Jawaabaha su’aalo la inna soo weydiiyay | Qeybta 1aad|

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 06. 2024
  • 10 su’aal oo ah su’aalo la inna soo weydiiyay, ayaan muuqaalkaan uga jawaabnay.
    Waan idin kaga mahadcelineynaa sida wanaagsan ee aad noola socotiin.
    Su’aalaha aad qabtaan oo ku aadan safarkeeygii tahriib, si qalbi furan ayaan idin kaga jawaabeynaa (insha Allah).
    Mahadsanid.
    #Reer-Guuraa

Komentáře • 55

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
    @ShaafiyaIsmaaciilxasan Před 21 dnem +7

    Masha alah family ka ugu jecely media

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před 20 dny +1

    Masha allaah ❤❤❤❤

  • @SamiiraHaybe
    @SamiiraHaybe Před 20 dny +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 Před 20 dny +1

    Allaha isku kiin barakeeyo
    Qofku jecel si daacada wallahi si lagu helaa aad iyo aad u adag.barakallahu fiikum

  • @NasrCisman-kp2dy
    @NasrCisman-kp2dy Před 21 dnem +3

    Noloshaaa nabsi baxeedii alle haku siiyo wllo xanuun waaye wllhi😢😢

  • @rodaabdi9856
    @rodaabdi9856 Před 20 dny

    Walaalahan sidaaan u xiisyo cid aan u xiiseeyo ma jorto wallahi, guulaysya

  • @ayanabdul8242
    @ayanabdul8242 Před 21 dnem +3

    Man sha allah war family please an 100 garsino in sha allah I love you ❤️😘💕 family

  • @idilcalimaxamed7091
    @idilcalimaxamed7091 Před 21 dnem +2

    Msha allah sifican ba ula socde 1-25
    Faraxad kunolada uwad bari kala hela❤❤

  • @safkaxaaji7992
    @safkaxaaji7992 Před 21 dnem +1

    Xiligee safaraka tahriibintiina bilaabatay xiligeena canada gasheen ❤Guuleysta family qurux badan ❤

  • @user-mc6xg8ej3m
    @user-mc6xg8ej3m Před 21 dnem +3

    Masha Alha family qurux badan gulaysta aaqiro iyo aduunba❤❤

  • @Sabirin81
    @Sabirin81 Před 20 dny +1

    Kuwiii dhibkaaas idin marsiyay ilahy ciqabtiisa hamariyo😢😢😢😢😢

  • @Fatima11-by
    @Fatima11-by Před 21 dnem +2

    Noolaada 🎉❤❤
    1:guurkiina iyo tahriibinta yaa horeeyey

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 Před 3 dny

    Ax wlh Waa qiso xanuun badan

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg

    Masha allh family qurux badan family igu horeeyay oo xijaabka saxda ah wato Masha allh ilhy ha idiin ziyadiyo waligaa sidaan ahow yaan lagaa vadalin

  • @tonyyayo9343
    @tonyyayo9343 Před 21 dnem +4

    Please gawadha like ta u sara

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 21 dnem +2

    Ahalu quraan wan idin salaaamay

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 21 dnem +4

    Ilaahay baa kaa soo badbaadshay lkn nolo cariiri ah waad soo marteen adiga iyo axmad wiilkaas haduusan qalbiyan uxanuunsan nasiib buu leeyahay maxamad daahir aduunka intaad nooshahay haka daba harin si uusan ilma dambe oo somaliyeed usoo qayaanin aduunka allha ku cadaabo 😢😢

  • @AbdullahiAhmed-hu9uj
    @AbdullahiAhmed-hu9uj Před 21 dnem +2

    Mashaalh Ilhy haidin barakeeyo

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan Před 19 dny

    Xijabkan aad hada xidhantahay wlhi hooyadaa oo halkan taagan ayaad noqotay wllshy ina aan hooyada hor taaganahay ayaan mooday

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 21 dnem +1

    Mashaa Allah dad adag ayad tihiin

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 Před 10 dny

    Walaalkaa maad na tustid

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 21 dnem +1

    Jirka zidee ugu qoratay. Nambarada nalawadaag habo

  • @user-pg4uq1cn2h
    @user-pg4uq1cn2h Před 21 dnem +1

    Xanun adun waad aragtay hayat akhiro Allah kugumadaro wana lagu dulmiyey wlhi dulmiga ilahay majeclo❤ marka waayo qurux badan owlad bariya Allah haku siyo insha Allah❤

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln Před 21 dnem +1

    Mashaa allh ❤xijaabku waa sharafteena❤

  • @user-oj2mf9rt1o
    @user-oj2mf9rt1o Před 21 dnem +1

    Mashallah ❤

  • @user-vn4hc3mh4o
    @user-vn4hc3mh4o Před 21 dnem +1

    walaah,waala,xumahay,dhalinyardeenii,somaliyeed,waxmudhacay,gabdho,iyo,will ba,adiga,shugkira,alaahay,badi

  • @sahromaxmedsahromaxmed6074
    @sahromaxmedsahromaxmed6074 Před 21 dnem +3

    mahad sanidin suasha xigta xayadey adi iyo xajigaga seikugur saten waba yared markase

  • @ubaxcabdulaahicabdulaahi8328

    M.a ❤❤

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 Před 21 dnem +1

    M.a ❤

  • @hayaatomarali9952
    @hayaatomarali9952 Před 21 dnem

    My beautiful couples

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 21 dnem

    😍🥰❤❤

  • @meymunaxmed9842
    @meymunaxmed9842 Před 21 dnem

    MARKALOO KAALUMAY SAANOO SHEKTAY Abaayo

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 21 dnem +3

    Xijaabkii hooyo keentay masha Allah qurux baad ku noqotay ❤❤🎉

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Před 21 dnem +1

    Hbo music maad iska xirtid maalmihii fiicnaa ayaa lagu jiraa allaha noo danbi dhaafo 😪🤲🏼

  • @munamire-zv4ir
    @munamire-zv4ir Před 21 dnem +1

    lamanaheygiiih barakoooba Insha Alh ani part1ila hada wa idin le. socdaa wana idin la soco doona Insha Alh lamanaheygiiih alle ha idin barkeeyo ❤😢❤

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 20 dny

    My advise is it's up to you ha iska barina social media wiilka yar waa just talo dhalinyarada qurbaha ku dhalatay runtii ma sameeyaan dadka somalia ma timid waxyaabo badan ayuu barankaraa macnaha social media dhibaatooyin badan ayuu u keenay communityga somalida waxa laga yaabaa inuu obsessed ku noqdo wax fure ah maleh markaa ha iska barina idinka ayaa hada masuul ka ah

  • @shukraanshukraan5904
    @shukraanshukraan5904 Před 21 dnem

    Axxx🥺😢

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 Před 21 dnem

    gormad is gurstb

  • @user-jh7ru3ez2s
    @user-jh7ru3ez2s Před 20 dny

    Wlakayda away hada 😢

  • @user-pr7sy7td3b
    @user-pr7sy7td3b Před 21 dnem

    Qisadiina noogu soo xigsiiya clipkan please 😢

  • @drmunoadam3547
    @drmunoadam3547 Před 20 dny

    qisada axmed yare kuso dara

  • @naimaalasow9625
    @naimaalasow9625 Před 21 dnem

    wll lkn maxaa u badashyen magaca hayad faraj magacada iso qisadadi wey is lahayen habaryartey o qisada la soctay xita wey ka xumaty in a badashan plz so celi magacas ❤🙏

  • @mohamedqaasim2274
    @mohamedqaasim2274 Před 21 dnem

    Abyo editing ka hilmaantay M.a Barnaamijyo kale ayaa kaa Sogenaa I.a

  • @RoodoDhameys
    @RoodoDhameys Před 21 dnem

    Aaway qaybtii 26 naga daaya dee todobada beri malin sulaha u sameeya😂 nookala sooca

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 Před 21 dnem

    اءسف

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln Před 21 dnem

    Kan kula fadhiya walaalka miyaa

  • @IqraAbdi-jj9jn
    @IqraAbdi-jj9jn Před 21 dnem

    A bayo axl hadey ilkaa dhicin ama ilkaha kaa dhicin waxba waxey kadaran yihiin ilahey intii kugu dhacdana samir hakasiyo oo haki ilobsiyo adunkada hora isii wado xasusaha xuna iska iloob

  • @mulkihussein9538
    @mulkihussein9538 Před 21 dnem

    Xayadey habaryar waxan kuweydiyey qofka markay lacag kaqaatan makuwa Kaley kuwarejiyan si lacagkale looga qaato wiilbaa waxa IGA haysta margafe itoobiyan ah xarun maakutaala caasimada agteda wiilba Halka iiga jira mudo Hal usbuuca iisoo jawaab habaryar kurba ihaysatee

    • @Hayatifaraj
      @Hayatifaraj  Před 21 dnem

      Hooyo Allaha kurbada kaa qaado, wiilkana si nabada cadowgaas ha uga soo badbaadiyo, aniga waqtigii aan joogay dadka waxaa lagu sii iibin jiray meelaha caasimada ka fog sida Binwaliid iyo meelaha kale, balse caasimada wali ma arag qof lagu dhex iibsaday.
      Waxaa laga yaabaa in uusan markii hore caasimada joogin oo ey been kuu sheegayeen.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 21 dnem

      Abaayo kurbada allaha kaa qaado aaamiiin
      Wiilka FAATAXO HALOO MARO JAMAC AH
      SADAQADNA UNIYEYSO UBIXI AGOON AMA CURYAAN INSHAA ALLAAH WUUKA BAXAYAA AAAMIIIIN

    • @Abdullah-mc4qk
      @Abdullah-mc4qk Před 21 dnem

      Kurbada alla haka qaado habo. Wiilka kaa tahriibay alla hakasoo badbaadiyo magafayaashaas shartooda. Habo isdaji ilaahay isku xir. Waxuusan ilaahay qorin kuma dhacayaan wiilkaas. Qaddarta ilaahay ku qanac marwalbe. Ilaahay talo saaro asaga kaliya ayaa waxwalbe oo dhib ah kaa badbaadin karo.