Time Blocking | Qaabka Ugu Carisan ee Waqtiga Lagu Maareeyo :

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 09. 2023
  • Sheerxirfad :sheerxirfad.com/
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    OGAANSHO kanaalka ogaansho
    ogaansho ogaansho ogaansho
    Omar inshar ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 282

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před 10 měsíci +107

    sheer xirfad : sheerxirfad.com/

    • @secterofficial6001
      @secterofficial6001 Před 10 měsíci +5

      Sxp videogagga waan ku seexda olaa 4 sanno sxp noloshayda waad dhistay walhay

    • @leaderzachariachannel9691
      @leaderzachariachannel9691 Před 10 měsíci +2

      Zxp ciwaankan iga ajiib

    • @ALMUBERY
      @ALMUBERY Před 10 měsíci +1

      Minbarka sheer-xirfad waa bar aad ugu fcn qofka raba inuu barto xirfad cusub
      Waxyar qiimaha waa mid yara qaali ah marka loo eego dhalinyarada joogta dalka gaar ahaan hadaad joogto ethiopia qiimaha dollarka waa mid aan ku jaan go'nayn qiimaha banka dhexe balse waa mid ku jaan go' an qiimaha wajaale oo ah mid suuq madow ah ma ogi sababta lkn aragti ahaan waa mid khaldan waayo qiimaha dollarku waalaba jibaar suuqa madow marka loo eego qiimaha banka dhexe 🤔🤔🤔

    • @barwaqocali495
      @barwaqocali495 Před 10 měsíci

      Ma lacagtaa markaaa

    • @Cr71251
      @Cr71251 Před 10 měsíci

      ​@@barwaqocali495haa😅😊

  • @SalluAlannabiyy
    @SalluAlannabiyy Před 10 měsíci +36

    Ku salli Nabigeena (s.c.w)
    makhluuqaadku ilaahey khalgay midka ugu akhlaaqda badan
    Midka ugu Nariista badan
    Midka ugu udgoonka badan
    Midka ugu quruxda badan
    Midka ugu cilmiga badan
    Midka ugu xishoodka badan
    Midka ugu sharafta badan
    SALLALLAHU CALEYHI
    WASALLAM

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Před 10 měsíci +57

    Waxan kaca 3:30 habeenimo shaqada waxan galla 7:00 waxan imada 4:00 galabnikmo waxan bilaba shqqada guriga iyo ta caruurta waxan seexda 90: habeenimo wax cibada waxan semeya inta udhaxaysa 3:30 ila salada subaxnimo wax aqriskana macdal cisha an kaseexdo jumca qarabada waca ciibado nadafo iyo famliga waxti siiyo😮

  • @NAAPIIL
    @NAAPIIL Před 10 měsíci +16

    Wall cumar waadku mahadsantahy sida noogu soo gudbineysid moowduucyada wanaagsan allha kaa abaal mariyo walhi waxbadan ayaan kaa faaiday allha ku sharfo

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Před 10 měsíci +21

    The best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤❤❤

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p Před 10 měsíci +4

    Walaalaheey aanjeclahayoow quraanka aqrista salaada subax markaa tukataan kadib wax kle intaadan aqrinin ugu yaraan 1 juz aqri markaas kadib wixii faaido kuu ah aqriso

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 10 měsíci +15

    Wadku mahadsan sida quruxda badane wakhtigaada noogu hurtay
    Anaguna kama daalayno daawashda muqaladan aad udiyaarisay sida philosfy ❤❤

  • @yaxyemoha571
    @yaxyemoha571 Před 10 měsíci +40

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️

    • @waare
      @waare Před 10 měsíci +1

      *اللهم صل

    • @MustafaMaQribi47
      @MustafaMaQribi47 Před 10 měsíci

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين❤️❤️❤️❤️

    • @malyuunahmad9164
      @malyuunahmad9164 Před 10 měsíci

      عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤

    • @habibashabanali5022
      @habibashabanali5022 Před 10 měsíci

      Scw❤❤❤❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Před 10 měsíci +14

    Allah is one ❤❤☝️

  • @GuLeithA
    @GuLeithA Před 10 měsíci +6

    Aadbaad u mahadsanthy wall omar inshaar allah ha ku xafido ❤❤😊

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 10 měsíci +14

    Time blocking is extremely important

  • @madadaalo3805
    @madadaalo3805 Před 10 měsíci +5

    5 years I am here with you every videos 🎉🎉

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 Před 10 měsíci +5

    Xalka mushkilada somaliya arinta qabiilaha waa ciwaan muhiimah

  • @fuaadabdullahixusen9687
    @fuaadabdullahixusen9687 Před 10 měsíci +2

    Sax waye qofaa qorsho waqtiga u laheen waa eber thanks ogaansh

  • @cxakiinismaaciil4863
    @cxakiinismaaciil4863 Před 10 měsíci +5

    masha allah

  • @habonali9734
    @habonali9734 Před 10 měsíci +6

    Mansha allaah aniga wan kushaqesta waqtigeyga ilman kukorsada😂😂😂😂

  • @Yahyalambaduusa
    @Yahyalambaduusa Před 10 měsíci +2

    Ma qiyaasi kartaa muuqaalkaan sida aan ugu baahnaa iyo sida uu igu soo gaaray❤

  • @RadwanFuiaadBarqad
    @RadwanFuiaadBarqad Před 10 měsíci +1

    Ilaahay wanag hakaaga jazaai siiyo mudane inshaar ❤ waqti badan wn dayacnaay lkn Ilaahay ha inawaafajiyo kafaaideysiga waqtiga , amin

  • @Katheynur
    @Katheynur Před 10 měsíci +1

    Jazakallahu qeyr ❤❤

  • @karaama9
    @karaama9 Před 10 měsíci +4

    Muuqal aan ad ugu baahna mahadsanid wll omar

  • @mohamedaar7429
    @mohamedaar7429 Před 10 měsíci +1

    Shukran wll Omar

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 Před 10 měsíci +1

    Jazakallah, runti waa mowduuc qofkii si dhab ah udabaqo uu noloshiisa wax weyn kaga bedelaayo.

  • @Sahruush
    @Sahruush Před 10 měsíci +5

    Kuliyatu shareeca Ina bartan jeclhy waa sidee wallahyga🥺hello dadka dhameye ama dhigta✋️❤️

    • @qaniyarepesofficial2667
      @qaniyarepesofficial2667 Před 10 měsíci

      Muqdisha hadaad joogtid jamacad Shareef waxaa kaaga fiican maraaakizta sida markazu suna ee celaasha biyaha-xamar adoo caalim kasoo baxay shahaado jamacad iyo dugsi saraba ama degaan maraakiz laga helaa oo kale
      Talada qaada qufka ha fiirinin.

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Před 10 měsíci

      ​@@qaniyarepesofficial2667markazu sunnah zxp online ma leeyhy qayb ah mise waana offline kaa qudha.

    • @xafsaxasan-9415
      @xafsaxasan-9415 Před 10 měsíci

      Aadbay ufiicantay lkn wainad markahore maxad fiican kasobaxda

    • @Sahruush
      @Sahruush Před 10 měsíci

      @@qaniyarepesofficial2667 insha Allah wllkei mhdsanid

    • @Sahruush
      @Sahruush Před 10 měsíci

      @@xafsaxasan-9415 Haa xppti sax jamcdu azhar masar ku fucan laydhahy kuliydas Marka.macadydeda Aya Hal sono soo dhigne saan maqle

  • @zecki_gazhaanle
    @zecki_gazhaanle Před 10 měsíci +3

    Mashala waalal omar xalqad aad muhiim uu ahayd inaan dhageeysto ayaan cawa dhageeystay alleh haku barkeeyo walal ❤

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 Před 10 měsíci +1

    Inshallah Waan DhaqaN gali doona
    جزاك الله خير ❤

  • @Husni_l
    @Husni_l Před 10 měsíci +2

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ❤

  • @saalaxxasan9008
    @saalaxxasan9008 Před 10 měsíci +1

    Thanks 🎉 Omar inshar

  • @farhanhassan3802
    @farhanhassan3802 Před 10 měsíci

    Jazzakalah kheir waalal omar mahsanid

  • @hilaalckariin7256
    @hilaalckariin7256 Před 10 měsíci

    Jazakallah kheyr ustaad

  • @CabdallacabdallaMaxamed-wv3ip
    @CabdallacabdallaMaxamed-wv3ip Před 10 měsíci +5

    Mashaa allah

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 Před 10 měsíci +3

    Mahadsanid wallaal qaali time blocking labada bil udanbeysey waan iskukarila aa usbuucaan maanta bilowga ah dib baa iskusoousbooneysiiyay saaka anigoo halsac iyo bar istiqfaar iyo quraan aqriskusooqaatey halsac aalamiindo kusoo qaatay halkasaac,waxaqrinta iyo qorista aniga oo kusocdo oosooqaboystey ayaanwaxaanisyiri intaad shaaha caweysid,hah vedio daawo kanuguhoreyana kaaga ayuunoqdey aadbaad ugu farxey,inaad igusiidhiirigalisey wadada aan ku socdo hada aqoon iga macneeydna,waadigukordhisey,,time blocking thang you very mach our brother dea

  • @UmukalthumSlamic
    @UmukalthumSlamic Před 10 měsíci

    Shukran ustaad Omar inshaar

  • @ClrixmaanIbraahim-pr2pb
    @ClrixmaanIbraahim-pr2pb Před 10 měsíci +1

    لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Před 10 měsíci

    شكرا لك يا استاذ ❤

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid wll cumar ❤

  • @Abdullahi_Orhan
    @Abdullahi_Orhan Před 10 měsíci +21

    Aniga😢😂
    5:30AM sokaca salada subax tukadaa
    6:00AM school 🏫 aadaa💔😭
    5:25PM Aan ka imaadaa😢😭
    10:30PM seexdaa😂👋👋👋

  • @CabdishakuurBashka
    @CabdishakuurBashka Před 10 měsíci +2

    First views 😂😂😂😂😂qofkii ugu horeeyay oo daawada 😊😊😊😊

  • @jamal-zurej21
    @jamal-zurej21 Před 10 měsíci

    mawduuc muhiim ah weye , thanks bro

  • @ClrixmaanIbraahim-pr2pb
    @ClrixmaanIbraahim-pr2pb Před 10 měsíci +1

    لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @ismailsarr3401
    @ismailsarr3401 Před 10 měsíci +2

    Alaha raali ha inaga noqdo dhamaanteen

  • @UmuSacuud
    @UmuSacuud Před 3 měsíci

    شكرا اخي
    Waan ka faaidey 7bilood ka dib aa dawaday❤❤
    جزاك الله خيرا في الدنيا والآخرة

  • @zakihazaazi
    @zakihazaazi Před 10 měsíci +2

    Isooo duceya wllyal
    Noloshaa igu yara adage talo ii reeeb❤❤❤

    • @user-zi7dq3dl3f
      @user-zi7dq3dl3f Před 2 měsíci

      Wall waxan ku odhan laha Ilahey isku xidh Una dhabar adayg nolosha asbaabtana isku day inad latimadid ood dadaashid

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 Před 10 měsíci

    Mahadsanid wll cumar inshar

  • @khadiirmohamadmohamad5226
    @khadiirmohamadmohamad5226 Před 10 měsíci +2

    Way adagtay inaaan bilowdo 24 hrs
    Ood dhameeso
    Balse badal dhaqamada aad maalin kaste sameeso kuna badal kuwo kasii faa idon badan
    After month
    You are great 👍

  • @Abdiwahab-Ismail63
    @Abdiwahab-Ismail63 Před 10 měsíci +4

    Masha allah

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts Před 10 měsíci

    Mahadsanid wllkey omar inshar

  • @Mustafemmc
    @Mustafemmc Před 10 měsíci +2

    Thanks 🎉

  • @abdirahiim9958
    @abdirahiim9958 Před měsícem

    Mahadsanid ustaad

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 Před 10 měsíci +1

    Wcs Omar iyo walaalaha musmiinta oo dhan

  • @AhmedjaamaUbahle-cl9ly
    @AhmedjaamaUbahle-cl9ly Před 10 měsíci

    Mahadsanid walaal Cumar

  • @Tusmoiyotariikh23
    @Tusmoiyotariikh23 Před 10 měsíci

    Mahadsanid cumar

  • @VlogVideo8
    @VlogVideo8 Před 10 měsíci +2

    zxp maanta oo ugu dambaysay aan daawayanayey waqtigaaga maamul waqti badanaa

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid❤

  • @muftuuxmubarik
    @muftuuxmubarik Před 10 měsíci

    Shukran wll🙏

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 Před 10 měsíci +1

    Mansha Allah ustaad mahadsaniid

  • @AbdihakiimAbdullahi-mh5di
    @AbdihakiimAbdullahi-mh5di Před 10 měsíci +1

    Ok ustaad brogrme activities keep going 🙌✋🖐️ ogaansho

  • @XamarCadey-cv2lt
    @XamarCadey-cv2lt Před 10 měsíci +1

    Allah Ku barakeyo cumar

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Před 10 měsíci +1

    Masha Allah, aad ayaan u isticmaalaa. Faaiido aan caadi aheyn ayaan ku qabaaa

  • @user-mh3os1bn3p
    @user-mh3os1bn3p Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid walaal 👍👍👍

  • @user-zz4cx2sl1v
    @user-zz4cx2sl1v Před 4 měsíci

    جساك الله خير يا اخي عمر انشر❤

  • @yahyeiprahim7045
    @yahyeiprahim7045 Před 10 měsíci

    Mahadsanid walal omar yacni dhalinyarada waxaad ugu jirtaa boos aad u muhiim ahw ax sheeg ah alle ahku sharfo walal omar

  • @Ahmedsomali53122
    @Ahmedsomali53122 Před 10 měsíci

    Masha allqh. Zxb ogansho wa. Ku wataa

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před 10 měsíci +1

    Omar inshaar waxaad tahay macalinkayga xaga talooyinka wax badan ayaan kaa faa,iiday illaahay haku barakeeyo
    mahadsanid

  • @MustafeMaxamed-ge4lp
    @MustafeMaxamed-ge4lp Před 10 měsíci +1

    Mansha allah ❤

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Před 10 měsíci

    ❤❤❤🎉thanks ustad

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 Před 10 měsíci +1

    first comment ogaansho is the best

  • @Zaaraa-w4x
    @Zaaraa-w4x Před 10 měsíci +3

    شكرا لك ❤️‍🩹

  • @user-cj7pr1mk4i
    @user-cj7pr1mk4i Před 10 měsíci +2

    macha allah salallahu celeyhi wasalam salallahu celeyhi wasalam salallahu celeyhi wasalam salallahu celeyhi wasalam ❤❤❤

  • @ZeinabFarah
    @ZeinabFarah Před 10 měsíci +2

    Mashalah👏👏👏

  • @CabdijibaarCali-nd8ld
    @CabdijibaarCali-nd8ld Před 6 měsíci

    Masha allah😊

  • @ilwaadilyaas3747
    @ilwaadilyaas3747 Před 10 měsíci

    Mahadsanid wll

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 Před 10 měsíci

    Masha Allah

  • @BahjoAbdi-wd8vv
    @BahjoAbdi-wd8vv Před 10 měsíci

    Thanks 🥰

  • @keysaneyofficial5498
    @keysaneyofficial5498 Před 10 měsíci

    Mahadsanid

  • @israaragsan7139
    @israaragsan7139 Před 10 měsíci +1

    Mashalah waa mid k mida barnamijyada ugu qiimaha badan een abid dhagaysto wlhi laba jeer bn ku ceshaday illahay hanagu duwo inaan wakhtiga k faidaysano

  • @masoutmostapha1359
    @masoutmostapha1359 Před 10 měsíci

    mahadsanid wllka

  • @CabdixakiimAxmed-cg7sd
    @CabdixakiimAxmed-cg7sd Před 10 měsíci

    Shukran wllo

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 Před 10 měsíci

    Mahadsanid walaal

  • @ayaanosman8719
    @ayaanosman8719 Před 10 měsíci +1

    اخ عمر مشكور جدا على طريقة طرحك للمحتوى ياريت تعمل لنا فيديو عن قطع الانترنت عام 2023 وتغير الحياة على سطح الأرض و تنبؤات ليلى لطفي

  • @salmanjo3524
    @salmanjo3524 Před 10 měsíci

    Shukrn

  • @mrNe4
    @mrNe4 Před 8 měsíci

    Waa mahadsantahay cumar.

  • @abdurahmaanmusdhaf6062
    @abdurahmaanmusdhaf6062 Před 10 měsíci

    Mahasanid wll

  • @user-bc9hb8qu9i
    @user-bc9hb8qu9i Před 10 měsíci

    Thanks wll

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv Před 10 měsíci +2

    لاتضيع
    وقتك في تنظيم الوقت
    المهم استفادة الوقت
    تنمية البشرية وتنظيم الوقتك خرافة
    المهم اضاعة الوقت اللغو والمعاصي
    اذا كان الوقت خالي من التفاهة والمعاصي

  • @mohacarab
    @mohacarab Před 10 měsíci

    So badi wll video kale

  • @kdeenhersi
    @kdeenhersi Před 10 měsíci +1

    Jazaakalaaahu kheyran yaa ustaadil casiis omar inshaar malaayiinka janaal ee CZcams ku jira waxaad tahay midka aan oogu jeclahay lasocoshadiida iyo ku texnaantiisa.

  • @saedaliadem7699
    @saedaliadem7699 Před 10 měsíci +1

    Cumar inshaar wll qiimo leh guulayso wll labada daaroodba insha Allah

  • @AbdiNaafacMohamed
    @AbdiNaafacMohamed Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤ legend keep going

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Před 10 měsíci

    Mi Favourite CZcamsr 😊

  • @mustafNune
    @mustafNune Před 10 měsíci +2

    Ustad umar aqontada iyo garadkaga allaha ku kordgiyo waxa thy youruberska kaliyah xaqiqda nolosha ka hadlo aya thy

  • @engfatih2761
    @engfatih2761 Před 10 měsíci +1

    Wll cumar alleh cimriga iyo cafimafka hakuu barkeeyo ❤ wlhi dhowr barnaamij oo aan chennel kada ka daawaday noloshayda wax badn ayay ka badaleen mahadsanaid

  • @Awil-sn9oi
    @Awil-sn9oi Před 10 měsíci

    Halyay soomaaliyeed Mahadsanid Macalin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 10 měsíci +1

    أستمر اخي 🌹🌹🌹🌹

  • @QORAAL564
    @QORAAL564 Před 10 měsíci +1

    Allaha ku sharfo ustaad

  • @hassanabdinasir5847
    @hassanabdinasir5847 Před 10 měsíci +1

    M.a macalin 1m uqalma❤❤❤❤❤❤

  • @adnaanabshir2818
    @adnaanabshir2818 Před 10 měsíci +2

    First one❤😮

  • @Goonnidaaq
    @Goonnidaaq Před 10 měsíci

    Thanks

  • @user-md7hy2ov8u
    @user-md7hy2ov8u Před 10 měsíci +1

    Mhdsnid Ustaaad❤

  • @ibrahimhussein9021
    @ibrahimhussein9021 Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid Macalinkeeyga wakhti aan ubaahnaa ayuu kusooaaday muuqalkan.waankahelay sidaad wax unidaamiso..muuqaal routinka hadana kan kuxijisay

  • @Shaqouun
    @Shaqouun Před 10 měsíci +1

    Mawduuc waaqici ah si gaara ahna bulshadeena u quseeya