Qisada Tahriibinteydii | xalqadii 20aad | waxaan kulanay maamulihii ugu sareeyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 06. 2024

Komentáře • 46

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 Před 28 dny +3

    Cadaado waa laga cunaaa ayaxa maxaa ucuni weyseeen 😂😂😂😂 masha Allah waa sooo dulqaadateen, Abdi si uuu kuuu helo kaadidiisa usoo cabay, xayaat sidoo kale guuuleysta

  • @geenyoGadoon08
    @geenyoGadoon08 Před 28 dny +6

    Wllhey saacaan hasoo dhigina xiliga soomaaliya ay galbihii iyo fiidkii hore utahay soo dhiga si aad views fiican uheshaan

  • @faatii333
    @faatii333 Před 28 dny +1

    Maasha alaah family qurax badan isku waaro ubad baariya kala hela

  • @Ahmednuurmohamed-ih3gz
    @Ahmednuurmohamed-ih3gz Před 28 dny +1

    Mansha allah ❤ farxad ku wara abid 🎉

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 Před 28 dny +1

    Jecelkeni hawaaro waladhey somaliyed

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 28 dny

    ومن يتق الله يجعل له مخرجا xaqiiq waaye taasi

  • @bostayoahemd3054
    @bostayoahemd3054 Před 28 dny +1

    Wa in salamnay

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 Před 28 dny

    Congratulation 10 k coming soon hayat nd Abdi

  • @fadumomohamed4894
    @fadumomohamed4894 Před 28 dny

    Horay u socda axbaabii ❤❤nolosha haidin macaanaato

  • @sahrabilan9298
    @sahrabilan9298 Před 28 dny

    Hambalyo 70k❤

  • @tasniimloveyarey2569
    @tasniimloveyarey2569 Před 28 dny +1

    Wadankaas waxuu aad ugu dhawyahy dhaqan ahan marka ka shekeysaan uganda 🇺🇬

  • @naimaalasow9625
    @naimaalasow9625 Před 28 dny

    masha allah wn ku faxsanhy in a idinla sogaro ilaa 20 an idinku cajisin allaha idin xafido abyo iyo abowe ❤❤

  • @fowziahuseeinwehliye4356
    @fowziahuseeinwehliye4356 Před 28 dny +1

    Sooor le cunayan
    Shiiimo aa laga dhaha wadanka jogo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 28 dny

    Wcs xayaat qurux iyo abdi sharaf iyo karaamo❤❤❤❤

  • @hamdigeedi
    @hamdigeedi Před 28 dny

    Horumar wacan abyo iyo abwe ❤

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 28 dny +1

    Cadaado markii laga cu naayay. Xagee jir teen anyax waa xalaal lakiin alahey kale

  • @leylomaxamed7757
    @leylomaxamed7757 Před 27 dny

    Masha allaah

  • @missdhibo7391
    @missdhibo7391 Před 28 dny +3

    Congratulations 70k❤

  • @tasniimloveyarey2569
    @tasniimloveyarey2569 Před 28 dny +1

    Africa cadi ayuu ka yahay walalkey uganda 🇺🇬 xita walaga cunaa wlhi

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 28 dny

    Waxaan ahay lambar 3 Alxamdu lillaah 1-20 ❤️❤️❤️

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad Před 28 dny

    Masha allah

  • @luulaaxmed8671
    @luulaaxmed8671 Před 28 dny

    Mansha alaaah sheekadinu midbo mida ka danbeyso waa noo sii macanee ee la soo dhaqsada lkn qeybtan waxan ku qoslay
    Anyaxa la cunayo hayat iyi cabdi maxaa u diideen anyaxa inaa tahin famly anyax ma ilowden ala sidaan u qoslayey wan fuuray anyax ayaa laga cunaa meesha markaa dhahdeen tolow hadan rer xaaji nahay dadka nager iyaga miyaa naga dhumay mise anaga ka soo dhunay😂😂

  • @jamacdoole2780
    @jamacdoole2780 Před 28 dny

    Qiso qiiro leh😢

  • @dilal633
    @dilal633 Před 28 dny

    Malintii 2 qaybood soo galiya waa nagu bargoyseene

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye Před 28 dny

    Guleysta 🎉🎉

  • @user-pn6dp7po9d
    @user-pn6dp7po9d Před 28 dny

    Cidiina wey cunaa

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před 28 dny +1

    Abayoy hooyadaa mabasheegoysidee maxaa dhacay adoo telkeeda weeysan ku ogaa

  • @AishaAbdullahosman
    @AishaAbdullahosman Před 28 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh Před 28 dny

    Like saara

  • @MuhaAbdirashid
    @MuhaAbdirashid Před 28 dny

    Wcs laamanahaygii farxad ku waara abidkiiin ahmed muqaalka noogu soo dara

  • @xakiimabashirabdulahi631

    Bakaylaha wa cunaan

  • @user-uz7rp4wu1y
    @user-uz7rp4wu1y Před 28 dny

    Am first

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 28 dny

    😍❤❤❤🎉🎉

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 28 dny

    Mus qul laan taa iigu xanuun badneet

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t Před 28 dny

    Haa sidan ku fakaraayay maxaad ul laa luushi weydeen. Wardiyaha

  • @user-zq3fk7sr1w
    @user-zq3fk7sr1w Před 28 dny +1

    Family qurux badan masha Allah

  • @isradhemanibra3665
    @isradhemanibra3665 Před 28 dny

    Dulqad io sabarka wa waxa aad halkan kuso gaarteen family quruxbdan nolosha idinma xumeyso

  • @fowziahuseeinwehliye4356

    Adinka xaa ucuni wesey rer cadado waa cunane😂

  • @aliahmed-cz8uo
    @aliahmed-cz8uo Před 28 dny

    Ahmed yare maxad uga reebteen muuqaalka

  • @user-jl1ve9rw5g
    @user-jl1ve9rw5g Před 28 dny +1

    Waa soo daahisen caawa soo dhaqsada walalayal wlhi hayati iyo abdi best couple 4:30 habenimo saladi supax wx yar baa dhiman wlhi❤ soo galiseen wlhi idin salama walaalayaal❤

  • @malyuunahmedabdi3255
    @malyuunahmedabdi3255 Před 28 dny

    Reer cadaado waa cunaan maqlee maxa 😂ucuni weeydaydeen

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 Před 28 dny

      Ayaxu waa xalaal laakiin ilaaheey soomaalida uma baahin wadamadaas waa majority sabool teeda kale dhainyaradan waa from muqdisho ayax waxaaba laga yaabaa In eeysan arkin

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh Před 28 dny

    Axmad yare