Ahmed Mukhtar O Markii Ugu Horeysay AFSOOMAALI Ku Sharaxaya Ganacsigiisa Malaayiinta Dollar Sameeyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD CZcams KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Komentáře • 605

  • @hosowpro
    @hosowpro  Před rokem +173

    INSTAGRAM-KA Ahmed Mukhtar Haddii Aad Rabto Inaad La Socoto. instagram.com/ahmedfln/

  • @abeera--cade
    @abeera--cade Před rokem +318

    Nabigii ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @motech2022
    @motech2022 Před rokem +204

    Shiine culay Iyo ck intaad ku waalateen Dadkaa hagaagsan ayaa wakhti lala qaataa . Thanks walaalo I am ready to take a risk and do e-commerce business .

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +100

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ

  • @atisar3246
    @atisar3246 Před rokem +49

    Alaaaaaa wilkaan wax badan ayan raadiyay qisadiisa he is one of the few somali successfull man thnks bro hosow

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před rokem +87

    Masha Allah. We need more young people like you to motivate our youth. Somali people are good at trading , but you’re more sophisticated and inspirational young man . May Allah protect you .

  • @xassan4446
    @xassan4446 Před rokem +38

    As a young Somali from Djibouti and a college student in Texas, I want to thank you for the knowledge and hope you are giving us young people. After I finish college, Inshallah I plan to become a successful entrepreneur, and I wish everyone the best of luck.

    • @malientrepreneurshub3972
      @malientrepreneurshub3972 Před rokem

      the biggest Somali scammer online lots of people lost money with this Ahmed guy and he's MLM schemes ACN ect......YOU DONT NEED TO PAY TO LEARN but Ahmed and Co over charge people and under deliver if you have time google MLM SCAM

    • @abdiqadirabdi940
      @abdiqadirabdi940 Před rokem

      Djiboutian do not afford texas college, are u by any means using our money. Kindly yours

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever Před rokem +78

    This was such a wonderful speech. Allhuma barik my brother, we need more speeches like this as a Somali young community.

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Před rokem +39

    Awey dadki nabiga jecla scw ❤️

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Před rokem

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar Mahsanid wll Qali Icawi Wll Qali Icawi Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️🤝

    • @lulmohamed4076
      @lulmohamed4076 Před rokem

      SCW SCW SCW

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 6 měsíci +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @islamcompletefavourfromall5701

    اللهم لا تجعل الدنيا اكبر همنا☝🏼☝🏼
    .ilaahayow hamigeena oogu weyn haka yeelin aduuun....

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před rokem +44

    Mash Allah waqtigena inta uga badan social media ayan ku bixinaa waqtiga hala faidesto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 Před rokem +63

    Wlhi waaba ka shakisanaa inuu Somaali yahay finally asagoo Afsoomaali kuhadlaayo inaa arko waan kufaraxsanahy.Ninkaan wuu tagay and we are proud of him!

    • @Faadumo455
      @Faadumo455 Před rokem +7

      Somali hormar wey gaadha lkn inta hormarty nalooma so gudbiyo 🥰casharadan ayan u bahanahy

    • @Salwa3r
      @Salwa3r Před rokem

      Yutup muu le yahah ii shek ahduu le yhah

    • @mahadabdirizaksulaiman7824
      @mahadabdirizaksulaiman7824 Před rokem

      @@Salwa3r
      Ahmedfln ayaa ugu qoran wll.

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF Před rokem +204

    Videogaaan wxaan rajeynayaah, Inuu mustaqbalkayga wax kabadalo, waxan daawanayah, habeen 25-01-2023 he made me speechless, wxan wax akhrinah malinki 10 hours but I will increase it to 16hours, no more waste of time, he give me a lot of stories of success, . See u my Comment 5 years later from know ooh is this my note or comment sorry my people.

    • @muniich1944
      @muniich1944 Před rokem +9

      Maasha Allah 🥰
      If u only work hard and believe in urself am sure u will succeed and achieve ur goals keep moving no matter what the obstacles are 🥰

    • @Admiregemar
      @Admiregemar Před rokem

      Lkn bisha waxy marey 25

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 Před rokem

      Guuul dhamaantenba

    • @niiniile____cade6832
      @niiniile____cade6832 Před rokem

      Keep going pro ❤

    • @Shafiabdulle
      @Shafiabdulle Před rokem +2

      We Did it All of them insha allah

  • @garsameofficial1
    @garsameofficial1 Před rokem +16

    Hosoow wlhi way i caawisay khudbada waad mahadsantahay adiga iyo Mr.Axmed Muqtaar
    And i will relook this video in 10 years i.a the progress i made.
    hdi anan wax sameeninna That means I AM ALOSER PRO Thanks👏
    ILAAHAY haygu garab galo hadafkeyga i.a🤲🙏

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Před rokem +9

    Business meeting iyo speech dhageysi horaan ugu daalaye iyo tijaabo business people waxan ku nacay kuuma sheegayaan exactly the way they doing sifiican kuguma sheegayaan tell as like kid in the school ho we should do and teach as how to be successful speech and Bush gareen and examples ay ka badinayan , but this guy is great man maasha Allah alaha u barakeeyo his business anagana successful alaha naga dhigo insha alaah 🥰

    • @onelove7853
      @onelove7853 Před rokem +1

      Waxa goaanso kuna dhaqaaq waa uun intaas wax kale majiraan oo qarsoon

  • @Siraaj23
    @Siraaj23 Před rokem +11

    Thanks senior hosow waxaad noo so gudbisay muuqaal aad iyo aad u muhiim ah waxaadna ku jirta youtuberska aan waqtiga ku baxsho aan ogahay waqtigayga inan ku qasaarin qeyr allaha ku siiyo

  • @makemoneywithshafi526
    @makemoneywithshafi526 Před rokem +44

    best program I ever watched on your channel hosow pro thanks so much it was amazing

  • @hanicadey1369
    @hanicadey1369 Před rokem +27

    Thank you so much for posting this speech from Ahmed. It really touched me and a lot people around here. This is one of the best speech from Somali speakers in 2023. We appreciate your work. 😊

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Před rokem +13

    Hosow pro mahadsanid walaal sida nola wadagtid dhiira gelinta hormarinta walaalaha kale keep going

  • @gendershe1
    @gendershe1 Před rokem +8

    Waaw, this lecture made me speechless wallahi, dear Ahmed Mukhtar if you would ever read my comment I do really thank you so much for this free worthy information, it was ~ 40 very good and informative minutes, hambled watching this and do really appreciate it. My the Almighty ALLAH bless you and your beloved ones.

    • @yahyedaaahir1340
      @yahyedaaahir1340 Před rokem +1

      Sxp wlhi waad iga roontahy by the way you know eng absolutely it's credible wlhi eng ma aqaan hope one day become like you

  • @yusufabubakar9356
    @yusufabubakar9356 Před rokem +11

    thanks, bro we need a person like Ahmed Mukhtar who is motivated by his stories.

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 Před rokem +4

    المال والبنون زينة الحياة الدنيا والباقيات الصالحات خير عند ربك ثوابا وخير . [ الكهف: 46]

  • @kamalahmed2978
    @kamalahmed2978 Před rokem +32

    “U need to work twice a hard,
    Thanks I noted this word from my motivation brother Ahmed Muqtar.

  • @onkodchannel6817
    @onkodchannel6817 Před rokem +6

    Waa khud badii iigu xamaasada badneyd een ka dhagaysto CZcamskoo idil, I appreciate you man

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +9

    Masha Allah Allaha u barakeeyo ganacsiga walalkeen wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba
    Luqada Somaliaga wa Luqad cajiib ah

  • @Tiktok-ld2tx
    @Tiktok-ld2tx Před rokem +8

    mansha ALLAH
    ALLAHUMA baarik waa wax lagu farxo dhalinyarada guulaha lacageed ka gaaray dunida
    aad baan ugu riyaaqay xaqiiqatan qudbada ustaadka sharafta leh
    tawfiiqda ALLAH ha ina wada waafajiyo.

  • @rasalkhaimah
    @rasalkhaimah Před rokem +33

    The problem is the brother is ignorant of the islamic rulings on MLM. I advice every brother/sister to stay away from it as it is not permissible.

    • @gacaliyem
      @gacaliyem Před rokem

      What is MLM?

    • @rasalkhaimah
      @rasalkhaimah Před rokem +4

      @@gacaliyem Multi-level marketing (MLM), also called network marketing or pyramid selling.

    • @thegreatmind9178
      @thegreatmind9178 Před rokem +2

      Yah let's be careful when at times brothers are full of getting this world taste ...they forget their islam .May Allah grant us contentment

    • @jawharrada1139
      @jawharrada1139 Před rokem

      I think MLM is different from pyramid scheming. MLM is selling real life products to end consumer by doing word of mouth. It is different from pyramid scheme which is illegal.

    • @rasalkhaimah
      @rasalkhaimah Před rokem

      @@jawharrada1139 it's a Pyramid scheme and it's haram to participate in these business models.

  • @anisohassanabdulahi1999
    @anisohassanabdulahi1999 Před rokem +9

    Waaw mashallah walaahi wax badan baan ka faaiiday hadaladiisa inshallah qorshe ayaan leeyahay inaa ku guuleesto ayaan rajeenaa inshallah

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Před rokem +6

    MashaAlaah: hadala xigmada leh ubaahan in Somalida ilgaar kufiriyan.
    “Fiiri dadka agagaarkaga joogan”
    Waa ayuka kuwa kusameyn karan.
    Mhd snd wll Axmad guul wacan.
    Hadi 5 qofood: qabiil iyo qurun, xumaan, ....wadan. Kan 6aad waa adi!

  • @isseahmed8720
    @isseahmed8720 Před rokem +6

    Maasha allah legend Ahmed mukhtaar baaraka allah it was really was amazing event and I enjoyed, learnt from all of rhe partipants , I noted w may be almost of his speech at that night.

  • @sahraahmed8301
    @sahraahmed8301 Před rokem +9

    Masha allaah allaah subxanahu watacala aya mahadleh inoo suurta galiyey inan daawano vedeogaan .
    Wa vedeoga kliya aan daawady oo wax note garysty .manta waxan faaiday waligu mafaaidin .waxan rajynaya inan hamigyga iyo rajada aan leeyahy ii rumowdo.

  • @abdimajidissacknoor976
    @abdimajidissacknoor976 Před rokem +19

    The brother is very inspirational and am glad that you have shared this with us, and happy for his success 🥰

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @abubakarmahadfarah1518
    @abubakarmahadfarah1518 Před rokem +8

    Thank you so much Bro Hosow, Siida wgzn Eed Nola wadagtay video gan wax tarka leh...🙏💯

  • @Bn99757
    @Bn99757 Před rokem +5

    Manshallah I can listen any and every second this guy .. hore uu soco bro ..ain’t mad at you

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Před rokem +12

    So amazing how he is explain wow 👏👏👏👏 thank you hosow this lectures for me ❤🎉

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 Před rokem +4

    M.a msha alllah allaha xifdyo ustaadkn waa ruux mudan in lgu daydo waana dhiiri galiye sax ah oo qalbi wngsn ee
    Xgeee qudbadihiisa ka heli karnaa yuutub ma leeyahy
    Hossow bro adna aad ayaan kga mhd celinynaa in dadkeena wngsn aad mar wlbo nala wadaagto si aan wax ugu faaiidno ama aan ku dayano o ay tusaale wacn noo noqdaaan thnks my bro👍👍

  • @hassanbaari3144
    @hassanbaari3144 Před rokem +5

    Hosow pro jazaaka allah kheyran this is an inspirational

  • @howlwadaagm6406
    @howlwadaagm6406 Před rokem +8

    Maansha Allah Ahmed Mukhtar may Allah bless you and your family it was amazing speech hopefully we’ll take your advice ❤

  • @qaaliluul8650
    @qaaliluul8650 Před rokem +5

    Masha Allaah Alle ha guuleyo ahmed hassow mahadsanid adiguna

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Před měsícem

    Masha ALLAH Axmad Mukhtaar wiil karti bdn iyo qiimo leh waaye RABIGAYGA ha xifdiyo Insha ALLAH🤲❤❤

  • @haniahmednor9431
    @haniahmednor9431 Před rokem +5

    Asc walalkey hossow thank you adiga iyo walalken ahmed sida nola wadagto waxyabaha faaido ino leh iyo dhiirigalinta no sameyso wlhi thank you

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 Před 5 měsíci

      Lacag buu kaa sameeya ee axsaan kuuma falo

  • @mukhtarkhismail6260
    @mukhtarkhismail6260 Před rokem +3

    The best person who founder the company ahmed mukhtar brother keep goin your business . HASOW Thanks brother Adna

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 Před rokem +21

    When he say people lost alot of time 🕰️ 😢 It’s Fact

  • @abdihamidhaji4364
    @abdihamidhaji4364 Před rokem +6

    MashAllah bro and our brother for his advice..no more wasting time for things which are not beneficial to our life ..we need more videos of a kind bro..video gaan camal no soo badi InshAllah

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 Před rokem +7

    Thank you very much bro hosow to this best motivation that I ever watched on your channel, jazakallaah 👍🥰

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @abdioromo1676
    @abdioromo1676 Před rokem +1

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @leylaabdi9044
    @leylaabdi9044 Před rokem +5

    Mash allah dad maskaxdoda kashaqeyay time ka kafaaiidaystay allah ha idinxifdiyo allah ha idinsiyadiyo guusha adgadhen. Ahmed mukhtar wil an jeclahay❤ weye soomali na mamoday wlahi wan kahela Mash allah 🙏

  • @abdifatahbashe7392
    @abdifatahbashe7392 Před 10 měsíci +2

    he give me a lot of stories of success Thank U bro 30/9/2023 i.a waxan rajayna inan nolozhyda wax kabadalo i.a 5ta sano ee so socota 💪💪

  • @10Kasay
    @10Kasay Před rokem +3

    Mnsha Allah Barakallah Wll
    Jska Allah good advice
    Cibaadadana Halagu da'daalo insha Allah ta Baaqi ah waa Aakhiro
    ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار امين يا الله

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před rokem +4

    That is great video dadaalaa waa gaaraa I believe that take advantage everyone loved.thanks for sharing bro well done.

  • @mrmoney170
    @mrmoney170 Před rokem +27

    Aniga waan aaminsanhay inaan noqon doono somaliga ugu qanisan aduunka

    • @faadumosaleeban5621
      @faadumosaleeban5621 Před rokem +1

      Inshlh waad noqon doonta

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Před rokem

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar Mahsanid wll Qali Icawi Wll Qali Icawi Mahsanid 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤝

    • @bintuhassan3915
      @bintuhassan3915 Před rokem

      Ilaahay haku fududeeyo lacag fitna lahayn

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 Před rokem

      Yoo insha Allah one day 🥺🥰🥰

  • @jamalsaman9145
    @jamalsaman9145 Před rokem +8

    Masha Allah amazing 👏 young talented intrepreneur, wonderful words that I captured is "if u lose your parents u will drive the bus otherwise think it different "

  • @Abdulducaysane
    @Abdulducaysane Před rokem +5

    Ustaadkga aad ayaad umad san tahay sidaa aad wax yabha tayada leh noogu soo dudbiso 💯💯

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 Před rokem +3

    AWW , MANSHALAH SIDA UU DHALINYARADA U DHISTAY IYO SIDII UU MUSTAQBALKIISA UDHISAY KUDAYASHO AYAY LEDAHAY ALLEH HAKULA GACAN QABTO , INSHALAH your net worth will bee 1 billion.

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman Před rokem +7

    Qofkasta oo soomaali ah oo horumar nolosha ka gaadha waan jecelhy dhamaanteen alle mustaqbal wanaagsan mid aduun & mid aakhiraba haynagu sugo

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 Před rokem +13

    Masha Allah I like the way he explained the information👏 thanks for your Sharing this amazing information ✋

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 Před rokem +2

    Masha Allah aad iyo aad ayaad noogu faaidasay Thank you my brother

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 Před rokem +4

    Masha Allaah, Allaha barakeeyo
    Wiilkan dhalnyada ah, habo dib u
    Bar waxa aduunka lagu kenay iyo
    Dadka inad tusale ka dhigato mudan.

  • @farhiajimale6139
    @farhiajimale6139 Před rokem +4

    Masha allah dhiiragalin wanaagsan Allaha ku siyaadiyo kartidada

  • @hanajrde4924
    @hanajrde4924 Před rokem +24

    I can’t believe I missed this powerful speech in Stockholm😢😭

    • @kenhussein3133
      @kenhussein3133 Před rokem +1

      Well You are watching now

    • @abdimohamed6596
      @abdimohamed6596 Před rokem +2

      Don’t worry about the past from now you will vever miss such kind of this wonderful event

    • @tonyjaahcc
      @tonyjaahcc Před rokem

      Lol sounds like ur lazy
      So obviously it wasn’t for you.!

    • @FanTube0001
      @FanTube0001 Před rokem

      What is the name of his business

  • @ibraahimsaalax2237
    @ibraahimsaalax2237 Před rokem +3

    Masha Allah ustad bro waad mahadsantahay, khudbada ustad moalimu ku soo xiji I.a

  • @user-gg1vm2cj1y
    @user-gg1vm2cj1y Před rokem +3

    Thanks u deserve my subscription, we need more about business.

  • @fathiomer4618
    @fathiomer4618 Před rokem +6

    GOOD JOOB Hosow brother thanks!

  • @abrarahmedamir7396
    @abrarahmedamir7396 Před rokem +5

    I loved this 🥺❤️ thanks, Ahmed.

  • @Zaaq-os6gj
    @Zaaq-os6gj Před rokem +7

    Waaw mahadsanid walaal aad iyoaad ,soobadi waayo faaido ayey unoole💔💔❤️❤️❤️❤️yihin dhalinyaro

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Před rokem

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar Mahsanid wll Qali Icawi Wll Qali Icawi Mahsanid 🙏🙏🙏🙏❤️❤️🤝

  • @liibaanabdullahihilowle3289

    horey uma dawan motivation sida oo kale comment gan waan u soo labanayaa hadii aan noolahay insha allah mindset keyga growth ku sameeyo

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 Před rokem +10

    Good content and motivational clip
    Thank you for sharing with us
    Jazakallah Khair 🙏

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @fahadibraahim1251
    @fahadibraahim1251 Před rokem +3

    Video gii igu qiimaha badna ee aan isbuucan daawado ayuu aha mahadsani hosow mahadsanid axmed

  • @Khayrjecel
    @Khayrjecel Před rokem +1

    Waxaa tahay will yar oo Aduunyadista horumarkeeda gaaray Akhirana waa gabagabada nolshaan Aad Guusheeda gaartay Ilahay ha ka dhigo mid Akhiradiisa ilaawin
    يَا قَوْمِ إِنَّمَا هَٰذِهِ الْحَيَاةُ الدُّنْيَا مَتَاعٌ وَإِنَّ الْآخِرَةَ هِيَ دَارُ الْقَرَارِ ﴿٣٩﴾
    Surah Ghafir
    39. “O my people, this worldly life is only enjoyment, but the Hereafter is the Home of Permanence.

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 Před rokem +1

    Maasha allaah wax yaabahaan camal inoo so badi dhiiri gelin waaye niyada inoo dhismeeso waxbadan kafaaa ideynaa waana kudayaneynaa masha allaah allaha ubarakeeyo adigana khayr Allaha kusiiyo insha allaah maniyad jabeyno

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION Před rokem +7

    اللهم صلي علي سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم 💛💯

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 Před rokem +2

    😂😂😂 qosol igu dily mashallah the best ideas 💡 thanks pro❤

  • @swabrina6445
    @swabrina6445 Před rokem +8

    Wow ❤️May Allah bless him 🥰

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 Před rokem +3

    Thank you thank you Hossow ninkan sheekadiisa ama wx kusaaabsan inbdn baaaan sugayay thank you 👍

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Před rokem

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar Mahsanid wll Qali Icawi Wll Qali Icawi Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤝

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame Před rokem +7

    Waan rajaynaya inaan ana mar sidaa uga sheekeyn doono ganacsigayga insha allah idina aamin ii dhaha

  • @the-whizzer7th7
    @the-whizzer7th7 Před rokem +4

    This guy made me feel my future geesi 😯

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 Před rokem +1

    Waligay ismaaan lahayn wuuu yaqaanaaa axmed mulhtaar afsomaali🫣 wuu guulaystay wallahi

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 Před rokem +6

    This man is successful man so legendry👍🥺

  • @abdoulladif
    @abdoulladif Před 7 měsíci +1

    I love marketing network ❤

  • @shariifamahamedaadan2937

    الله يحفظك ويحميك من كل شيء ويبارك لك فيما أعدك

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 Před rokem +1

    Hadii aan muslim ahay qani ayaan ahay wax iga maqan ma jiro maashaa allaaah

  • @ahmedabdi6557
    @ahmedabdi6557 Před rokem +4

    we need more like him masha allah

  • @mohashero10
    @mohashero10 Před rokem +3

    This is really good....friday 27 january 2022..malintii aan ujihesty dhinaca digital marketing.😎

  • @ironlady8943
    @ironlady8943 Před rokem +2

    Masha Allah allahuma barik wllo codsi plz programs kanoo kale noo soo badi

  • @dhiirigeliyemfi7012
    @dhiirigeliyemfi7012 Před rokem +4

    His talk is like Native speaker

  • @jaamacafrica5678
    @jaamacafrica5678 Před rokem +2

    Masha Allah, thank you advise, is really motivations my changed it self, I hope with again back, thanks you at a giving time brother, also thank you Hosow pro, lets do more talented people.

  • @hamdaali1994
    @hamdaali1994 Před rokem +2

    Masha allllh somaliga mahan his first language nd he is rocking it🎉❤

  • @cadekacade1164
    @cadekacade1164 Před rokem +6

    Wlhi waxbadan baa laga faaidayaa ninkan dhalinayarada ah waana dhiirigeliye runtii dhalinyarda fursad bay utahy inay ninkaan ookle arkaan masha allh

  • @MohamedSomaliya
    @MohamedSomaliya Před rokem +8

    He is motivational speaker
    Mashallah brother thanks

  • @najmayussuf2794
    @najmayussuf2794 Před rokem +5

    I’m Watching this 3rd of February 2023 lemme see Where I will be in 5 years InshaAllah

  • @yarka090
    @yarka090 Před rokem +6

    Hosow Bro, thanks for sharing such an amazing event, we wish from u to do the same in the upcoming events, thanks again .

  • @fadumoguleed8825
    @fadumoguleed8825 Před rokem +3

    Maashaa allaah Tabaarika raxmaan
    Illaahay hakuu barakeeyo guushaada

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před rokem +9

    Mashallah I'm really very proud of my brother I wish I was children learn from him my alarm protect you and your family all the best Somali and learn from him💯💯💯💯💯🌹

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

    • @zamzammohamed6281
      @zamzammohamed6281 Před rokem

      Maxawaye falfalaadkaan 😂......my alarm protect you 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂.
      somali ya wadanahee soomali iskaga hadal wlaal.

  • @afrisom1067
    @afrisom1067 Před rokem +6

    One I wanna business man inshallah 👨🏾‍💼

  • @advyser
    @advyser Před rokem +15

    He is successful but I guarantee you that hundreds of people who joined under him have lost
    So network marketing is about being successful at the cost of others.
    It is not a business or entrepreneurship
    STAY AWAY FROM IT
    And those who are glamorousing it not telling the full truth should fear Allah and stop misguiding their communities and young people
    And I am speaking from experience having seen its effects (wasting time and effort and money) on close family

    • @AY-yq7rr
      @AY-yq7rr Před rokem +1

      I gurantee they probably being paid by him 2 say it. Thiefs lot of them. Claiming to be muslim but guess what all haram money. Con artists top top von artist. The creme dela creme of con arist. Not even somalis some cad cad

    • @zaksaleh8796
      @zaksaleh8796 Před rokem +1

      Factsss, this money fucked my house electric go over the roof for years after his ACN business, we suffered. I’ve lost my hard earned money after they promised me ACN will change my life…. Absolutely scam

    • @AY-yq7rr
      @AY-yq7rr Před rokem +1

      Looool i only lost the intial 400 then i clocked it was a scam i was a day over tje deadline i didnt even hother getting rhe refund vos i was a day out didnt bother gettinf it bk cos it was lesson how dumb can i be loool i rememeber them man took me to some hall in hayes they guys there were sitting with laptops books etc they look hypnotised 🤣🤣🤣

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Před rokem +3

    Maasha allaah Axmed aqoon baa ku dheehan

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před rokem +5

    Thnks wll osmaan muuqallkan waa ka helay codsigayna waa tixgilisay please muuqalada kale dadka kale meesha ka hadlay nalawadag ayagane 🤝

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Před rokem

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar Mahsanid wll Qali Icawi Wll Qali Icawi Mahsanid 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🤝

  • @maxamedyuusufismash7403
    @maxamedyuusufismash7403 Před 8 měsíci

    Axmed guul mar kale mahadsanid na sidaad nogu dhiirigelisay sidaan adi camal unoqon lahayn
    Hossow adi mahadsanid sidaad marwaliba nogu keentid mowduucyo la taaban karo❤

  • @AFRICANMAN194
    @AFRICANMAN194 Před rokem +3

    Wlhi waxaan maanta kuu hurey 37 min oo waqtigayga ka mida keep going pro

  • @Nafisa_hassan
    @Nafisa_hassan Před rokem +2

    Ninkan Facebook ayan asxab ka nahay waa nin howlkar ah alle ha u siyadiyo didalkiisa guulayso abidkaa wllkey ahmed mukhtaar ❤️🩸🇸🇴❤️