Qawaaniinta Guusha I Mubarak Hadi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 11. 2021
  • Qawaaniinta Guusha I Mubarak Hadi

Komentáře • 48

  • @abdullahiahmedmohamed4067

    Darsigaan,Muuqaalka kujira wax badan baan,ka faa iiday Al-Ustaad Mubarak Hadi Xushmad baan kuu hayaa My dear Teacher, Guulayso.

  • @hoosinmedia671
    @hoosinmedia671 Před 2 lety +3

    Asc ustaad mubarak waad ku mahadsan tahay casharka muhiim ka ah wax badan waan kugu xirnaa mashalah keep going

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 2 lety

    Waxaabdii kafiidan my teacher thank you soo mach

  • @nashadali9846
    @nashadali9846 Před rokem

    u xibuk filaah wllo Allah ha ku sharfo

  • @musaibnucade1516
    @musaibnucade1516 Před 2 lety

    Masha Allah wll alaha ku xafido

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 Před 2 lety

    mubarak haadi ustaad waxatahay dad aan kuday do masha aalh

  • @khalidcabdilaahi5750
    @khalidcabdilaahi5750 Před 2 lety +1

    mash Allah ustaad ale ku xifdiyo aakhiro iyo adduunkaba
    waxad ka mithay dadka somaliyeed ee qiimaha badan leh

  • @raanarunkudhigley6865
    @raanarunkudhigley6865 Před 2 lety

    kalsonidu.wa.furaha gusha
    dulqadku wa wadada guusha
    samirku wa.saldhiga gusha

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 Před 2 lety

    Wll Kampala ma imaanaysaa buuga ayaa rabaa

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon Před 2 lety +1

    The laws of success. I like the terminology caaqil Mubaarak.

  • @ayaanibraahim9786
    @ayaanibraahim9786 Před 2 lety

    Maan sha allaa wll dadka negative ka Malaga dheraada

  • @maanka305
    @maanka305 Před 2 lety +1

    Mashlaah Ustaad Alla haku barakeeyo

  • @Alimuse81
    @Alimuse81 Před 2 lety

    guuleyso ustaad cashirkaan waa cashir aad u macno weyn faa iidada fiidiyowgaa dadka qaarna waxa a u dhageysanayaa intertermenti dadna cashir ahaan halkaas ayaa xitaa lagu kala duwanyahay

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 Před 2 lety

    shukrn shukrn ustd adiga iyo bashaar dhere ayaa ii ah royal modal

  • @nimcohussein6023
    @nimcohussein6023 Před 2 lety +1

    Role model kaygu wa sh.mustfe🥰🥰

  • @shukriabdirahmandalabey8869

    Mansha allah rabbi ha ku xifdiyo amin

  • @safiyomaxamedofficial9818

    Mashaa allah wllky shugran in badan

  • @bilkheyrcabdullahi382
    @bilkheyrcabdullahi382 Před 2 lety

    Masha Allah ustad mubarak hadi hory usoco xushmad ban kuu hayaa ❤❤

  • @wardaalifarah527
    @wardaalifarah527 Před 2 lety

    Maasha allah ustaad
    Qof daysho Mudan thanks wll

  • @ilhamahmed9682
    @ilhamahmed9682 Před 2 lety

    Manshalah mubarak wll mahadsanid dhiirigelin bay no tahay wayn hore usoco alle haku xafido

  • @abdirashidrashka2914
    @abdirashidrashka2914 Před 2 lety

    Ustaad Mubarak Allaha Ku xifdiyo

  • @user-rg5du5qx4v
    @user-rg5du5qx4v Před 2 lety

    Ustaad ilaahay haku barakeyo
    Ustaad an taagero tahay tan iyo marki aad bilawday
    CZcams kan ustaad biin igu qabo ilaahay hakubarakeeye masha alllah

  • @samiaahmed2004
    @samiaahmed2004 Před 2 lety

    Xaqiiq waye Run ahaanti
    Taa ustad

  • @ayaanmohamed2629
    @ayaanmohamed2629 Před 2 lety

    Mubarak ustaad qaliya shukran qali

  • @rudwaan
    @rudwaan Před 2 lety

    Sheekh mustafe laad noqo Imika intaa Ad yar thy 5000 video soo gudbii kama dhargayno Aqoonte

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Před 2 lety +1

    قليل من يفهم هذا الكلام

  • @khadardeck461
    @khadardeck461 Před 2 lety

    كثر الله امثالك

  • @mxmedmaftuuxcalawash3712

    Maashaa allah horey usoco wall

  • @faidoabdi4868
    @faidoabdi4868 Před 2 lety

    Allaha ku barakeeyo ustaad.

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 Před 2 lety

    Masha allah hore usocod wangsan wll

  • @qaaliluul8650
    @qaaliluul8650 Před 2 lety

    Alle haku barakeeyo ustaad.

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 Před 2 lety

    maashallah guuleyso

  • @abdifatahebrahim3973
    @abdifatahebrahim3973 Před 2 lety

    M.allh ustaad 💯

  • @ciisemohamed4230
    @ciisemohamed4230 Před 2 lety +2

    ♥️👏

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 Před 2 lety

    Manshaa Alaah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 2 lety

    ❤❤❤❤💯💯👍👍

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem

    ❤❤❤❤❤💯💯

  • @isramahdi22isramahdi39

    Wlhi markasta dhirigalintisa ayaa KU dhaqmaa

  • @nimcogaboose8097
    @nimcogaboose8097 Před 2 lety

    mahadsanid wll

  • @Podcast.68
    @Podcast.68 Před 2 lety

    Mahad sanid ustaad

  • @maaida2303
    @maaida2303 Před 2 lety

    Part2 garaadso intaadan guursan
    Kanaalkeygaam ka daawo

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 Před 2 lety +1

    *mahadsanid ustaad*

  • @khadijakhalif9406
    @khadijakhalif9406 Před 2 lety +1

    Asc walal mubark buga gardso inatan gur sanini ayan ubahany narabi aya joga xage kahili kara

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 2 lety

      Bandhiggiisu waa maanta walaal. Galabta bacdal casar iyo Alfajri Hotel 7TH STREET

    • @khadijakhalif9406
      @khadijakhalif9406 Před 2 lety

      Walal bandiga wu edafay ee hagen kaheli kara

  • @maaida2303
    @maaida2303 Před 2 lety +1

    Part2 garaadso intaadan guursan
    czcams.com/video/t-IqkIbBPnk/video.html 👈

  • @Naleye123
    @Naleye123 Před 2 lety

    ❤❤❤❤❤💯💯