Sh. Rusheeye Yare ayaa isixray "Labadeydii Xaasna isaga ayaa iga furtay" - Qiso Xanuun Badan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 08. 2021
  • KALA SOCO RAAD PRODUCTION, WARAR, BARNAAMIJYO, VLOG, MUSIC, MADADAALO & WAXYAABO KALE.
    AMA NAGALA SOCO BOGGA FACEBOOK : / yu.abdi.shire
    -------------------------------------------------
    | RAAD Production - 2020 | ᴴᴰ
    | Facebook | RAAD Production
    | Instagram | Yuu_Shire
    | Snap-chat | Yuushire
    | Email : info@raadproduction.com
    | Mobel : +254790100052 / +252907796850
    #RaadProduction.
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 97

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 2 lety +5

    وَمَكَرُوا۟ وَمَكَرَ ٱللَّهُ ۖ وَٱللَّهُ خَيْرُ ٱلْمَٰكِرِينَ

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před 3 lety +4

    Tooba toobaSubhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah anaaba utagaayay Australia Ayaan uga inanaayay Subhanallah ilahayow waa mahadaaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 9 měsíci +1

    wcs wlc brother 👍

  • @bahur1187
    @bahur1187 Před 2 lety

    Daahir,Alla ( s.w.t) Rusheeye waa kaa soo xureeyey,hadda haku noqo n Allana dimbi dhaaf weydiiso.

  • @clraxmaanmaxamuud451
    @clraxmaanmaxamuud451 Před rokem +1

    Sub.xaana allaah. Sixirka qofka bartaa waa. gaal. ninkani warkiisuna runbuu udhaw yahay ilaahay ayaanu kamagan galnay sixiroolayaasha iyo sharkooda

  • @abdiazizaliwarabeh926
    @abdiazizaliwarabeh926 Před 2 lety +5

    Runtii weeye somali wax haku qaadato

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 Před rokem +1

    😂😂😂😂 ILAHAYOOW Rusheeye Yare naga qabo Ameen YaaRab

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 Před 2 lety +1

    You welcome

  • @batulabarekitchen8330
    @batulabarekitchen8330 Před 2 lety +3

    This guy he isn’t lying I can’t believe him because I was ever company they have meeting every week what is the problem doing a meeting if someone help you even one day You must say thank you

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Před 2 lety +5

    Anigu dadkaan wax rusheeya awalba ma aaminsanayn waayo dadka oo dhan Jin ma qabaan

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 2 lety

    وَقَدْ مَكَرَ ٱلَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ فَلِلَّهِ ٱلْمَكْرُ جَمِيعًۭا ۖ يَعْلَمُ مَا تَكْسِبُ كُلُّ نَفْسٍۢ ۗ وَسَيَعْلَمُ ٱلْكُفَّٰرُ لِمَنْ عُقْبَى ٱلدَّارِ

  • @amaar51
    @amaar51 Před rokem

    Scw

  • @maryanl804
    @maryanl804 Před 2 lety +3

    Illahow nagacqabo nimankas

  • @jamalegalow.9127
    @jamalegalow.9127 Před rokem

    Warya shehk Rusheye hadhu qof xun utahay Allah Quranka dhadka usaraya lama aqbalen shehk Rusheye Allah yadhorte

  • @abdiisabaashow5586
    @abdiisabaashow5586 Před 2 lety +1

    Shekh ow nambar kaga isi islaanteyda iga xanunsaneysa walal.

  • @qasindiiriye4153
    @qasindiiriye4153 Před 2 lety +1

    الله اعلا وعلا

  • @sacdashukri9533
    @sacdashukri9533 Před 11 měsíci

    ilaahay kaboqo sheekh benta kadaaya

  • @BaraaYare
    @BaraaYare Před 8 dny

    Shiikh ru sheeye waxoo kasheeekeeyaa sixirka waxalaga sameeyo .woo dhahaa tinta iyo cijiyaha aa wax lagu afuufaa. Qofkii woo ku xanuunsanaa ama waxaa ujeediso amaxaa kajeediso oo raacaa . Waxoosixirtaa raga timahooda iyo gabdhaha cidiya hooda.

  • @abdirammansamir8508
    @abdirammansamir8508 Před 2 lety

    Jazakallahu kheyran wll

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +1

    Subxaanala

  • @fartunnairobigoldjewellery4550

    xasbunalaah wa nicmalwakiil xasbunalaah

  • @waaqorneetofficial7701

    ninkaan waaruntiis rusheeye hadey qaraabo yihiin waxbu og yahay ilaahaba xaal og ee umada masaakiinta allaha amaansado sheekh majiree

  • @hodanjamac9305
    @hodanjamac9305 Před 2 lety

    gabadha subaxdii hadii lagu guuriyey habeenkii ka horeeyey miyey kula seexatay ileyn aabaheed wad wacday habeenkii 10:00 habeenimo isagoo suuqa xuulaha jooga.

  • @jamalegalow.9127
    @jamalegalow.9127 Před rokem

    Subxana Allah warya Allah kacabso shehk dhicaya dha kadha

  • @qasindiiriye4153
    @qasindiiriye4153 Před 2 lety +1

    الله اعلا واعلا

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 2 lety +1

    why he refuses to listen to the quran if he is muslim Mr daher ?
    he said that 3 things was happen between them, then. Where are the 2 other problems because he simply told us the 1 case which was his marriage...

    • @qurbetube
      @qurbetube Před 2 lety

      hal xabaad ka fahan tay sababtoo ah af somaligaga aya liita

  • @habiboadan2328
    @habiboadan2328 Před 2 lety

    Wllhi. Waa. Naxaditin

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 Před 3 lety +7

    ninkan warkiisa runow iila egyahay lakiin ilahey baa waxa jira

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 Před 2 lety +1

    salinaga xapiipkeena faa,iidadiisa waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso ilaahy 10 jeer puu kugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga xapiipkena insha All wuu fududanaya aan dhaman teen badino saliga xapiipkena scw scw scw❤❤

    • @ugbaadmaxamed4486
      @ugbaadmaxamed4486 Před rokem

      Kuu naxariisanaya ilahay kugusalinimayo wuu kunaxarisanaya danbigaga dhaafaya

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 2 lety

    Qasaas.Sixiroole awalba maxaa celinayay

  • @samirwarfa6804
    @samirwarfa6804 Před 2 lety

    Waa macquul arintani

  • @salataden2036
    @salataden2036 Před 2 lety

    sixuun waxusheeg sixirnakadaraan ILAHEY KABAAQ ninkagaan Haadlayow Warkagaa masaxnoo

  • @abdikas3511
    @abdikas3511 Před 2 lety

    Sheekh rusheeye alla hakufiyo inshaa allaah.

  • @familydacaddagan4230
    @familydacaddagan4230 Před 2 lety +1

    Mashaa Allaah Wll Isoo Booqo

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 Před 3 lety +1

    Anaa aqaana wuuka ahaa istaaf

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 2 lety +2

    shame on the muslim, allah knows better what hides you and what you disclose. Allah knows better than everyone

  • @hibomaxamad9203
    @hibomaxamad9203 Před rokem

    ❤😂🎉😢😮😅😊😊😅😮😢🎉😂❤

  • @kaarimbindahir4882
    @kaarimbindahir4882 Před 2 lety +1

    Ninkaan warkiisu waa isku Qasanyahay.
    Qisada haduu isku aad aadinayaa.

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 2 lety

    wuxuu kayiri afkiisaa 3 dhibaatowaxa naga dhaxaysay wuxuuna tilmaamayaa 4 isla mar ahaantaana gacantiisa🤔🤔🤔

  • @deeqahassan3043
    @deeqahassan3043 Před 2 lety

    Sheekadaan mar hore ayaan maqlay ninkaan waa sixran yahay barito war kaluu sheegi doonaa

  • @sahraismail7326
    @sahraismail7326 Před 2 lety

    Niinkan dacaad but u haadlaya

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 Před 2 lety +1

    Sheydaan,dad isku dire.

  • @faadumfaarax7899
    @faadumfaarax7899 Před 2 lety +1

    ninkaan waabeenlow walasoadeegsaday
    Shekha waxaas kamasurtagalaan

    • @abdulrashidh7442
      @abdulrashidh7442 Před 2 lety

      Adigu kan hadlayo, iyo kan laga sheekaynayaba, xaqiiqadooda waxba kama ogid, marka laba wadaa kuu furan, inaad iska dhagaysato, adigoon cidna xukumin, iyo inaad iska daysid

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 Před 2 lety +3

    🤣🤣🤣🤣🤣 Beeni Raat ma leh,in uu been sheegayo indhihiisa ayaa laga garanayaa,waxa laga yabaa lacag buu ka rabey.

  • @mursalnoor5289
    @mursalnoor5289 Před 10 měsíci

    This is one side Of story plz avoid it at all coast or get the other side of the story

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Před rokem

    Wayaab wayaab

  • @abdirahmanceerigabo4838

    Waa sheeko cajiib ah 😂😂😂😂😂

  • @sacduushsacduush7034
    @sacduushsacduush7034 Před 2 lety

    Gawadha awoowgeed walaalkeed yaamaherin

  • @ruqiyoabdullahi7962
    @ruqiyoabdullahi7962 Před 3 lety +3

    horta ninkan asiga dagal ku jiro ayan arkay asiga iyo cali gaab aya is dagalaye waan la celin waye ninkan

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 2 lety

    Waxaas miyaa xushmaa

  • @xusencaluuq926
    @xusencaluuq926 Před 2 lety

    Qofkan 1qeyb u cadaa qeybta 2aad na madowa

  • @maryanl804
    @maryanl804 Před 2 lety +4

    Shiikh qofkii koofiyad iyo khamis qaba shikh ma ah ee waa in uucaslam iyhy allena ka cabsado wxna taarikh islaam sal kuma leh

  • @anabali8078
    @anabali8078 Před 2 lety +1

    Hjhhhhjjjj

  • @cawochannel2648
    @cawochannel2648 Před 2 lety

    Kkkkk

  • @xafsaduran1326
    @xafsaduran1326 Před 2 lety

    Wayaab wlaahi runti adunkan hadad jogto wax wad arki

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 2 lety +1

    Maxeeytaha sababta uu u diiday in quraanka lagu akhriyow ?
    shaydaan maa jeclow inuu maqlo quraanka...

    • @qurbetube
      @qurbetube Před 2 lety

      quran sax ah maaha ninka suuliga jawabta ka sugaya miyaa quran ku saaraya

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 2 lety

    Shiikh magaciisii way ku tunteen.

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p Před 17 dny

    Wa iska macqul arinkas lkin wa sixir sixir kle ku dawey e aha ha sas waye

  • @hajicumar2940
    @hajicumar2940 Před 2 lety

    Aniga xitaa sheet Dan ayuu igu diray

    • @leylinaliibaan487
      @leylinaliibaan487 Před 2 lety

      allah ka baq abayo aniga ku ficnaday quranka ninkan waa beentii

  • @cabdirashid4937
    @cabdirashid4937 Před 3 lety +1

    Ninkaan jini uxanaq San shiiqa kujira
    Oo rabo inuu umada uu dawayo uxumeeyo beeloow

  • @abdirahmanmahir3496
    @abdirahmanmahir3496 Před 2 lety

    Faaliye beena waas ah weeye oo aan aqoon allaah

  • @anabali8078
    @anabali8078 Před 2 lety

    Hjhhhhhjjjjjjj astaqfurallahu

  • @xasanmaxamedxuseen144
    @xasanmaxamedxuseen144 Před 3 lety +2

    Ninkaan waa abgaal

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 Před 2 lety

    Hadii SIXROOLE UU YAHAY, maxaa 5 xabo ugu dhufan wayday.Tankale meesha in laga xiro ayey aheed lakiin dowlad kamaba jirto nasiib daro

  • @naaneeynana960
    @naaneeynana960 Před 3 lety

    Sheikki xata mala daafaya miyaa swomalida wa dad xun

  • @Hassanhussein1-t
    @Hassanhussein1-t Před 11 měsíci

    Fadiso hadii lagu daha Quran miya laguga sixraa alla wuxu been bathana

  • @hassandacad5215
    @hassandacad5215 Před 3 lety

    Hhhh waxan maqla jiray been xal luuq ayey ledahay xashii luq xadii loqobtana way dhace kan beenale waaye

  • @abdifatahofficialschannel4619

    Ninkaan dhahayo guriyaa lii sharxay hadanah dhahayo asa iga qatay ninkaan warkiisa sax ma aha eee sheeko marqaanuu mesha ku hayaa@hhhhhh qofta ayadoo calosha bananka talee iso wacday kulahaa hhhhhh aqiro meykaso wacday

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 2 lety

    defamation

  • @maxamedyariisow9092
    @maxamedyariisow9092 Před 2 lety +1

    Subxanallaah qumay been badanaa sheekh rusheeye waa wiil fiican wuuna kaa yar yahay hanaga cunin dacaayad baaad wadaa afkaaga wax ku reebo ayagaa ka sheegan lahaaa beenaale baastar baa tahay maseer baa kaa haayo kkkkkkkk

    • @waynakaa2156
      @waynakaa2156 Před 2 lety +1

      War uma haysidr ha u dambi galin

    • @qurbetube
      @qurbetube Před 2 lety

      ma shaqalihiisii baad tahay😅

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 2 lety

    Mr daher is not credible

  • @ibtesamahmed7047
    @ibtesamahmed7047 Před 3 lety

    Sheikh hadoyahay sixiro adi xowkusixriwayey umada hadibajin dahir naktedo sixray maxetahay takale suligow warka yala owkudhahayey markas maxa uhadliwesay

    • @ibtesamahmed7047
      @ibtesamahmed7047 Před 3 lety +1

      Talawad adi lagayawa sheikh ino qalad kuguarkay Allah kabaq sheikh hacawen

    • @SalafAsSalih1
      @SalafAsSalih1 Před 2 lety

      Ma lacag baa lagu soo siiyay oo ceebe lagu dhahay

    • @SalafAsSalih1
      @SalafAsSalih1 Před 2 lety

      Ada qof wareersan ah oo quraan saar ubaahan

    • @SalafAsSalih1
      @SalafAsSalih1 Před 2 lety

      Sheekh rusheeye weyne maa ilma adeer aa tihiin miya

  • @leylinaliibaan487
    @leylinaliibaan487 Před 2 lety

    been badana berka caro ku guysa sheikh ha ka aman helo adiga indhahaga cab toy u eeg odayahow calalaxa ah😏😏😏😏😏😏

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 Před 3 lety +1

    Wuxuu isku xaaray markuu yiri faal ayaa firinaaxawaadla faal ku sheeg kuye

  • @anabali8078
    @anabali8078 Před 2 lety

    Hjhhhhjjjj