KIISKII HALISTA AHAA & MAXKAMADA SARE:-Qoslaaye iyo Kooxdiisa VS Gudoomiye Liibaan Cali Yaroow.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • KIISKII HALIS AHAA & MAXKAMADA SARE:-Qoslaaye iyo Kooxdiisa VS Gudoomiye Liibaan Cali Yaroow.

Komentáře • 36

  • @madaxsareofficial9520
    @madaxsareofficial9520 Před měsícem +8

    Doowlada Somalia hadii sii deeyso kuwaan waxaa faraha ka bixi doona sharciga qof waliba dambi laga gala waxuu gacmahiisa ku qaadan doona sharciga-NB

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před měsícem +3

    Acuudu billaahi Mina Shaydhaani -
    Rajiim? Waa Caruurtii mooryaanta
    Guryaha islaameed

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +4

    ikraan kaso saara qoslaye waxbu ka ogyahaye

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Před měsícem +1

    Qoslaaye waa dilaa mujrim ah tiirka hala geeyo nijaaska

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 Před měsícem +1

    Qoslaaye hala dilo kuwa kalena xabsi dheer halugu xukumo

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t Před měsícem

    Taliye fanax iyo taliye Qosloow waa isku xukun sxbayaal Ökn Shuute HG Uu rabyaa inaw gabigoodaba Dil ku xukunyo from Xawadle

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d Před měsícem +1

    Masuulkaa ba,a dheh kuwiina waaweeynaa masuul eheeyn

  • @Mumtaaz-b8g
    @Mumtaaz-b8g Před měsícem +3

    Qoslaye waa manaxe ween hala toogto ayga

    • @qaaliladanahmed9329
      @qaaliladanahmed9329 Před měsícem

      Qoslaaye waa geesi dil Uma qalmo halacafiyo

    • @YussufUlaa
      @YussufUlaa Před měsícem

      ​@@qaaliladanahmed9329nacala tulaahi caleyka bakhti bakhti watey

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Před měsícem

      @@qaaliladanahmed9329muxuu geesi ku yahy ma inuu muwadil muslim ah afduubtay oo khiyyaamay ka dibna maydkiisii qashin ku tuuray adiga ayaaba arxanlaawe ah

  • @Degaliah
    @Degaliah Před měsícem +1

    Ragani khamrigii iyo sojeedki ayay ka raaysteen 😂 jeelki wu edbiyay wlaahi lakin dhagartaasi wa in lagu qisaasa ama mag laga qaadaa iyakaa alhiradooda ayay u fiicantahay

  • @suubaneIsmail
    @suubaneIsmail Před měsícem +1

    Lanada maxkamad maxay kala yihiin

  • @user-rs8ec3zm1u
    @user-rs8ec3zm1u Před měsícem

    Qone warka kale ooba kuhadlayaa

  • @hamdiahmed2307
    @hamdiahmed2307 Před měsícem

    Barnamishko full ah aya rabna away intas lee maxkamada masocone

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem

    Waxaa yaab ah danbi weyn oo DHIIG ayey galeen garab iyo gacan isku siiyeen shaydanimadooda waqti kubixiyeen shalay qoone wuu qirtay qoslayena waa inkiray marqaatiyadiina waa xadir oo weyku marqaati furen somaliyey inteen usoconaa qarenada udoodayo qaatiliinta kuwasi qaren ma aha waayo intii danbiile ladifacayo nabadi majirto danbiiluhu waa in hal meel looga soo wada jeestaa oo loo midobaa gacan bir ah lagu qabtaa

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před měsícem

    Ileen libaanoo wajigaan waa leheed miyaa ku bartay qofkaa tahay 😢😢😢hala dilo

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Před měsícem

    Why do Somalia only have military courts. We need civilian tribunal courts.

    • @WinkeyA70Youtube
      @WinkeyA70Youtube Před měsícem

      These people are in military Ama wa askar dhamaantod maxkamad shacab loguma tala galin

    • @gudbifariinta3958
      @gudbifariinta3958 Před měsícem

      @@WinkeyA70CZcams
      What is your point?

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 Před měsícem

    Kanbeenbadnaa

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc Před měsícem +1

    didaxdoda dil togasho halagu xukumo

  • @abdirisaaq3206
    @abdirisaaq3206 Před měsícem

    warqoone daaya intakale toogta
    hadey cadaaladu jirto😂

  • @maymunmoalin2567
    @maymunmoalin2567 Před měsícem

    Nimankii meesha waaba ku naaxen waa fahmi waayey

  • @hanihappy6475
    @hanihappy6475 Před měsícem

    Kan 90k been waaye lee miyuu leeyahay 😂😂😂😂

  • @himocabdi8306
    @himocabdi8306 Před měsícem +1

    Qoone ma inkiray waxii shalay uu aqrinaayay

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Před měsícem

      Drugs kii baa k baxay 😂 mooryaan bilaa naxariis ah weeye lkn oqslaaye ayuu dhaamaa oo doqonimo usii dheertahy

  • @abdi_252
    @abdi_252 Před měsícem

    Waaba cayileen nimanka albeergo miyaa kujireen xabsi lamq oran karee

  • @mohamedyuusufismail4164
    @mohamedyuusufismail4164 Před měsícem

    Pool maxaa laga wadaa.

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t Před měsícem

    ninki dilka geystayaa La dili karaa kaliya Hebelaa soo diray Waala dilaayaa meelay kashaqeyso majirto hadaa HG dabargoynkartana Waa sugeynaahe Toogo Qofti laguu keeno

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Před měsícem

      Waa mooryaan kulli in la laayo ayay ahyd maadaama ay ku midaysanaayeen dilka marxuumka waana sida Quraanka ku taall

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 Před měsícem +2

    Hhhhhhhhh CAJIIB , Ibni'aadamka !

  • @MACALINKALugeya
    @MACALINKALugeya Před měsícem

    Kabtanbol ninka benbadsn waligey ma arkin

  • @abdiaziizomar1285
    @abdiaziizomar1285 Před měsícem

    Cadeyn malahan