Hayati faraj
Hayati faraj
  • 54
  • 331 152

Video

Qisada tahriibinteydii | xalqadii 28| waxaan aas-aasnay Somali community ee Niger 🇳🇪Qisada tahriibinteydii | xalqadii 28| waxaan aas-aasnay Somali community ee Niger 🇳🇪
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 28| waxaan aas-aasnay Somali community ee Niger 🇳🇪
zhlédnutí 4KPřed 11 dny
Waa qisadeydii tahriibinteydii ee kasoo bilaabatay magaalada Nairobi. Markii ugu horeysay ayaan waxaan isku keenay Soomaalidii ku nooleyd dalka Niger 🇳🇪 oo aan u sameynay isku xir iyo wada jir. Alle ayaan uga mahadcelineynaa iyo dadkii nala qaatay fikradaas wax wada qabsiga aheyd. Fadlan lasii wadaag asxaabtaada. Mahadsanid. #Hayaatifaraj
Ciid MubarakCiid Mubarak
Ciid Mubarak
zhlédnutí 3,1KPřed 15 dny
Ciidul Mubarak dhamaantiin. Allaha ciidaan ciideeda kale caafimaad qab iyo cibaado suuban nagu gaarsiiyo.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 27aad | waxaan bilownay shaqo cusub .Qisada tahriibinteydii | xalqadii 27aad | waxaan bilownay shaqo cusub .
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 27aad | waxaan bilownay shaqo cusub .
zhlédnutí 4,4KPřed 15 dny
Sidii aad la socoteen, sheekadeenu waxa ey inoo mareysay innaga oo galnay nolol cusub. Qeybtaan shaqo cusub ayaan ka helnay UN-ta Qeybta caruurta. Alle ayaan kaga mahadcelineynaa nimcadaas waqti aan u baahneyn ayuu innoo gargaaray. Runtii faraj ayaa inoo furmay sidaan kaamka qaxootiga u imaanay. Ma garan kartid meesha kheyr kuugu jiro, aad baan uga xumeyn markii aan imaaneynay. Balse si aynan f...
Safarkeeni iyo Qibradihii aan ka dhaxalnaySafarkeeni iyo Qibradihii aan ka dhaxalnay
Safarkeeni iyo Qibradihii aan ka dhaxalnay
zhlédnutí 3KPřed 17 dny
Barnaamijkaan waxa uu noqon doonaa mid aan xalqado badan kasameyno. Qeybtiisa kowaad ayaan wax yar ka taatabanay. Fadlan noo sii share gareeya. Subscribe and like Mahadsanidiin.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 26aad | hambalyadii u horeeysay ayaan helnay.Qisada tahriibinteydii | xalqadii 26aad | hambalyadii u horeeysay ayaan helnay.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 26aad | hambalyadii u horeeysay ayaan helnay.
zhlédnutí 5KPřed 18 dny
waa sheekadeenii tahriib ee kasoo bilaabatay Kenya ilaa Canada, wixii dhib aan soo marnay Alle waa inna soo dhaafiyay, meelihii hambalyada iyo farxada ayaan soo galnay, waxaa markii u horeeysay la innoogu hambalyey inan isku kiis noqonay oo aan isku meel soo gaarnay. fadlan nagu caawi sida uu muuqaalkeeno meel dheer ku gaari lahaa, 10 kun wax yar ayaa innooga dhiman, nagu soo biir hadaad nagu c...
Jawaabaha su’aalo la inna soo weydiiyay | Qeybta 1aad|Jawaabaha su’aalo la inna soo weydiiyay | Qeybta 1aad|
Jawaabaha su’aalo la inna soo weydiiyay | Qeybta 1aad|
zhlédnutí 4,2KPřed 19 dny
10 su’aal oo ah su’aalo la inna soo weydiiyay, ayaan muuqaalkaan uga jawaabnay. Waan idin kaga mahadcelineynaa sida wanaagsan ee aad noola socotiin. Su’aalaha aad qabtaan oo ku aadan safarkeeygii tahriib, si qalbi furan ayaan idin kaga jawaabeynaa (insha Allah). Mahadsanid. #Reer-Guuraa
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 25aad | macalimiin dugsi Quraan ayaan noqonay.Qisada tahriibinteydii | xalqadii 25aad | macalimiin dugsi Quraan ayaan noqonay.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 25aad | macalimiin dugsi Quraan ayaan noqonay.
zhlédnutí 6KPřed 20 dny
Waxyaabaha aan kusoo badbaadnay oo aan Alle marwalba uga mahadcelineynaa sida uu marwalba talada suuban inoo waafajiyay. Quraanka iyo ducadu waa labada sheey ee aan kusoo badbaadnay, rabina na waafajiyay.
Kalsooni hadal.Kalsooni hadal.
Kalsooni hadal.
zhlédnutí 2,4KPřed 21 dnem
Muddo isbuuca ah ayaan sameeyay tijaabo yar oo aan si toosa kaamirada horteeda uga hadlay. Aniga oo aan waxba diyaarin ayaan sameeyay tijaabadaas. Waxwalba oo maankeyga kusoo dhaca ayaan ku hadlay si kalsoonideyda hadal u dhisanto. Haddii aad wax uun ka faa’iido fadlan sii share gareey. Mahadsanid
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 24aad | waxaa la inoo raray kaamka qaxootiga ugu weyn.Qisada tahriibinteydii | xalqadii 24aad | waxaa la inoo raray kaamka qaxootiga ugu weyn.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 24aad | waxaa la inoo raray kaamka qaxootiga ugu weyn.
zhlédnutí 6KPřed 22 dny
Waa qasadeenii tahriib ee aan soo wadnay mudooyinkii lasoo dhaafay. Waxaan si qasab ah ugu guurnay kaamka qaxootida ee magaalada u jira 40km. Fadlan share inoo dheh oo la wadaag asxaabtaada, Mahadsanid. #nomadicstories
Hadiyad ka timid hooyo(gift from mom❤️)Hadiyad ka timid hooyo(gift from mom❤️)
Hadiyad ka timid hooyo(gift from mom❤️)
zhlédnutí 14KPřed 23 dny
Hooyo ayaa hadiyad iiga soo dhiibtay 🇺🇬12,609km.🇨🇦 Hooyoy Alle igama kaa qaado. Mom❤️🥰.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 23aad | waxaa la inoo sheegay farxadii ugu fiicneyd.Qisada tahriibinteydii | xalqadii 23aad | waxaa la inoo sheegay farxadii ugu fiicneyd.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 23aad | waxaa la inoo sheegay farxadii ugu fiicneyd.
zhlédnutí 5KPřed 23 dny
Waa qaisadeydii tahriib oo soo gaartay meel farxad leh. Maalinba meel ayaan soo gaareynay, maalmihii wacnaa ayaa inoo bilaamay. Fadlan nagu caawi inaad share noo dhahdid oo ugu yaraan hal qof aad gaarsiisid. Mahadsanid #Hayatifaraj
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 22aad | dib ayaan u bilownay waxbarashadii.Qisada tahriibinteydii | xalqadii 22aad | dib ayaan u bilownay waxbarashadii.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 22aad | dib ayaan u bilownay waxbarashadii.
zhlédnutí 6KPřed 25 dny
Waxaa noo bilaabatay nolol farxad leh, oo aan dib uga soo kabaneyno dhibaatooyinkii naga soo gaaray tahriibkii iyo noloshii Libya. Alle ayaan uga mahadcelineynaa naga soo saaray dhibaatooyinkii naga soo gaaray tahriibka. Fadlan lasii wadaag asxaabtaada Mahadsanid #Hayatifaraj
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 21aad | markii ugu horeysay ayaan helnay meel aan kuwada noolaano.Qisada tahriibinteydii | xalqadii 21aad | markii ugu horeysay ayaan helnay meel aan kuwada noolaano.
Qisada tahriibinteydii | xalqadii 21aad | markii ugu horeysay ayaan helnay meel aan kuwada noolaano.
zhlédnutí 5KPřed 26 dny
waa qisadeydii tahriib ee aan kasoo sheekeneynay. Laga soo bilaabo barashadeenii 2015-kii ilaa laga soo gaaro kulankii ugu horeeyay ee aan isku aragno 2022-kii, rayadeenna ugu weyn waxa ey aheyd sidii aan ku midoobi laheyn, marba marka kadanbeysana caqabad hor leh ayaa imaaneysay. September 2022 waxa ay inoo aheyd faraxad gaara oo aan ku midownay. Waxaa dhamaaday kala fogaansho danbe oo innagu ...

Komentáře