7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 12. 2019
  • 7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo
    I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv

Komentáře • 173

  • @sirahanolosha
    @sirahanolosha Před 4 lety +77

    Pin ku qabo Mubarak Hadi, waad mahadsan tahay.
    1. Innaad iska rabto hadafkaaga.
    2. Innaad doonayso hadaf, laakiinse aanu kuu xadidnayn.
    3. Innaadan arki karayn innaad gaadhi karayso.
    4. Innaadan go'aan gaadhin.
    5. Qorshe innaanad u samayn.
    6. Innaanad la iman ficil.
    7. Innaanad diirad saar lahayn.

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  Před 4 lety +137

    SHARE :) SUBSCRIBE Haddii aadan weli subscribe garayn. Guulaysta dhammaantiin :)

    • @amiinhaibe
      @amiinhaibe Před 4 lety +1

      Mahadsanid macalin nololeed🙏

    • @zeynaaahmed6077
      @zeynaaahmed6077 Před 4 lety +1

      Mahadsanid 🌺🥀

    • @munamaxamud1947
      @munamaxamud1947 Před 4 lety +2

      Asc ustaad waxaan adaad u danaynayaa inaad igu cawiso si aan u samyo is badal ka dhabata aan gadho sanad kan inshallah

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan Před 4 lety +1

      Buugagta xagen ka halaa walal

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan Před 4 lety +4

      Dadku isku mid maaha annigu intan ku dawanayay wal wal ayan la madobadayba walal
      Waxan ahay wiil iskoris ah waligey school man tagen
      Lkn wan dadalay oo si fican ayan wax u bartay
      Waxbarashadaa waxan bilabay 20 16 anigo 16 jir ah iminkana alhamdulillah mel fican ayay ii baraysaa waxan ogansaday in an waxbarto anigo kuliga ka shaqeya kadib wan isku wadi gariwayay markasan fikiray oo an iswaydiyay maxad ka shaqeysa sii ad wax u baratidi kadib wan iska dayay kuligii oo waxan radsaday shaqo yada iyo waxbarashada isku wadi karo iminka waxan ka shaqeya mel yar oo an sexdo lacag igu filana wan ka qata alhamdulillah waxan barta xiisab iyo English iyo ictga sankan cusubna waxn isleyahay farsamada gacanta baro inshallah
      Wad ku mahadstahay dalka ad nal garabtaganthy
      Jazakallah kheyr waxan ku rajanayaa guul iyo cimir dheer ustaad

  • @ayuubkaskey3195
    @ayuubkaskey3195 Před 4 lety +83

    Da deydu waa 18 jir kunol kenya wan shaqeya waxan hoyadey udiraa 50 dolar bishiba inshala waxan rajenaya ina shaqo kale qabto xiliki habinka ah si aan uku diro 150 dolar bishiba ducada wa dhankina

    • @mhametbarkhad2887
      @mhametbarkhad2887 Před 4 lety +1

      Allh Huno Hamigaaga Haku rumeeyoh

    • @ayuubkaskey3195
      @ayuubkaskey3195 Před 4 lety

      Amin amin

    • @shaimaabdullahi
      @shaimaabdullahi Před 4 lety +1

      Alaha kuromiyo 🤲

    • @fosiyasicid208
      @fosiyasicid208 Před 4 lety +4

      masha Allah waxdtay ilmo yar oofakaraya qofka walidkii ku fakara illahay aya ufududeeya inta inkabadan innd udirto ayan kuu rajeeynayaa amiiin

    • @hamdiiina
      @hamdiiina Před 4 lety +3

      wall walidka udadaal si alaah kuu caawiyo amuraha aduunyada oo idil kuugu fududadaan Ducana kadalbo si aaqiro iyo aduunyaba ulibaantid

  • @Equivalent-xj9of
    @Equivalent-xj9of Před 4 lety +24

    *_how many of you reading comments while seeing Video like here_*

  • @abdiaziizcaana748
    @abdiaziizcaana748 Před 4 lety +7

    duunkaaga haduu galo galeyrka inaa la duusho inaad iska deyso weeye digaaga la ciyaaristiisa. Oraah isoo jidato

  • @zakihudi
    @zakihudi Před 4 lety +23

    Macalim kuuma beegtoomi karno ee alah hakaa abaal mariyo, waxan wada daawaday barnaamijka fikrad iyo book waxana ka maarmay boogag badan oo aan horay uga waayay wadanka gudihiisa adina ayana inoo fududeeyay, dhaxal muuqda ayad inooga tagaysaa walal kuuwii risaalada sii gudbiya rabi hanaga dhigo.
    Mahadsanid ustaad مبارك الهادى

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 4 lety +4

      Farxad bay ii tahay Zakarie. Alle haku sharfo walaal

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 Před 4 lety +5

    Talaada ugu wayn oo nolashayda wax wayn ka badashay(naftaada udul qaado) oo vidio hore ku jirtay
    Hadana ayado qaab kale udhigan ba so celisay oo ah maalin haday ka jiifato(caajisto) ha ujoojinin
    Walaal Mubarak Hadi talaayinkaga aad bay iii anfacayn
    Aduun iyo aakhiro alle kumo hoojiyo💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 Před 4 lety

    Mansha Allah Jazakallahu Khayr ustad mubarak

  • @aymancabdi7729
    @aymancabdi7729 Před 4 lety

    Mashaa allaaah jazakalaaha khayr ustaad

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 Před 4 lety +2

    shukran ustaad mubarik inkasto aan qaraar ugaaro hadafkeeygi magaarin wxn ogaaday wx kastoon doono hadi allah iqoorin innan garikarin hada illahay ayaan arinka udaayaay Allah qof talasaartana ma guuldareeysto hada arinkeeyga sifiican ayan uga ga mayaa madama cid aan dayaceen utalasaartay tawakal callallah wa kafa billahi wakiil waa innay dadku illahay amina istiqfaarta badiyaan qofka waxa dhici karta innu danbi uu galay uu ka hortaagantay horu markaaga

  • @xidigaawdalborama5018
    @xidigaawdalborama5018 Před 3 lety

    بارك الله فيك أستاذ مبارك .👍👍👍👍

  • @hamdiiina
    @hamdiiina Před 4 lety +3

    Shukran wallo waxaan filayaa inta ila midka ah ee wax baranayaan ineey ila faideen wallo mar walboo muqaladada dawado maskaxdii jiiftay baa bararugto alaha kaa ajarsiiyo

  • @ayanibrahim9217
    @ayanibrahim9217 Před 4 lety +1

    Mahadsanid mubarik illahay haku xafido waxad ii tahay macalin illahay hayga dhigo ardayad wanagsan oo kaa Faa ida

  • @aliabdimalik4389
    @aliabdimalik4389 Před 4 lety

    Mahadsanid Ustaad Mubaarak

  • @saiddable1506
    @saiddable1506 Před 4 lety +5

    Aĺle haku xafido
    Waxaan arkaa dad badan oo kahadla dhiri galin Taloyin iwm
    Lkn wali ma'arag mubark hadi qof lamida alle wayne hakuu siyaadiyo wax waxwalba oo wanaaga

  • @munamaxamud1947
    @munamaxamud1947 Před 4 lety +3

    Mashallah jasakumulahu khayraa ustaad mubarig waxaan aad u danynayaa inaad iga cawiso sidaan u samayan lahaa isbadal dhaba wanan ka faa iiday imbadan casharada aad noo soo gudbinaso shugran gulayso ustaad

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 Před 4 lety

    MashaAllah. Walale allah hakuxifdiyo fidunya wal aqira

  • @maxamedamiinabiibakarxcism4042

    جزاك الله خيرالجزاء وكم إستفدنا أخانا مبارك ونسأل الله أن يجعله مباركا ينفع الناس به وأن يجمعنا في الآخرة بجنة الفردوس اللهم آمين اللهم آمين اللهم آمين .

  • @Amina-uh3se
    @Amina-uh3se Před 4 lety +19

    Aad oga faiday jazakalah ,aydo carbi ah inata dhgestay :
    ١. الرغبة.
    ٢. تحديد الهدف.
    ٣. تحفيز النفس ( ثق بأنك قادر على ذالك).
    ٤.عزيمة(إتخذ القرار ولا تتراجع).
    ٥.وضع الخطة.
    ٦.التنفيذ.
    ٧.ركز على هدفك وتحرك نحو الهدف.
    ٥.

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur Před 4 lety +1

      ماشاء الله .
      ترجمة رائعة
      ستكون فى المستقبل مترجمة

    • @Amina-uh3se
      @Amina-uh3se Před 4 lety

      @@mubarak_hugur شكرا استاذ

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur Před 4 lety

      @@Amina-uh3se
      عفوا أختى

    • @mohamedadow5780
      @mohamedadow5780 Před 4 lety

      ماشاءالله خلاصة قيمة مفيدة ، جزاك الله خيرا

    • @awalesheikhdahir947
      @awalesheikhdahir947 Před 4 lety

      MashaAllah, MashaAllah.

  • @cabdinuurjuureshiiq2582

    Thanks ustaad mubarak

  • @mahdiadan9473
    @mahdiadan9473 Před 4 lety +1

    Masha Allah sxp
    Illow hadafkeyga igu guuleysi Amin🤲🤲

  • @zaytuunighannel140
    @zaytuunighannel140 Před 4 lety

    Jazaakallaahu khayr aljazaa

  • @mohamedbashe4492
    @mohamedbashe4492 Před 4 lety

    Masha Allah Ustaad Allah ha ku sharfo

  • @hafsanuradinmadow3860
    @hafsanuradinmadow3860 Před 4 lety

    Mahadsanid walaal mubaarak

  • @ziina3
    @ziina3 Před 4 lety +1

    This is perfect time for me thanks million 😍😍😍

  • @ahmedake9895
    @ahmedake9895 Před 4 lety

    Aad baad u mahadsan tahay bro shaqsiyadka adigoo kale Alle ha inoo badiyo we all appreciate 🙏

  • @munahassan3507
    @munahassan3507 Před 4 lety

    احسن وأفضل ومهذب يوتوبر ☑️✅ الله يكتب لك الاجر هذا هو الادب والاخلاق ماشاء الله انت يا اخ مبارك الله يبارك عقلك انت مثال لشاب المسلم المحترم الصومالي👏👍
    balanteenu wa guul horomar iyo naftena aanu horumarino insha allah
    2020 sanadka isbadal qurux badan

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před 2 lety

    Mnsh Allah alle hakuxafdiyo mubaarak hadi

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal2793 Před 4 lety

    Shukrn ustaaad

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s Před 3 lety

    جزاك الله خيرًا

  • @sacdiyamohamedahmed6836
    @sacdiyamohamedahmed6836 Před 4 lety +1

    Waad mahadsantahay walalkeen qaali waxbadan ayaan kaa faiday qorshe la'aan hasoconin taas aad ayan ugu faiday adiga shekh mustafa Yaasir muqtaar iyo ayuub sakiin ba alle dartiis ayan idin jeclahay waayo wax bulshada ubahantahay ayaad kahadashaan jazakumullahu khayran allow idinku abal mari janatul firdowsal aclaa

  • @ramos1739
    @ramos1739 Před 4 lety

    Masha allah dhiirigaliye wayn baa tahay jazakallah waxbadan baan kaa faiday.

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 Před 4 lety

    jaskalllah kheir ustaaad

  • @mohammedabdirazak941
    @mohammedabdirazak941 Před 2 lety

    Shukran

  • @kasimsaman9481
    @kasimsaman9481 Před 4 lety

    Masha allah
    Mubarak Haddi a good role model

  • @abdihakimmohamed4481
    @abdihakimmohamed4481 Před 4 lety +1

    M.allh mubarik hadi

  • @mariyacm5612
    @mariyacm5612 Před 4 lety

    Masha Allah ustaad Mubarak allaha Ku xafido casharadada wan Ku xiranahay wax badana waan ka faa ,iday jasakalaah kheer

  • @axmedgaryare3461
    @axmedgaryare3461 Před 4 lety

    Tanks wll Mubarak hadi

  • @mowlid147
    @mowlid147 Před 4 lety +2

    ustaad Mubarak Mubarak, Allah ku sharfo. Waa ku mahadsan tahay sida aad ugu Howlan tahay u adeegida ummadda.

  • @fathifoosfathiali561
    @fathifoosfathiali561 Před 4 lety

    Masha allah saxix ustad mubarak 💞......

  • @jamalnasirmahamudmuhumed4416

    mubarak hadi allah haku barkeeyo wll.

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll Před 4 lety

    Mahadsanid macalim

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 Před 4 lety

    Mubarik Qu'Allah te récompense pour tous aide merci

  • @hodosultan3943
    @hodosultan3943 Před 4 lety

    jazakallah wll

  • @sporthd6213
    @sporthd6213 Před 4 lety

    Mahadsanid ustaad

  • @rahmaawil2096
    @rahmaawil2096 Před 4 lety

    Mansha allah mahadsanid ustaad allaha ku sharfo abaalkaaga ma gudi karo

  • @cabdifatax3612
    @cabdifatax3612 Před rokem

    Thank you

  • @user-ny5vd4sy4m
    @user-ny5vd4sy4m Před 2 lety

    رفع الله قدرك أخي وأسأل الله أن يبارك فيك أينما كنت
    الحقيقة هذه البرامج هي اللي أبحثها دائما وأسمعها ولكن عن مدربين غير صوماليين،
    الحقيقة ماتخيلت أنه يوجد مدرب صومالي مثلك
    أبدعت حقا،
    وبعد الآن بإذن الله أكون متابعة بقناتك وبرامجك المستفيدة.

  • @asmamaxamuud5288
    @asmamaxamuud5288 Před 4 lety

    Mnsha Allah bro hore u soc guul baan kuu rajaynyaaaa👊

  • @naciimomahamed1520
    @naciimomahamed1520 Před 4 lety

    mashaa.allh wllo alle haku barakeyo

  • @hassantech510
    @hassantech510 Před 4 lety

    M.Allah Mubarak hadii ,Allah kuxafidho

  • @mohamedgeedi8847
    @mohamedgeedi8847 Před 4 lety

    Mahadsanid wll

  • @sadiiqisxaaq8555
    @sadiiqisxaaq8555 Před 4 lety

    Mansha alaah ustaad ilaahay ha kaa abaal mariyo

  • @dalsan2433
    @dalsan2433 Před 4 lety

    ustaad mubarak boqolaal adiga oo kale ayeey ubaahan tagay umada somaliyeed Allaha kudhowra

  • @ahmednorabdirahmanismail1064

    Mnsha allah my macalin allaha ku sharfo

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 4 lety

    Noolow walalkay hore wad mahadsantay Mubaarig guulayso walal

  • @user-tr5of4dd4d
    @user-tr5of4dd4d Před 4 měsíci

    M.a ajar xasand alle ha kasiyo

  • @ismailahmed-qk3dz
    @ismailahmed-qk3dz Před 4 lety

    Jaza Kalahu Khayr

  • @hersiclaahi1224
    @hersiclaahi1224 Před 2 lety

    Mudane mahadsanid

  • @bakarabdi5819
    @bakarabdi5819 Před 4 lety

    Masha Allh mubaark hadii waad ku mahad santahy

  • @xaawocabdisalaan481
    @xaawocabdisalaan481 Před 4 lety

    Masha Allah alle haku barakeeyo wllky qaaliga ahoow

  • @nenak6514
    @nenak6514 Před 4 lety

    Thanks 🙏 wllo , aniga number 4 go’aan ka isku dhibnayhy I hope insha allah sandka inaan kuguulaysto ‘’adunkaga haduu kaa galo inaad galaydhka ladhuusho inaad iska deeyso digaga laciyaroyso’’ nice words

  • @jilbiskhaliif1771
    @jilbiskhaliif1771 Před 4 lety

    Mahadsanid

  • @umusaidchannel
    @umusaidchannel Před 4 lety

    Mansha Allah Macalin haadii jazaaka allaah

  • @ismailokiehomar3555
    @ismailokiehomar3555 Před 4 lety

    Thanks

  • @hagardiidgeneral.knowledge5114

    Mansha allah wa mahadsantahay dhira galiye wanagsan aya tahay

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 Před 4 lety

    ماشاءالله كلمات قيمة وأمثلة جيدة، الله يحفظك

  • @asmaabdullahi9336
    @asmaabdullahi9336 Před 4 lety

    mubrak hadi sxbka nolosha aya tahay shukran alf marah👍💯

  • @frduuzmuparig477
    @frduuzmuparig477 Před 4 lety

    masha Allah

  • @cashuurxikma7275
    @cashuurxikma7275 Před 4 lety

    Masha Allah boowe Alle haka ajar siiyo anagana hanagu anfaco

  • @abdirahmaangacayte5209

    Mahadsanid barre sarre

  • @fatumahashi3949
    @fatumahashi3949 Před 4 lety

    Shukrn wllky

  • @iamamillionaireiamamillion4205

    Motivationaldoc, thanks
    I am new Subscriber

  • @deeqoabshir8190
    @deeqoabshir8190 Před 4 lety

    Masha Allah ilaahay hakaa abaal mariyo hawsha hawr karnimadaa noo haysid

  • @user-mk7lh8mw2e
    @user-mk7lh8mw2e Před 4 lety

    Jaskalahu qeer haraya usoco mubarak allaha ku xifdiyo

  • @najahhassan7716
    @najahhassan7716 Před 4 lety +1

    2020 full year inchallah hope best year in my life🤞

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 Před 4 lety +1

    MUBARAK HADI MAHADSANID

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 Před 4 lety

    Shugran shugran allahu kusharfo ustaad

  • @queensunaliitasulatiitaboo6931

    Keep going my brother we want to put in your Chennal a lot of video as like this

  • @hamdasamriye3763
    @hamdasamriye3763 Před 4 lety

    Mash allah

  • @sareedomohamed9965
    @sareedomohamed9965 Před 4 lety

    Alle haku barkeeyo akhira iyo aduunba

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 Před 4 lety

    Mashaa allah mucalim kudayasho mudan

  • @abdullahiahmedabdikarim2820

    Mubarak Hadi😊❤👦

  • @ayuush4607
    @ayuush4607 Před 4 lety

    Jazakhllh wlky inaad waqtigaga noo hurtaay taas oo ah mid an kaga mahadcelinayo. Dhirigaliye i qaas bathaay ani ahaan. MNKU INTU GAAJO QABO GULI WA WALI. Orahdas ba iwadaa

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 4 lety +1

      INTUU MAANKU GAAJEEYSANYAHAY GUULI WAA WELI.

  • @MaaidaAlixeyle
    @MaaidaAlixeyle Před 3 lety

    Mash allaaah waxaan kale dhire kalintada

  • @fathifoosfathiali561
    @fathifoosfathiali561 Před 4 lety +1

    Barnamijka manta in uu iga hadlayo badmoodaa marka daawaday.riyadeeyda allaha ii rumeeyo

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 Před 4 lety

    ku mahadsanid Talooyinkaaga quruxda badan wllo

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 Před 4 lety

    Waxaan rajynaya inan isbadal-dhab ah sameyo tnku ustaad ibnu hadi😍

  • @mohmudgaryare6024
    @mohmudgaryare6024 Před 4 lety +1

    Jazaakallah Ustaad.
    Waxaan shalay dajiyay qorshihii sanadka cusub, markan video gaga arkay dib baan u wada eegey qorshahayaashayda waana ku saleeyey tallooyinka aad na siisay.

    • @afnaanhassan4088
      @afnaanhassan4088 Před 4 lety

      Alxamdullilaah aad aad ayaad i dhiri gelisay أفصح الله لسانك يا أستادنا بارك الله لك lakin qodabkii saddaxaad ayaa kamaqan

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 Před 2 lety

    Mubaarak masoo martay iskuulkii Allah iyo privatkii Ramadan

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před 4 lety

    Mubaarik

  • @rahmaruun4084
    @rahmaruun4084 Před 4 lety

    Mashalah walal wan kusalamey

  • @cabdirashiidsaleeban3940

    Macallin mubaarak

  • @hibaaqhubsiimo9252
    @hibaaqhubsiimo9252 Před 4 lety

    Alle ha ku noleyo qalbiga

  • @onelovesomalioodhan1770
    @onelovesomalioodhan1770 Před 4 lety +2

    ASC MACALIMUU wlhy inaan dareemin inuu dheryahay markaad tidhi wuu dheer yahy baan eegay waaba 15 daqiiqo
    aadbaad umahad santhay insha allah 2021 baan eegayaaa waaan qorsheysatay inaan qabtay iyo in kale sida 2019

    • @mustafxasan3811
      @mustafxasan3811 Před 4 lety +1

      Waa mahadsan tahay macalin run ahanti wax badan aya ka faa'iiday manta laga bilabo fadhiga wa ka kici dona insha allah

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 Před 3 lety

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 🦅🦅🦅🦅🦅🦅

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh9139 Před 4 lety +1

    Wll wad mahadsan tahy illahay haka abaalmariyo
    Runti waxad moda in aad aniga iga hadlayso
    Runti waxan raba in aan hadaf wayn xaqiijiyo sanadkan sosocda insha allah.
    Qof walbo oo hadaf leh waxan alle uga baryaya in uu fududeyo.

    • @mustafxasan3811
      @mustafxasan3811 Před 4 lety

      Mahad sanid macalin run ahanti wax badan aya ka faa'iday

  • @shueibyusufabdullahi8016
    @shueibyusufabdullahi8016 Před 4 lety +2

    Inkasto oo aan gaarin qaar kamid hadafayadii aan lahaa 2019.
    Hadana waxaa ifaraxad galinaya inaan kamid ahay dhalinta 2019 kusoo biiray chanalkan qiimaha badan.
    Alxamdulilah Alxamdulilah Alxamdulillah.

  • @khadroabdi5355
    @khadroabdi5355 Před rokem

    M.a

  • @xidigaawdalborama5018
    @xidigaawdalborama5018 Před 3 lety

    👍👍👍