Kalsooni hadal.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 06. 2024
  • Muddo isbuuca ah ayaan sameeyay tijaabo yar oo aan si toosa kaamirada horteeda uga hadlay.
    Aniga oo aan waxba diyaarin ayaan sameeyay tijaabadaas. Waxwalba oo maankeyga kusoo dhaca ayaan ku hadlay si kalsoonideyda hadal u dhisanto.
    Haddii aad wax uun ka faa’iido fadlan sii share gareey.
    Mahadsanid

Komentáře • 33

  • @Hayatifaraj
    @Hayatifaraj  Před 23 dny +3

    Feel free to write ✍️ me.
    Qoraal kasta waan aqrin doonaa, waxkasta oo caqligaagu kusiiyo isoo qor 😊
    Waa tijaabo nafsiyadeed.

  • @fartuundaahir1501
    @fartuundaahir1501 Před 23 dny

    Hore usuco inshallaah waagu lesenesaa🎉

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 Před 23 dny

    Family qurux badan baa tihiin rabbi hanii xifdiyo waana fikrad fcn tijaabi kalsonidaada hadalka

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 Před 23 dny

    maasha Allaah horey u socda

  • @farxaancali7125
    @farxaancali7125 Před 23 dny

    Horay u socda guul baaan idin rajayna

  • @user-dj6mr6kd9b
    @user-dj6mr6kd9b Před 23 dny

    Sxb macan waxa tahy qof karti leh guuleyso I.a 🎉❤

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před 23 dny +3

    Sheekadan hanoo danbeysee noosoo dhameystira qisadii tahriibka waaba sugeynee

  • @user-rr7pe8im2e
    @user-rr7pe8im2e Před 23 dny +3

    Qaybti 25 aWY

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 Před 15 dny

    Go Head

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 23 dny +1

    Asc wr wb, walaalayaal waxaan idinkula talinayaa in aad waxbarashada sii waddaan oo eeydaan xammaali noqon. In shaa Allaah waan rajeynayaa in aad taladeeyda aragtaan. Wa billaahi tawfiiq. ❤️💕🌹🥰👋👋👋

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 23 dny

    Xaaskaaga waa codkar maashaa Allah

  • @Hodanhashi-cq8sg
    @Hodanhashi-cq8sg Před 23 dny

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Hodanhashi-cq8sg
    @Hodanhashi-cq8sg Před 23 dny

    Wall magacan iska badaala

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    Wow waa barnaamiij fiican waa loo baahnaa

  • @user-bi7yf6dy5s
    @user-bi7yf6dy5s Před 23 dny

    Wow m.a run ahan tii Malin 1 iyo malinta 7 farqi aad uweyn ayaa udhexeeya kalsoonida waa muhim hore usoco

  • @user-px8sp1qd3v
    @user-px8sp1qd3v Před 23 dny

    Masha allah

  • @user-tu3uz6lf6m
    @user-tu3uz6lf6m Před 23 dny

    thanks macalin❤

  • @user-rr7pe8im2e
    @user-rr7pe8im2e Před 23 dny +2

    Noso daa qisadii

  • @faadumomaxamudmaxamed3223

    Horay usoco maashallah

  • @TerrenceGoodrich-wc2om

    😅😅😅😅 sheekadii school maa u badasheen come on guy's 😅😅😢😢😢

  • @hannhcadey2785
    @hannhcadey2785 Před 23 dny

    Qisadi away😢

  • @NadiiraCismaan-zd6dr
    @NadiiraCismaan-zd6dr Před 22 dny

    Aniga dhibataba iga haysata markan meesha istago un ayaan isku dhexyaaca

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 23 dny

    Wcs wllkey aaway qaybtii 25 naad waan sugeynee

  • @Fatima11-by
    @Fatima11-by Před 23 dny

    Wariye kuficantahay😂

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani Před 23 dny

    Maasha alaah si fiican ayaad u tijaabisay waana sax arinta joogteynta in wax badan isbedelayaan.
    Waxaan arkaa in aad bedeshaan maga kanaalka mar kast taasna saameyn ayay ku yeelan kartaa kor u kaca kanaalka ee hal magac ku ekaada walaalayaal.
    mahadsanidiin

  • @faadumomaxamudmaxamed3223

    Kusoco hada waad baastay walgaa hakacabsan horumarkaaga

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 23 dny

    😍🎉🎉🎉🎉🎉🎉🙏🙏🙏🙏🙏

  • @istarcabdi2237
    @istarcabdi2237 Před 23 dny

    wallkey qaali waxan idinleyahay jalanji iyo rotin sogaliya 0key

  • @habiibamahamed4489
    @habiibamahamed4489 Před 23 dny

    Anigooo barta kuliyada waxbarashada hadana dadka waan kabaqaaa ma ogi mar aan kabaxaayo cabsidaas see yelaaa ila taliya wlalayaal

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 Před 23 dny

    Waxaa Nii weydinayaa lamanaheyga magaca cusub maxaa looga Gol leeyahay Bal Naga Daba geeya reer guura micnaha Ku Hoos jiro

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 Před 23 dny

    ❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @TerrenceGoodrich-wc2om

    CZcams wax dad lugula taliyo maahan you guy's are too fast and need your own experience schoolkan waa new comers to Canada miyaa kkkkk CZcams shaqo maahan looks like tahriibki is done