Dhagaxa Wayn Hormari I Prioritizing Your Life I - Mubarak Hadi

Sdílet
Vložit

Komentáře • 137

  • @MohamedMohamud-ih6fg
    @MohamedMohamud-ih6fg Před rokem +22

    ,كن متوازنا من روحك، عقلك، مالك، مهاراتك، جسدك وعلاقتك مع الآخرين.
    هذه المقولة وجدتها من د.طارق السويدان محاضرته ٢٠ درسا في الحياة.
    شكرا لك.

  • @sumayyoeducator5123
    @sumayyoeducator5123 Před rokem +20

    Allah ku xifdiyo akhiro iyo aduunba macalinkeyga sharafta iyo qiimoha leh ajar iyo xasnaad Allah kaga rajeyneyaa inuu kusiiyo nolol aduun oo sharaf badan ta akharo janada fardooso nbi muhmed scw iuu daris kaaga dhigo🥰

  • @user-qs6vh6sy6l
    @user-qs6vh6sy6l Před rokem +8

    فا إذا عزمت فتوكل على الله

  • @ahmedbarkhad5265
    @ahmedbarkhad5265 Před rokem +6

    Hibada hab-tabineed iyo hogatusaalaynta ayaan wax la siisto jidhin.
    Mahad balaadhan haka gaadho Mowlaana❤.

  • @abdiweliabdi3822
    @abdiweliabdi3822 Před 7 měsíci +2

    Ustaad cumriga Allahaku barakeeyo.Runtii wax badan kaa faa,iiday
    Lkn wali maanku wuu oomanyahay.

  • @user-yo2et9su8x
    @user-yo2et9su8x Před rokem +1

    Masha alah ustaad alle haku xifdiyo aduun iyo akhiraba

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami Před rokem +2

    جزاك الله خير، قد نبهتنا يا هادي الله يزيد بالهداية. يقول المثل: كل واحد علي اسمه نصيب، ولك نصيب كبير باسمك. سلام

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia Před rokem +2

    Mahadsanid Mubaarak, waa tusaale iyo hawaalewarran heersare ah.

  • @arfonabdullahiadan3879
    @arfonabdullahiadan3879 Před rokem +1

    Aad bad umahadsanthy ustad mubarak Hadi lawadagada qiimaha bdn dhan walba ay ahaatoba ,aduunkeene iyo Aakhiradeenuba sida aan U kala managegreysan laheyn,iyo Si aan u ogaano time ka aan heysano aadka u muhiimsan in aan ka faa'ideysano, Runtii aadban kaga mahadh naqayaa Rabbi haku sharfo hakuna barakeeyo

  • @zeinabyussuf1991
    @zeinabyussuf1991 Před rokem +1

    Thank you so much we appreciate saad xaqiiqada noo tustey adookalana awlaada Muslimiinta allaha kubadiyo

  • @kamaludindahir5
    @kamaludindahir5 Před rokem +16

    For real I can’t thank you enough brother

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe Před rokem +1

    Mahadsanid wll wax aan iska ogayn baad nagu sii baraarujisay

  • @fatima2708
    @fatima2708 Před rokem

    Jazakallah khayr Ustaad arin muhiima ka hadashay 🥰

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 Před rokem +1

    ustaad mahadsanid muqalada joogtada ee malamahana waan kaaga mahadcelina tusaale kan ugu wnaagsan masha Allah 🙏🙏

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 Před rokem +1

    Walhi waa qoof qima badan wax badan baan kafaiday Alle haku geyo janatu fardawsa ❤❤❤

  • @Fardosa_bashir
    @Fardosa_bashir Před rokem

    Manshalaha ustad Mubarak alahaa ajir iyo xasanat haa kaa siiyo caqliga iyo cilmigana alahaa haa ku barakeyo runti waa tusalee cajib aah oo wax kastaa koobayahaa ee alahaa haa ku xifdiyo markastaa. Iyo meel kastabaa Amin Amin ❤❤❤

  • @Inaxaaji65
    @Inaxaaji65 Před rokem +1

    Mahadsanid ustd kaalin muhiima baad noogu jirtaa guuleyso abidkaa❤

  • @ahmettmohamuze1022
    @ahmettmohamuze1022 Před rokem +2

    Mahadzid macalin mubaarik haadi 🖐️

  • @surphyali8592
    @surphyali8592 Před rokem +1

    Thanks Alot Ustadh ❤

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 Před rokem +4

    This is great advice walahi thank you wll for sharing with us ❤❤

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 Před rokem

    wllHi waa Run baraxan😢❤
    Thnx Ustaad

  • @mohamedmohamuudali8297
    @mohamedmohamuudali8297 Před rokem +1

    Thanks ustaad runtii muuqaladaada aad ayan u jeclahay

  • @deqaadam400
    @deqaadam400 Před rokem

    Thanks so much ustaad alot of respect, rabi ha ku xifdiya 🎉

  • @abdirashiidmohamedosmaan8340

    Shukran ustaad
    Mubarik Hadi xafidakallah 100%

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 Před rokem

    Mahadsanid ustaad alle hana waa fajiyo hana nagu anfco ❤

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Před rokem

    Mahadsanid ustaad mubaarak haadi waa talooyin muhiim ah

  • @abdulraxmanmuxumed1501

    Mahadsanid runtii muuqaalkan aadbaan uga faaiiday shakhsi ahaan.Jazakallah akhri.

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před rokem

    Mahadsanid ustad mubaarak

  • @shaahidilkacase1717
    @shaahidilkacase1717 Před rokem

    This demonstration I watched one of the lectures of steven covey. Thanks for your effort HADI

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Před rokem

    Aad iyo Aad u mahadsantahay Ustaad ilaahay ha kaa abaaliyo juhdiga iyo dedaalka aad nala garab taagantahay si aad u kobciso maankayaga iyo caqligayaga

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Před 11 měsíci

    Ustaad mahdsanid "inta maanku gaajaysanyahay guuli waali"
    maalintaada ku bilow waxyaabaha muhiimka ah sida cibaadada barashada xirfadaha iyo xiriirinta qaraabadaada .
    Waxbadan baan kaa iiday run ahaantii macalin Mubaarid Hadi.

  • @maulidzultanhiis955
    @maulidzultanhiis955 Před rokem

    Mansha Allah Ustaad Mubaarik Thanks

  • @salmasahruuni8012
    @salmasahruuni8012 Před rokem

    Masha Allah thank you so much ustaad

  • @mohamudyusuf5073
    @mohamudyusuf5073 Před rokem

    Jazakallahu khayr ustaad.

  • @abdullahmohamedali8328
    @abdullahmohamedali8328 Před rokem +2

    Amazing example thanks alot.

  • @hamdamohamed6648
    @hamdamohamed6648 Před rokem

    Mansha Allah ustad
    Mahadsanid

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Před rokem

    Jazak allhu khayr wlo

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 Před rokem

    Manshaa Alaah jazaakalaahu khayr ustaad qaaaliya

  • @abdihaybe1737
    @abdihaybe1737 Před rokem +1

    Really this tobi its amazing ustaaad.allaah haku sharfo

  • @user-jz7bs3mh8e
    @user-jz7bs3mh8e Před rokem

    Scwr Mahadsanid Jzkhayr shukran Uztaadii Cashar qiime leh aduun iyo aakhiraba wscr

  • @user-po7pn7lg3y
    @user-po7pn7lg3y Před rokem

    Mansha allah jikalahu khayr macalin mubarik

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 Před rokem +1

    Alle haku xafido walaalkey waxaa tahaay qorax u soo baxday dhalin yarada soomaliyeed

  • @user-fl6mx3et2v
    @user-fl6mx3et2v Před rokem

    Xaqiiq weeye Allah haku xafido ustaad

  • @abdikarinsharifahmed706

    Mahadsanid ustaad 🎉

  • @abdibilledaud459
    @abdibilledaud459 Před rokem

    Amazing example
    Thanks ustaaad

  • @maxamedyuusuf-bs4mi
    @maxamedyuusuf-bs4mi Před 7 měsíci

    جزاك الله

  • @shamsomohamedomar
    @shamsomohamedomar Před rokem

    Mahadsanid ustd

  • @ebrahemabdyy
    @ebrahemabdyy Před rokem

    Jazakallah Ustaad ❤

  • @maanmaalchannel6918
    @maanmaalchannel6918 Před rokem

    Thank you so much yaa habiibi ❤

  • @haboonwardo6645
    @haboonwardo6645 Před rokem

    Mahadsanid wllo waa tusaale fiican

  • @yasinhaji1042
    @yasinhaji1042 Před rokem +1

    Mash allaah ustaad mubaarak alle haku xifdiyo, hab tabinta iyo sida fudud ee loo fahmi karo waxaad gudbineysid ayaa cajiib ah.

  • @khalidismail8103
    @khalidismail8103 Před rokem

    Aad baad u mahdsanty ustaad mubarik

  • @mucaadmohed4338
    @mucaadmohed4338 Před rokem

    Mahadsanid macalin

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 Před rokem

    جزاك الله خيرا

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 Před 6 měsíci

    Masha Allah ❤

  • @abdifatahdubad2875
    @abdifatahdubad2875 Před rokem

    جزاك الله خير

  • @Haweyogorod-bk6cb
    @Haweyogorod-bk6cb Před rokem

    Mansha allah allow cilmiga aqliga iyo cafimadkaba kubarakee

  • @CashoDeerow
    @CashoDeerow Před rokem +2

    Jazakallah ustad mubarak from kismaayo

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem

    Thanks you soo mach my dear teacher 🥰🥰🙏🙏🙏

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 Před rokem

    Ma shaa Allaah

  • @hafadhemanqurux6359
    @hafadhemanqurux6359 Před rokem

    Jisakumulahu khayran wll ❤

  • @abdinajibhassen6193
    @abdinajibhassen6193 Před rokem

    Allah haku sharfo ustaad Mubarak Hadi

  • @Ibtizam1914
    @Ibtizam1914 Před rokem

    Masha Allaha ustaad aad Ayaan kaaga faaidney mhdsanid

  • @ilyasgahayr5367
    @ilyasgahayr5367 Před rokem

    Tusaale dhab ah, mahadsanid ustaad

  • @mulkimaxamed1251
    @mulkimaxamed1251 Před 3 měsíci

    شكرا جزيلا وجزاك الله خير الجزاء

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s Před rokem

    بارك الله فيك اخي

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Před rokem

    Walaale mahadsanud. Barmaanujkii fekrad iyo buug ayaan sugaynaa

  • @hodanmohamed3139
    @hodanmohamed3139 Před rokem

    Thank you ustaad Mubarak

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 Před 6 měsíci

    Shukran macalin

  • @user-dy6wl5xl9q
    @user-dy6wl5xl9q Před 8 měsíci

    Mahadsnid ustaad Allah haku xafido.

  • @shadaaweyz1535
    @shadaaweyz1535 Před rokem

    Mahadsanid bro

  • @abdisamedjama4113
    @abdisamedjama4113 Před rokem

    Thanks ustaad

  • @eng.abdullahiabdirisakhass4171

    Good practical example ayaad sameysay sxb

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf Před rokem

    mahadsanid mclin

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 Před rokem

    Thanks wllo

  • @fardawsasiciid5883
    @fardawsasiciid5883 Před 11 měsíci

    Wax badan ka faq'idey wallo majdsanid😊❤

  • @sacdiyoabdirzack2554
    @sacdiyoabdirzack2554 Před rokem +1

    Video aan wax badn ka faaiday alle haku sharfo wlle

  • @sharifabdullahiyusuf825

    Thanks ustaad mubarak😘

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v Před rokem

    masha Allaah waa tusaale fiican Rabbi hakuxafido wll

  • @user-xc3rx8my9w
    @user-xc3rx8my9w Před 6 měsíci

    MASHA ALLH THANK YOU SO MUCH

  • @ayuubahmedsurato3937
    @ayuubahmedsurato3937 Před rokem

    Ustaad maskaxda iyo maanka allah haku barakeeyo.

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    Tnx teacher mubarak

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před rokem

    Learning experience baad na siisay 🌺

  • @user-or3ew6uw1h
    @user-or3ew6uw1h Před rokem

    You have talked the reality 😎🤗

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 Před rokem

    ماشاءالله

  • @kamaludinaden-xp8ev
    @kamaludinaden-xp8ev Před rokem

    Mncha Allah uztead
    aragtida nolasha dhabta ah eed sawir guud noogu tusaleysay sida qiimaha baden waliba.

  • @fardowsosaid8510
    @fardowsosaid8510 Před 9 měsíci

    Masha alllh Allah ka ajarsiiyo

  • @nabiilabdihersi6266
    @nabiilabdihersi6266 Před rokem

    mhdsanid aqoonyahan

  • @MohamedHassan-sk7qj
    @MohamedHassan-sk7qj Před rokem

    Jazaa kalaaah waqtigaa gelisay mawducaaan.

  • @NZAYNM
    @NZAYNM Před 3 měsíci

    Mahadsanid

  • @user-ys9cn1cp6z
    @user-ys9cn1cp6z Před rokem

    Shugran ustaad ❤

  • @NorAbdullahiabdi-ef7pm

    Thanks bro.

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 Před rokem

    Alxamdullahi almuku llilah alshukrullilah

  • @cabdinaasiraxmad8022
    @cabdinaasiraxmad8022 Před rokem

    Sxb waa practice fiican shukran

  • @-najahuniversityofburao2660

    macha allah ustaadi alle ha ku sharfo

  • @nasrodagan2024
    @nasrodagan2024 Před rokem

    Muqaal tyo leh❤💯🤍 thnks wll ❤🤍💯

  • @Darularqam2024
    @Darularqam2024 Před rokem

    Allaha kusharfo ustd qaaliya

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Před rokem

    Thnks 💯

  • @saabiraadam4445
    @saabiraadam4445 Před rokem

    waa miithaal cajiib ah