Khuraafaadka Guurka (5 Khuraafo oo Guurka Saameeya) I - Mubarak Hadi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 04. 2022
  • Khuraafaadka Guurka (5 Khalad-fahan oo Guurka Saameeya) I - Mubarak Hadi
    Telegram:t.me/mubarakhadi101
    Instagaram: / mubaarakhadi

Komentáře • 80

  • @GALANGOOLI
    @GALANGOOLI Před 2 lety +11

    👍Aan maraykan wada aadne
    👍Maryahay sooqaado
    👍Haddi kale meel xun joogaay
    👍Miro ardaagiina!!!!
    Heedhe Maasoo baxdid qaali 🤣😀

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad8547 Před rokem +3

    ilahay haku bareeyo

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 2 lety +3

    عليه افضل الصلاة والسلام ❤

  • @nourahmed5439
    @nourahmed5439 Před 2 lety +3

    MashaAllah Ustaad book waaa Akhriyey
    waxbadan oo Aanay dadku moogan yuhiin ayaa ka faaiday Illahy haku xifdiyo💖

  • @cabdicasiis1276
    @cabdicasiis1276 Před 2 lety +4

    Mashaalh Ustaad waan kaaga mahadcelinayaa soo jedintada quruxda badan

  • @aminasalad5260
    @aminasalad5260 Před 2 lety +5

    Masha Allah keep going, I find your speeches very educational

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před 2 lety

    Mnsha allah keep going ustad mubaarak

  • @abdirizakibrahimkadia6065
    @abdirizakibrahimkadia6065 Před měsícem

    Masha allah ustd waa ku mahadsantahay jazaka allah khyr

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 Před 2 lety

    Masha allah Wll 🙏

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 Před 2 lety

    Jasakalaah qeyr

  • @sharafabdiwali2676
    @sharafabdiwali2676 Před 2 lety

    Mashallah (the especial one)

  • @jamacpille930
    @jamacpille930 Před 2 lety

    waadku mahadsantahay ustaada

  • @ikhlaascabdicalicabdi8366

    masha,aalh jasaka laah ustaad

  • @Burale143
    @Burale143 Před 2 lety +3

    Mahadsanid ustadh mubarak please do more for us thanks

  • @laylaabdullahi9911
    @laylaabdullahi9911 Před 2 lety

    Mnsha Allah ilahay khayr haku siiyo, ilahayow qof wanaagsan ii sahal

  • @khadijamohamed1395
    @khadijamohamed1395 Před 2 lety +2

    Asc brother Ramadan Mubarak and Eid Mubarak.

  • @istahilaj
    @istahilaj Před 2 lety +2

    I love your content wllo jazakallah kheyr sida nogu faiideyso🤍🤍

  • @maxamedabdisamad64
    @maxamedabdisamad64 Před 2 lety

    @Mubarak hadi Alle haku barakeeyo ustaad

  • @Mascudsayid
    @Mascudsayid Před 2 lety

    Shukran Utd
    Ahlu ducaad iyo dadka wanaaga jacel hadad kamid tahay inaad iso booqato ayan danaynaya wll rabina haku dhowro.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad, wax badan baan kaa faa'idnay

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 Před 2 lety

    Masha allah dhirigaliyaha garaadkeena🙏🙏🙏

  • @khalidabdurashid3094
    @khalidabdurashid3094 Před 2 lety

    Mahadsnid ustad Mubarak Hadi

  • @hasankaafi2485
    @hasankaafi2485 Před 2 lety

    Ustadi wllhi waa sax laafyo aadan laheyn labo tilabo kulama dhafaan✊👏👏👏

  • @269barbaariye
    @269barbaariye Před 2 lety +2

    Halga faaidaysto د.مصطفى أبو سعد .
    Kitaabkiisa ٢٥ قاعدة للإستقرار الأسري .
    Runtii aadbaan uga faaiday

    • @269barbaariye
      @269barbaariye Před 2 lety

      Wllo pdf lagu heli maayo. Lkin isagoo hard ayaad ka helaysaa sacuudiga iyo Kuwait hadii aad Cid ka garanayso

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad8547 Před rokem +1

    Ustaad mubaarak

  • @faysalmohamed3131
    @faysalmohamed3131 Před 2 lety +1

    Ustd mhdsnid full vedio kaga soo hdal haasaawaha io fikir ka qaldan dadka eey ka qabaan . Mhdsnid wlhi wan kugu xiranhy oo ku ictimaadsanhy

  • @dekahussein4921
    @dekahussein4921 Před 2 lety +3

    Masha Allah Mahadsanid ustaad Mubaarak, Allhuma Aaaamiin jazakallah kheyral jazaa

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Před 2 lety +2

    You are good at topics about life

  • @lailaabdiqadir3450
    @lailaabdiqadir3450 Před 2 lety +1

    Masha,allh Ustad mubarak allh haku siyadiyo cilmigaga waxad bulshada uhaysaa kaalin muhiim ah horey usoco ustad

  • @maryamaabdirahman1802
    @maryamaabdirahman1802 Před 2 lety +1

    Asc ustad mubarik mahadsanid inbadan ayaan kaa faa iday runtii alle cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo

  • @suleymaanyaasiin1208
    @suleymaanyaasiin1208 Před 2 lety

    Mansha allah, ustaad mubarak waxbadan oo aqoonta nolosha iyo ta qoyskaba ah ayaad bulshada u faa’ideysa ✍️ mahadsanid aqoonyahan

  • @mariasaid1098
    @mariasaid1098 Před 2 lety

    Xaqiidii Mubarak wax badan ayaan kaaa faaiidey jazakallah qeyran
    Noo soo badi videos kaan camal

  • @rudwaan
    @rudwaan Před 2 lety +3

    guulayso Mubarak, waxad tahay saxibkayga cusub ee an baraha Bulshada wakhti kula qaato. in badaan Noolaw waligeen saaxib ayaaynu ahaanayna.

  • @FatmaAli-zi5gj
    @FatmaAli-zi5gj Před 2 lety

    Ustaad Mubarak hadi. Horay usoco 😍😍

  • @Ismail_aw_duceeYe
    @Ismail_aw_duceeYe Před rokem

    Walal allaha ku Sharfo Aqliga iYo Aqoontana Allaha kuu BarakeYo Liiban AlhiriYo AduunYaba 🤲🏻♥️

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 Před 2 lety

    xalka ugu fican wa in diin reerka, inta hadi la fahmo way ka badantahy

  • @ikraa7716
    @ikraa7716 Před 2 lety

    facts❤

  • @legendmrmaracade8868
    @legendmrmaracade8868 Před 2 lety

    HAVIDUKALLH 🤲🤲🤲

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 Před 2 lety

    Maahmaahda iminka dumarka isticmala

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 Před rokem

    Cajiib cajiib Masha Allah noloshu maxay hadba qof qaaliya ku baray Mubarak hadi mahadsanid ilaahayow wax wax noo sheega hanoo waayin aamin

  • @salmaabukaromar9386
    @salmaabukaromar9386 Před 2 lety

    Masha allah dhabti manta guurka hadeynan sida aynu rabnay ee aynu ku fakareynay inonoqon wayo niyad jab ad uweynba ina sofodsara rag iyo dumarba dulqad iyo isfahan la an bey rero badan kuburburan

  • @ayandradam7096
    @ayandradam7096 Před 2 lety +2

    Mashalah mubarik haadi huuno guulayso aakhiriyo aduunba😍🤲

  • @mohamed-karamatube7809

    Masha allah horay usoco

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 Před 2 lety

    Mhdsanid ustaad

  • @zuhurabdi7363
    @zuhurabdi7363 Před 2 lety

    Macalinkayga👏

  • @abdalabowdo3001
    @abdalabowdo3001 Před 2 lety +1

    Ustad buuga aad qortay garaadso intaadan waan akhriyy waana fahmay allena waxn karjynaya inu igu anfaco waa mahadsantahy

  • @faysalmohamed3131
    @faysalmohamed3131 Před 2 lety +1

    ustd vedio yaasha noosoo badi dad baa kugu xiran oo adiga keliya kuugu xitan anigaa ka mida dhiiri gelintaada waan ubogaaaa xaasaawaha ka soo hadal next vedio i.a wn ku sugnaa

  • @ahmedsaidmire8529
    @ahmedsaidmire8529 Před 2 lety

    Ustad mahadsanid waxbadan ba ka korarsaday muqalkan

  • @waxgarad5562
    @waxgarad5562 Před 2 lety

    Maasha alaah aad baan oga helay I wish inaan kudhegeysan lahaa intaanan guursan waxbadan oo red flag ah baan kafiirsan lahaa

  • @yasinfarah
    @yasinfarah Před 2 lety

    Waxaan ahay 25 dhameeyey heerkii koowaad jaamacadda waan shaqaystaa shaqo mushar fiican leh mana jecli in aan guursado sababa jiro awgood.
    Addunkii wuu kululaaday hablihiina way hawl bateeen

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 Před rokem

    Kuudud waa nooc kamida fadhiga

  • @xaawofaarax211
    @xaawofaarax211 Před 2 lety

    Mahadsand wlo

  • @fadumoabdi576
    @fadumoabdi576 Před 2 lety

    Masha Allah anika iyo Adika is kufikirbaynu nahay waxaan kuokaaday buukaadii garaadso intaanad kuursan runahaantii buukaa waxaad moodaaba inaanba sooqori rabay noocaas ookale lakiin Aadaaba iika hormarayba wixii Qalbikayka kakuuxayay جزاك الله خير الجزاء اخي الغالي مبارك هادي

    • @MohamedOmar-nl2qn
      @MohamedOmar-nl2qn Před 2 lety

      Afsoomaaligaan maaba buug kusoo qori rabtay, innaa fajacnaa 🫢🫢

    • @djoharayonisfarah1909
      @djoharayonisfarah1909 Před 2 lety +1

      @@MohamedOmar-nl2qn hhh wllo gabadha si qurxoon wax ugu sheeg ama iska dhaaf niyada haka jabinin

    • @MohamedOmar-nl2qn
      @MohamedOmar-nl2qn Před 2 lety

      @@djoharayonisfarah1909 hhh haye wllo

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 Před 2 lety +1

    Asc walal mubaarak haadi eid mubaarak walal waxaan ubaaxanhy buuga garaadso inta aadan guursan fadlan sidee kuhelikaraa plze walal isoo jawaab

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali Před 2 lety

      Anigu Amazon ayaa ka dalbadey koley Amazon waa ka dalbankartaa ok

  • @heeyhi881
    @heeyhi881 Před 2 lety

    Asc all Mubarak waxbadan ayaan kugu xirnaa waxbadan waan kaa faaiiday,ilaahey ajar ha kaa siiyo waxaana aad ula yaabay/ii cajabiyay 4buug oo aad u moodo inay ka hadlayaan hal ujeedo/halmacno,2 ka mid ah hooray ayaad inoogu sharaxday marka waxaan kaa codsanayaa inaad hal muuqaal aad ka soo sameysid 4tabuug oo Kala ah:{min habit}{atomic habit}{كايزن}{the compound effect}

  • @nimcogaboose8097
    @nimcogaboose8097 Před 2 lety

    Aan karuurka wada raadsanee kabaha soo qaado 😁

  • @frpsharma1085
    @frpsharma1085 Před 2 lety

    1

  • @mufakircabdisalaan8950

    Lafayo aanad lahayn lix talaabo kuma socotid.

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd Před 2 lety

    Mubarak inaan Kula soo xidhiidhn rabaa wll talo ayaan Ka rabaaaa plz

  • @Smartstories143
    @Smartstories143 Před rokem

    Walal ma heli karaa asigooo pdf ah buuga garaadso inta aadan guursan

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 Před 2 lety +1

    Is there a english version of the book?

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad8547 Před rokem

    asc

  • @zuhurabdi7363
    @zuhurabdi7363 Před 2 lety

    Macalin haddaba ma jiro qof sidaan rabo oo badhax tiran noqonayaa markaa maxaa xala

    • @noohaliahmed3978
      @noohaliahmed3978 Před 2 lety +2

      Waxa jira waxaad u dulqaadan karto iyo wax aanad marnaba u dulqaadan karin. Sida ustaadku sheegay.

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 Před 2 lety

    Kadab keed go'yeey kuudad gurigiina kulahaa😅😅😅😅😅

  • @jamaludiin4493
    @jamaludiin4493 Před 2 lety

    Magaca buuga

  • @suleymaanyaasiin1208
    @suleymaanyaasiin1208 Před 2 lety

    Waxaa fiican inaad editing ka muuqaalka ku darto qodoboda aad sharxaysid oo shaashada kasoo muuqanaya video gana la socda si fahmada mawduuco usoo dhawaato ✍️✍️ kuwa dambe inaad kusoo dari doonta ayaan rajeynayaa masuul