Qisada tahriibinteydii | xalqadii 18aad | maxaa nakala qabsaday waardiyaha xarunta.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 06. 2024
  • Waxaan joognaa oo aan wali kusuga nahay dalka Niger ee galbeedka Afrika.
    Waxaan isbaranay markaan waardiyaha xaruntii aan daganeyn, kadib markii aan kasoo baxnay gurigii aan mudada ku jirnay ee aan kaga dhuumaneynay maamulaha xarunta.
    Jaceylkeenu waxa uu kasoo tilaabsaday godad badan.
    Fadlan noo sii share gareey.
    Mahadsanid
    #Hayatifaraj

Komentáře • 34

  • @engwadhowr7701
    @engwadhowr7701 Před měsícem +22

    Taariikh: 3 jun 2024 6:30am Subaxnimo Magaalada Ummadda Soomaaliyeed Ee Mogadishu Waxaan isku diyaarinaa Inaa Aado jaamacadeeyda
    Waxaan ilaaheey uga baryaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed inuu dhibka ka Saaro meel wabooy joogaan
    Xayaat Adigana Adduunka dhib kugu filan waad Aragtee Aakhiro Allh SW Naxariistiisa Haku siiyo. Like ii saar ❤

    • @Hayatifaraj
      @Hayatifaraj  Před měsícem +2

      Aamiin wallo ❤

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      WCS XAYATI XABTY ADUN WAA IMTIXAAN ALE AYAA IDINKA DHAMEYAY ALE IDINKUMA SO CELIYO ISKU WAARA AAMIIN WAANA IDIN SALAMAYA TOOS IDIINLA SOCDAA❤❤❤❤❤❤ 1___18 HAL ERAY IMA DHAFIN XATAA DADKA REBLAYGA XATA WAN UGA JAWABAY BADANA WAXAN KU DHERAHAY SIDA XAYAT HOOYO AAWAY SIDA XAGE JOGTAN
      HOYADED UGANDHA DHAHAY WEY XANUSANAYSA NAXDINTI CARURTEDI AY WEYSAY
      😢 LAMANAHAN CANADE KU NOL YIHIN INNAN SAXAY JECLAHAY ALLE AYAA OG​@Hayat.Abdi2024

  • @user-ry8bs6tz2i
    @user-ry8bs6tz2i Před měsícem +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰

  • @luulaaxmed8671
    @luulaaxmed8671 Před měsícem +1

    M.a alaaah guuleysta waligin qof ilahay ku xiran mar walbo waxbo kama halaban❤❤❤

  • @ayanabdul8242
    @ayanabdul8242 Před 28 dny

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 yaa rabi 😭😭😭😭

  • @nimcomohamedabdi8885
    @nimcomohamedabdi8885 Před měsícem +2

    Daqiiqadaha badiya gacalayaal❤

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye Před měsícem +1

    Mansha Allah Guleysta🎉🎉

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před měsícem +5

    Allaah ha'idin barakeeyo aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲❤️❤️❤️🌹🌹🌹🥰🥰🥰

  • @lushapaecali2722
    @lushapaecali2722 Před měsícem +4

    Alx ilaheey haaidnbarakeeyo abayo abowe♥️😫❤️💯

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +1

    ALLAAHU AKBAR
    ALAAHU AKBAR
    ALAAHU AKBAR
    WAXAAD TIHIIN LAMAANE ISU SOO SABRAY ABID IS ILAASHADA WAXAAN IDIN LEYAHAY WCS WARXMATULAAHI WABARAKAAT
    ABID HAKALA TAGINA
    OO ISKU WAARA ❤❤❤❤❤❤❤ FROM QARDHO

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad Před měsícem +2

    Masha allah

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj Před měsícem +5

    Subax lamida waxàn ka daawanaa qisadaan hyderabad india saacadu waa 9:43 subaxnimo ilaahey walaalayaa ha idin dhowro alle idin xafido ❤❤❤ waayo kala duwan waa soo marteen ilaahey baa awood badan oo mahadsan idin ka soosaarey arxan daradaas

    • @konjoelmi3502
      @konjoelmi3502 Před měsícem

      Hyderabad igu salam waa nagaladan kusoo koray waxkusoo bartay I hope inad one day imado insha allah

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 Před měsícem +4

    Allha jecliyaa qisadaan markee iso dhacdo

    • @faizthabet2171
      @faizthabet2171 Před měsícem

      Kula mid ban ahey wan fiiriyaa in ay soo dhacdey ❤

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 Před měsícem +1

    Dhibka lqguma waroo dhaxal looma yeshee waaa uu dhamadaà❤

  • @bostayoahemd3054
    @bostayoahemd3054 Před měsícem +1

    Wa ku haysta

  • @Miskimaxamudindho-xt6zw
    @Miskimaxamudindho-xt6zw Před měsícem +1

    Family aan taageero wlhi inan ini daawada kama daalo❤❤❤❤❤

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před měsícem +1

    Manta wan daahay alle farxad idin dhiman hadhidhamestiro

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před měsícem +7

    Dhibka laguma waaro alxmlh nolol wanasan kuwara iyo farxad

  • @Nastexomahamedyasiin
    @Nastexomahamedyasiin Před měsícem +1

    Masnsha allah alle ha isku kiin dayo❤

  • @suleekhacismaan5662
    @suleekhacismaan5662 Před měsícem +1

    Masha Allah alle ha idin barakeeyo

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem +2

    Sacrifice ayuu kuusoo sameeyay cabdirahmaan make sure you protected he's heart

  • @user-ri1jj6eg9v
    @user-ri1jj6eg9v Před měsícem +3

    Abaaayo cumar yare natus😢

  • @farhiyonuur9293
    @farhiyonuur9293 Před měsícem +2

    qisadaan markaan dhagaystay waan caloolxumaaday wixii kugu dhacay abayo marka koowaad caafimaad taam ah ilaahay kaaga baryaa marka labaad waxaan idinkugu ducaynaa owlaad baari ah oo saalixiin ilaahay haidinsiiyo

  • @CashoCayuni
    @CashoCayuni Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sj7xb4xo5m
    @user-sj7xb4xo5m Před měsícem +1

    AXMAD YARE AAWAY INAA KEEN TAAN AAN
    WAAYE AAN ARAGNEE

  • @user-uo2qq9zt4q
    @user-uo2qq9zt4q Před měsícem +1

    ILAHAY HADAAD TALO SAARADO WAX KAA HALAABAYO MA JIRDO.FAMLY MAR WALBA ILAHAY BAY TALO SARANAYEEN, WAANA SABABTA AY U GUULEYSTEEN😊

  • @saciidomaxamuud230
    @saciidomaxamuud230 Před měsícem +1

    Xayaday ďar ale idiin jecelahay ìisoduceeya qaxooti bankujira Ina idin lakulmo jeclahay

    • @Hayatifaraj
      @Hayatifaraj  Před měsícem +2

      Allaha kuu sahlo amuurahaaga wallo ❤️

  • @AbdiAhmed-sl9rp
    @AbdiAhmed-sl9rp Před měsícem +1

    Asc huuno wuxu tahriib maahayn afduub uguyeer hada kadib