Qisada tahriibinteydii | xalqadii 27aad | waxaan bilownay shaqo cusub .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 06. 2024
  • Sidii aad la socoteen, sheekadeenu waxa ey inoo mareysay innaga oo galnay nolol cusub.
    Qeybtaan shaqo cusub ayaan ka helnay UN-ta Qeybta caruurta. Alle ayaan kaga mahadcelineynaa nimcadaas waqti aan u baahneyn ayuu innoo gargaaray.
    Runtii faraj ayaa inoo furmay sidaan kaamka qaxootiga u imaanay.
    Ma garan kartid meesha kheyr kuugu jiro, aad baan uga xumeyn markii aan imaaneynay. Balse si aynan fileyn ayey waxwaliba isku badaleen.
    Hadad Alle heysato runtii cidnq uma baahnid.
    Alle ayaa mahad oo idil u sugnaatay.

Komentáře • 33

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 17 dny +2

    Wada noolaadooo nabad kuwaara❤❤❤❤🎉

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před 16 dny +1

    Ubad baari alle ha idin siiyo

  • @damacibrahimducali2942

    xidigaha waxakamida xidigta wabari waxara xirta cirjiirta sacaha ururka wabankala illowbay ❤❤❤❤❤

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 15 dny

    Ahalu quraan wan idin salaamay axmed yare ku aaway

  • @luulaaxmed8671
    @luulaaxmed8671 Před 17 dny

    Mansha slaah guuleysta meel kastoo tagtin ha leydinka jeclado my famly ❤❤❤❤

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 15 dny

    Kaam leey fanya. Ayeey ahaayeen

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 Před 13 dny +1

    ❤❤❤❤❤ where is ahmed yare nookeena fadlan

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
    @ShaafiyaIsmaaciilxasan Před 17 dny +3

    Hayaad adi no sheke wiilka waxogaa waa ku caajisne

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 17 dny

    Masha allh qaybta sagootinta iyo balan oofintii noola soo dhaqsad qisadiinubwaa dhamad lkn muqaaladiina kamaba xiisa dhacaayo❤❤❤❤

  • @faadumomaxamudmaxamed3223

    Masha alaah

  • @NafisoAbdulkadir
    @NafisoAbdulkadir Před 17 dny +2

    Anoo dawan baan like idinsary wyo hdaan dawado wn ilaawaya ❤

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 15 dny

    Dagmada sey biyano iigu dar ned. Kkkkkk xayad cadi maaha maasha alaah

  • @Iqradaahirwarsame
    @Iqradaahirwarsame Před 17 dny +1

    Ana ugu horeya mnta❤❤

  • @cabaasmedia3941
    @cabaasmedia3941 Před 17 dny

    Sxb waacusubtihiin lkn Baraf waa sugaysiin

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 17 dny +1

    First comment 🎉🎉🎉🎉

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 16 dny

    😍😍❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 17 dny +1

    Ciid Mubarak kulu caam wa antum dayibiin 🤲🤲🤲❤️❤️❤️

  • @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf

    Wcs warxmatulaahi wabarkatu

  • @salmoabdimohamud6575
    @salmoabdimohamud6575 Před 17 dny

    Asaxaabay sheekada hora usocod uyeela wax yar ayad sheegaysaane

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před 17 dny +1

    Waa waxa hada is wareysano yala qatey yaa baxey dowladee qadatey waa iga aamuseen kkk waala aqoonsadey

  • @iqraahmedhussein3147
    @iqraahmedhussein3147 Před 17 dny

    🎉🎉🎉🎉Eid Mubarak

  • @FardowsaAbdikani-vw1cd
    @FardowsaAbdikani-vw1cd Před 17 dny +1

    Maasha allah sheekadiina waa ka helay lkn tiktok maxaa nooga soo qaban wayda wlley

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před 17 dny +1

    Aad baad nooga soo daahdeen saan idiin sugeyn waa daalney

  • @user-rx5tj9jb8o
    @user-rx5tj9jb8o Před 17 dny

    Su aal àan idin waydiinya salaatu Laylkii ma joojiseen waa furaha noLosha waligiin joogteeya wllhy

  • @daganabdi1697
    @daganabdi1697 Před 17 dny

    Hayaat faraj Iyo saygeda Qisadina Wan dawada ima dhaafto.Marka dhahdeen biya nalaku rusheyay wa qosaly Faraxadina jeclahy Qaybta 28 wa sugena

  • @IqraAbdi-jj9jn
    @IqraAbdi-jj9jn Před 17 dny

    Walhi aniga xidigahas wanba uxiisay

  • @AishaAbdullahosman
    @AishaAbdullahosman Před 17 dny

    ❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 Před 17 dny

    Tik tok inta iku arkay aan inta imid 1 ilaa 26 habeen iyo malin kudawaday m.a farxad kuwara

  • @user-ri1jj6eg9v
    @user-ri1jj6eg9v Před 16 dny

    Cumar yere natusa please 😢😊

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 17 dny

    Abdi sheekada marax buu ka dhigay wlhi ilaa inta uu kusoo biiray mawduuca dhab buu ka baxayaa gabadhii meel mcn noo marineeyso ayuu kolba dalaq soo dhahayaa. War heedhe aamus gabadha ha noo sheekeeysee🤔🤔

    • @Sabirin81
      @Sabirin81 Před 13 dny

      Sheekaduba markay wada wadaan sii qurxanaatay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 17 dny

    Xdigaha waxan ka xasuusta xiga ururkw iyo waxara xitaha