Qisada tahriibinteydii | xalqadii 22aad | dib ayaan u bilownay waxbarashadii.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 06. 2024
  • Waxaa noo bilaabatay nolol farxad leh, oo aan dib uga soo kabaneyno dhibaatooyinkii naga soo gaaray tahriibkii iyo noloshii Libya.
    Alle ayaan uga mahadcelineynaa naga soo saaray dhibaatooyinkii naga soo gaaray tahriibka.
    Fadlan lasii wadaag asxaabtaada
    Mahadsanid
    #Hayatifaraj

Komentáře • 39

  • @engwadhowr7701
    @engwadhowr7701 Před 27 dny +5

    "Iimaanku waa Sede Samiroow ku Aaminay"
    Waa Soo Sabarteen wllhi Allaha idin guuleeyo

  • @umucabdalereehabarwaa3673

    Wcs

  • @rodaabdi9856
    @rodaabdi9856 Před 27 dny +1

    Maashaa allaah qisadiina aadbaan u xiiseeyaa ilaahay guusha aduunka iyo mida rasmiga ah ee aakhiraba ha idin siiye

  • @FardowsaAbdikani-vw1cd
    @FardowsaAbdikani-vw1cd Před 27 dny +1

    Qisadiina waa.ku haystaa runtii nolol.qurux badan.idiin.rageynaa

  • @leylomaxamed7757
    @leylomaxamed7757 Před 27 dny +1

    Waan idin salaamay cabdi iyo xayaat allaha idin xifdiyo cabdi raxmaan cali koofidaan iska daa yaan adigoo yar bidaar ku galine

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 26 dny

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😍😍😍🙏

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 26 dny

    Maa shaa Allaah tabaaraka llaah, Allaah ha'idin barakeeyo aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🥰🥰🥰

  • @fardowsacali2642
    @fardowsacali2642 Před 26 dny

    Nolol wacan iyo uwad baariya alle haidinsiiyo kii kudhibaateeyayna musiibo alle hakurido

  • @user-pn6dp7po9d
    @user-pn6dp7po9d Před 27 dny +1

    Haa xiligaan la soo dhigaa ilmo adeeryaal

  • @fardowsacali2642
    @fardowsacali2642 Před 26 dny

    Alle haidin barakeeyo caafimaaad taamma alle hakusiiyo walaal xayaat

  • @hidaayoomar3435
    @hidaayoomar3435 Před 27 dny

    Wlhi waa soo jabhadeyseen xayaat abaayo dhibka soo mertey allah hakugu badelo dheef adiga iyo xajigaga allah haidin berekeyo

  • @isatahilibrahim4502
    @isatahilibrahim4502 Před 26 dny

    Mash alaah gabadheyda iyo wiilkeyga horosocad

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Před 27 dny

    Waan ku xidhnahay qisadiina guuleysta

  • @farxiyoxasan7118
    @farxiyoxasan7118 Před 27 dny +2

    Mash Allah waa soo halganteene noloshu inma xumeyso
    Mid kale Abdirahman koofid iska daa

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 27 dny

    M.a saan noogu soo galiya ❤❤❤❤

  • @AminaIsmail-nq5ff
    @AminaIsmail-nq5ff Před 27 dny +1

    Melxun badnagajarten 😢xilificana wasogalisen mahadsanidin❤

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Před 27 dny

    Masha Alah family ala haidin xifdiyo

  • @QadiijoCabdi-cz1xf
    @QadiijoCabdi-cz1xf Před 27 dny

    Aalahaiidibarakeeyooo🎉🎉🎉

  • @CabdiQays1
    @CabdiQays1 Před 27 dny +1

    Xayaat waan kusalaamay

  • @user-sj7xb4xo5m
    @user-sj7xb4xo5m Před 27 dny +2

    XAYAAT IYO CABDI CALI AAWAY WIILKII YARAA MAA NOO KEENTAAN AAN ARAGNEE

  • @ubahmohamed4187
    @ubahmohamed4187 Před 27 dny

    Walaahay nodal qurux bada

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 Před 26 dny

    Ahmed aaway

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 27 dny

    Abdi wllo kofiyada bidaar bay sababtaa wllkey basa yuul ka dhigtaye in badan ha xirnaN

  • @ayaanjamac3879
    @ayaanjamac3879 Před 26 dny

    Aaway hee qebtikale askarta wllalay waa nilasocdaa sidaa idinsugayay waa dalnay

  • @ekranlina9682
    @ekranlina9682 Před 27 dny +1

    Sheekadaan Ina ku caajisno miyaa jeceshihiin nosoo gabagabeeya please inta dhadhanka ka tagin sheekada wllayal❤❤

  • @fowsiyocabdi6413
    @fowsiyocabdi6413 Před 26 dny

    Biliadinimada wxkayaqanin

  • @AishaAbdullahosman
    @AishaAbdullahosman Před 26 dny

    🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤

  • @Fatima11-by
    @Fatima11-by Před 26 dny

    Ahmed yare aaway hada

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 Před 26 dny +1

    Libya wax so maray 2011 iyada dagaal sukeeye ka socdo xasuus ba ku galay dheer walhi

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 Před 25 dny

    Hada wadanke jogtan no shega bal aniga ma arag wadanka

  • @nimcohaybe6700
    @nimcohaybe6700 Před 27 dny

    Suaal walalo aya nalooga shakiyey ayaa tagnaa casharka 21aad

  • @IqraAhmed-gl6zt
    @IqraAhmed-gl6zt Před 25 dny

    Away wilkii yaraa qisada bilaway😢

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 27 dny

    Wadan aadan lahayn waa dareeen ku jooog sorry 😢😢😢😢