Qisada tahriibinteydii | xalqadii 26aad | hambalyadii u horeeysay ayaan helnay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 06. 2024
  • waa sheekadeenii tahriib ee kasoo bilaabatay Kenya ilaa Canada,
    wixii dhib aan soo marnay Alle waa inna soo dhaafiyay, meelihii hambalyada iyo farxada ayaan soo galnay, waxaa markii u horeeysay la innoogu hambalyey inan isku kiis noqonay oo aan isku meel soo gaarnay.
    fadlan nagu caawi sida uu muuqaalkeeno meel dheer ku gaari lahaa,
    10 kun wax yar ayaa innooga dhiman, nagu soo biir hadaad nagu cusub tahay.
    mahadsanid.

Komentáře • 105