Sidee loo Samaystaa Note Taking System I ~ Mubarak Hadi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 07. 2022
  • Sidee loo Samaystaa Note Taking System I ~ Mubarak Hadi
    YOTUBE: / mubarakhadi
    TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101
    INSTAGRAM: / mubarakhadi. .
    WEBSITE: www.mubarakhadi.com/

Komentáře • 192

  • @faadumocarab3093
    @faadumocarab3093 Před 2 lety +7

    asc astad mubarak waan kaka mahad celinaya sida quruxda badan ed nogu so jedisay
    aniga baryaha waxan dawanayay notion ka wax kusabsan kan ka waan kasii helay ilaahay waxan kaga baryayaa in uusan kutu
    sin wax ku dhiba amiin ruxdii mudo dher ayaan kula socwaa waxaad na ka midtahay dadka aan kudaydo
    amaan tada inta makuso koobi karo ustadkeyga qabligaan ka jeckagat waxaana ahay gabar dhigaga jmcd dalkii hooyo
    qabka aan umareyn lahay casguradayda ayan ka fikirayay alxamdu lilaah wax badan ayaan kafahmad ilahay hakuxif diyo
    usdaad

  • @ahmednour8173
    @ahmednour8173 Před 2 lety +14

    Mahadsanid ustad sida quruxda badan ee inoogu soogudbiso casharada, you're our mentor.

  • @mustafeaarka9978
    @mustafeaarka9978 Před 2 lety +3

    Dhawr sanno ayaan ilaa imika ku jiraa riyo maalmeed ah sidaan wax u akhrinlahaa ama ugu yaraan wax udabri lahaa , Alle hakugu guuleeyo bro

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 Před 2 lety

    جزاك الله خير

  • @abdikadiralitawane8004

    Masha Allah

  • @abdullahiabdirashid3479
    @abdullahiabdirashid3479 Před 2 lety +4

    Alle haku sharfo ustaad
    Waxaa kaa dhalaalaya Aqoonta sida mutadawacnimada ah ee aad bulshadaada ugu soo gudbineysid iyo hagida aad u tahya idhaha bulshada
    Markale mahadsanid ustaad

  • @Araweelo.599
    @Araweelo.599 Před 2 lety

    Masha allah

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před 2 lety +1

    Keep going ustad mubaarak hadi

  • @abdisamedessaabdi2187
    @abdisamedessaabdi2187 Před 2 lety

    Well organized

  • @abdirahmaniman3642
    @abdirahmaniman3642 Před 2 lety +2

    Maashaa Allah, Uztaz wad dedaashay runti casharadaaduna waakuwo waxtar leh, Alle hakaa abaaliyo🤲aamiin

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 Před 2 lety

    Masha Allah mahadsanid macalin

  • @dr.sharmakemohamoudmohamed305

    Ani mostly note taken Waxan sameeya lecture marka akhrinayo AYAAN marka hore 2ilaa3 jeer dulmara anoo highlights gareeya markas kabacdi AYAAN DIB UQORA WAXA HIGHLIGHTS GAREEYEY kadib AYAAN warqadyar qata lecture markas ciwaanada muhiimka ah AYAAN kuqorta Tusale ahan: LECTURE HADU KA KOOBAN YAHAY 1:DEFINITION 2:PATHOPHYSIOLOGY 3:CLASSIFICATIONS marka lecture haden rabo inan kunoqdo uma baahni note inan kunoqdo just ciwaanadu ka koobna ayaan dib ufura
    Mahadsanid walalka adna cilmiya igudartay 🙏🙏

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety

    Masha allah ustaad mubarak Hadi keep going 🙏 mahdsnid wll

  • @Sitti360
    @Sitti360 Před rokem

    Mashallah thanks you for your lecture

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Před 2 lety

    Mahadsanid, ustaad

  • @FATIMAAHMED-vd6no
    @FATIMAAHMED-vd6no Před 2 lety +5

    Masha Allah ustaad u r well organized 🥰

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 Před 2 lety +1

    Mahadsanid 🥰

  • @AbdallahBotan
    @AbdallahBotan Před 2 lety +6

    Mahadsanid ustaad Mubarak. Imika waannu isla fahannay ka dambeysa xigmadaha iyo cilmiga aannu joogtada uga kororsanno ustaadkeenna.

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Před 2 lety

    Mashaa Allaah

  • @muniich1944
    @muniich1944 Před 2 lety +12

    Masha Allah
    Thanks ustaad for ur effortless Hardwork of helping us🥰

  • @Zahruush
    @Zahruush Před 2 lety +1

    Thanks our teacher mubarak😇

  • @aymancabdidiiriye1825
    @aymancabdidiiriye1825 Před 2 lety

    mashaa allaah
    allaaah yacizak ustaaad

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ustaad, waad noo faa'iidaysay.
    Ilaahay hakaa abaalmariyo.

  • @fatushmuqtar4748
    @fatushmuqtar4748 Před 2 lety

    Masha Allah thanks walalkey

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 Před 2 lety +1

    Wall Mubark Cimridheer Cibaado suuban iyo Caafimaad Allah kusiiyo majadsanid wall

  • @craxmaangabobe2966
    @craxmaangabobe2966 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad Mubarik

  • @axmedcali3951
    @axmedcali3951 Před 2 lety

    مشاء الله تبارك الله عليك

  • @amaalabuukar4847
    @amaalabuukar4847 Před 2 lety

    Mahadsanid Ustaad mubarak

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 Před 2 lety

    Ustaad Mubarak Hadi
    Jazakalhu Khayran

  • @hawaabdiwarsame851
    @hawaabdiwarsame851 Před 2 lety

    Mashallah ustaad shukran.

  • @jiilaal1269
    @jiilaal1269 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad

  • @guledhassan6375
    @guledhassan6375 Před 2 lety +1

    Thank you so much ALLAH KU BARAKEEYO

  • @sarahabdallah3128
    @sarahabdallah3128 Před 2 lety

    Thank you ustadi

  • @sharifabdullahiyusuf825

    Waad mahadsanthy ustaad mubarak cilmigaga allah ku barakeyo.

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh9139 Před 2 lety +2

    Mash Allah ustad aad bad u mahadsan tahay Jazaaka Allah Qeyr.

  • @farhanabdi4273
    @farhanabdi4273 Před 2 lety +4

    Ustaad waxaan jeclaan lahaa in aad noosheegto sidii aad ku bilawday waayo qof bilaw ah intaaso dhan magaran karo sidii uu ukala horaysiin lahaa waan ku sugaynaa insha allah

  • @sundusaxmed9400
    @sundusaxmed9400 Před 2 lety +1

    Mashallah alle ha kubarakeeyo aad baan ugu baahnaa mawduucan

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 Před 2 lety

    Thank you so much brother

  • @mohamudhassanmadowe8919

    Mahadsanid ustaad.

  • @hajjiahmed2899
    @hajjiahmed2899 Před 2 lety +1

    Shukran ustaadkeygi 🥰

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 Před 2 lety

    Waa muqaal cajiib ah oo aan bahi ween u qabaay waad mahad santahay ustad mubarik hadi 🙏👏

  • @abdikadirmohamed5427
    @abdikadirmohamed5427 Před 2 lety

    Ustaad mubaarak Allah haku sharfo my inspiration is you 👍

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy Před 2 lety

    Mahadsanid macalin💞🙏

  • @dekahassan3045
    @dekahassan3045 Před 2 lety

    mashallah macalin waad ku mahasantahay sidaa ficaan

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 Před 2 lety

    Mansha allah, waa nidaam fiican oo aqooneed mahadsanid masuul

  • @fatxiyonor3814
    @fatxiyonor3814 Před 2 lety

    Masha allh ustaad wad mahadsan thy

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 Před 2 lety

    Masha Allaah , waxbadanbaan kafaaiiday , جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @amaniduale8810
    @amaniduale8810 Před 2 lety

    Masha alh waan kaafaaiday thanks brother

  • @sumayohasan7124
    @sumayohasan7124 Před 2 lety

    Mashaalh mahadsanid ustad

  • @matroob
    @matroob Před 2 lety

    Mahadsanid ustaadi.
    Note 📝 kale nala soo wadaag.

  • @nasserwarfa1955
    @nasserwarfa1955 Před 2 lety

    mahad sanid ustaad. looking forward the next video

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Před 2 lety

    Mahadsanid walal

  • @muniiraharagsan5062
    @muniiraharagsan5062 Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @ayaanhussein615
    @ayaanhussein615 Před 2 lety

    Shukran ustaadi

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll Před rokem

    Mahadsanid ustaad mubarak

  • @waris674
    @waris674 Před 2 lety

    Mashallah walal sidii quruxda badan ee aqontatha ee dadkatha aad ogu faideyse wad ku mahadsantahay Allaha ku barakeyo

  • @nastehamohamed2375
    @nastehamohamed2375 Před 2 lety +1

    Thank you 😊ustaad👑

  • @axmedyuusuf2375
    @axmedyuusuf2375 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad Mubaarik alle haku barakeyo

  • @mohamedhanuuniye8859
    @mohamedhanuuniye8859 Před 2 lety +1

    Waa ku faraxsanahay in aad moowduucaan soo qaadatid❤️

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před 2 lety

    Masha allah waan kaa faa'iidnay wax badan 👏

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 Před rokem

    Allaha ku barakeeyo ustaad🥰

  • @mukhtarmead3728
    @mukhtarmead3728 Před 2 lety

    Masha Allah mahadsantahay

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Před rokem

    MashaAllh Mahadsanid wll

  • @hodanhaji4446
    @hodanhaji4446 Před 2 lety

    Allah ku sharfo ust 🥰

  • @abdallaa.yusufmohamud9911

    💯 Mahadsanid

  • @quenfatima4999
    @quenfatima4999 Před 2 lety

    Mnsh allh

  • @amiiradadan4444
    @amiiradadan4444 Před rokem

    Masha allh jasakallah kheyr ustadi

  • @naciimajaamac4447
    @naciimajaamac4447 Před 2 lety

    Mahadsanid macalin waa xaqiiq runtii aqoontu waa iftiin masha allah allaha kusharfo

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin Před 2 lety +1

    Wcs ustaad,
    Mahadsanid ustaad,su aashan inbadan is weydiiyey.

  • @rudwaan
    @rudwaan Před 2 lety +1

    Aad ayaad ugu mahasantahay xogtaa quruda badan 📖

  • @fahadibrahim9435
    @fahadibrahim9435 Před 2 lety

    Ustaad mahadsanid.

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Před 2 lety

    Maasha allaah mahadsanid ustaad cilmi ayaan kaa faiday jazaaka alaah

  • @mohamedsaed4419
    @mohamedsaed4419 Před rokem

    Mansha Allah Ustaad Mubarak Hadi runtii aad baan kaaga faaiiday, really your unique

  • @suadjamamusa9058
    @suadjamamusa9058 Před 2 lety +2

    MashaAllah Tabaarakallaah 👍😍, Jazaakallaahu Khayr Ustaad Mubaarik. Allaha ku barakeeyo 🤲, cashar muhiim ah baad nala wadaagtay, runtii waa arin aad loogu baahan yahay. Noloshu nidaam kama maaranto waana ta laisku dhaafay.👍

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  Před rokem

    Thanks!

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe Před 2 lety +1

    Notion waa isticmaalaa anigana walalkey Mubarak. Mahadsanid ustad

  • @abdikadiralitawane8004
    @abdikadiralitawane8004 Před 2 lety +3

    Waa muqaalii aan sugayi inbadan....thnk u very much ustadhii

  • @drsaishocuud1496
    @drsaishocuud1496 Před 2 lety

    Mahadsanid alla kubarakeeyo sida quruxda badan aa noogu sharaxday

  • @Suhaib_Hassan
    @Suhaib_Hassan Před rokem

    Mashaa Allaah wlhi sxb ku dayasho ayaad mudan tahay hore u soco wll

  • @jiijoibrahim147
    @jiijoibrahim147 Před rokem

    Masha.allaah ustaad aad ayaad mahadsan tahay guulayso

  • @ahmedsomali1588
    @ahmedsomali1588 Před 2 lety

    Ilahay haku xifdiyo wllky mubaarak wll macalin casharada soo badi

  • @mustefaosman2893
    @mustefaosman2893 Před 2 lety

    Waa muuqaal muhiim ah dhif iyo naadirna ah in dadka noloshooda nidaamiyay ay la wadaagaan dadka fellow-gooda ah Mahadsanid ustaadkayga.

  • @ismailhusni3262
    @ismailhusni3262 Před 2 lety

    Well mahadsanid ustaad qaali ah

  • @dr.mohamedali5106
    @dr.mohamedali5106 Před 2 lety

    mnsha allah ustaad waxad tahay maktabad guuraysa alle haku anfaco cilmigaaga.

  • @najaxhassan8695
    @najaxhassan8695 Před 2 lety

    Jisakumulahu khayran wll

  • @Miyi_Joog
    @Miyi_Joog Před 2 lety

    Ustaad Mubarak mahadsanid.

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 Před 2 lety

    Thanks ustaad alle haku karaameyo

  • @nadaabokar646
    @nadaabokar646 Před rokem

    maasha allah walaal mubarak allaha ku barakeeyo waxbadan ayn kaa faaiday dhiirogalin wayn baa ii tahay jazakallahu kheir

  • @abdinasirhajimohamud9163

    Waan ku dhaqmi nidaamkan inshaa ALLAH. Mahadsanid Ustaad.

  • @qabyo7071
    @qabyo7071 Před 2 lety +1

    Majiro hal video oo aadledahy oo aan wx kafaa iidin جزاك الله خير

  • @waris674
    @waris674 Před 2 lety

    Mashallah

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 Před 2 lety

    Notion is the best digital note.
    Thanks ustad

  • @liibaanxasan-4349
    @liibaanxasan-4349 Před rokem

    Thanks for your teacher you most

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před rokem

    Maansha alaah
    Qof somalia oo saa wax u faiideenaya ma araag
    Hore u socoo 👍🏼👍🏼👍🏼

  • @qsc102
    @qsc102 Před rokem

    MA SHA ALLAH TABARAKALLAH ILLAHOW kuu ziyaadi anagana ina waafajiyo inaan ka faa’ideysano

  • @network5302
    @network5302 Před 2 lety

    Thanks Wllken

  • @Yourhealthclip
    @Yourhealthclip Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad wax fiican ayaad sameesay anagana waad nadhiiragalisay

  • @zenamohud
    @zenamohud Před 2 lety

    Illhy haku xafido thanks brother

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 Před 2 lety

    Mahadsanid gacalle runtii muuqaalkani dhiirigelin waxku ool ah ayuu ii noqday aad iyo aad baan kaaga mahadcelinayaa inshalh.

  • @abdirizakibrahimkadia6065

    Waana kumahadsnata ustd mubarak