Motivation from Prof Sola

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 02. 2024
  • Marwalba waxaan isku dayaa dhiira gelinta dhalinyarada Somalida ee dalka iyo dibada ku kala nool, hadii ay ahaan lahayd shaqa abuuris iyo sida looga faa'iido Digital Money.
  • Zábava

Komentáře • 26

  • @qalimoowchannel3161
    @qalimoowchannel3161 Před 3 měsíci +3

    Somalia waxa eey nacebtahay waa runta sola Runta haku nicina ee hurdada kakaca oo shaqeesta

  • @Farxaan-xidig
    @Farxaan-xidig Před 3 měsíci

    Ustaad you're a kind and peaceful man Allah Bless you 🙏 ❤

  • @amiirqoone5140
    @amiirqoone5140 Před 3 měsíci +1

    Thanks 👍 ugas saas noodhirigaliso jazakallah kher

  • @xasan127
    @xasan127 Před 3 měsíci

    sola dadka aad ku tufayso iskadaa aqoontada kaliya dadka u soo gudbi hadii kale adiga daawo u baahan thanks.

  • @AbdirisakDayib
    @AbdirisakDayib Před 3 měsíci

    Ustaad waan ku salaamay.

  • @mimijannagale9724
    @mimijannagale9724 Před 3 měsíci

    Thank you!

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal Před 3 měsíci +1

    *Videos gaas dadka cusub ee baranaya noo soo same inshanllah thnks*

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 Před 3 měsíci +1

    Ustad abdinasir kulahaa "shaahi saaka aad cabtay ayaad ku jogataa lolz" what a reality!
    Generation Z unbaa ustad ku fahmi kara.

  • @ahmedomarosman9540
    @ahmedomarosman9540 Před 3 měsíci +1

    Course lagu baranaayo cryptocurrency noo Soo duub oo lacag ah hadaa aboodo

  • @horeusocod5377
    @horeusocod5377 Před 3 měsíci

    Macalinka dhiirgilinka haka daalin mahadsanid

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh Před 3 měsíci +1

    Aduunka hadaad meel gaajo ku nooshahay akhirana meel wacan aad tagaynin, idaygu muxuu ka wadaa hadalkaas

    • @AliAli-lp1fo
      @AliAli-lp1fo Před 3 měsíci

      Ani xataa ma fahmin wxu ula jedo, wxan se u fahmey akhiro yeelkeed e horta aduunka nolol fcn ku qaado, Laga yabaa wx kale ula jedaa

  • @haqabtiremedia01
    @haqabtiremedia01 Před 3 měsíci

    M.a ustaad aaada umahadsantahy

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 Před 3 měsíci

    Nin yohow qajil oo derejadan Prof aad isku dhedhejinayso adeer iska dhaaf

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 Před 3 měsíci

    Solo😂🎉you're right

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 Před 3 měsíci

    sola portal Nin tagay

  • @Sheekoyinka_nolosha
    @Sheekoyinka_nolosha Před 3 měsíci

    Laandheere waa kii ladan sxb

  • @Fatima-zq9uu
    @Fatima-zq9uu Před 3 měsíci

    Asc runtuu sheegay daawo uma baahna qofkii wax idiin sheega markaasaynu cunaa ma runtaan ka gubanaynaa ninkan soomaalida caqliga leh wax bay ka faaiidaysaa alow badi isagoo kale laakiin marka qofku ka hadlo kansarka soomaali ku dhacay waa in ay qayliyaan ka faaiidayso hagahan rabi kuu soo diray hadii kale aamus.

  • @Itrademoney
    @Itrademoney Před 3 měsíci

    Hhhhh prof kuye

  • @khadrayusufgelle2615
    @khadrayusufgelle2615 Před 3 měsíci

    wallahay wa run hahh qofki tisa meleya ee ilaahay & rasulkisa yaqana aya landhere ah

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc Před 3 měsíci

    Sola waa boqorka kaynta marka somali la dhex joogo😂

  • @dahirgedi7018
    @dahirgedi7018 Před 3 měsíci

    Ustaad wax aqon malihi maka shaqeysan karaa abk

  • @sheekhlove6019
    @sheekhlove6019 Před 3 měsíci

    Af soomaali kaligii ku hadal

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Před 3 měsíci

    Prof😂😂😂 somalay ila qosla😂😂😂

  • @sheekhlove6019
    @sheekhlove6019 Před 3 měsíci

    Ar kir