SAARAAKIIL LOO XIRAY QARAXII LIIDO & CC WARSAME OO SIR BADAN BANAANKA KEENAY.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • KALA SOCO YUSUF ABDI SHIRE, WARAR, BARNAAMIJYO, VLOG, MUSIC, MADADAALO & WAXYAABO KALE.
    / yusuf.shire22
    -------------------------------------------------
    | Facebook | / yusufabdishire22
    | Instagram | / yuusuf.shire
    | Snap-chat | @Yuushire
    | Email : info@raadproduction.com
    | Mobel : +254790100052.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia #XogtaShiineMedia #KalsantvMainOffice #DalJireTv100 #safiirkaislaamka #Darwiish391 #GaylanMedia #nadaarashow #HBNOnlineTV #DalsanTV #UniversalTv #MMTV @HoryaalTV #SBC #BRITSOMALITV #XasuuqaQaza #DagaalkaFalastiin #Yuhuud #Somalia #Puntland #jubbaland

Komentáře • 17

  • @musdhafshekhcabdi5877
    @musdhafshekhcabdi5877 Před měsícem +3

    Anigu hadalkaas cabdiraxman cabdi shakuur Ayan taageeraayaaa

    • @musdhafshekhcabdi5877
      @musdhafshekhcabdi5877 Před měsícem

      Wayo tusale Manta iLamaha shabaab sidaas inlodabargoon karo wayo manta khalatka mesha ukajiro hadanA lafahmin selagu qaban karaa

    • @musdhafshekhcabdi5877
      @musdhafshekhcabdi5877 Před měsícem

      Mesha shabaka eyhesato masjida kuyalo iyo madarasada kutalo ninka masjidaas imaamka ah ama madarasada digayo maxatka aminsantihin mashidki ciyAlka qaraxalAgubarayay iyo mucalimki barayay marki magalAda laqabto so inlAgawareejiyo ma aheen mArka Meshas laqabtay wa inmucalimiinta Lagabadalo omasjidka imamyalki Lagabadalo Oomeshidoowlada eeylawareegtaba Masajidka iyo dugsiyaha dhaqancelin losameyo wayo hada muqdisha Meki shabab eeyheesan ragi qoriga heestay eedhiiga islamka ku cibadeysanayay Aya qoryihi intey iskadhigeen Aya dugsidi sidi udhigaan oo ciyaalki sidi qaraxa ubaraan

    • @musdhafshekhcabdi5877
      @musdhafshekhcabdi5877 Před měsícem

      Marka waxan wa caqiido Midaas inla dabargoyo iyo in ayadaas la iskuraco ma ogiye umalenmahayo in laso afjari karo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    WA IN LA SOO CADDEYO, XARIIRKA QARSOON EE KA DHAXEEYA QARAMADA MIDOOBAY WAA REERXALANEE IYO AL_ SHABAAB, SHEEKADAAS WAKHTI DHEER AYEY SOCOTAY.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    MEYDADKA QAAR EEYAHA AYABAQUUTAY.

  • @AliHasan-zt7sw
    @AliHasan-zt7sw Před měsícem

    Thanks pro 😢

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před měsícem

    XAMAR WALI WAXAADA WADAA DULMIGII LABADII NINA EE ISAAQA QALATEEN EE DISHEENA MIYAA ILLAAHAYA IDINA ARKAYAN XAMAR IS XISAABI

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Před měsícem

    Xil. Cabdiraxmaan cabdi shakuur waxaa tahay siyaasi urur siyaasadeedna hoggaamiya waxaa lagaa rabaa in adiga aad biloowdo oo aad sheegtid dadka dhibaatadaan ku mashquulsan.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Před měsícem

    Cabdiraxmaan cabdi shakuur wixiisa waa laab lakac iyo istustusis. Arintaan uma baahno is muujin iyo halagaa sheego. Iska jir waa arin culus.

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 Před měsícem

    Illh baa umaqan xamar 😢

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd Před měsícem

    Malin walbo sarakiil Aya lo xirxiray qaraxii dhacal sidas Le ku wada

  • @user-tz2so8nh5n
    @user-tz2so8nh5n Před měsícem

    Yy😅

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před měsícem

    Hala dulmi markaada gasho jawaabta illaahaya wa inaada sugato dawalo haka jawaabto dadka isirka u dishaya yaa dilaya xasana iyo fiqiyo munaafaqiina

  • @user-lt4bl6fz2x
    @user-lt4bl6fz2x Před měsícem

    Ey.beenaale.alle.iyo.rasuulba.beenusheegayo

  • @cumarxasancumar1976
    @cumarxasancumar1976 Před měsícem

    Dad bidaar leh oo been falanqaynaaa