Ciid Mubarak

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 06. 2024
  • Ciidul Mubarak dhamaantiin.
    Allaha ciidaan ciideeda kale caafimaad qab iyo cibaado suuban nagu gaarsiiyo.

Komentáře • 20

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Před 17 dny +3

    Mashallah sidoo kale Eid Mubarak illah wax qayr ha idin siiyo nolol tan ugu wanaagsan idinkana da’daal waxaa tihiin family qurux badan waxaa jeclaan lahaay idinkoo historic ka qortaan oo idiin noqdo xasuus sidii aad hadii uu illah awlaad idin siiyo ugu sheekeysan noloshaan dheer ee dhibka iyo xanuunka aad u soo marteen ay ayagan ugu sheekeyaan somali waxay tiraa dadaalaa wuu gaaraa waad gaaraysan inshallah in kastoo wadan aadan lahayn ay tahay dareen ku joog north America iyo canada waa some cimilada mana ku sii jiro sanadkan 2024 hada oo bisha lixaad oo qabow ah waa iska mucjiso Waxay ahaan jirtay kuleel aan la soo koobi karin idinkana iska daxadara marka aad banaanka aadaysan xirta jackado hadii aad haysataan gaarina waad heli doontan siduu yiri abti iyo habaryar labadiina waa idin salamay waxaa idin leeyahay peace and love 💕

  • @XamdiMaxamed-em3yf
    @XamdiMaxamed-em3yf Před 16 dny

    Ciid wanaagsan ❤❤❤

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy Před 17 dny

    Eid Mubarak 🎉🎉🎉

  • @MahamedAden-pp6yb
    @MahamedAden-pp6yb Před 16 dny

    Eid Mubarak wlshay❤

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 Před 17 dny

    Eid mubarak

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 Před 15 dny

    Ciidul caafiya my family

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 17 dny

    Mashaa Allah Eid Mubarak ❤❤❤❤❤🎉

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 17 dny

    Aamiin aamiin yaarabi sidokale wan idin jecel nahay dhamanten

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 17 dny

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 Před 17 dny

    Mashallah Eid Mubarak hunno ka faideysta barafkii ba socda ❤

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 17 dny +2

    Luuqada iyo darawalnimada barta hadaa qurbo joogto 2 daas waa muhiiim

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 17 dny

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    ❤❤❤❤

  • @daganabdi1697
    @daganabdi1697 Před 17 dny

    Faraxd ku ciida lamanaha Tagero Tihin Valog yada noso badiya

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 17 dny

    Eid mubaarak🎉

  • @user-bi7yf6dy5s
    @user-bi7yf6dy5s Před 17 dny

    Eid Mubarak ❤

  • @lushapaecali2722
    @lushapaecali2722 Před 17 dny

    Eid mubarak 🎊♥️✋️

  • @Nimco-lz3cd
    @Nimco-lz3cd Před 16 dny

    🎉🎉❤❤❤

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1p Před 17 dny

    Eid mubarak ❤❤

  • @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf

    Ciid Mubarak

  • @user-sf4lw6tx5g
    @user-sf4lw6tx5g Před 15 dny

    Part 28