Qisada tahriibinteydii | xalqadii 24aad | waxaa la inoo raray kaamka qaxootiga ugu weyn.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 06. 2024
  • Waa qasadeenii tahriib ee aan soo wadnay mudooyinkii lasoo dhaafay.
    Waxaan si qasab ah ugu guurnay kaamka qaxootida ee magaalada u jira 40km.
    Fadlan share inoo dheh oo la wadaag asxaabtaada,
    Mahadsanid.
    #nomadicstories

Komentáře • 42

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 Před 22 dny +1

    Marka nin diin leh masuuliyadada qado maxa ka qurux badan wyo Alle ayu taladiisa u dhibana dhanka wanagsan ayu wax ka fiirina niyada ayu ku dhisaa marwalba wuxu ku dadala sida qalbiginu ugu qanci laha qorshaha Alle masha allah cabdi cali 👑
    Maxa ka qurux badan gabar dagan oo naxaris badan taqano sida dadka ku hareresan ula dhaqmi leheyd qofka lanoolna taladiisa u tixgalin laheyd oo kalsnida dhexdoda xojineyso masha allah xayaat 👸
    Alle ha isku kiin xafido ❤

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f Před 24 dny +1

    Xayadey mansha allah xijaabka qurux badku tahay abayooy adiga iyo xajigaga wad isku egtihin waxa lomaleya walalka kaweyn

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 Před 24 dny +1

    Hayad xijaabka heyska dhigin allaah dartiis uheyso intaa nooshahay❤

  • @engwadhowr7701
    @engwadhowr7701 Před 24 dny +4

    Xiisad Ayaan ku jiraa wax yar ka dib maxaa u soo gelin weeyseen xayaadeey 😂😂

  • @shukridhaqane8127
    @shukridhaqane8127 Před 24 dny +3

    Masha allah guulal badanaa idiin rajeynaa walhi part 1 idinkala sobilaabay ilaa part 22 wan lasocdaa noola sodhaqsada yqy I can't wait ilaa an idinla dhameysto qisadiina from hiiraan Balad weyne iskuwaara my family geyga quruxda badn🥰💜❤️

  • @user-sc2tc7pc4j
    @user-sc2tc7pc4j Před 24 dny

    Xayaad oo xijaab noosoo kashatay mashaa allaah❤

  • @shukridhaqane8127
    @shukridhaqane8127 Před 24 dny +1

    Masha allah my family ilahey haidin xafido

  • @habiibamahamed4489
    @habiibamahamed4489 Před 24 dny +1

    Hirmar wacan family qurux bdan m.a

  • @HodanJama-ir8nt
    @HodanJama-ir8nt Před 23 dny

    Masha allaaah lamaane qurx badan ❤❤

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 24 dny

    Walaalo magaciinii soo ceshada in shaa Allaah. ❤️💕🌹🥰

  • @leylomaxamed7757
    @leylomaxamed7757 Před 24 dny

    Masha allaah idin xifdiyo

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před 24 dny

    Masha allaah xijabka qurux ka iskadhigin

  • @user-dj6mr6kd9b
    @user-dj6mr6kd9b Před 24 dny +1

    Keep going 💪 ❤

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 Před 24 dny

    Mashaa Allah hijab qurux badan 🎉

  • @hibaakhmohamed
    @hibaakhmohamed Před 24 dny

    Masha allah ❤

  • @faatimahenna8377
    @faatimahenna8377 Před 24 dny

    Keep going

  • @qadraqali8293
    @qadraqali8293 Před 24 dny

    M.a qali

  • @QadiijoCabdi-cz1xf
    @QadiijoCabdi-cz1xf Před 24 dny

    Mashaa aalaha🎉🎉🎉

  • @deeqocismaan7782
    @deeqocismaan7782 Před 24 dny

    Masha alaha walalyal

  • @AbdullahiAhmed-hu9uj
    @AbdullahiAhmed-hu9uj Před 24 dny

    Mashaalh

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 24 dny

    Hg mooryaanimo qol aan la idiin ogilaan baad iska dagteen 🤔gurihii muqdisho ee dadkii lahaa ka qaxayee aad iska dagi jirteen camal baadmoodeen.😳😳 tolka meel kasta mooyeenimo hala tagina. Waana idin salaamay taageero buuxdo

  • @fowsiyocabdi6413
    @fowsiyocabdi6413 Před 24 dny

    Xayat io cadi dharki hooyo mcn eyyinsodhibtay sogashaten caawa m.a

  • @QadiijoCabdi-cz1xf
    @QadiijoCabdi-cz1xf Před 24 dny +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @iskufilan3006
    @iskufilan3006 Před 24 dny

    Masha

  • @daganabdi1697
    @daganabdi1697 Před 24 dny +4

    Codsi baan wataa Famil aan taagero baa tihiin Marka magaciini kuso ceshada an idinku baranay Si magaciinu meel sare ugaaro Mahadsanidin

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 24 dny

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    Bishii 5aad 5teeda 5tii subaxnimo 2023 gabadhayda ayaa dhalatay idinkuna waad guurteen

  • @AishaAbdullahosman
    @AishaAbdullahosman Před 24 dny

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤

  • @daganabdi1697
    @daganabdi1697 Před 24 dny

    Asxpey Familkan meel sare aan gaarsiino Like ta uwada saara An garab istaagno wayo qisadoda waqti bay galiyeen❤

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před 24 dny

    Ka hormari qisadii rer guraga

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 Před 24 dny

    Noso shega saa ku tagten Canada 🇨🇦 wlle qli

    • @Hayatifaraj
      @Hayatifaraj  Před 24 dny

      Waa soo socotaa, nala joog lee 😀

    • @user-ms6vq3gn7g
      @user-ms6vq3gn7g Před 24 dny

      Xayaat magacii hore aan rabnaa noo celiya ​@@Hayatifaraj

    • @Hibajamaa1122
      @Hibajamaa1122 Před 20 dny

      Intaas ayaan sugi la ahay farxad ah😂😂😂

  • @caashokayf9684
    @caashokayf9684 Před 24 dny

    Magaciina maxa u badashey

  • @AbdullahiAhmed-hu9uj
    @AbdullahiAhmed-hu9uj Před 24 dny

    Mashaalh