Mubarak Hadi
Mubarak Hadi
  • 187
  • 6 205 452

Video

Ilaha Baraarugga & Isbaddelka
zhlédnutí 8KPřed 14 dny
Ilaha Baraarugga & Isbaddelka
6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I @MubarakHadi
zhlédnutí 10KPřed 21 dnem
6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I Mubarak Hadi Garaadso Intaadan Guursan: Hagaha Guurdoonka iyo Wehelka Lammaanaha (Afrikaans Edition) a.co/d/a7biV82 TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101 CZcams: / @mubarakhadi . TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101 INSTAGRAM:/ mubaarakhadi
Building a Second Brain 🧠 I Fikrad & Buug #43 I - @MubarakHadi
zhlédnutí 22KPřed měsícem
TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101 CZcams: www.youtube.com/@MubarakHadi/... TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101 INSTAGRAM: mubaarakhadi
Dhibta Garaacista I ~ Mubarak Hadi
zhlédnutí 9KPřed měsícem
SIDEE Ilmaha loo Edbiyaa? I ~ Mubarak Hadi
Sidee Qaylada Isaga Daayaa? I - Dhibta Qaylada
zhlédnutí 15KPřed 2 měsíci
Sidee Qaylada Isaga Daayaa? I - Dhibta Qaylada
8 Ways to Manage Stress
zhlédnutí 26KPřed 2 měsíci
8 Ways to Manage Stress
Sidee Jacayl Carruurta loogu Cabbiraa? I ~ Mubarak Hadi
zhlédnutí 17KPřed 3 měsíci
8 Hab oo Carruurta Jacayl loogu Cabbiro I ~ Mubarak Hadi
5 Buug Akhri Intaadan Guursan ka hor I - Mubarak Hadi I Waydiin & Warcelin #17
zhlédnutí 13KPřed 3 měsíci
5 Buug Akhri Intaadan Guursan ka hor I - Mubarak Hadi I Waydiin & Warcelin #17
7 Haddiyadood sii Carruurtaada I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 22KPřed 3 měsíci
7 Haddiyadood sii Carruurtaada I - Mubarak Hadi
Dhagaxa Wayn Hormari I Prioritizing Your Life I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 37KPřed rokem
Dhagaxa Wayn Hormari I Prioritizing Your Life I - Mubarak Hadi
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
zhlédnutí 33KPřed rokem
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
The Art of Public Speaking I Fanka Fagaare ka Hadalka I Mubarak Hadi
zhlédnutí 50KPřed rokem
Fagaare ka Hadal I Public Speaking I Mubarak Hadi CZcams: www.youtube.com/@MubarakHadi/... TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101 INSTAGRAM: mubaarakhadi WEBSITE: www.mubarakhadi.com/
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 57KPřed rokem
Albaabbada Is-baddelka I - Mubarak Hadi CZcams: www.youtube.com/@MubarakHadi/... TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101 INSTAGRAM: mubaarakhadi WEBSITE: www.mubarakhadi.com/
The BEST Books I Read in 2022
zhlédnutí 45KPřed rokem
The BEST Books I Read in 2022
10 Tips to Reading More BOOKS
zhlédnutí 24KPřed rokem
10 Tips to Reading More BOOKS
Safarkii aan ku tagnay Spain II AL-ANDALUS I Part 1 @warsamebade
zhlédnutí 12KPřed rokem
Safarkii aan ku tagnay Spain II AL-ANDALUS I Part 1 @warsamebade
OCTOBER Book Challenge II Fikrad & Buug Club II - Mubarak Hadi
zhlédnutí 14KPřed rokem
OCTOBER Book Challenge II Fikrad & Buug Club II - Mubarak Hadi
Power of The Mastermind & Mentorship II @TheMrshaakir Potcast II Mubarak Hadi & Ser Shakir
zhlédnutí 15KPřed rokem
Power of The Mastermind & Mentorship II @TheMrshaakir Potcast II Mubarak Hadi & Ser Shakir
3 Bilood oo Safar ah II Maxaan Soo Arkay II Part 1 II - Mubarak Hadi
zhlédnutí 14KPřed rokem
3 Bilood oo Safar ah II Maxaan Soo Arkay II Part 1 II - Mubarak Hadi
Fikrad & Buug #42 I The 10X Rule I Grants Cardon I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 25KPřed rokem
Fikrad & Buug #42 I The 10X Rule I Grants Cardon I - Mubarak Hadi
3 Hacks To Being More Productive I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 57KPřed rokem
3 Hacks To Being More Productive I - Mubarak Hadi
Xirfadaha Qarniga 21-aad I Maal Visionary Conference I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 89KPřed rokem
Xirfadaha Qarniga 21-aad I Maal Visionary Conference I - Mubarak Hadi
Duco ay Tahay in uu ku Ducaysto Qof Kasta oo Hadafyo Leh I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 33KPřed rokem
Duco ay Tahay in uu ku Ducaysto Qof Kasta oo Hadafyo Leh I - Mubarak Hadi
FIKRAD & BUUG #41 I Mastery by Robert Greene I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 36KPřed rokem
FIKRAD & BUUG #41 I Mastery by Robert Greene I - Mubarak Hadi
Sidee loo Samaystaa Note Taking System I ~ Mubarak Hadi
zhlédnutí 46KPřed rokem
Sidee loo Samaystaa Note Taking System I ~ Mubarak Hadi
Why Change is Hard? I Isbaddelku Muxu u Adag yahay? I ~ Mubarak Hadi
zhlédnutí 80KPřed rokem
Why Change is Hard? I Isbaddelku Muxu u Adag yahay? I ~ Mubarak Hadi
10 Hab oo aad Wakhtigaaga ku Maarayn Karto (Time Management Tips) I ~ Mubarak Hadi
zhlédnutí 113KPřed 2 lety
10 Hab oo aad Wakhtigaaga ku Maarayn Karto (Time Management Tips) I ~ Mubarak Hadi
Khuraafaadka Guurka (5 Khuraafo oo Guurka Saameeya) I - Mubarak Hadi
zhlédnutí 26KPřed 2 lety
Khuraafaadka Guurka (5 Khuraafo oo Guurka Saameeya) I - Mubarak Hadi
9 Buug oo aad Wax Akhriska ku Bilaabi Kartid I Waydiin & Warcelin #16 I- Mubarak Hadi
zhlédnutí 57KPřed 2 lety
9 Buug oo aad Wax Akhriska ku Bilaabi Kartid I Waydiin & Warcelin #16 I- Mubarak Hadi

Komentáře

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041 Před 2 hodinami

    Allahu Akbar ❤❤❤

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041 Před 2 hodinami

    Alle hakubarakeyo amiin ya Rabb ❤❤❤ Allahuma sali calaa muxamad ( scw) .❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siciidahmedseefweyn9035
    @siciidahmedseefweyn9035 Před 2 hodinami

    Please can I share my own story

  • @siciidahmedseefweyn9035
    @siciidahmedseefweyn9035 Před 2 hodinami

    SORRY 😢 WLH USTAD MUBARAK. Qifka family kisa ina fiiriso waa muhiim wlh qodabkaan qisada iga qabsatay hadan kula wadaago yaab iyo amakaag aa Alle kuu kenya. Gabar lama gursade rerkeda rerkeda lagursada😢😢😢

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n Před 3 hodinami

    Maasha allaah

  • @user-gb9dz6zx4h
    @user-gb9dz6zx4h Před 8 hodinami

    Mash Allah Allah ❤❤❤

  • @Ismail-tn5wt
    @Ismail-tn5wt Před dnem

    Waa muxaadaro aan aad uga Helay runtii. Aniga iney iga hadlee ayaadba mooddaa. Guuleyso Ustaad Mubaarak.

  • @hodanidiris2675
    @hodanidiris2675 Před dnem

    Ustaad Jazakallah رضا الناس غاية لا تدرك

  • @ApdizalanSaleepan
    @ApdizalanSaleepan Před 2 dny

    Waxan Ka la socon jiray kaliya page kaga f.b lkn isman lahayn aqoonyahanku waxu leeyahay CZcams Ad ban ugu farxay wlhi Wana kuso biiray❤🎉

  • @AliHarestoOlow
    @AliHarestoOlow Před 3 dny

    Baarakallahu feek akhi

  • @dr.khyriabasheir5064

    2020 baan akhriyaya buugaas snadkan is one of my tbr insha alah Thx ustaad ❤

  • @AbdifatahAhmed-e4r
    @AbdifatahAhmed-e4r Před 4 dny

    Mahadsanid inbadan

  • @seidismail8938
    @seidismail8938 Před 4 dny

    Thanks ustaad mubaarig

  • @ahmedyuusuf-6227
    @ahmedyuusuf-6227 Před 4 dny

    Allah keep you 🙏 ustaad

  • @caarif1695
    @caarif1695 Před 5 dny

    Ustaad mahadsanid

  • @user-xt7ey9kr6b
    @user-xt7ey9kr6b Před 5 dny

    Thanks ustaad mubarak

  • @AbdirazakJiindhe
    @AbdirazakJiindhe Před 5 dny

    Mahadsanid ustaad

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 Před 5 dny

    saxiix ad ba u mahad san tahay

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 Před 5 dny

    Go'aan ba qaatay ina wax barto qur'aanka xifdiyo i.a

  • @user-zz4mg1yz5i
    @user-zz4mg1yz5i Před 5 dny

    From mar waan❤❤

  • @Istahil1
    @Istahil1 Před 5 dny

    May be these gifts will help the next generations and we are so grateful that we’ve got someone who teaches us in every aspect of our lives 😊 جزاك الله خيرا

  • @user-wi6nx3mp5n
    @user-wi6nx3mp5n Před 5 dny

    Xagelaga hila booka

  • @user-nk4ie3dy4j
    @user-nk4ie3dy4j Před 5 dny

    Thanks

  • @adansacid2153
    @adansacid2153 Před 5 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @marshalbenjamin
    @marshalbenjamin Před 6 dny

    ninkan iyo kuwa la midka ah ama kuwa ay isla shaqeeyamn sida fathia absie walahi mahad iyo fathia absie way isla shaqeeyan ee ogaada hada wuxu sheegaayo wa Manipulation marka manipulationku wa maxay . waxa weeyan in uu qofku ku sheego 20% run ah oo waliba aad garanaysiid si 80% ee u sheegi doono ee aad garanayn ee beenta ah aa run u moodiid marka dadka manopulation isticmaaale sida ninkan mahad iska ilaaaliya waxa ka miid ah.( warsame bade, hoosow , fathia absie , ridwan issaq , guele bashir iyo baraarujin iyo nicmo jarer dadkaasi wa dad xun xun oo mashruc xun wada ee iska ilaaaliya

  • @sawdayussuf1737
    @sawdayussuf1737 Před 6 dny

    Allaha barakeeyo Ustaad mubark Hadi👏

  • @abukarahmed5463
    @abukarahmed5463 Před 6 dny

    fikrad iyo buug sidee xubin uga noqon karaa buugaagta la aqriyo

  • @ibnuhassan5008
    @ibnuhassan5008 Před 6 dny

    Sxbooow wan ku wataaa marka hore hadana wacyi galintada waad wad kumahadsanthy

  • @xamdacabdi3288
    @xamdacabdi3288 Před 6 dny

    Wlhi hada marka iso waco waydinaya insha alaw isku kaayo beek adina waad mahadsantahy

  • @munnasheikhosman4858

    Wllo inoo Soo Gali muuqaalkii Aad Waan Kasoo Diyarinayaa Tiri Notos Ka Sida Loo qaato

  • @burjimire931
    @burjimire931 Před 6 dny

    Garaadso intaadan guursan buugaas ana akhriyey masha allh ustaad aad bd u mahadsanthy

  • @MohamedMohamedbootaan

    Halkee laga helayaaa buugaan

  • @Garaadbadan
    @Garaadbadan Před 6 dny

    Ustaad CZcamskaada 2023 ayaa ku soo biiray wax badan ayaa ka faaiday wlhi noo soo badi barnaamijyada heer waxaan maraa intaan wada daawaday dib ugu sii ceshto guuleyso wll😊

  • @hawoadow2324
    @hawoadow2324 Před 6 dny

    Ustata waxan umaleye book inow anika igahatlayo wacajib

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo Před 7 dny

    Jazakallah ustaadi waan jecalahay marka ad shaqsiyadada ku dhex darto adigu sida aad thy waxyaalo faro badan ayaan kaa fahma aan adi kaa arkay lkn aan fahmi waayay sababta aad usamayso. Samayn ayaad ku leedahahay NOLOSHAYDA BARAKA LLAH

  • @rahmaabdi6431
    @rahmaabdi6431 Před 7 dny

    Mahadsanid ustaad mubaarak

  • @munaahmed4164
    @munaahmed4164 Před 7 dny

    Waxaan leeyahay 6 ciyaal ah qaarbaa iga xanaajiya waan qayliya waa marka hurda guriga shaqadiisa iyo casharka dhigida hada 2 sano waan isbadalay sidee ay ahaayeen way iska badaleen

  • @hindahashi7018
    @hindahashi7018 Před 7 dny

    Runtii muuqaal aad ii taabtay weeyaan. Xaaladan aan ku suganahy ayuuna tilmaamayaa. Anigu runtii naf iyo shaydaan uun baan u aaneeyaa inta badan waxa hormarka iga hortaagan sidaad adba sheegty. waxaad ka dhawaajisay inuu dadka qaar aad ugu badan yahay resistance gu aniguna macal asaf kuwaasan ka mid ahay depression, moraal xumo iyo farxad la’aan zaaida ayaanan ka qaaday runtii. Allaha aniyo inta ilamidka noo fududeeyo hormarka aan hiigsanayno. Adna ustad Allaha khayr badan kusiiyo buugaana waan akhrinayaa In shaa Allah

  • @BrotherofMuslims
    @BrotherofMuslims Před 7 dny

    Mahadsanid ustaad wax badan ayaan ka faa,iiday waa balan insha Allah inaan nafteyda kala dagaalamo nooc walbo resistance ah.

  • @sahraomar4197
    @sahraomar4197 Před 7 dny

    Isoo duceeya is badal baan raba hada nolosha aan ku nooloahy mid ka qurux badan

  • @idirisxasan988
    @idirisxasan988 Před 7 dny

    Ustaad codka ka hoos ka baxaya ka yara jar si'aan caadi kuu maqalno

  • @nasiibaamino9379
    @nasiibaamino9379 Před 7 dny

    Mubarak please can i contact you wll

  • @MaidaAbdi-sp4tr
    @MaidaAbdi-sp4tr Před 7 dny

    Malmahaan waad naga gaabsta ustadoow❤

  • @abdijamaelmi6475
    @abdijamaelmi6475 Před 7 dny

    Thanks brother keep going

  • @abdirisaakali1324
    @abdirisaakali1324 Před 7 dny

    Videoga waxaan arkay xili ey course iitaashay laptop ku iagyaalay hadana aan ka caajiznaa😢

  • @cabdixakiincabdiqadir6663

    Thanks bro❤

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Před 8 dny

    Waan ku faraxsanahay inaan habeenkaas ku xaadir ahaa madashaas aad baan kugu mahadceliynaa jazzakumallah khayran ustaad ❤😊

  • @rahmaruun8272
    @rahmaruun8272 Před 8 dny

    Waxbadan kafaidey jazakallah qeyr ❤

  • @ducaysane3872
    @ducaysane3872 Před 8 dny

    See ku heli karaa buugaas

  • @axmednaaji2405
    @axmednaaji2405 Před 8 dny

    ustaad Alle haku barakeeyo wa la soconay barnaamijkan insha allaH waa tabnay markaad waqti uhesho Noo soo gali Buugaagta