MY DAILY ROUTINE - MAALINTAYDA SIDAY U EGTAHAY MAXAAN QABTAA ᴴᴰ┇Ayub Axmed

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 03. 2021
  • Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
    SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
    -----------------------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    / ayub.axmed
    www.tiktok.com/@ayub_axmed?la...
    #AYUBAXMED #DHIIRIGALIN2021
  • Zábava

Komentáře • 428

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před 3 lety +26

    Waa dhiiragellin cajiib aah wax badan baan ka faaiidnay walaalkeey ku darso in aad salaadda subax masjidka kusoo tukato 🌹👍

  • @Fafo0
    @Fafo0 Před 3 lety +47

    4:30 zo tozaa zchooL lesson diyaariyaa ila 5:00 quraan 1 pog xifdiyaa 6:00 kadip qurac u diyariyaa familka 7:00 zchooL ila 12:30 kadip private ilaa 3:00 5:0pm cazho dyaariyaa kadip haleenkeyga online class ila 8:30 kadip qorzheynta maintenance xigtio intaz aa zameye nolol maalmeedkeyga

  • @ablaamohanned7686
    @ablaamohanned7686 Před 3 lety +49

    CZcamsrki ugu horeeyay ee nin ah een daily routinekisa ka helo sida quruxda badan nadaafada leh alla kacabsiga leh wad ku mahadsanthy walla waxbdn ban ka fiday

  • @icmmedia8662
    @icmmedia8662 Před 3 lety +38

    Macha allah ayub Waan ogaa in nolol maalmeedkaaga ay ku jirto Quraan akhris 🥰😍😍

  • @mohamedhanuuniye8859
    @mohamedhanuuniye8859 Před 3 lety +33

    Waxaa Cajiib ah waxyaabo badan baa iiga baxay Jadwal Nololeed kaaga waana Rajaynaa waxbadan oo iga dhimanaa inaad isoo kordhisay oo aan iska Badali doono

  • @xeydarpoi7
    @xeydarpoi7 Před 3 lety +34

    Alx dheh hdad saakay si cfimad qab ah ku so toostay ❤🥰🤦‍♂️

  • @maryamamohamed3269
    @maryamamohamed3269 Před 3 lety +26

    Waa vediogii ugu horeeyey ee aan 90% faaiido kaheley mahadsanid hdaad aqrisato qoralkeyga

  • @mariamjamal2740
    @mariamjamal2740 Před 3 lety +23

    Masha Allah waad mahadsantahay abti sida wcn ee aad marwalba aad noo la wadaagtid videoyada fa'iidada noo leh, Alle ha ku sharfo.

  • @ridwaanmohammed11
    @ridwaanmohammed11 Před 3 lety +9

    Ayuub Allah bless you.
    You are my role model wallhi.
    Thanks for your great help .

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Před 3 lety +10

    Masha Allah Allah haa ku barekeyo my dear br Ameen 💯💯🤲🤲❤❤keep going en succes

  • @shamissalaad2440
    @shamissalaad2440 Před 3 lety +17

    My brother Msy Allah makes all your days easier and Bless one In Shaa Allah, I love you for sake of Allah. Wel done

  • @AhMedMoHamed-jt3cf
    @AhMedMoHamed-jt3cf Před 3 lety +6

    First one 💫💞 keep wll

  • @mamahinda8541
    @mamahinda8541 Před 3 lety +9

    Masha'Allah Ayuub....thanks for the motivation 🥰

  • @fathimuse1124
    @fathimuse1124 Před 3 lety +2

    ManshaAllah thank you for inspiring us

  • @mascuudaxmedmascuudaxmed5207

    4:30 bn kacaa wxna bilaaby mudo laga joogo 3 months io 17 cisho wxn dareemaaa ama aan ku noolahy frxd ka badn tii aan hysty mrkiii aan kici jiry 7:00😒. Cida sida khaaska ah aan ugu mahd celinayo waa alle oo ii fudeediyay ☝

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 Před 3 lety

      Ana 4:05 waayo salaatulayl ayaad tulan karta istiqfaartana waad badan karta neecaw udgoon ayaad qaadanaysa xiliga alx

    • @mascuudaxmedmascuudaxmed5207
      @mascuudaxmedmascuudaxmed5207 Před 3 lety +2

      @@Dhambaal55 realty wlhi wxaa fahmi kara qofka sameeya oo kaliya 👤

    • @Nihaal_Queen
      @Nihaal_Queen Před 3 lety +1

      Masha alllah
      Alllah hkugu wado wl
      Waa chili qorax badn runti inta dadku hurdo inaad kacdid oo aad alle raligalisid

    • @axmedsadiiq7079
      @axmedsadiiq7079 Před 3 měsíci

      Salaada kumaadan darim

  • @abdullahiyusuf3714
    @abdullahiyusuf3714 Před 3 lety +9

    Jazakallahu kheyr ustaad ayuub halsifa isku kid nahno dhagesiga iyo aqrinta marka mel usocdo siba marka wax barashadda adayo inta kale badana malazimo iso ducey insha allah waku dadala wax iga dhiman JazaakalHu kher ustaad ayuub ❤❤❤❤❤❤😥

  • @munaali2594
    @munaali2594 Před 3 lety +40

    Keep going walalo I literally love your videos ☺️

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Před 3 lety +3

    Mnshlh your daily routine is very fantastic and outstanding may allah keep you

  • @xogsiin
    @xogsiin Před 3 lety +2

    Masha allah aad iyo aad ayaa u maareesay waqtigaaga ku mahadsanid Muuqaalada quruxda badan ee aad noosoo gudbiso.

  • @sumayosaciid5783
    @sumayosaciid5783 Před 2 lety +3

    " Maşallah tabarakallah Eebe haku xafido Yaa akhii caziz
    Adun & akhiro "

  • @Maan_hage1
    @Maan_hage1 Před 2 lety +2

    m.a tnx😎✔️
    Never give up
    Teacher cadowgaaga ha u jabin🙂✅🇸🇴➡️✅

  • @aliishaahmed64
    @aliishaahmed64 Před 3 lety +6

    Masha allah waa daily routine qurux badan hore usoco huuno adkaaru sabaax uun ma maqal haddi aadan cibaado ahaan u dhaafin.

  • @daraaso6711
    @daraaso6711 Před 3 lety +2

    جزاك الله خيرا وجزا وفتح الله لسانك

  • @idilelham7161
    @idilelham7161 Před 3 lety +3

    masha allah tabarakalah wlo allah ha ku cisseyo hore uu socoo

  • @fatimaguled6033
    @fatimaguled6033 Před 3 lety +5

    wooooow so beautiful story aad ayaan uga helay keep going ustaad

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Před 3 lety +2

    Jadwal iyo Nidaam Wanaagsen. Huuno Rabbi ha ku guuleeyo.

  • @kadra825
    @kadra825 Před 3 lety +4

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك شكرا جزيلا اخي الكريم

  • @sowdamohamed5782
    @sowdamohamed5782 Před 2 lety +1

    Masha allh beautiful daily routine

  • @faadumocali4899
    @faadumocali4899 Před 3 lety +3

    Masha Allah hal mid dhigada O+ ayan ah ayan filaya isaga aya mel waliba lagu gam aah xita gursi ayuub axmad Allah haku xafido walalkey qaliya waxan ku leyahay Ramadan Mubarak

  • @ugaaskaxafada721
    @ugaaskaxafada721 Před 3 lety

    MashAllah barakAllah🥰

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 Před 3 lety +2

    Maachaallah your daily life is really Nice

  • @gsm8691
    @gsm8691 Před 3 lety +1

    Keep going bro ☝️☝️legend alah protect you

  • @shukrisaid8870
    @shukrisaid8870 Před 2 lety +1

    Masha allah allah ha ku hifdiyo

  • @leilamohamedsh.abubaker7901

    Mansha Allaahu Tabaaraka Raxmaan Ilaahay ha ku xafido wll qiimo badan hore u soco waligaa anana Ilaahay ha naga dhigo kuwo wakhtigooda sida ugu qiimaha badan 🙏🙏🙏

  • @caashaandi669
    @caashaandi669 Před 3 lety +2

    Mansha Allah Ustaad ilahay ha ku xitiyo insha Allah ❤

  • @hamdimohamud805
    @hamdimohamud805 Před 3 lety +6

    Masha Allah hool adag baa no haysa ustaad ilahey waqtiga hakuu barakeeyo

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed1410 Před 3 lety +5

    Oo Niyow Maalinkaaga Miyaanay family Gaagu 1saacna Ku Lahayn

  • @aminamohamed308
    @aminamohamed308 Před 3 lety +2

    Mashaa Allah Tabarakallah shukran brother zowjkeyga udirii hal shey lee bu kunonoqda wn isku dhib qabna wiil xaraga badan Allah hakadigo

  • @hothangaaz7018
    @hothangaaz7018 Před 3 lety +2

    Mansha Allah wl nolosha Alle ha kuu qurxiyo runtii aad buu u nidaamsanyhy jadwalkaaga noloshu, walalahana u ducee.

  • @jiijamohamed7488
    @jiijamohamed7488 Před 3 lety

    Masha allah waxad tahay qof lagu daydo aya mudan tahay wax badan ayan ka faidey videos kaga my allah bless u bro

  • @samirawarsame3267
    @samirawarsame3267 Před 2 lety +2

    masha allh allah kuxafido wallal

  • @bisharobashir6458
    @bisharobashir6458 Před 3 lety +9

    Wllhy anaa iswaydinayay wll ayuub ahmed ilhay hakuxafido aamin

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Před 3 lety +3

    Masha allah tabaarakallah waa kaa sugeynay ustaad ayuub axmed

  • @khadijahussein5955
    @khadijahussein5955 Před 3 lety +2

    Masha alah casqil soomaaliyeed ilaahay ha ku xifdiyo

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 Před 3 lety +2

    Kumahadsanid wll maclumadkaga inad inta muhiimsan ee lagaaga dayan karo nala wadaagto❤❤

  • @zulthantaherzulthan7683
    @zulthantaherzulthan7683 Před 3 lety +3

    Masha Allah sifiican baan uga faa idnay wllo noosookordhi alaha kusharfo brother

  • @hindaahmed2724
    @hindaahmed2724 Před 3 lety +2

    masha allah ayuub ahmed wllo allaha kubarakeeyo aduun iyo aakhiroba

  • @nourismailkadidja2739
    @nourismailkadidja2739 Před 9 měsíci

    Mashallah Mashallah Allah yebarak

  • @sacdakayse1212
    @sacdakayse1212 Před 2 lety +2

    Masha allah alle haku barkeeyo macaliin qaali bad tahay wlhy❤🤴

  • @samiiraabdinasir1533
    @samiiraabdinasir1533 Před rokem

    Jazakallahu kheyr❤❤

  • @mohamednuur5154
    @mohamednuur5154 Před 3 lety

    Thanks wll ayub Ahmed 💯

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak Před 3 lety +2

    Masha allah Ayuub
    Rabi haku xafido walaal 🙏❤

  • @wardofarah9196
    @wardofarah9196 Před 3 lety +5

    Mashallah congratulation

  • @aahilyare3135
    @aahilyare3135 Před 2 lety +2

    Masha Allah

  • @Nihaal_Queen
    @Nihaal_Queen Před 3 lety +1

    Mahadsanid ustaàd Allah hku barakeyo waqtigaga

  • @charlesbabbge6965
    @charlesbabbge6965 Před 3 lety +6

    Ayub aaad bad uhad santahay sabab to ah wax badan ban ka faa iiday jadwal maalmeedkaga alle haku xifdiyo Videoga markan bilaa bayay iyo marka uu ii dhamaday farqi wayn baa u dhexeeya aad bana ugu faaiidnay video gaan aad noo hurtay runtii video yaal nocan oo kleh ah channelka ayaa ad ugu baa ahan ee noo so badi wll alle haku xifdiyee

  • @abdiaibrahimhassan5789

    Ma shaa Allah brother

  • @wardofarah9196
    @wardofarah9196 Před 3 lety +1

    Mashallah Allah kuxiftiyo wllo

  • @halimaibrahim3481
    @halimaibrahim3481 Před 3 lety

    Masha Allah walalkey jazallahu kheyr jazaaaaa

  • @fartuunmaxamedaadan4120

    Masha Allah wad mhdsnthy wxb ka fa'idny

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 Před 2 lety

    Jazakallah khairan brother wax badan ayaa ka faideeystey anigo mar dhow channel kaga heleey allah kuu xifdiyo aduun iyo aqiiro

  • @nimcoahmed8168
    @nimcoahmed8168 Před 2 lety +2

    MAsha Allha wall

  • @najmomaxamed4182
    @najmomaxamed4182 Před 2 lety +1

    Masha alllah amiiin hooyoyinkena alle hanoo barakeyo🤲❤

  • @rajadumarbayrumobi5160
    @rajadumarbayrumobi5160 Před 3 lety +1

    masha alah aad ayaad umahdsntay dhirigaliye ayub ahmed
    aad ayah nolashada routinka u habaysantay oo ay udagantay alleh hakugu wade guulayso if iyo aakhira
    wax badana wan kafaaidnay aad iyo aad
    runti qof go aan leh tahay waxyabaha nasashada markad maraysi khadka kuma mashqushi
    su aal jirta
    awlaadi aaway ina nooga soo jawabti muhiim ayay nootahay

  • @rahmaadamselfdevelopment2249

    Beautiful routine 😍😍🥰🥰

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 Před 3 lety +1

    Msha Allah wa malin qruxbdaN😘

  • @amiiraabdirahomanali5710

    Allah ha ku barkeyo

  • @khadradegan1077
    @khadradegan1077 Před 3 lety +1

    Mshaa allah nin ragged keep going brother

  • @khalidabdi7662
    @khalidabdi7662 Před 3 lety +1

    Noloshaada kama duwana hab nololeedka aadamaha lkn xikmada ku jirtaa waxay tahay waad qurxisaty noloshada msha allah

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 Před 3 lety +2

    Masha Allah vidio gan sakay ayu i isodhacy lkm waxn isdhahy wax kama faidesid lkn waxan kahely wixi adnoshegi jirty o baratiko ah jasaka Allah muqaladada midlaturo mlhn mahadsanid walal 💚💚♥️♥️💯👍

  • @sucaadoqaasimibrahim3150
    @sucaadoqaasimibrahim3150 Před 3 lety +1

    ماشاءالله ماشاءالله
    الله يحفطك من كل شر

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 Před 3 lety +1

    Ayuub Axmed Allah ku xifadiyo

  • @bisharobashir6458
    @bisharobashir6458 Před 3 lety +3

    Mnshaa allah wllky

  • @johndeo6013
    @johndeo6013 Před 3 lety +3

    Waqtigu wa lacag🌸.. Ka faideyso

  • @mohamedadan1940
    @mohamedadan1940 Před 2 lety +3

    Mashallah wad raaxaysatay rijaal👍

  • @ifrahabdullahi3876
    @ifrahabdullahi3876 Před 3 lety +3

    Khair badan illahay hakusiiyo

  • @sahrohusendhiblawe6232

    Mashaaa allaah Mashaaa allaah Mashaaa allaah Mashaaa allaah

  • @abdullahiabdi3012
    @abdullahiabdi3012 Před 3 lety +2

    Masha allh AllE haku barakeeyo walaal Ameen

  • @saadahoussein3156
    @saadahoussein3156 Před 2 lety +1

    Masha Allah illahay ha ku xafido walalkay

  • @naimoibrahim.1339
    @naimoibrahim.1339 Před 3 lety +4

    Anay way jasakallah❤

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 Před 3 lety +2

    Masha allaah waad mahadsantahay ilaahay hakaa abaal mariyo waa jaw wal qiimo badan waxaan isku arkaray subaxaan qur'aanka Ku bilaabo waan kafir fir coonahay subaxaan aqrinin

  • @nimcodaganofficial6720

    Mash allh wll allha ku barakeeyo

  • @jacaylwadhabwadhab4435
    @jacaylwadhabwadhab4435 Před 3 lety +5

    Mansha alaah akhiy waxbadan aya iftimisay alaah hakudhawro

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 Před rokem

    جزاك الله خيرا و جزا الله يحفظك اخي

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 Před 3 lety +4

    Tnks bro dhiirigeliye

  • @fardosmobarak2755
    @fardosmobarak2755 Před 3 lety

    masha allaah tabaarakallah hore usoco wll ayuub👏

  • @khaalidahmedosman1087
    @khaalidahmedosman1087 Před 3 lety +5

    Mchaaa Allah your Daily Routine *Teacher-Ayoub Ahmed* Waan ogaa inaad tahy Ruux Jadwal maal-meed ku socda waayo Kalmad Ayaa tidhaahda *Qorshe Cusub hadaad La toseyn inaad iska sii Hurdo Ku Roon* inaad tahy Ruug cadaa weyn oo Jadwal ku shaqeeya shiki igama jiro. Marna Mdxa Hoos Ha u foorarin Xalad ksta oo kgu timaada ogsoonow in uu Rabigaa kula jiro🙏

  • @khalidtafolegend2778
    @khalidtafolegend2778 Před 2 lety +2

    M.ashalah wll mahadsanid

  • @karleymaxaakarkakakenaywaa6996

    Keep going wll

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 Před 3 lety +3

    مشاء الله
    🤲🤲🤲
    صلى الله عليه وسلم

  • @abdirahmanmohamed5100
    @abdirahmanmohamed5100 Před 3 lety

    masha Allah thnks wll

  • @abdibaako
    @abdibaako Před 3 lety

    Masha allaah walaal horomar wacan ayaan ku rajenayaa insha allaah

  • @cumarseyid8873
    @cumarseyid8873 Před 3 lety +2

    Ayuub Ahmed Horumar Wacan

  • @kheyrsheeg8655
    @kheyrsheeg8655 Před 3 lety +2

    mashaAllah

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 Před 3 lety +1

    Masha allah 👌🥰

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @dhinbilyare7836
    @dhinbilyare7836 Před 3 lety

    Is GooD Life Ayub Ahmed.

  • @maryaimosman222
    @maryaimosman222 Před 2 lety +1

    maansha allah tabarakallah

  • @jeecaato996
    @jeecaato996 Před 3 lety

    Aad iyo aad umaadsantahay video waan so dagsaday sii fiican buu ii cajiwiyaay

  • @maxamednaasir3001
    @maxamednaasir3001 Před 3 lety

    Mansha Allah wllkey alle haku xafiido wanaga noso gudbiso