Qisada tahriibinteydii | xalqadii 25aad | macalimiin dugsi Quraan ayaan noqonay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 06. 2024
  • Waxyaabaha aan kusoo badbaadnay oo aan Alle marwalba uga mahadcelineynaa sida uu marwalba talada suuban inoo waafajiyay.
    Quraanka iyo ducadu waa labada sheey ee aan kusoo badbaadnay, rabina na waafajiyay.

Komentáře • 64

  • @Kawsar-yn8ve
    @Kawsar-yn8ve Před 21 dnem +1

    I finished all the episode's in 24 hour's.😢 alxm ilahay dhibkaa idanka soobixiyey baa mahad leh.
    waxana idin rajena inaad xariga alle ku sii dhagtan xilli walba.
    Ilahyna dhib dambe idin matuso ❤

    • @Hayatifaraj
      @Hayatifaraj  Před 21 dnem

      Aamiin wallo. جزاك الله خيرا

  • @qosolqaramitvqaraami1466

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤inta nolosha idin dhiman guleysta waligiin❤

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 Před 21 dnem

    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah masha allah tabaraka raxman illaahey markuu towfiiqda ku waafijinaayo saan camal waaye.

  • @ayanhassan1271
    @ayanhassan1271 Před 13 dny

    sheekada tahriibta naga joojiya waa murugo aniga waan ooyaa ma dhagesankaro sokorna waanqsbaa ee noo ku badala sheeko farxadhe is aad isku bara tee see isku guursateen waxaa tihiin qos qurux badan masha allaa ku dayasha mudan

  • @Sabirin81
    @Sabirin81 Před 20 dny

    Alhamdulilah ugu danbayn waaa lasoo dhamaystirtay dhamaan qaybihii taxanaha ilahy mahad iska leh waxas oo dhib ah idinka soo badbaadiyay alhamdulilaah ilahay swt haidinku arsaaqo cafimaaad,farxad iyo dhoolacadyn,meel walba oo jogtaane ilahy swt haidinku amaansado insha allah❤anaga alle swt faraj khayr qba hanoo furo😢

  • @user-sz6yu5qi6o
    @user-sz6yu5qi6o Před 22 dny

    Maasha Allaaah illaahay ha idin xifdiyo

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f Před 22 dny +4

    Mansha allah meshas waxan ka fahmey alla kacabsiga iyo ku xirnashaha eebe in guul lagu gaaro

  • @daganabdi1697
    @daganabdi1697 Před 22 dny +2

    Ustaadyaal.gulaysta wlhi qisadina ima.dhaafto Liketa ka bilaaba Kadib dawada laamane An tagero tihiin Alle ha idin xafido dinta.Allah baad ku gulasaten Ardayna Wad barten qur.aanka ❤❤

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 22 dny +3

    Ahalu quraan madaxaaa iisaaran tahiin hadana sii ad keeya faafinta qur aan ka maasha alaah kambalan in kala socdaa

  • @user-ov7nc6ss8l
    @user-ov7nc6ss8l Před 22 dny

    Mashallah

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před 22 dny +1

    Masha allaah qofkasto alle kuxeran waa guulestaa saliga nabiga scw waa kunafisaa markaan cules dareemo

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 22 dny +2

    Masha Allah qofkiii alle isku xiraaa waa ku filanyahay alx ❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 22 dny +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه

  • @luulaaxmed8671
    @luulaaxmed8671 Před 22 dny +1

    Mansha alaaah fmlykeygi guuleysta abidkina❤❤❤❤❤

  • @SahraOdowa-tz1yf
    @SahraOdowa-tz1yf Před 22 dny

    macalimiinta👋👋

  • @user-pg4uq1cn2h
    @user-pg4uq1cn2h Před 22 dny +1

    Ehelu kheyr bad tihiin hayat iyo abulrahman❤

  • @diibaadan2272
    @diibaadan2272 Před 22 dny +2

    Guul baan marwalba inii rajaynayaa❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 22 dny +1

    Masha allh lamane diin iyo akhlaaq rabi ku manaystay miizaanka aakharo allha idiin saaro

  • @kadramohamud1318
    @kadramohamud1318 Před 22 dny +2

    Mashaa Allah waa runtiin
    Waxaad tihiin dad qalbi wanaagsan oo rabbigooda kuxirnaay marwalbo. Illaaheey hana waadajiyo inaan marwalbo joogteyno cabsidiisa. Illaaheey ha idin xafido walaalahey

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 22 dny +1

    Mashaa Allah waxad tihiin dhalin yaro wananag san barakallah

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 22 dny +1

    ومن يتق الله يجعل له مخرجا

  • @user-fn4yj2nb1o
    @user-fn4yj2nb1o Před 21 dnem

    M.a allah baa idin la jira mar walba❤❤ part 25 waa nagala soo daahdeen fadlan 26 la soo dheereeya

  • @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf

    Macalin cabdi rixman iyo macalin xayaat Masha Allaah horay u socda marwalba khayras ad sadaqeysaten ilhey miisanka xasanad haidin saro ❤

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 22 dny +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 22 dny +1

    Maa shaa allaah tabaaraka llaah, Allaah ha'idin barakeeyo adduun iyo aakhiraba aamiin aamiin aamiin. 🤲🤲🤲🤲🤲❤️💕🌹🥰

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 Před 22 dny +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيرا كثر الله امثالكم 🎉🎉🎉🎉

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před 22 dny +1

    Mashaa allah misanka aakhiro allaha idinsaro

  • @mulkihussein9538
    @mulkihussein9538 Před 22 dny +1

    Manshaallah allaha idin barakeyo

  • @AishaAbdullahosman
    @AishaAbdullahosman Před 22 dny

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 Před 22 dny +2

    Xabiibtii xijaabka inaad kusoo duubto oo allaah dardiisa uqaadato maadaama allaah kaaga hiiliyey cadwgii kuqabtay❤

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 Před 22 dny

    Xayaad waan kuu xiisnay shalay intee Naga aaday❤❤❤

  • @ibnusalahmohamud9367
    @ibnusalahmohamud9367 Před 22 dny +1

    Ustaad best story ever I heard and strong believers

  • @user-sc2tc7pc4j
    @user-sc2tc7pc4j Před 22 dny +1

    Macalin iyo macalimad❤

  • @ZeinAhmed-in7sh
    @ZeinAhmed-in7sh Před 22 dny +1

    Guulaysta markasta ❤

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 Před 22 dny

    M.a alhuma baarik barkowa❤

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Před 22 dny +2

    Dad ahlu qeera waye familkan

  • @RoodoAbdi-gi8zr
    @RoodoAbdi-gi8zr Před 21 dnem

    Marķa horaba qùr aan ku iib ma aha

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 22 dny

    Wow maasha alaah wan idin sugeeynay

  • @sahrabilan9298
    @sahrabilan9298 Před 22 dny

    Mansha Allah tabaarakallah ❤

  • @AidarusclayAidarusc
    @AidarusclayAidarusc Před 22 dny +1

    Mash allh 😢😮😮😅😅

  • @sahromaxmedsahromaxmed6074

    ma sha allh gulesta

  • @user-sc2tc7pc4j
    @user-sc2tc7pc4j Před 22 dny

    Masha allaah

  • @Chrisnelsonn
    @Chrisnelsonn Před 22 dny

    Sheekadaan goormee dhamaanaysaa

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 Před 22 dny +1

    Waa laidinka qAday

  • @salmoabdimohamud6575
    @salmoabdimohamud6575 Před 22 dny

    M.a

  • @geenyoGadoon08
    @geenyoGadoon08 Před 22 dny

    Shalay waa gambiseen 😢

  • @RoodoAbdi-gi8zr
    @RoodoAbdi-gi8zr Před 22 dny

    Xayaadeey xamuurada hamarsan afka xaga diinta ahw

  • @ayubabdulahi2593
    @ayubabdulahi2593 Před 20 dny

    Asc wll xayaat waxaan ku wey diiyey weli maku yaaliin lambaradii jirkaaga

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 Před 22 dny

    Asc xayaadeey cabdi koofida ka tour kumasoo baxayee,
    Guuleysta weligiin.

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Před 22 dny

    Wiilkii sheekada ku soo dara markan wiilkii intuu seexdaa

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 22 dny +1

    Ustaadyaaal 😂😂😂😂

  • @nimcosalad2342
    @nimcosalad2342 Před 22 dny

    Waxad shar modayso o qayr ku ah ba jira

  • @nafisaabdimohamed8883
    @nafisaabdimohamed8883 Před 22 dny +2

    Hayat io Abdirhman lamanaheyga guuleysta mar welba wa idin jeclhy ❤

    • @Hayatifaraj
      @Hayatifaraj  Před 22 dny +1

      rabi haku jeclaado wallo.

    • @umucabdullaahi2386
      @umucabdullaahi2386 Před 22 dny

      Maasha allaah

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 22 dny

      ​XAYATI IYO CABDI WCS HALQADI 19 IIGU DAMBEYSAY SORY WAAN KAXUMHAY AROOS KA SHAQAYNAYEY WANSE DHAMAYSAN DONA ❤❤❤❤❤❤❤
      WAQTIGU HA IDIIN WACNAADO AAMIIIIN
      ❤❤❤❤WAAN IDIIN XIISAY ❤❤❤​@@Hayatifaraj

  • @fowziahuseeinwehliye4356
    @fowziahuseeinwehliye4356 Před 22 dny +1

    Saliga nabiga cajiib waye whlii❤
    Aan ku dadalno

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 22 dny

    😍❤️❤️❤️🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉