena lagu nol yahy oo loga dhaqma

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 3 měsíci

    Adaa ayaad u mahadsan tahay ❓ waayo muuse intii uu ka faaiidaysan lahaa wey dhaaftay somali somali baa leh ❓🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴 i❤❤❤❤❤

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Před 3 měsíci

    Mahad sanid ustad Sola

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d Před 3 měsíci

    Aaway music gii aad ku furijirtay barnaamijyadaada

  • @abdirahmanabukaromar8833
    @abdirahmanabukaromar8833 Před 3 měsíci

    Madaale sharci dajiye mahan ee shaqada loo igmaday ha qabsado

  • @ENGMOHAMEDMOSFET
    @ENGMOHAMEDMOSFET Před 2 měsíci +1

    ader wadanka ma jogtid dadka ha qaldin iskaga raxeso mesha a jogto waxa lo dhahayo arimaha waxa weye amniga wax la xarira waxa leys dhaha kofida ama wax laso dhex geshta adiga se wax u fahantay ma aha e adiga dadka ha qaldin ader

  • @Heimatar
    @Heimatar Před 3 měsíci

    Mooto lawo lugeed aan wataa mask inaan xirto waanwaajib wadada busteeda iyo shidaalka iyo utka qshinka ayaan ka xirtaa caabuq yaa ubxirro sambabka ayaan ku illaal sadaa

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Před 3 měsíci

    Madaale sharci dejiye maaha, shaqadi loogu talagalay ha qabsado

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 3 měsíci

    Museh damer waan kah xumahay in u idin xukumoh welih hargaysah waxaan ogah inay Argagixisoh ku Ahayen dhulkah mantah waxaan ogaday in hawadah somaliyah in lagu sameyay Argagixisoh waxana lah ogaday inay kah danbaysoh gabadhah sagal Axmed Abdulahi bah lah ogaday inay kah danbaysoh khal khalkah kah dhacay hawadah waxana kah dan beyah Argagixisadah snm waa talaboh lagah qadah Argagixisadah

    • @user-nw8de5lo4i
      @user-nw8de5lo4i Před 3 měsíci

      Afsomaliga iska sax aad dadka usoo qorayso muse 2 milyan qof ba dortay ajanib na ma ilaaliyo kara na kuma dhex dhuunto jebadihiisana qacmaha lama galiyo 😂😂😂

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Před 3 měsíci

    Ninkan waa dawakhay kkkkkkkk

  • @user-hp1tg7fh7k
    @user-hp1tg7fh7k Před 3 měsíci

    No more hat solo

  • @saacidfeysal6396
    @saacidfeysal6396 Před 3 měsíci

    Kkkkkkkk

  • @abdirahmanabukaromar8833
    @abdirahmanabukaromar8833 Před 3 měsíci

    Hadii aa nahay dadka kofiyadaha qaata waa in aan ka banaan baxnaa

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 Před 3 měsíci

    Dadka qurbaha ku xanuunsanaayayaan la dhagaysan ninkani bari Horuwaashay Dee somalidu ma fahansana

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 3 měsíci +1

    Ma nihin Somali bawaaqoland ba la na yidhaa huuuu haaa huu haa

  • @jeylanimarfadi7110
    @jeylanimarfadi7110 Před 3 měsíci

    do not bite more than you can chew

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 Před 3 měsíci

    Wa marki lagu kala yaaci lahaa hada so rogtaan amar ah diyaaradaha Somalia u socda o dhan Xamar ha so maraan, Awalba xoolihii Somali Maxamed o dhan Xamar ku cuneyseen o la idinka aamusna, wax idinka so socdana ma jirto, xoga mooryaan ah bad iska qaban la’dihiin. Nin tiisa daryela tu kale ku dara.

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Před 3 měsíci

      Taasi waa sharci caalimi ah qof ka soo horjeestana sharcigaas caalamiga ayaa qabanaayo waa intaas hadii ladhahah waaba soo socotaaye waxba somaliland kama qaban karto lhalka ay samaysay ayaaba hada halis ku gali kartaa shariucda caalimiga ah

  • @saiidmoalim5596
    @saiidmoalim5596 Před 3 měsíci +1

    Sidii nin weyn u hadal oo akhlaaq leh,,,, YAAD KU DHEGO HADLEYSAA SIDII GABAR DHOOCIL AH,,,

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 3 měsíci

      😂😂😂 Muuse BIIXI ayu ku dhago hadla, Hawada Somaliya waxa laga xukuma Muqdisho.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 3 měsíci

      jahil adiga ayaa is caayay,

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 Před 3 měsíci

    Runta kama gambatid ustaat

  • @cabdirashidm.guleed7065
    @cabdirashidm.guleed7065 Před 3 měsíci

    Maxaad ku cadaynaysaa ustaad ilayn waadiga iyo somaalia sidaa tidhiye ,ma cadaynbaad ka keentay ethiopian earline mise wXaad leedahay somalian ku kalsoonahay warkeeda oo kiinu waa waxba kama jiraan ,haday sidaa tahay adiga laftaada waarkaaga waa in layska hubiyaa

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Před 3 měsíci

    Macna laawe😏😏😏😏

  • @Yeskos
    @Yeskos Před 3 měsíci

    Maalinka Somaliland aqoonsi lasiyo oo waliba hadh cad adigo shan indhood leh, maalintaas fact kahadal yaa

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Před 3 měsíci

    Cadowga Somaliland markey cabaadan jecliya 😂

  • @aminomer4639
    @aminomer4639 Před 3 měsíci +1

    Kaligii xariif,😅 walal somalilnad somalia iskuma xidhna ,Somalilnad Hawada iyada u xor ah

    • @user-wr4qs7ik8m
      @user-wr4qs7ik8m Před 3 měsíci

      Orod dhuumo niyow cilmiga soo baro.😂

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 Před 3 měsíci

      😂😂dadkaan isaaqa iney badankood waalan yhn ayaa filaa hawada wiligeen heli meysaa radioga madaarka iskaaga hadla shuubaa idin dhashee

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 3 měsíci

      ​@@Shamuuri_official393 😂😂😂
      ISAAQA MA WAALNA EE WEY QURWAAN WAXAY JECELYIHIIN
      BEY KU QORWAAN INAGANA WAANKA DABA QADANA.

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 Před 3 měsíci

    Siilkii hooyadaba laga mamula bal watase somaliland wata hawadeeda mamulaynayse so faragali

  • @user-hp1tg7fh7k
    @user-hp1tg7fh7k Před 3 měsíci

    No kooofi

  • @adanabdi2903
    @adanabdi2903 Před 3 měsíci

    Macalin aduunka hada wuxu noqday (who have more power )

    • @AAA-vt2vn
      @AAA-vt2vn Před 3 měsíci

      Bro still rule iyo regulations ka shaqeeyo dunks. So Ethiopia kenya or any country muu ko so xadgudbo Ethiopia Ila had maxey u imaan la adahay bada saylac

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Před 3 měsíci

    sola bidaar gabgable wax walba yaqaan.

  • @diriyenidam9476
    @diriyenidam9476 Před 3 měsíci

    Benta joogiye qhaniiiiis

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 Před 3 měsíci

    Ina dhilo

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 3 měsíci +1

    Beenta hooyada U sheeg

    • @XidigaXamar
      @XidigaXamar Před 3 měsíci

      Runta xanuun waaye wlhi 😅😂

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Před 3 měsíci

      Beenaale munaafaq ah viva somaliland waay la wareegtay hawadeedi

    • @XidigaXamar
      @XidigaXamar Před 3 měsíci

      @@yasinismail2733 Somaliland hawo iska dhaaf dadka eey maamuli la dahay hawada 1 meel laga xukuma waana magaalo madaxda xamar riyada beenta ah ka kac 😂😀😀😀

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 Před 3 měsíci

    Adeer reer waqoyi waxay dunida waxay ka dhadhicisay in loo geyistay xaquuq waxaa laga rumaystay
    Hada waxay doonaysa in ay dunida ka gado in loo diiday hargeysa diyaard ambalas oo qaadi lahayid nin dhiig madax kaga furmay.