Power of The Mastermind & Mentorship II

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 09. 2022
  • Power of The Mastermind & Mentorship II Maan-Kobciye Potcast II Mubarak Hadi & Ser Shakir
    JOIN our BOOK CLUB: courses.mubarakhadi.com/colle...
    Telegram:t.me/mubarakhadi101
    Instagaram: / mubaarakhadi
    Titok: / mubarak_hadi

Komentáře • 29

  • @badalbudul7878
    @badalbudul7878 Před rokem

    ❤❤❤❤ustaad shukran ❤

  • @calimadarchannel
    @calimadarchannel Před rokem +4

    A.s Maashaa Allah waa mawduuc wanaagsan in la yeesho macalin aad wax ka barato waxaa ka horeeya waxaa aad ku fiican tahay inaad ogaato sadexda jaranjaro ee lagu gaaro horumarka
    1. Ogow waxa aad ku fiican tahay
    2. Raadi macalin khabiir ku ah
    3. Kadib adiga isku day inaad horey u sii wado oo wax cusub ku soo kordhiso

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 Před rokem +2

    M.a legends

  • @yuuzuffarah5635
    @yuuzuffarah5635 Před rokem +8

    Asc, Ustaad
    Waxaan Ahay arday jaamacdeed,in kabadan 3 sano ayaa ku xirnaa muuqaladada waxtarka leh.
    Waxaa jirto waxyaabo badan oo aan ka fa'iiday Mahadsanid.
    CODSI
    Course aad bilowday ee Khidmada/Lacagta ah, Ma awoodo Ustaab Mubaar Even xitaa Half iiga yeel, aad baan ugu baahanay.
    Mahadsanid.

  • @sharmaakesacd3364
    @sharmaakesacd3364 Před rokem

    Masha Allah

  • @Garasoon7
    @Garasoon7 Před rokem +1

    Masha alh ustad

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 Před rokem

    masha Allah Tabarakalaah
    Mubarak waxaa tahay aqoon yahan

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    Masha allh

  • @atikamohamedali3472
    @atikamohamedali3472 Před rokem +1

    Thanks wll

  • @khaliddahir7315
    @khaliddahir7315 Před rokem

    Mahadsanid Ustad..

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Před rokem

    Masha Allah mahdsanid ustaad keep going 🙏

  • @firdowzanidamiye6838
    @firdowzanidamiye6838 Před rokem

    Aad iyo aad ustaad

  • @raadsanreeb
    @raadsanreeb Před rokem

    Maashaa Allah Ustaad Mubarak Hadi waxyaabahaan kugu jecelahay waxaa kamid ah Cilmigaaga kalama hagratid Bulshada waad la wadaagtaa wixii muhiimka u ah. Adiga iyo Wllkeey Ser Shakirba Alle ha idinka Abaalmariyo. Allahuma Aamiin 🤲

  • @dhuuxyuusuf856
    @dhuuxyuusuf856 Před rokem

    Mashallah

  • @osama6333
    @osama6333 Před rokem

    Wali waan kula jogaa ustad 👌

  • @abdirahmanmahdi6894
    @abdirahmanmahdi6894 Před rokem

    Me and Mubarik has the right mindset.

  • @bahjomursal7023
    @bahjomursal7023 Před rokem

    ❤❤❤

  • @teamfarmajo1389
    @teamfarmajo1389 Před rokem

    Keep going bro it was nice presentation do more bro to encourage young people

  • @sabriadam5194
    @sabriadam5194 Před rokem +1

    Ustaad Clipkan inaad soo Qaadato Aad Baan Ugu Fikiraayay Oo Aad Wlaalaha Aan soo Daawanin Lawadaagto. ALLAHA KU SHARFO

  • @anwarsadaata260
    @anwarsadaata260 Před rokem

    ustaad mubarik hadi sidee naftayada caado wanagsan ubaraaa

  • @abshirbarremuuse6333
    @abshirbarremuuse6333 Před rokem

    Masanidiin wllayaal

  • @yahyexadaaritube8867
    @yahyexadaaritube8867 Před rokem

    Ustad podcast inoo soo badi

  • @impradorbasheelmi8443

    Isku soo Xoori oo waa kulan Awliyaad. Somaha Haadiyoow Wll.

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Před rokem +1

    Isoo booqo wll 🙏

  • @zacimka7121
    @zacimka7121 Před rokem

    Pro Haadi waxad ka booday xusen sh axmad hilowle (Kadare) legend

  • @abdirahimmohamedahmed3399

    Ustaad mubaarik waxaan wax ku barta luuqad aan English ahayn buugta ugu badan ama Google wax ka raadinta macluumaadka ugu badan english bay ku qoranyihiin afka finishka ama fitland macluumaad badan ku helimaysid maxaad igula talin lahayd jaamacad third year kii baan ku jiraa

  • @khabibcali136
    @khabibcali136 Před rokem

    Ustaad podcast ka dhig ilaa 30 daqiiqo ilaa 1 saac waa codsi

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    Asxabey course ga ustaad mubarak bugaagta English iyo soomali miyaa mise hali fahansiyo qofkii iga fcn