10 Tips to Reading More BOOKS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 11. 2022
  • How I Read 100 Books a Year? I - 10 Tips to Reading More
    FIKRAD & BUUG CLUB: courses.mubarakhadi.com/colle...
    Contacts
    Telegram:t.me/mubarakhadi101
    Instagaram: / mubarakhadi. .
    Website: www.mubarakhadi.com/
  • Zábava

Komentáře • 100

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  Před rokem +47

    GOODREADS.com
    Apps ka aad buugta lacag la’qanta kaga heli karto ama ku soo denisan kartid:
    Aldiko
    Apple Books
    My Books
    Kindle (free books)
    Scribd
    Libby
    Ku sii dar haddaad hayso qaar kale 🙏

  • @mariaali1570
    @mariaali1570 Před rokem +28

    افضل وأنفع كتاب للقراءة هو كتاب الله....فلا تغفلوو عنه، تجد فيه فلاح الدنيا والآخرة.....

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 Před rokem +15

    Alhmdu lillah sandkan 100 book inan akhriyo 10 book ba iga dhiman
    Sandkii 2021 wxn akhriyay 68 books
    Wxn dareemayaa inan halkan tagnaa inbada dhaafay alhmdu lilj
    وما توفيقي إلى بالله

  • @kutubchannel
    @kutubchannel Před rokem +15

    Habab kaasaacidayo inaad waxbadan Akhriso.
    1.had iyo jeer buuga gacantaada khuhayso.
    2.Appka buugagta freega laga helo lasoo dag.
    3.khasab ma,aha inaad buug walba aad dhameyso.
    4.inaad dhageysato buugaagta (Audio book)
    5. Inaad Akhriska (routine)nolol maalmeed aa kadhigatid
    6.meelaha buugaagta lagu soo koobo inaad kawarhayso.
    7.Inaad dhawr buug aad halmar wada akhrido
    8.inaad yeelato asxaab wax kula akhriso

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 Před rokem +5

    Mahadsanid wall qaliya adna anujeclhy afkaartiisa illhy haku xifdiyo ustaadi Mubarak 🌹❤️💯💯

  • @abdalaabdala8176
    @abdalaabdala8176 Před rokem +1

    Ustaadi Ilaahay haku barakeeyo, aad iyo aad baan ugu baahnaa mawduucaan. Mahadsanid.

  • @mohedrashed2381
    @mohedrashed2381 Před rokem +2

    Masha allah ilahay haynaga dhigo kuwii wax akhriya ee joogteeya🤲

  • @zuldaanismaaciil9439
    @zuldaanismaaciil9439 Před rokem +1

    Aad baad mahadsan tahay Macalin 😍

  • @Danjire111
    @Danjire111 Před rokem +1

    Ustaad Mubaarag, mahadsanid walaal.

  • @hananmohamed5428
    @hananmohamed5428 Před rokem +4

    thanks for your sharing with us 💯👍

  • @abdikadirmohamed5427
    @abdikadirmohamed5427 Před rokem +1

    Thanks ustaad Allah haku xafido❤

  • @mohamedkhalif8012
    @mohamedkhalif8012 Před rokem +3

    Masha allah ust mubarak hadi allah kaa ajar iyo xasanaad kaasiiyo waxaan kaa faa iday waxaan la soo koobi karin

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Před rokem

    Mahdsanid ustaad Mubarak hadi keep going

  • @ibrahimhassan3769
    @ibrahimhassan3769 Před rokem

    Mahadsanid ustaad alle haku barakeeyo colmigana alle ha kuu diyaadsho

  • @hipoc.qaadirsadiiqhiposadi6728

    Shugran wall allaha ku barakeeyo waxan ka mid ahay dhalinyarada wax akhriska ku cusub ii soo ducee wall

  • @deqaadam400
    @deqaadam400 Před rokem +1

    Thanks for helping us👍

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před rokem

    Mnsha allah ustad mubaarak aad baad umahadsantahy

  • @ladna262
    @ladna262 Před rokem +1

    Isbadelka noloshayda adaa ka kow ah by mubarak hadi wll qaaliya runtii cimriga cafimaadka iyo cilmiga aalah ha kuu siyaadiyo

  • @aymancabdidiiriye1825

    Jazaakallaaha khayr sidaad noodhiiri galinyso

  • @mohamedabdulle6331
    @mohamedabdulle6331 Před rokem

    جزاك الله خيرا

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid Před rokem

    Aad bad umahdsantahay ustaad ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo

  • @fahiimasabrie2310
    @fahiimasabrie2310 Před rokem +1

    Thnks ustd allaha kaa abaal mriyo 🤲🤲

  • @dr.panadol4744
    @dr.panadol4744 Před rokem

    Mahadsanid ustad 😍

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před rokem

    M.allh waa runta wllky illahey haku xifdiyo ☝

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Před rokem

    Thank you Mr.Mubarak

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi Před rokem

    Barakooow ustaad.

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 Před rokem

    Mhdsnd
    Ustad 🙏
    Jazakallah khair

  • @mohamedhassandaauud9338
    @mohamedhassandaauud9338 Před rokem +1

    Allah haku barakeeyo

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 Před rokem

    Thanks for your time Ustaad🙏And Thanks for Every timee100%

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @danielXC26
    @danielXC26 Před rokem

    Mahadsanid ustad

  • @269barbaariye
    @269barbaariye Před rokem +3

    جزاك الله خيرا خير الجزاء.
    اللهم بارك في عمره وعلمه.

  • @HELLOO-PODCAST
    @HELLOO-PODCAST Před rokem +1

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahay website kan ma anan garaneyn , goal keyga sanadka hadu alle nabad igu gaarsiyo wa inan qariyo 12 book hadu alle idmo.

  • @abdibilledaud459
    @abdibilledaud459 Před rokem

    Jazaka Allah akhii
    Sanadii sodhamaatay inkastoo aan school iyo wax kudhaxjiray hadana waxan aqriye boogag sida la dagalanka nuurka, maraynta waqtiga balse markii danbe wan kacajisay waxan rabaa in aad ila wadagtaan bookag hoose aan so aqriyo si aan uga cajisin wax aqriska
    Mahadsantihiin

  • @fosiyaali812
    @fosiyaali812 Před rokem

    Aad iyo aad bad umahadsatahay

  • @xamseabdirahman
    @xamseabdirahman Před rokem

    First Person Ustaad

  • @abdirahmanabdimohamed9279

    Baburka wax ku dhex akhri maa tri, so markaan dibadahaas tago lee ma ahoo, ileen somali wadoyin badanaa burbursanee, jug jugtoda wax lagama aqrin kareee, markaan dhoofo aa ii balan ah insha alah.

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 Před rokem

    jasaka allah

  • @abiibakaraxmed3344
    @abiibakaraxmed3344 Před rokem

    Ustaad Mubarak gulayso

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 Před rokem +3

    Asc ustaad khayr baraaro baan kuu rajayn ,waxaan jeclaanlahyn inaad nala wadaagto appska ugu fiican ama websiteska audio bookska aad kala soo dagto websiteska ugu fiican oo bookta summary ga ah aad had iyo jeer kala socoto wixii adiga ku caawiyey materials ka dhan sida app websites nala wadaag . Macalin ogoow dad badan ayaa kugu xiran fikrado xikmado kaa faa'iida buuga iyo qalinka isa soo ag dhiga markay vedioskaga daawanyan

  • @Nihaal_Queen
    @Nihaal_Queen Před rokem

    Mhdsanid ustaad mubarak

  • @mohamedamuuse1449
    @mohamedamuuse1449 Před rokem +1

    Asc
    Ustaad aad baad u mahadsan tahay
    Ustaad adoo raali appka laga helayo qoraal ahaan nagula wadaag
    Ilaahay ha ha ku xifdiyo

    • @ladnajama9787
      @ladnajama9787 Před rokem

      Haa.nala wadaag walal

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před rokem +4

      Apps ka aad buugta lacag la’qanta kaga heli karto ama ku soo denisan kartid:
      Aldiko
      Apple Books
      My Books
      Kindle (free books)
      Scribd
      Libby
      Ku sii dar haddaad hayso qaar kale 🙏

    • @xudayfibashe9780
      @xudayfibashe9780 Před rokem

      Ustaad laba luuqadood sida carabi English isko wakhti ma lagu baran kara

    • @xudayfibashe9780
      @xudayfibashe9780 Před rokem

      Mase luuqadaba sanad baa la bartaa

  • @shadaaweyz1535
    @shadaaweyz1535 Před rokem

    Masha allah Allaha Ku dhowro

  • @mohamedabdi8957
    @mohamedabdi8957 Před rokem +1

    Thanks for your advise teacher Hadi but would not do it becouse of our language which is not an academic language and our youth who do not understand English and Arabic Languages

    • @faraxxuseen3834
      @faraxxuseen3834 Před rokem +1

      Walaal sidaan ku fahmaa buggagta afka Ingiriisida ku qoran. Waan akhriyaa se ma fahmo.

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 Před rokem

    Shugran ustad qodobo wanagsan ayaad no soo ban dhigtaay .

  • @gaarhadafkada8106
    @gaarhadafkada8106 Před rokem

    Ustad mubaarik mahadsanid.
    Hadii Buuga aan horey usii qaato soo hadhow adkaan meyso in aan note ka qaato book?

  • @cabdulganicabdulrizak1108

    Ustaad waxaad noo shegtaa meshes aad accounting lagu yeelan karo

  • @Nihaal_Queen
    @Nihaal_Queen Před rokem +2

    Ustaad qodobka 8aad comments nogu soo qor

  • @maaxo4106
    @maaxo4106 Před rokem

    Ustaad vedio nooga soo samee types of inner deceivers

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Před rokem +2

    11:27 ma fahmin wepsitekaas magaciisaa ustaad waan jeclaan lahaay inaad inoo soo qorto si aan xog badan uuga baarno

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 Před rokem +1

    Ustiid runtii aad baad umahad san tahay waxtahay qofka kaliyah aan kudayado

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před rokem

    Mahadsnid ustaad

  • @abdisamedqisole5119
    @abdisamedqisole5119 Před rokem

    Ustaad kawran rule kan 90-90-1 hadaan aqriskeyga ku dabaqo

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před rokem

    Ustaad appapkaa note ka lagu kaydiyo noosoo sheeg.

  • @sumayah4349
    @sumayah4349 Před rokem

    Buwaag diini Oo free ah majira sida tariikhda dadka mii horey

  • @OmarAhmed-vl4cm
    @OmarAhmed-vl4cm Před rokem

    Ustaad Thnks ustaad waxn ku weeydina Qodob ka 8dad Dhawaqaga appka ad sheegtey Hos Commen tiga no so dhig

  • @wiiloadan6979
    @wiiloadan6979 Před rokem

    Ustadow taloisii sidee wax aqris isku bari karah ❓

  • @kafiyakordahab5222
    @kafiyakordahab5222 Před rokem

    mant chanelkan igu horeysa waxbadan ka faiday hada kadib kugu xidhanahy

  • @hangaahmed6275
    @hangaahmed6275 Před rokem

    Audiobook adiga noo bilaaw plees

  • @miskisheikhabdirahman9762

    Are we not reading any book this month ustad?

  • @aswanali5803
    @aswanali5803 Před rokem

    Acount macagii nala wadaa ado raali ah

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 Před rokem

    Masiibooyinka ku dhacay dadka aqoonta sheeganaya waxa ka mida barnaamijka waxa laguso jeedinayaa afsoomali laakiin ciwaan kiisu waa af ingiriisi laba mid raac ama ingiriisi kawada dhig mowduuca ama somali kawada dhig

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 Před rokem

    Asc wll waxaan rabaa in aan ku waydiiyo su.aal buugaagii ayaan akhriyay in taan akhriska waday waxaa iiga Soo dhexbaxday su.aal aad ii wareeriya
    Su.aashaasna waxay aheed
    Waa maxay qiyamkaaga ?
    Wax badan waan is waydiiyay qiyamkayga lkn waan kala saarikariwaayay qiyay ma waxa aan jeclahay baa mise waa maxa aan nicbahay mise waa wax kale markaa adiguu raaliya muqaal ma ka samayn kartaa qiyamkaa waxuu yahay

  • @ladnajama9787
    @ladnajama9787 Před rokem

    Codkaga lama fahmayo ee walal appka qoraal nala wadaag

  • @cabdulahimaxamed2803
    @cabdulahimaxamed2803 Před rokem

    Waxaan ku darayaa Podcast-yada

  • @abdirahmanhassanmohamud5684

    Mowduuca aad ku qortay muqaalka waxaa haboon inaad af Soomaali ku qorto walaal

  • @quenniha4550
    @quenniha4550 Před rokem

    Wanka qadnay malmahan ad kugu xisnay Macalin waxba soma dhigtit

  • @somaliaudiobooks
    @somaliaudiobooks Před rokem +1

    Somali Audiobooks
    Dhagayso Buuga Qofku waa Sida u fakaro
    czcams.com/video/D-KBLJ9p1CE/video.html

  • @muwahipmohamed9788
    @muwahipmohamed9788 Před rokem

    Yaa ii sheegi kara app free ah oo iphone laga heli karo books laga heli karo pls ii sheeg wllyaal

  • @siyaadbishaar1505
    @siyaadbishaar1505 Před rokem +2

    Macalin plse accountiga magicii ila soo xiriir🥲😩

  • @abdirizaakhassan3894
    @abdirizaakhassan3894 Před rokem

    Mahadsanid ustaad