SHAQADA IYO DHAQAALAHA IYO SIDAAN UGU BADBAADAY

Sdílet
Vložit

Komentáře • 157

  • @sahrasalah2580
    @sahrasalah2580 Před 5 lety +8

    Maasha allaah caqligaagoo kale ma wada laha dadka waana loo dhashaa kartida iyo wax qabadka ,laakiin wacyi gelintaada anigaa ka mida dadka ay anfacayso suuqa markaan tago aan wax ka soo tegin qashin walbana iska soo iibsada intaan haystana waa iga dhamaataa waa saad sheegta dadkaasaan ka mid ahay mana fiicna waadna ku mahadsan tahay wacyigelintaada Maamo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před 5 lety +1

    Khayr badan allaah haku siiyo habo saad runta Uuga hadashid somaliya shaqada taal halkaan qurbaha ah mataal laakiiin dadkii inay shaqaystaan ma rabaan

  • @nasraomar2682
    @nasraomar2682 Před 5 lety +8

    Masha alah hooyo somaaliyeed wataaa sidaa udadaalasa kii rag ahaaa waa dhag mu geeed acuuudka

  • @skyyusuf4927
    @skyyusuf4927 Před 5 lety +4

    Mashallah awesome advice thanks for sharing your experience with us sis as always 👏🏿👏🏿👏🏿

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Před 5 lety +5

    Masha Allah. Wlhi waa Hooyo caqli iyo karti illahay ku manaystay Well done wlo

  • @nuramallinyusuf7844
    @nuramallinyusuf7844 Před 5 lety +1

    mashallah good advice thanks ❤❤

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 Před 5 lety +2

    Wcs Avery good advice

  • @sharafxasan9823
    @sharafxasan9823 Před 5 lety +2

    Masha allh mamo mahadsanid talada wanaagsan ee aad nasiisay 😍😍😍

  • @nadiyaahmed1394
    @nadiyaahmed1394 Před rokem

    😢😢😭😭😭 I become emotional qisaadaada Thanks for sharing 💖💖💖 Kartida Allah kuu siyaadiyo Amiin Amiin yaarabi

  • @misamal6695
    @misamal6695 Před 5 lety +4

    Maasha allah jazaakallaahu kheyran mamo beenta maahan cafashka badan dhilqo ayuu kuu keena iyo ciriiri guriga ah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @somaliqaalocaanfahamkuwaaq8782

    Right habo Masha’Allah!!

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 Před 5 lety +1

    Masha Allah uqtii, thanks sharing this lovely story with us. 💖💖💖👍😁

  • @Hale-xs3gz
    @Hale-xs3gz Před rokem

    Masha Allah you are right habo we need more motivational videos like this ❤❤❤❤❤

  • @farhiahusein7027
    @farhiahusein7027 Před 5 lety +1

    Masha allah waa fikrad af u fiican Allaha ku xafido

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 5 lety +3

    Masha alaah xabiibtii Runta iga dheh. Jzklq qaaliyeey.

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 Před 5 lety +1

    Thanks saaxiib shekadaada

  • @hodandahira8295
    @hodandahira8295 Před 5 lety +1

    Wcs masha allaha thank’s😍💕

  • @abdirahmanabdirizak8994
    @abdirahmanabdirizak8994 Před 5 lety +1

    Masha aallah wlh waxbadan baan kaafaiiday kheyr allaha ku siiyo

  • @wanagbadaninaelmi9459
    @wanagbadaninaelmi9459 Před 5 lety +2

    Maasha allaah habo allaha ku xafido hooyo karti leh ayaa tahay wlh dhira galintada waa jeclahay waan fiirsada video yadada inaa kula soo xariiro raba Abayo ila soo hadal adoo kale waxbaa laga faida maasha allaah

  • @abdulasistohow7814
    @abdulasistohow7814 Před rokem

    Maasha Allah waa dadashay Allaha ku xifdiyo

  • @CabdimajidCadceed
    @CabdimajidCadceed Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 Před 5 lety +2

    Asc abaayo macan Masha allaah Ilaah ha ku xafido Aamiin

  • @qalbiqurax9263
    @qalbiqurax9263 Před 5 lety +3

    mashaa Allah shukraan habo mcn aad ayaan ogahelaaa shekadada iyo diragalintadaa

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Naima mahadsanid habo illaahay haku barakeeyo mahadsanid

  • @xalimosacdiyonuurxasan607

    Masha alaah waxaad tahy hooyo qalbi fiican xaqiiqdi xafidulaah

  • @farhiyabilanchannel2232
    @farhiyabilanchannel2232 Před 5 lety +4

    Masha allah mama allaha ku xafido vedio yadada wan jeclahay
    Mamo inan kula so xudhiidhaan rabaa xagee kala so xidhiidhaa

  • @MohamedAAbdi-rz3jc
    @MohamedAAbdi-rz3jc Před 5 lety +2

    kartida hooyo soomaaliyeed ayaa u tahay allaha ku xafido hooyo mahadsanid Talo waxtar leh

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 Před 5 lety +1

    Mansha alah hooyo wanaagsan.

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 Před 5 lety +1

    Mansha allah walhi waa fikrat wanagsan thank you so much

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Maysum jizakumullaahu qayr mahadsanid habo

  • @shukrihashi678
    @shukrihashi678 Před 5 lety +4

    Maamo waku salaamay kaso hadal gabadha yayar hadana kaligood qurbaha ku nool thanks habo 😍

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Haye habo illaahay haku barakeeyo mahadsanid

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 5 lety +1

    Canab tahliil waanku salaamayi. Ilaahayi haku daayo marwo sharafleh. Ayaad tahayi..

  • @munaabdi3022
    @munaabdi3022 Před 5 lety +1

    Maansha Allah ilaahay ha ku xaafido amiin amiin amiin ya Allah

  • @faisoyusuf2062
    @faisoyusuf2062 Před 5 lety +1

    Masha allah mamo karti badan aya tahay alle ha ku xigdiyo wad ku mahdsan tahay wacdi galintada amamo 👌

  • @Its_faruq223
    @Its_faruq223 Před 5 lety

    Mansha Allah khayr Aan dhamaan xabiibi geesiyad baatahay keep going 😘

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Před rokem

    Habo diri galin baa utahay daadka MaashaAllah love you

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před 5 lety +2

    Maanshaa allaah mamo soomaali

  • @faruuxamahamad5076
    @faruuxamahamad5076 Před 4 lety

    Masha alah Mamo walaahi Waa runtaa Jasaakalahu Qeer

  • @abdirahmanabdirizak8994
    @abdirahmanabdirizak8994 Před 5 lety +2

    Waaw wlh dhiira galintan kugu jeclahay niwlow abid

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 5 lety +4

    Ramadan kariim

  • @shukrimohamed3529
    @shukrimohamed3529 Před 5 lety +1

    Maasha Allaah.ilaahay haku xafido adi iyo caruurtaada.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Shukri illaahay haku barakeeyo mahadsanid habo

  • @Its_faruq223
    @Its_faruq223 Před 5 lety +1

    Nafnool iga dheh Alle ha barakeeyo sister

  • @seasonz4377
    @seasonz4377 Před 5 lety +1

    Masha allah ❤️

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Před 5 lety +1

    Mashaa allaah

  • @HamdiSalad
    @HamdiSalad Před 4 lety

    Masha alaha hoyo walahi waruntaa

  • @saadiafarah4919
    @saadiafarah4919 Před 5 lety +2

    Masha allah waa waano fican

  • @yaskaa8038
    @yaskaa8038 Před 5 lety +2

    Welee mamo. Run baat
    Sheektay. Jisaa kalaahu. Qeer

  • @luckylansare879
    @luckylansare879 Před 4 lety

    Keep going my sister I'm hope you win for eve inch.llah

  • @raaniihasancilmiraanii1439

    Qofka ugu horeyo Aan Ahay Hooyo kheer illahey haku siiyo

  • @ashaadan4584
    @ashaadan4584 Před 5 lety +2

    Masha Allah talo wanagsan😍

  • @HamdiSalad
    @HamdiSalad Před 4 lety

    Masha alaha

  • @bushrabeellobeautyandcooki8490

    Mashalah.hooyo.qali.badatahay

  • @nuuramakeupartistchannel3016

    Mansha alha habo qaali 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @aishahbilan1814
    @aishahbilan1814 Před 4 lety

    Wlhi you deserve a trophy 🏆

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 Před 5 lety +2

    Abaayo run baa sheegtey waa sax

  • @barliinnurmohamed7225
    @barliinnurmohamed7225 Před 5 lety +1

    Mansha allah

  • @hiiliyajaama8958
    @hiiliyajaama8958 Před 5 lety +1

    Haa momo yamaniyiin baa hargaisa la shaqaysa guryohoo kaliya ma dhisaaane cuntadii carabtay ku kariyaan wadoonyinka iyo cabitaanadii carabta walaahi hargaisa meel walba carab hindi ayaa haysta dhakhaatiirtii macaa masaari iyo suuriyanbaa haysta

  • @fadumaduale6989
    @fadumaduale6989 Před 5 lety +4

    Dumarka nuskoodna macdantaa laiga hayaa. Waxaa iga buka ilmayar. Amaahbaa nalagu leeyahay. Gabadhii heblaayo wax bay cadaysay oo madoobaysay iyo enay waalidka ku dawar sadaan mayaqaanaa gacantiina ku shaqaysta. Elaahay haka duwo dadka qurbaha jooga enkaartooda dsdka dhulkii jooga.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety +1

      Wallee waa dhibka walaalkey ugu hayo hooyaday

    • @fadumaduale6989
      @fadumaduale6989 Před 5 lety

      @@mamasoomaali haa emisa qof baa arkay waliba waa hooyada inta badan qofka lahaystaha ah ee aan ladareemeyan.

  • @amineetaomar6517
    @amineetaomar6517 Před 5 lety +1

    Masha allah waxad tahay hooyo qaliya

  • @sadiaosman9542
    @sadiaosman9542 Před 5 lety +2

    masha Allah mama ilahy baa og wan ka helaa talooyinkaga waxa thy fariidad

  • @caashasiciidcabdi9716
    @caashasiciidcabdi9716 Před 5 lety +6

    Mansha Allah mansha Allah hooyo qaaaliyaa anigu waxaa ku bixiiyey dhiri galiso dhib ma aragto hooyo canab allaw dhowr hooyo dhiri galinta noo Soo badi hooyo yin ka yaryar ee hadaa qurbaha yimi siday ulaa qabsan lahaaye ee wax u baran lahaayen ka soo hadal

  • @umufatmaabdullah9533
    @umufatmaabdullah9533 Před 5 lety +1

    Masha Allah 😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @naimoosman9605
    @naimoosman9605 Před 5 lety +2

    Waa aqli xumada somalida

  • @umusalma4254
    @umusalma4254 Před 5 lety +3

    MashaAllah habo waxbadan yan ka barte waxad Moda in aniga ad ila hadleyso

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 Před 5 lety +2

    mahadsanid habar yar

    • @okaythen.8141
      @okaythen.8141 Před 5 lety

      Rsagdgdhfceh2vnedjfytfygyuywyeydyfurutu$&÷€#_/%

    • @okaythen.8141
      @okaythen.8141 Před 5 lety

      ❤😪😀😀😪❤😀😪❤❤😪😀❤❤❤😪😪😪😀😪❤😀❤😀😀

  • @fadumokhalid4122
    @fadumokhalid4122 Před 5 lety

    Masha allah kudayshaad mudanthay

  • @bulshoabdirisaq5222
    @bulshoabdirisaq5222 Před 5 lety +1

    I love you ❤ mama

  • @luljimale9725
    @luljimale9725 Před 5 lety +2

    Asc aad iyo aad .baan u ku faraxsanahay.abaayo.barashadaada. Thank you 🌹

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Lul mahadsanid illaahay haku barakeeyo mahadsanid

  • @amalali3171
    @amalali3171 Před 5 lety +2

    maamo nalaqaybsatay waayo aragnimadeeda ayaad tahay oo kudayasho mudan❤

  • @aishasheikh2525
    @aishasheikh2525 Před 5 lety

    Masha Allah hbo like u

  • @hiiliyajaama8958
    @hiiliyajaama8958 Před 5 lety

    I like u momo qaaliyeey walahi waayo arag iyo wax garadba waa tahy nolosha wax badanbaan kaa faaiiday alkha ku dhowro

  • @ifkacadey1141
    @ifkacadey1141 Před 5 lety

    Mama Allaha kuxafido waagbr somaliyeed kudawato oo kutagerto

  • @hodanmahamed4515
    @hodanmahamed4515 Před 5 lety +2

    Shugran maamo walaahay waad naguuba bisay ee ku wiiqaata Allaaaaaah hanagadhigo adigana khayr alle hakusiiyo maamo

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 Před 5 lety +4

    2800sh is 28$ now

  • @fudumomohamed3330
    @fudumomohamed3330 Před 5 lety +2

    Asc. Kheyr aad u badan allaah haku siiyo, allaah haku xafido, allaah shar iyo Sheydaankaba hakaa xifdiyo aad iyo aad baad u mahadsan tahay wax badan baan kaa faa'iidey runtii aad baan kuu salaamayaa Canab sharafeey.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Faduma habo Allah kusharfo Allah ku barakeeyo mahadsanid

    • @fudumomohamed3330
      @fudumomohamed3330 Před 5 lety +1

      Aamiin habo qaali intaa iyo kabadanba waad mudan tahay

    • @saadomuuse6146
      @saadomuuse6146 Před rokem

      mahad saniid mamo somail waxed tahay qof fiican oo dhiirigaliya bushad

  • @shaafiyare2160
    @shaafiyare2160 Před 3 měsíci

    Masha allah hoyo howl kara ❤❤❤❤

  • @abdirashii5760
    @abdirashii5760 Před 5 lety +1

    Mansha Allah f

  • @fardowsahussein4731
    @fardowsahussein4731 Před 5 lety +1

    Manshallah wacadalad naag kaarmeed taahay 🥇

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 Před 5 lety +1

    Ramadan kariim walalo

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh2210 Před 5 lety +2

    Asc maasha allah canabey isku leval ayaan nahay ayaan filaa abaayoy sanadkee schoolka dhigan jirtay muqdishu schoolka aad dhigan jirtay magacii ?

  • @raxmacali1104
    @raxmacali1104 Před 4 lety

    Mnsha allah

  • @nastexohassan6654
    @nastexohassan6654 Před 5 lety +8

    Maasha allh habo mcn waxaan ahay inan 20jir ah hadana wax badan ayaan kaa bartay habo taariikhdada buug in laga qoro ayaaba haboon hadii ay macquul tahay buug kaqor sheekadada anigu aad ban uxiisaynaya in aan noloshaada aqristo si aan wax ooga faaiido

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Mahadsanid habo illaahay haku barakeeyo waxweyn ku hami waad gaari dadaala illaahay na marwalba bari

  • @bashirabdi9559
    @bashirabdi9559 Před 5 lety

    Masha aleh waarunta mammo jesakaleh kheer

  • @edilandianascimento2107
    @edilandianascimento2107 Před 5 lety +3

    Mahadsanid maamo noosoobadi waanada nuucaan ah sidaan biildir ulataagneen ayaan daalnay dad naga xoogbadan oo meel iskafadhiyaanu kudaalnay

  • @sbchannel8229
    @sbchannel8229 Před 5 lety +5

    Asxabta iso booqda faido iga heleysan ❤️❤️👈🏻

  • @hodanabdullah3360
    @hodanabdullah3360 Před 5 lety +2

    MashaaAllh

    • @aminahassan1029
      @aminahassan1029 Před 5 lety

      maanshaallaah gabadh nool kartida gabdhaha soomaaliyeed waad ku banaantahay

    • @maryanabduqadirmuse6273
      @maryanabduqadirmuse6273 Před 5 lety +1

      Asc abayo aad ayan kugu bahanay ee ii so qor telfomkaga

  • @maryamahassan2053
    @maryamahassan2053 Před 5 lety +1

    Guuleeyso

  • @somalidhaladah8936
    @somalidhaladah8936 Před 4 lety

    Fariid Ala maxan kujeclaaday mamo fiicnaan lahayde inan Mar hore kuhelilahaa

  • @umusalma4254
    @umusalma4254 Před 5 lety +1

    Wan kudhaqaaqi waanada InshaaAllah

  • @dahaboabdulle5744
    @dahaboabdulle5744 Před 5 lety +1

    Mahadsanit hooyo

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Před 5 lety +4

    Mamo aniga hadan qurbaha imi laba ilmood Baan haystaa sharci ma lihi school ma aadi karo wadanka aan jogo sharci ima ogala ninku waa shaqeya lkn reer kale ayuu leyahay ninku hada wuu shaqeyaa lkn aduunka waa isbadalaa wax kasta dhici kara

  • @suleikhaali6697
    @suleikhaali6697 Před 5 lety +2

    hooyo mCaan allaha ku xafido anuga waxaa iii tahay motivation wlahi dhiiri galin ayaan dareema markaan ku fiirsado

  • @maryamahassan2053
    @maryamahassan2053 Před 5 lety +1

    Mahalh

  • @guledaden1447
    @guledaden1447 Před 5 lety +1

    Mashallah kakumaba hadaaa kahadashay waaya arag baatahay kakuma 17 sanaan joogay aniga

  • @quruxhaweenbintucarab7374

    Asc maamo soomaali mansha allah alle haku barakeeyo aad baad noo dhiiri galisaa jasaakalaah
    Waxan rabaa inaad ila taliso
    Waxan haysta afar caruura oo isku nuuga ka u wayni 6 sano marka waxan rabaa inan shaqaysto ma haysto qof i caawiya oo ubadka ii haya marka waxan ka rabaa talo mahadsanid maamo

  • @sabrinajamal3442
    @sabrinajamal3442 Před 2 lety

    Ana so maray kakumo mamo wn aqana we dhib banthy

  • @xilkascade
    @xilkascade Před 3 lety

    Sax sax sax saxiiiiiiix

  • @sowdocabdimohamed617
    @sowdocabdimohamed617 Před 5 lety +1

    Cimriga alaha kuu dhereyo hoyo❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Sawda jizakumullaahu qayr mahadsanid habo

    • @sowdocabdimohamed617
      @sowdocabdimohamed617 Před 5 lety +1

      @@mamasoomaali aniga waxan jeclahay in an ad i dhiri galiso si an u noqdo sida adiga oo kle

  • @ayaanmohamed9428
    @ayaanmohamed9428 Před 5 lety +1

    waxnonaxa ada lga arkay shugran

  • @ahmedl8198
    @ahmedl8198 Před 5 lety +4

    Hmblyo niyada noo dhisto war qosla ayey tiri Malin hore wanku qoslaa videogaas

  • @lulahmed9046
    @lulahmed9046 Před 5 lety +1

    wasax biyo sacabadada aa loga dhargaa

  • @dodndjdk301
    @dodndjdk301 Před 5 lety +1

    ♥️💎💕