Komentáře •

  • @sahracabdi9105
    @sahracabdi9105 Před 4 lety +28

    I wish I will go back anigoo 16 jir ayaan gursaday school katagay hadana nin waxkasugaa waanadan maheysan mamo qali ah alaha ku barakeyo habo macan

    • @umaafifasahra2034
      @umaafifasahra2034 Před 4 lety +5

      Guri buuxo in ad ku jirto aya laga yaba alx dheh waxbarashada da'kuma xirna wali waqti ayad heysata intad noshahay

    • @suadyuusuf6472
      @suadyuusuf6472 Před 4 lety +2

      mamo somali ilahy haku xiftiyo habo qali ilahy khyr badan haku siiyo ❤😍❣

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 Před 4 lety +3

      Zahra waqti kaama tagin wali waxaa laga yaabaa mid inay jirto inta haysto haysan markaa ku shukria

    • @sahracabdi9105
      @sahracabdi9105 Před 4 lety

      @@xalimoqaadiriyacabdi5409 mahadsanid abayo qali waa runtaa

    • @sahromacoow6847
      @sahromacoow6847 Před 3 lety

      Asc wlla isoqora relkaga wana jecelhyay shekadaad

  • @halimaqaali1040
    @halimaqaali1040 Před 4 lety +13

    Alla ficnan laheda wanadan inan heli laha wax mar hore ishega lakin hadaba wan qabsan kara waxan rabo alxm

  • @itzaleah21
    @itzaleah21 Před 4 lety +10

    Mama somaliaa when i listen to you i feel like I can do anything

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 Před 4 lety +16

    Walahi maanta waxan Amin sanahay naag cadow aan nin aheeyn in ay San laheeyn waa xaasid in aad hoos joogto un Buu rabaaa

    • @ruqiyohusseinhayle1262
      @ruqiyohusseinhayle1262 Před 4 lety +1

      Waa run abaayo hadaynu dumar nahay cadawgenu waa nin xun oo xasadnimo ka buuxdo

  • @ayannaahmed1674
    @ayannaahmed1674 Před 4 lety +6

    Mamma somaali waxaa tahay hooyo aad u qimo badan gabdha waxaa maskaxda ka dilo waa dumar kale o dhaha waqti ma heysatide guurso nin raac waxbaro wax qabso lama baro alxamdulilah wale intaa shegetay anigu waa sameyeey nin iyo daba orodkisa ma rabo thank u maama somali

  • @itzaleah21
    @itzaleah21 Před 4 lety +7

    I wish someone would told this you are being honest with us l'm say thanks you for your advice all time

  • @safiyoqaasim916
    @safiyoqaasim916 Před 4 lety +7

    warkaasa igu socdo noo soo badi allaha ku barakeeyo

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 Před 4 lety +2

    Mahadsanid habo macan video gan iyo mid ka horeeyay wuu i taabtay
    Qorshaha ayay iigu jirtaa inaanan nin waxba ka sugin adna waad i sii dhiirigelisay💋💋💋💋

  • @umumanaalmustaf2294
    @umumanaalmustaf2294 Před 4 lety +6

    Maama naagahaan maama malyuun ayaa ku daashay waa naaag somali

  • @queenaisha6222
    @queenaisha6222 Před 4 lety +4

    Ficnan lahaydaa inan canada kula joogo wayo waxa tahy hooyo an la.gaari karin karti leh masha allah habo i love u❤❤❤❤

  • @Ayman12356
    @Ayman12356 Před 4 lety +4

    Wa dumarka waxa masuliyada raga ka qaadaya.nin Afrika Ku bill, subxanallah.waba waali.kuwas WA la qabaa unbay rabaan la iraado.asagu Inu shaqaysto o bilo Aya dintu amartay.

  • @shukriaali8406
    @shukriaali8406 Před 3 lety

    Mashaallah mamo,very useful piece of advice.May Allah (swt) reward you.

  • @hodanish1235
    @hodanish1235 Před 4 lety +1

    Wallaahi video gan wax badan ayuu noloshaydii la bedelay thank you mamo somali

  • @abdi1582
    @abdi1582 Před 4 lety +2

    Habaryar wan kusalamay,waxan kujeclahay video gaada horay ayad kabilowdaa waqti dheerna maqato waaa qibrad aad dheertahay dadka CZcams ka kahadla badankod soo yaca soyaca ayan kunacay ama sobata kkkk thanx

  • @tamamqurux6065
    @tamamqurux6065 Před 4 lety +11

    aniga alx 10 sano aa isqabnaa whli 1 maalin nin lacagtiis ma cunin, 1 dollar iguma sheegan karo maanta,caruurne iskuma badin 2 lee marooyaa, naag walbo isku nuug haku riyooto ee hadhoow ha calaacasho, isku tashta.

    • @sukeynaj.5251
      @sukeynaj.5251 Před 4 lety +3

      Tamaam Qurux waan kugu raacsanay laakiin dumarakii badankoda waxay kaga dhegtay sanad walba dhal hadhowna iyagaa la Silcaya meel walba akhas

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 Před 4 lety +11

      Tamaam Qurux wale khatar aya tahay lkn ani kuguma raacsani In ninkaaga aanad waxba ka qaaadan muxu I taraya haduuna waxba I siin wan shaqaysanaya lkn isaga masuul iga ah taydana saan rabo ayan ka helaya waa fikradayda

    • @nasra591
      @nasra591 Před 4 lety +3

      Wll miyaad ilowday awlaada iyo lacagba inay tahay arsaaqda ilahay dadka qofba in buu ugu dhigaa markaad leedahay caruur iskuma badin waad gaftay baan ku leeyahay madaa isku qiyaasay ciyalka inaad ku faanto ninkaygu ima biiliyo waaba naxdin 😭

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 Před 4 lety +2

      @@nasra591 kkkkkk anigaa yabay waxasii ma fanbaa niinkayga waligay shiilin kama qadan yaab oo muxuu qabanaya hadusan xaqii ilahay saray usan bixiinan wixii laga fani jiiray baa qurux noqotay iyo carurtii ilahay igu irsaqay ban inan dhalo jojiiyey

    • @tamamqurux6065
      @tamamqurux6065 Před 4 lety +1

      @@nasra591 maxaa caruurta intaa rabto aa dhali kartaa 2, 3 iyo ka badan, mana gafin 2 aa tabarteyda ah, cunug walba aa auunka keento xaq uu kugu leeyahay hadaadan si sax ah u siin karin haba keenin. 10 dhala sidi xoolo nalama dhihin

  • @juweriamohamed557
    @juweriamohamed557 Před 4 lety +3

    Mansha Allah MOM mcney
    Sax wlhi point muhiimaa ka hadashay ilahay haku hifdiyoooo😍❤

  • @sukeynaj.5251
    @sukeynaj.5251 Před 4 lety +7

    Mansha allaah ala run badana dhiiri galin badan baan kaa hela maskaxdaydan meel gara kaga qortaa talooyinkaaga thankssssss

    • @xalimosacdiyo4873
      @xalimosacdiyo4873 Před 2 lety

      Hooyada gabdhaha somaliyeed runtii aniga booska hooyaday ayay iigu jirtaa m.a 😥💞

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Před 4 lety +1

    Masha Allah, I like your advice, go a heard

  • @bari_beauty3018
    @bari_beauty3018 Před 2 lety

    Mama janada allaha kugeeyo your voice is wahelkeyga, dhirigaliyaha naftayda..thank you mama

  • @umaafifasahra2034
    @umaafifasahra2034 Před 4 lety +6

    Iso duceya asxabey muradan leyahay adinkana muradkina Alle ha idin sahro insha Allah

  • @hudahassan8943
    @hudahassan8943 Před rokem

    asc abaayo taladaadu waa talooyin fiican oo qofka life change u sameenaya laakiin waligaa caruur aad dhashay haka qoomamayn. caruurtu waa gift

  • @beingme5765
    @beingme5765 Před 4 lety +2

    Thanks habayar

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 3 lety

    Waa waano fiican weeye mom jzklq alle swc haka dhigo Keweenaw qaato waanadaada qiimaha badan mom.thanks for sharing qaaliyeey.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 3 lety

    Il love watching your janal mom your encouragement and your advice you the best keep it up good work.

  • @hadiohoussein5986
    @hadiohoussein5986 Před 4 lety +3

    macha-allah mama canab , wan ka heley topican wayo maman adigu runta ayad uu sheikta dumarka iyo hablaha jazakallah kaire
    halka ka siwad dadalkaga mama allah ha ku la gabto
    i love mama somali

    • @kuwktw8835
      @kuwktw8835 Před 4 lety

      Walaashay midaa waxaa iigadaran gabdhaha nin intay lacag kaqaataan ayaa lagu qasbi jiray

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 Před 4 lety +2

    Aniga hada waxbarasha markan dhaxeeyo Gurigaan Daganahay Ayan Gadanaa Anigana isku qoraayo.
    Aniga Baxsada Kiradeyda nin ima cuno thanks me💕💕💕💕

  • @aminomuhamed2136
    @aminomuhamed2136 Před 4 lety

    Warkaan ayaaa imaraa mahadsanid habaryar qayr allaha kusiiiyo

  • @umuzaki6575
    @umuzaki6575 Před 4 lety +13

    Dumarkoo dhan waxey indhaha kala qaadaan markey 40 gaaraan

    • @mslove5933
      @mslove5933 Před 4 lety +6

      Sababta ma is waydiisay abaayo waxaa inoogu wacan walidkeen nooma sheegin inta mama somali noo sheegayso only waalidkeen waxay noo sheegeen in aan intaan yar nahay guursano sidii iyaguba lagu yiri laakiin halaqa naga horeeyo inoogamay digin I love mama somali viva xabiibti

    • @ruquyoaxmad6036
      @ruquyoaxmad6036 Před 4 lety

      😍ماما ابي رقمككككك

    • @cadeeycadeeyqurux4104
      @cadeeycadeeyqurux4104 Před 4 lety +3

      umu sabir Waxas walaga tagay aniga 23 jir ayan ahy weli ma gursan indhaha way i kala furan yihiin nin waxu yahy wa maqley meel wa saari karaa

    • @mslove5933
      @mslove5933 Před 4 lety +1

      @@cadeeycadeeyqurux4104 masha Allah good for you abaayo dhulka ha is dhigin kaa fahmi waysid futada laad ka gale ku kalaa ku fami doona insha Allah

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Před 4 lety +1

    Mashaa Allah i wish I get someone to advice me before.

  • @luckystart1366
    @luckystart1366 Před 4 lety

    Masha Allah mahadsanid habo

  • @filsandhagecade9269
    @filsandhagecade9269 Před 4 lety +4

    Thanks habo hadan waxabarshadydi ku labtay ciyalkina melaha lagu hayo gaystay 4 ayan guriga fadhiyay

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 Před 4 lety +3

    Raga iminka joga waxay raban jaq oo jiif dumarkina markay caruur badan dhasho way adagtahay in ay shaqaystan alaw sahal amuraha

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 Před 3 lety

    Thanks mamo somali

  • @user-xw2st7ye9o
    @user-xw2st7ye9o Před 4 lety

    Thanks mama

  • @ubhmu14
    @ubhmu14 Před 4 lety +3

    Abaayo canabeey mahadsanid

  • @bosteyohassan9426
    @bosteyohassan9426 Před 4 lety +4

    👍✋✋✋✋💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚✋ficnaan leheedaa iney kumaqlaa canbo

  • @hanielmi5717
    @hanielmi5717 Před 4 lety

    Maasha Allh ilahay maskaxda haku daayo habaryar fariid baad tahay

  • @sacdiaamin1709
    @sacdiaamin1709 Před 4 lety +3

    Maasha alaah walaalo

  • @xalimosacdiyo4873
    @xalimosacdiyo4873 Před 2 lety

    Aadpaa iidhiri galisaa run ahantii mamo ilahay haku sharfo

  • @shamsasharafchannel9406

    Allah haku xafido mamo qaali

  • @safiyoqaasim916
    @safiyoqaasim916 Před 4 lety +1

    maasha aLLah

  • @fardusmohamed1170
    @fardusmohamed1170 Před 4 lety +1

    Mashallaah

  • @abyenshikh9406
    @abyenshikh9406 Před 4 lety +1

    Masha.allaah.habo.mcn.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 3 lety

    That is true it happened everyday. You are right.

  • @jamilo7927
    @jamilo7927 Před 3 lety

    Manshalh tabarakallh hbo nosobadi arimhan wa wano dhaxal ah

  • @user-cw1us8mx7d
    @user-cw1us8mx7d Před 4 lety +2

    Habo allaha nokadaayo iminka waxbarasho bilaabay

  • @aminomuhamed2136
    @aminomuhamed2136 Před 3 lety

    video gaan kamadaalo waxbadana waan kafaaiiday mahadsanid habaryar

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 Před 4 lety +1

    Keep going

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 Před rokem

    Good idea this is what I'm trying to do I'm asylum seeker in Turkey please abayo pray for me I'm going through hardships i couldn't get the protection card and with all the xenophobia and hate speech against foreigners here please somali sisters and brother make dua for me

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali Před rokem

      My allah help you with everything you need ❤️💙💗💗

  • @khadromohamedali7469
    @khadromohamedali7469 Před 4 lety +3

    WAYAQ YAQSI NIN AFRICA KUBIIL UFF

  • @skyyusuf4927
    @skyyusuf4927 Před 4 lety +3

    Mashallah magnificent advice walal to all women and girls never too late for anything if you believe yourself you can do anything 👍🏿👍🏿👍🏿😍❤

  • @nasrasamiir5651
    @nasrasamiir5651 Před 4 lety +7

    Habayar ilmo qofkan haysan yaa darensan qimahoda I wish saka inaa cunug hayto lkn insha Allah wan rajeyn

    • @shukriali8983
      @shukriali8983 Před 4 lety +3

      Allahay ilmo ad kufaraxdo haku siyo Amiin yaa rabi

    • @sacdiaamin1709
      @sacdiaamin1709 Před 4 lety +4

      Nasra Samiir abaayo ubad khayr qabaan rabi kaaga tuugay abaayo samirka badi iyo istigfaarta guul insha alaah

    • @umaafifasahra2034
      @umaafifasahra2034 Před 4 lety +3

      Abayo ilahey haku siyo awlad bariyal ah insha Allah

    • @saidamohamed2322
      @saidamohamed2322 Před 4 lety +1

      Ilahey owlaad Bariyaal ah hakusiya.

  • @milgomuuse8839
    @milgomuuse8839 Před 3 lety

    I wish too

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Před 4 lety +1

    Wallee waa run,

  • @user-ul2ou5up6r
    @user-ul2ou5up6r Před 7 měsíci

    Maman ilove you ❤❤❤

  • @umhishaaminahusein1019

    Kujecliyaaaa adiga 🌷🌷🌷🌷🌷

  • @halimaqaali1040
    @halimaqaali1040 Před 4 lety +3

    Wad mahadsnthy mamo ilahy khayr haku siyo waxan ka bartay wax aan laso kobi karin

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 Před 4 lety

    Asw habaryar wakaas haweenka as nimanka nimanka afrika kubiila sifiican uwaani

  • @leilagedi2189
    @leilagedi2189 Před 4 lety

    Mansha allah habo halkeeda ayaad dhigtay

  • @ayaannuura2457
    @ayaannuura2457 Před 3 lety

    Wcs hooyo aada ayaan ku taagaaraha

  • @inshaallah5228
    @inshaallah5228 Před 2 lety

    Yes mom you look like you talking to me

  • @queennaadiyaofficial
    @queennaadiyaofficial Před 4 lety

    Saxiiiiix walahi

  • @halimomohamed1119
    @halimomohamed1119 Před 4 lety

    💖👍

  • @taslinadid3307
    @taslinadid3307 Před 4 lety +1

    Wlh habo wacyigalintan youtube.com ufuralaha ba adiga kahadasha sas nowacyigali wa hore ba ladulway thx❤❤❤

  • @faadumomaxamed1208
    @faadumomaxamed1208 Před 4 lety

    Saxwaaye

  • @ismahaanaxmed7832
    @ismahaanaxmed7832 Před 4 lety +4

    😍

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 Před 4 lety +5

    Maama kuwa africa jogaa maxay qabsan karaan lkn gabdhi qurbo jogta wax walbo way qabsan karta

    • @ayannaahmed1674
      @ayannaahmed1674 Před 4 lety +1

      Maryuum Osma africa lacagta talaa oo boqol dollar shaqo ku bilaabi kartaa

  • @samiira77abdi73
    @samiira77abdi73 Před 3 lety

    Habo isoo

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Před 4 lety

    Habo alow maxan ku baranwayey wagan nin kadaba cararayey

  • @sucdiqueen1369
    @sucdiqueen1369 Před 4 lety

    Walle gabdhaha qaarkod ayagoo wax baranaya oo jecel nin lagu qasbay oo waliba da yare

  • @maryamahassan2053
    @maryamahassan2053 Před 4 lety

    Wasax wasax

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 Před 4 lety

    Wow nice

  • @Ns-xn9rp
    @Ns-xn9rp Před 4 lety

    Fariid baa thy hbo

  • @aidennasir546
    @aidennasir546 Před 4 lety +3

    Waxaan maqli jirey dumarku iyagaa isku cadow ah , caqligaa iyaga ku jiraa , miyuu ka muuqdo, intey qol hoostii stress iyo depression ku hayo.

  • @bisharoshariif3043
    @bisharoshariif3043 Před 4 lety +3

    Wiil hadi hoyodiis barto aslubta iyo diinta wu qadariya dadga hoyoyinga hawanajiyaan caruurta

  • @samiira77abdi73
    @samiira77abdi73 Před 3 lety

    Qabo arimo iga caawi

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 Před 3 lety

    Wala tuugan igama disto

  • @luckystart1366
    @luckystart1366 Před 4 lety

    Wanu tabnay wanoyinki nocan ahaa inoogu soceli

  • @fadumocadey9244
    @fadumocadey9244 Před 4 lety +3

    Mamo gebdhaha somaliyed wax ma qabsan karan walidka aya isu rabo waxey shaqeyso marka gormey wax qabsadan walidka qaar debigoda alaha dhaafe geber waxba uma ogolo markey gursatane ilma koris aya sugayo o waqti ma hayan.

  • @queenqueen5947
    @queenqueen5947 Před 4 lety

    Asc abaayo gabar aan aqaan oo deeqa xaashi la dhaho ayaad u egtahay

  • @hodanmaxamud2368
    @hodanmaxamud2368 Před rokem

    Uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuufdzs m4

  • @shukrimohamed4734
    @shukrimohamed4734 Před 2 lety

    Wllh been maahan maamo wey ficnaa laheed