Qisada tahriibinteydii | xalqadii 21aad | markii ugu horeysay ayaan helnay meel aan kuwada noolaano.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 06. 2024
  • waa qisadeydii tahriib ee aan kasoo sheekeneynay.
    Laga soo bilaabo barashadeenii 2015-kii ilaa laga soo gaaro kulankii ugu horeeyay ee aan isku aragno 2022-kii, rayadeenna ugu weyn waxa ey aheyd sidii aan ku midoobi laheyn, marba marka kadanbeysana caqabad hor leh ayaa imaaneysay.
    September 2022 waxa ay inoo aheyd faraxad gaara oo aan ku midownay. Waxaa dhamaaday kala fogaansho danbe oo innagu imaada.Alle ayaan uga mahadcelineynaa.
    Fadlan lasii wadaag asxaabtaada.
    Mahadsanid.
    #Hayaatifaraj

Komentáře • 53

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye Před 25 dny +1

    Gobanimo Guleysta🎉🎉🎉

  • @ZakiyaMohamed-tq9gk
    @ZakiyaMohamed-tq9gk Před 15 dny

    Mashaa allah wlhi midaas waxa ku hesheen allah ku xernedeen iyo dulqaadkiina masha allah allah idin barakeeyo lamanaha qurux bdn❤🫶🏻🤲🏻

  • @ashwaaq617
    @ashwaaq617 Před 28 dny +4

    Mashallah abaayo waad u egtahay ninkaaga

  • @ubahahmed6643
    @ubahahmed6643 Před 25 dny +1

    Labadaydii😢

  • @RoodoDhameys
    @RoodoDhameys Před 27 dny +4

    Ilaahayoow idin barakee qalbigaa idinka jeclahay sheekadiina kama caajisno noo badiya weekend ada sheekada

  • @user-pr7sy7td3b
    @user-pr7sy7td3b Před 27 dny +3

    Imaankoodo kaliyaan wax loo dhigaa jirin illahay haidin barakeeyo lamaanahaygii❤❤❤

  • @luulaaxmed8671
    @luulaaxmed8671 Před 27 dny +1

    Waxa an loo rafadin laguma dheefsado walalahey guuleysta waligin dhib danbo rabi idinma celiyo nolosha inta in harsan farxad aan dhamad laheyn idin rajeynaa❤❤❤

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p Před 27 dny +5

    I did catch in 48 hours watch all ya videos , i start from the beginning . Sorry baby sis now is the pass n tell your lil brother that his aunt say hi n stay in school 🎒🏫 husband of year thank so much for stand by her 🇸🇴🇺🇸 🎉🎉🎉🎉🎉 may Allah heal your guys pain 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻 may Allah protect you guys from evil eyes 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻 ameen ya rab 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 27 dny +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 Před 28 dny +1

    Ayy m.a xili hore baad nooso gelisen cawa inta soomalia jogta mahadzanidim noloshu idinma xumeyso 🙏

  • @ruwaydoruun2665
    @ruwaydoruun2665 Před 27 dny +1

    walaahi anaakamid ah waasugaa sheekadin marwalbo

  • @choukriboulale4722
    @choukriboulale4722 Před 28 dny +1

    Vous êtes vraiment courageux machallah ❤❤

  • @MaandeeqMaclincabdulahi
    @MaandeeqMaclincabdulahi Před 27 dny +1

    Waa injecelahay my family'

  • @user-jd3uy8qx3f
    @user-jd3uy8qx3f Před 28 dny

    M.a alle ayaa Mahad iskaleh oo dhibatadi aad usoo samirteen idinka dulqaday🤲❤️‍🩹

  • @user-jl1ve9rw5g
    @user-jl1ve9rw5g Před 27 dny +2

    Xalqadi koowad ilaa hda nila socdaa mi family hayati iyo abdirahman guuleydlsta lamaanaha qaranka❤

  • @user-zq3fk7sr1w
    @user-zq3fk7sr1w Před 27 dny

    Wllahi aad ayan Idin jeclahay family qurux badan dharka iskugu eeg yihiin masha allaha

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 28 dny

    Maa shaa Allaah tabaaraka llaah, waxaan idinka bartey iñàad yihiin dad Allaah ku xiidhan maa shaa Allaah. ❤❤❤

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 28 dny

    Allaah haina barakeeyo dhammaan teenba. Allaah ha'idin barakeeyo aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @MuhaAbdirashid
    @MuhaAbdirashid Před 28 dny

    Mansha allaah waan idinla socdaa 1 iyo 21 alle haydin xafidoh laamane qurux bdn tihiin❤

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 Před 25 dny

    One day ba walahi sunday ahayd today baku dawada isla tuday arkay qoyskan manshalah gulaysta 20 qayb dawada

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 Před 27 dny

    masha allah nolosha wada jir ku dhameysta

  • @iqraahmedhussein3147
    @iqraahmedhussein3147 Před 27 dny

    Asc Aniga aa dadkas kamid ah Ee awey Ahmed Yare❤❤❤❤❤

  • @user-uz7rp4wu1y
    @user-uz7rp4wu1y Před 28 dny +1

    First lik

  • @user-uz7rp4wu1y
    @user-uz7rp4wu1y Před 28 dny +1

    First view

  • @safiyakhadib6160
    @safiyakhadib6160 Před 28 dny

    masha allah illah ha iskukin dayo qisada hooyadaa ood kala maqneden sideed isku hesheen

  • @munamaxamed-en7ub
    @munamaxamed-en7ub Před 27 dny

    WllO mashalaah hore u socd

  • @user-sc6eg9iz1c
    @user-sc6eg9iz1c Před 27 dny

    Masha'allah

  • @user-wd9cb9fe8f
    @user-wd9cb9fe8f Před 28 dny

    Maan sha Allah
    Ale having bakeeyo

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 Před 26 dny

    Shly duhurki bilawday manta duhur la maroya 21 marooya

  • @user-uz7rp4wu1y
    @user-uz7rp4wu1y Před 28 dny +1

    Xayaat wajiga ku baray ma xanun satahy Abaayo

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před 27 dny

    ALxmdulilaah

  • @user-ry8bs6tz2i
    @user-ry8bs6tz2i Před 28 dny

    War aniga ka koow ah ❤❤❤

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 27 dny

    Axmed yare. Shekada maalagu soodaro

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 27 dny

    Masha allh lamaane soo samray guulaysta aniga 1 kala bilabay xayaat qisadeeda waanba sugi jiray ilaa qaybta kale soo galiso aad baan ula socday una xiisaynayey

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 28 dny +2

    Masha Allah guri baa nala siiyay markaa tiraahdeen waan farxay wlhi waxaan mooday in ay hada tahay subxanalah caawa waa jimce
    Ku saliya Rasuulkeena Muxamed Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @HussEinAli-ie2uf
    @HussEinAli-ie2uf Před 28 dny

    Thanks 🎉

  • @AishaAbdullahosman
    @AishaAbdullahosman Před 27 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 28 dny

    سلام عليكم ❤❤❤❤❤🎉

  • @deeqaluuley39
    @deeqaluuley39 Před 28 dny

    ❤❤❤🎉

  • @fowsiyaqasim4624
    @fowsiyaqasim4624 Před 28 dny +1

    Asc xaayad iyo ,xajigeeda mashallah qisada haday dhaato aniga ahaan joojiya baragamka ladabasha nonosha akhiro iyo aduunka waayo waxaad joogtaan kanada dadkuna wax iskuma quuran

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 Před 28 dny +1

      Qof ka sheekeeynaaya qiso xanuun badan oo soo martey maxaa laga cayuumaya maxaa loo quiri waayayaa in loo duceeyoooyaane

  • @CashoCayuni
    @CashoCayuni Před 28 dny +1

    Thanks 🫂🫂❤❤❤❤❤❤

  • @Fatima11-by
    @Fatima11-by Před 27 dny

    Wcs

  • @yahye2001
    @yahye2001 Před 28 dny +1

    DNA naga qaada maxaad u dhihi weyseen?

  • @fowziahuseeinwehliye4356

    Ani kow ila hada ni lasocda

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 27 dny

    Mahad sanidin sidaad noola wadaag teen sheka diina. Farxad ala in kugu dha meeyo nolosha

  • @afnaancabdlla1731
    @afnaancabdlla1731 Před 28 dny

    Partiga xiga laso dhaqsadah

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 28 dny

    DNA MAXAY IDINKAGA QAADI WAAYEEN

  • @MuhaAbdirashid
    @MuhaAbdirashid Před 28 dny +1

    Pls like usaara iyo subsctibe ta asxaabay