Wareysi Maareynta iyo Maamulka Waqtiga | Cali Bashi | Time Management

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Wareysi ku saabsan maamulka iyo ka faaideysiga WAQTIGA oo uu ila yeeshay wllkeen Ustaad cali Bashi @Farm Somalia.
    Maxay tahay inaad sameyso ama aad iska ilaaliso Si'aad WAQTIGAAGA ooga faaiideysato.
    Ka faaiseysi wacan.
    Pomodoro (Xeeladda Yaanyada):
    • Kaliya 25 daqiiqo Ku q...
    Websites ka wax lagabaran karo waxaa kamid ah kuwa hoos kuqoran. Koley qaar badan oo kalena wey jiraan.
    www.khanacadem...
    / sea. .
    Udemy.com
    www.coursera.org/
    edX | Free Online Courses by Harvard, MIT, & more | edX
    www.udemy.com/

Komentáře • 56

  • @abdikaniyassin5651
    @abdikaniyassin5651 Před 3 lety +22

    Soo koobid Maamulka Waatiga
    1.Goal setting (To do list) inaad dajiso hadafyadaaada
    2. Priority sidey u kala Mudan yiin u kala Horeysii
    3. Delegation la kasho cid Aad isleedey wey ku cawin karta
    4. Schedule dajiso jadwal waqtiyaadeed
    5.decision making Mar wal Ba go aanso inaad hawl walba waagigeda qabato
    6. Stragety thinking is bar bar dhig Waxaad qabato iyo Waxaad doonoso inaad noqoyo.
    Mahadsanid Ustaad

  • @mohameddahirabdi6582
    @mohameddahirabdi6582 Před 3 lety +2

    Very useful topic
    Thank you very much

  • @saki7952
    @saki7952 Před 3 lety +1

    Maashaa Allaah wll qaali Abdiwali khalif

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 Před rokem

    Masha Allah ,Sharaf iyo karaamo ayaad mudantahay macalin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 Před 3 lety +1

    MashAllah, Dr. Abduweli Khalif, Thanks.

  • @deeqoowmuqtaar4950
    @deeqoowmuqtaar4950 Před 3 lety +2

    Masha Allah wll
    Waa wareysi aad uqiimo badan
    Allaha idin wanaajiyo sida wanasgsan aad wax usoo bandhigteen 👌👍

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 Před 3 lety +9

    *To summarize:*
    • Waxa muhiimka ah ee degdegga ah u hormari
    • waxa muhiimka ka ah ee aan degdegga aheyn
    Ku xiji.
    • waxa kale aan muhiimka aheyn .....
    Wlhi waa wax muhiim. Jazakumullahu Kheyran.

  • @guhaadofficial9088
    @guhaadofficial9088 Před 3 lety +2

    Sxp horumar wacan ayan ku rajaynaya ,qof aqoon , karti , iyo akhlaaq isku darsaday ayaad tahay , kolay qofkii ku garanaya ayaa ku garanaya ee dadaal wacan sxp

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety

      mahadsanid guhaad wlle intaad sheegtay inaan yeeshaan rajeynayaa insha allaah, rabina hana sugo dhamaanteen.

  • @abdiwahabhalane3486
    @abdiwahabhalane3486 Před 3 lety

    Shukran walaal qaali ah sida aad uga hadashay muhiumada waqtiga iyo maareymtiisa

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 Před 3 lety +1

    Maasha allah ustad cashar muhim ah baad bixisay

  • @maxmeddayib672
    @maxmeddayib672 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @maxmeddayib672
    @maxmeddayib672 Před 2 lety

    Masha AllaH

  • @mustafesawaxili5495
    @mustafesawaxili5495 Před 3 lety

    Maasha allah jazaakumullaah dhamaantiinba

  • @adnaali6492
    @adnaali6492 Před 3 lety

    Maanshallah wll allah ha ku xafido aduun iyo aakhiraba

  • @kaahomaxamad4185
    @kaahomaxamad4185 Před 3 lety

    Masha allaah

  • @faadumomohamedahmed8377

    mànshallah Allah haidinka Abaal mariyo

  • @Asiyah2000
    @Asiyah2000 Před 3 lety

    mashaAllah good video 🙌

  • @saalaxjaamac3824
    @saalaxjaamac3824 Před 3 lety

    Masha allah 2bada ustaad aadbay umahadsan yihiin runtii wuxuu ahaa cashar qaali ah 😘

  • @abdirahmanabdikadir9208

    Manshallag Ustaad

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 Před 3 lety

    Mahadsanid

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 Před 3 lety

    Masha Allah ustaad

  • @siciidjamaalsalafi2252

    Ustaad wan kugu xiranhy waxan ku leeyhy keep going

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 2 lety

    Thanks wlal

  • @hamnoibrahim-re5ll
    @hamnoibrahim-re5ll Před rokem

    Abti Ali ahmed wan ku salamay

  • @mohnzir1372
    @mohnzir1372 Před 3 lety +2

    Dadka odhani waxey leyihin 24 hours lkn wxey kukla duwan yihin isticmalkisa mrka xigta the more you reade the more you know. Reading a lot will make you intellectual .we don't care about tomorrow do today what will you doing tomorrow. whenever times gold. thanks ustaad jza klah

  • @sayidcali4931
    @sayidcali4931 Před 3 lety

    M.a mr abdiwali khaliif keep going sxb

  • @mohamedomeribrahim2306

    Ustaad abdi wali khaliif waxan jeclan lahaa in aad mowduuc nooga soo sameyso kuliyada saxfada oo aan baahi baden u qabno ❣️
    mahdaand ❣️

  • @user-kr3hg5xl4v
    @user-kr3hg5xl4v Před 3 lety

    Aad ayaa uu mahadsintin

  • @mohamedisak2844
    @mohamedisak2844 Před 3 lety +1

    wll mahadsanid wllhi waxaan jeclahay marwalba dadka kahadla time management
    waad ku mahadsantihiin muqaalka aad nala wadaagdeen.
    qofka baniaadamka waxyaabaha ay isku caawinkaraan waxaa kamid ah hadal wanaaga dhiirigalinta iwm.

  • @theluckyman9685
    @theluckyman9685 Před 2 lety

    M. A ustaad mardhow Ayaan kugu soo biiray runtii wax badan baan kaa faaidey

  • @loukmanhoussein6082
    @loukmanhoussein6082 Před 3 lety

    M.a Usdaad siday gunooqon garaa Informatic

  • @thedigitalarchive5086
    @thedigitalarchive5086 Před 2 lety

    In Islam, there's no such thing as "Time Management" because Allah is the One who does that. Here is the Hadith in al-Bukhari: "Do not curse time for Allah is time" ( Ṣaḥīḥ al-Bukhārī 4549, Ṣaḥīḥ Muslim 2246 )

  • @mohamedyaasin7687
    @mohamedyaasin7687 Před 3 lety

    Mashallah that was good conversation

  • @mubeoffline
    @mubeoffline Před 3 lety

  • @shekhul.kuli-23
    @shekhul.kuli-23 Před rokem

    Maskaxda waxey leedahy white matter and great mater
    Dumarka waxaa ku badan white matter waa sababta ey multi tesk ugu fududahy
    Blse raga maskaxdooda waxaa ku badan great matter ka

  • @nasirhurun3520
    @nasirhurun3520 Před 2 lety

    U fiirso fadlan cida aad waraysiga siinayso,
    Saw ayaan daro ma aha hadii aad wixii soo gudbinaysay na soo gaadhi waayaan.
    Isagana waxaan ku odhan lahaa wax ka bedel sidan inta aan anagiiba nala soo gaadhin baad caqabad noqtay ,ha ilaawin anana sidaa oo kale ayaanu caqabado wadanaa,dabadeed natiijadu waa hal bacaad lagu lisay.

  • @mukhtaarxilmi9667
    @mukhtaarxilmi9667 Před 3 lety +1

    Mhdsnid ustaad
    Social science ayaan kaa codsan lahaa

  • @mohamedabdulkadir294
    @mohamedabdulkadir294 Před 3 lety

    Aad baan uga faaiday wllkey Aragtiyo iga maqnaay baad igu biirisay🙏🙏👍👍.

  • @xasanahmed3776
    @xasanahmed3776 Před 3 lety

    M.a adigoo mahadsan engineer waxa ka codsan lahaa in aad noo soo gudbiso wareysi qof ku taqasusey civil engineering

  • @sumayosiman6150
    @sumayosiman6150 Před 3 lety +1

    Asc wll waxan ahay ardayad maraysa gabagabada dugsiga sare jamacada waxan jeclahay inan dhigto desingnerenta marka ma tahay maado labarto? maxaase layga rabaa saan ubarto? ma tahay mid shaqo fiican laga sameyn karo? waxan rajeynayaa inaad vedio ka soo samaysid si aan uga faiideysto kuwa ila midka Ahna ee raba inay bartan iyaguna uga faaiideystaan .🙏

  • @somalipatriot7160
    @somalipatriot7160 Před 3 lety

    M.a

  • @amiiraaxmed4275
    @amiiraaxmed4275 Před 3 lety

    Asc
    Wllo
    Management of business ka soo hadal wllo

  • @mahadxaashi9746
    @mahadxaashi9746 Před 3 lety

    Ustaad xog badan baan kaa heli jiray waana ku waayay marka gmailka fariin kuugu soodiraye fiiri adoo mahadsan.

  • @teacherabdiwahab1060
    @teacherabdiwahab1060 Před 2 lety

    Asc walaal Aad Ayaan kuusalaamayaa. Waxaan kuugu hambalyeynayaa duruusyadaada. Waxaad u egyahay. علي وكتاب. Waa adeerkaa Abdiwahab muse ahmed oo kusugan UK Manchester

  • @diinkaab
    @diinkaab Před 3 lety

    Ma somalia mise somaliyeed? Somalia iyaa ku qoran webs kaagee🤔

  • @abdirahmanmohamed3285
    @abdirahmanmohamed3285 Před 3 lety

    Commenta waxba noogumaydaan reebin

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 Před 2 lety

    Abdi weli is ok but other should have to listen not to talking

  • @gacmadheere2504
    @gacmadheere2504 Před 2 lety

    حدثنا آدم حدثنا شعبة حدثنا محمد بن عبد الرحمن الأنصاري قال سمعت محمد بن عمرو بن الحسن بن علي عن جابر بن عبد الله رضي الله عنهم قال كان رسول الله صلى الله عليه وسلم في سفر فرأى زحاما ورجلا قد ظلل عليه فقال ما هذا فقالوا صائم فقال ليس من البر الصوم في السفر [ ص: 216 ]

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi4162 Před 3 lety +1

    ما شاءالله اخي فالله المحترم الءي احبه لاجل الله ،الله ما احب ان اقول لك انا احبك ولكن موافقت لحديث رسول الله (ص).
    اطلب منك اخي المحترم ،موضوع يشرحه في استخدام( اكادمة الخان ) باللغة العربية. بمادة الحساب ام الرياضيات .
    N.b العله التي سئلته بحثتها فلم اجد
    Maxadsenid wallaal Abdu wali جزاك الله خير .

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety

      احبك الله الذي احببتنا فيه
      شكرا اخي العزيز

  • @mustafesawaxili5495
    @mustafesawaxili5495 Před 3 lety

    Maasha allah jazaakumullaah dhamaantiinba

  • @somalipatriot7160
    @somalipatriot7160 Před 3 lety

    Mahadsanid