Qisada tahriibinteydii | xalqadii 28| waxaan aas-aasnay Somali community ee Niger 🇳🇪

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 06. 2024
  • Waa qisadeydii tahriibinteydii ee kasoo bilaabatay magaalada Nairobi.
    Markii ugu horeysay ayaan waxaan isku keenay Soomaalidii ku nooleyd dalka Niger 🇳🇪 oo aan u sameynay isku xir iyo wada jir.
    Alle ayaan uga mahadcelineynaa iyo dadkii nala qaatay fikradaas wax wada qabsiga aheyd.
    Fadlan lasii wadaag asxaabtaada.
    Mahadsanid.
    #Hayaatifaraj

Komentáře • 32

  • @nastehaahmed8298
    @nastehaahmed8298 Před 8 dny

    Masha allh nolosha farxad allaha idinkugu dhameeyo ❤❤❤❤

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye Před 12 dny

    Guleysta🎉🎉🎉

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 Před dnem

    Keep going

  • @tasniimloveyarey2569
    @tasniimloveyarey2569 Před 13 dny +2

    Kkk alaha dadka marka ey wadan ku cusubyahiin maxa ku dhiba Wlhi Waa is naceysaa ya ku celiya ayad isledahy ❤❤

  • @user-sf4lw6tx5g
    @user-sf4lw6tx5g Před 10 dny +2

    Part 29 part 29 part 29 part 29 part 29 part 29 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Kiki-r3j
    @Kiki-r3j Před 13 dny +1

    Ana ugu horeyo

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 13 dny +2

    Xageee aadeen saan idiin sugaynay waan daalnay maalin ka badan hanaga maqnaanina wllo

  • @somalianpoi4068
    @somalianpoi4068 Před 9 dny

    Abyo Axmed yare noo keen ilaahey dartiis☝️

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Před 11 dny

    Xayat cali iyo Abdi Cali 😂❤

  • @liibaansoomaali6284
    @liibaansoomaali6284 Před 13 dny

    Masha Allah walalaheyga

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f Před 13 dny

    Mansha allah qoyskii isku wara ilahey haydinka dhigo gabadhan waa sabirad samra sedki hela illaheyna wuxu ku abaal mariyey nin wanagsan iyo wadan horumarleh illahow ubarake lamanahan noloshoda

  • @user-ei4hp2yy1z
    @user-ei4hp2yy1z Před 13 dny +1

    War axmad away😮

  • @AyanAli-cm8lv
    @AyanAli-cm8lv Před 13 dny

    Intee ka dhacdeen baryahan wala ragteene ❤

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 13 dny +1

    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 13 dny +3

    Maanta waa jimce kusali Rasuulkeena Muxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 13 dny +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-sf4lw6tx5g
    @user-sf4lw6tx5g Před 13 dny +1

    Part 29

  • @user-ut3fv5im9h
    @user-ut3fv5im9h Před 8 dny

    Asc family keygii nabad majirta sidaan idiinso egaaye wan dalay halkeed qabateen malmahan

  • @yahye2001
    @yahye2001 Před 3 dny

    Maxaa ayaantaan idiinku dhacay ilaaheey ha idiin barakeeyo

  • @faatii333
    @faatii333 Před 21 hodinou

    Ar hoodi hoodi qaybtii 29 meeday maxaa dhacay please waan idin sugaynaa

  • @hodmannour9540
    @hodmannour9540 Před 13 dny

    Xalaka ku maqanday wan daalayn sidan idaa sugayn😢❤

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před 13 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @user-xn1lo6dh4f
    @user-xn1lo6dh4f Před 13 dny

    Welcam axmed

  • @hodmannour9540
    @hodmannour9540 Před 13 dny

    Ahmed yare no keen hadb🎉 😂

  • @abshirahmed-sc5rc
    @abshirahmed-sc5rc Před 12 dny

    Canada waa meelaha aduunka qaniisiinta laga xayaysiiyo

  • @fishing4215
    @fishing4215 Před dnem

    Asc xayaat iyo cabdi cali walaal was initially waa years maxa iniku fhacay xayaat see loo qabtay ma xanuu nadir hired ba ku soo Kacey mise wa xanuun dumas cudur caafimaad kadanbeeyo waxaad tihiin dhalinyaro akhyaar ah Ahlu khayr't ah insha allah joray u soda
    Runtii waxan ahay hooyo mana jecli social media lkn idinku wa isoo jiidateen in badan wa Idina fiiriyaa wa Idina dherersaday
    Khayrkiinu ha soo yeero insha allah

  • @AbdirahmanOmarali-zy6qg

    Wiilki yaraa aaway

  • @nimconimco7203
    @nimconimco7203 Před 8 dny

    Maxaa idin daary 2bari.wallayaal

  • @abdimalikakofficial1289

    Ayantan video yasha wanaga so dahimeysin shaqo aa bilawden aa umaleyna misa arimo kale aa kumash qul santihin 😂

  • @nastehaahmed8298
    @nastehaahmed8298 Před 8 dny

    Qeybta kale naga soo boobsiya

  • @rodaabdi9856
    @rodaabdi9856 Před 13 dny +2

    ASC ciidii ma idinka fogaatay waaban idin tabaye