Monkey Mind | Waxa Ka khatarsan Caadooyinka ugu xun | Hadda is daba Qabo |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 05. 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 753

  • @shucayb-samir5878
    @shucayb-samir5878 Před 2 lety +129

    "Warbaahinta wacyiga bulsheed leh, waxaa lagga dhaxlaa bulsho wacyi geedu sarreeyo". 🧠
    Mahadsanid inbaddan wallaal Omar . 😊

  • @naaficmedia7588
    @naaficmedia7588 Před 2 lety +5

    Walahi oh Bilahi oh talahi wa run oo wa run Ilaho naga cabii masibadan

  • @mohamedibraahimaliabdifare3425

    Qof kasta kuuuma quuro inuu sidaan qurxda badan ee aqliyada ku dheehan tahay wax kuugu sheeko wll anshaar baraka laah 🙏🏼🙏🏼💯💯

  • @leader_khaallo2948
    @leader_khaallo2948 Před 2 lety +131

    Xaqiiqatan waa arinta iheysata 🥺
    ____samirka aan wax ku aqriyo malihi
    Bishii ramadaan ka hor ayaan go,aansaday dhamaan caadooyin kasto xun inaan joojiyo
    Waxaan go,aansaday isticmaalka taleefonkeyga inaan isticmaalo waqti kooban (mahadsanid omar inshaar)caqliga Alaha kuu barakeeyo 🥰

    • @abdirahman773
      @abdirahman773 Před 2 lety +23

      Sxb anigabo sidaado kle an ahaa lkn markan kufashilmay inan isbadalo waxan raacay tabliiq 3 malin oo masjid bes lagu jiro 3daas malin isbadal an daremay kadib waxan baxay 4 bilood waxan soobartay nolosha xaqiiqda ah waxan soolaabtay anigo qofkle ah alxm

    • @ruqiyaducaaleducaale6419
      @ruqiyaducaaleducaale6419 Před 2 lety +3

      @@abdirahman773 sxb aniga xita sidada camala ahay hada talka aya IGA jabay ugu yaran talefanka isticmalki badna wan yareyay inyar inyar iskaga dhafi raba waxn rajena

    • @yaxyekuuriya5944
      @yaxyekuuriya5944 Před 2 lety +2

      @@abdirahman773 wllkay ilaahay ayaa mahadleh isbadalka iyo ficilkana adaa leh anna ilahaywaxan ka baryayaa inaan go,aan adag oo aan kaso noqosho lahayn aan galo oon iska dhaafay tellkan aan 24hrs kaba isticmalayo iyo caadoyinka xun xun oo aan baxo 3 cisho oo baqliqa🥲

    • @sadrisimaan3277
      @sadrisimaan3277 Před 2 lety

      @@farhaantahlil1933 subxanallah maxa kulehe

    • @Amn09888
      @Amn09888 Před 2 lety

      @@farhaantahlil1933 maxaa kaa khaldan

  • @abdikarimmubarak6249
    @abdikarimmubarak6249 Před 2 lety +35

    taasi waa xaqiiqada tagan.cumarow wxad tahy qof bulshada u adeego allah kuu danbi dhaafo❤️

  • @ceegsane761
    @ceegsane761 Před 2 lety +17

    Waxyabaha iigu layabka badan ee an social mediaha kula kulmo gaar ahaan tiktok iyo Facebook waxad dhageysane quraan markii aad gudbiso waxa ku xigo hees iyo gabar is ruxeyso markii ad siigudbiso waxaa kaso horbaxayo qof dhiban ama xanunsan adigo yara qushucsan markii aad kagudubto waxaa kaso hor baxayo muuqal qosol ah kadib hadana quran ama shikh wacdinayo intaas waxay ku dhacayaan mudo kayar 5 daqiiqo ayuu dareenkagu shan Mar is badala waa danyernimo iyo caqligeena o lagu ciyarayo

  • @haw_6060
    @haw_6060 Před 2 lety +208

    أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 Před 2 lety +68

    Allah runbadanaa wllkayow illahy caqliga hakuusiyaadsho waxaad modaa muqaaalka inuu aniga igahadlayo😭
    Nolosha waa isbadal wuxuu iiyahy muqalkaan dhirigalin mahadsanid

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +2

      Wll mcn ilaahey dartii hal subscribe igu sii, waanku baryaa wll 😥

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Před 2 lety +11

    Mucjisada waqtiga waa social media ha oo 90 % aan wax faaiido ah inoo lahayn war halla isdaba qabto oo waqtiga wax adduunka iyo aakhirada inoo faa'ideynaya aynu oga faa'ideysanno insha'allaah. Cumar adna ku mahadsanid wll baraarijintaada.

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502

    Dastuur waa kan rabi soo dejiyey. Jecloow oo uololeey kitaabka rabi Inuu xukumo dalkeena asageey kujirtaa cadaalad iyo badbaado aduunyo iyo aakhiro ..
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ

  • @Falastiin27
    @Falastiin27 Před 2 lety +52

    Qofka ugu horeya ee muuqaalkan daawado noqo ayaan is,lahaa Lkn 2qof Ayaa iga horeysa Cajiib Hahah anwy Keep going walal Omar Jazakaallahu kheyr Muuqaaladada Dhiiri galinta Leh🕯

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +1

      Sxb mcn , ilaahey dartii hal subscribe igu sii, iga farxi, ilahey haka farxiyee 😥😔

    • @Falastiin27
      @Falastiin27 Před 2 lety

      @@Cimra_F70 don’t worry Sxb diyaar waye

    • @Falastiin27
      @Falastiin27 Před 2 lety +1

      @@Cimra_F70 waliba gambalelka ayaan furtay..horumar Wacn bro👍🏻

    • @cabdallashaamil2076
      @cabdallashaamil2076 Před 2 lety +1

      Hdaa ugu hormarto maxa faaiido kuuso noqonysa

    • @Falastiin27
      @Falastiin27 Před 2 lety

      @@cabdallashaamil2076 wax faaido ah malaha Sxb lkn just for fun cml

  • @PubgPubg-zr9li
    @PubgPubg-zr9li Před 2 lety +16

    ‏اللهم أننا ظلمنا أنفسنا فإن لم تغفر لنا وترحمنا لنكونن من الخاسرين🥺🥺🤲🏽

  • @mohameddhaqane819
    @mohameddhaqane819 Před 2 lety +71

    You are really an inspiration to everyone 🙂👌

    • @bukharidalxoreye3733
      @bukharidalxoreye3733 Před 2 lety

      0

    • @mazuttawaleh4846
      @mazuttawaleh4846 Před 2 lety +1

      Inta aad soo qortay waxay ku qurux badnan lahayd inad somali kuso qorto fadlan pls iska daa luqad qalad inad wax kuso qorto

    • @nadiifoiftin7722
      @nadiifoiftin7722 Před 2 lety

      @@mazuttawaleh4846 wll luuqadaha dhan ilaahay ayaa leh midaa doontid waa ku hadli kartaa luuqado badan hadaa baratid waxaa baranaysaa dhaqamo badan iyo umadaa luuqadooda baratay sida ay ufikirto ayaa baranaysaa inaa luuqado badan ku hadashid waa wax aad ufiican

    • @husseinadan2096
      @husseinadan2096 Před rokem

      Wll luuqadaada in aa ku hadasho ayaa sharaf kuu ah, qof luuqad ayuu leeyahay Afka qalaad aqoon ma ahan ee waaa gumeesi qaladna ha ii fahmin kolay Somali unbaa wada hadleeso.

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +33

    iLaahay hanaga wada badbaadiyo. Aamiin 🤲❤️.

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +1

      Aamin, sxb mcn , ilaahey dartii hal subscribe igu sii, waanku baryaa wll 😥

    • @naasirbiixi9260
      @naasirbiixi9260 Před 2 lety

      @@Cimra_F70 wan ku siyay shp

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 Před 2 lety +23

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    استاذ عمر. ماشاء الله تبارك الله
    الله يحفظك ويخليك ويطول عمرك و يكثر امثالك

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 2 lety +8

    Arinta loobaahnaa baad ka hadashay runtii technologyda wey nasaameyen dibna wey noo dhigeyn waxa ee nagaarsiyeen heer aan waajibka nooyala aan gudanin runtii aad iyo aad umahadsanthy🥺🇸🇴❤🙏

  • @saeedmohamed9480
    @saeedmohamed9480 Před 2 lety +23

    "Hadaba sababta keenyso in aan dareeno waqtiga in uu xawli ku so socdo nolosheena maanta in %99 ay noqotay wax aanan dhab ahayn"
    By: omar inshar.

  • @baashiyare8493
    @baashiyare8493 Před 2 lety +19

    دقات قلب المرء قائلةله ان الحياة دقيقة وثوان😭

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 Před 2 lety +9

    Waxaan u fiirsaday marka sallaada laga baxo, qofku markiiba wuxuu aadayaa mobileka. Berigii hore qofku marka uu salaadda ka baxo dikri iyo istiqfaar ayuu adeegsan jiray. Lkn mobileka ayaa beddelay hadda.

  • @abdirizakahmed3079
    @abdirizakahmed3079 Před 2 lety +4

    Mar walbo waxaad ka hadashaa caqabadaha bulshada ama dhalin yarada haysata caqligaaga illaahay hakuu barakeeyo🙏🙏🙏

  • @hanadabdishakuur5627
    @hanadabdishakuur5627 Před 2 lety +4

    cumar inshaar bro wlh mowduucan aad ka hadashay waa mid muhiim ah waana mid dhalinyarta aniga aan ka midka ahay inta bdn heysata waad ku mahadsantahay bro taladaada iyo xasuusinta aad naxasuusisay inaan wado qaldan kusocono🙏🙏🙏🙏

  • @abdiraxmanmaxamed6010
    @abdiraxmanmaxamed6010 Před 2 lety +7

    1 facebook
    2 tiktok
    3 instigram
    Dhamaantood 20 maalin ka hor aan dalete
    Waana ka nastay oo booskoodii wax aqris aan ku
    Badashay alx maantane waxaan bilaamay
    Buuga sheekada maano faay
    Ee dr afrax qoray allh unaxaristee

    • @hamzacabdullahi5240
      @hamzacabdullahi5240 Před 2 lety +4

      Quran xifdis ubadalo wll

    • @abdiraxmanmaxamed6010
      @abdiraxmanmaxamed6010 Před 2 lety +4

      @@hamzacabdullahi5240 wll mahadsanid lkn quraanka sifaacan u aqaanaa

    • @talisoegal6948
      @talisoegal6948 Před 2 lety

      intee ka helaa buuga aboowe

    • @abdiraxmanmaxamed6010
      @abdiraxmanmaxamed6010 Před 2 lety

      @@talisoegal6948 abyo waad helee buuga madbacadaha waad ka helee hadaad mugdisho joogto ama soomaalia oo dhan
      Sido kale google waad ka heli kartaa

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před 2 lety +17

    Walahi dhibaatada na haysata weeyan social media ilaahay hanaga madoobeeyo balaayada insha Allah waan isku try garaynaya inaan yareeyo social media badana waxa taas ugu wacan dhalin yarada waa camal la'aan ta hadii la shaqaynayo waadka yara mashquulaysa baraha bulsahada 🥺🥺🥺

    • @mohamedisackabdi6971
      @mohamedisackabdi6971 Před 2 lety +1

      Hadaad yarayso social media ama iska days waan hubaa inaad nafsadaada jeclaan doonto.

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 Před 2 lety

      @@mohamedisackabdi6971 heerka maan gaadhin walal aan naftayda nacayo balse intaanay ila fogaan ayaan yaraynaya insha Allah

    • @mohamedisackabdi6971
      @mohamedisackabdi6971 Před 2 lety

      @@nimcoibrahim4910 nacaybka nafta keliga ma aha manta 95% caalamka inta isticmasha social media wa waalida dhaqata wye. Mala soctaa.

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 Před 2 lety

      @@mohamedisackabdi6971 waadku jirta soomaha adna waalidka dhaqanta😂

  • @raaliyocadeey5605
    @raaliyocadeey5605 Před 2 lety +5

    Facebook ayaa waxa ku ahaa addict lkn hadertan wan jojiyo 2020 bilowgisa marke hooyadey idhahday dad badana idhahy mar walbo online a tahay wa isku xishodey wlh

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +17

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @abuayuub2454
    @abuayuub2454 Před 2 lety +2

    Xitaa dadka waa wayn waalidkay kadhacdaa iska dhaaf caruur
    Anuu wax faaiida leh daawadaa
    Ka akhriyaa lkn kolkol way dhacdaa caqli daanyeerka
    Walaahi OMar

  • @user-uu8qk8uc1o
    @user-uu8qk8uc1o Před 2 lety +3

    عجيب
    إعتقدت أن تصف نفسي في بعض الحالة الخطرة
    الله يرضا عنك يا أستاد

  • @hafsahabiib9555
    @hafsahabiib9555 Před 2 lety +4

    Waxan layabnahay qof wax iskadawanayo wax clim kaqadanen ama xog inaa dhagaysto oo muhiim ku.ahen iskadawanayo wad waqti dhumis hablahenana ma.ogi wax ay kafa idayan ina sawir sodhigan qofna wxuu calaf ulaheen ma cunayo mana kunolanayo wxu rabo hasameyo dhulka hdu rabo hkuwaregsado calfkaga cune marka wax layirahdo qanacada aya kamaqan dhamanteen ilahay xaqa hanugutosiyo☝☝☝❤

  • @kaltumabdirashidibrahim9946

    Alhamdulilah manta dhaan ku jiray inta u hadleya sababto eh cadoyinka xun mar hora bilaway ina ka istago ama iska dhaafo 2018 ila hada nafteyda la xarbinaye sababta eh waxan daremaye dadka mesha u bateyn in aysan fcneyn nafteyda anan daremin farxad ama ina wax kororsasay manta 2022 la maraye waxa allah ugu mahadnaqa wax walba ❤

  • @sakariyeabdi7939
    @sakariyeabdi7939 Před 2 lety +9

    Caqliga alle haku siyaadiyo wll cumar
    Waxad moodaaa inaad xilligeedii kusoo beegtay barnaamijkan 🙏👀

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 Před 2 lety +7

    Mahadsanid walaal
    Naftayda badi waan xakameeyay waxan mar walba ku dadaala sidii aan uhormarin laha madama oo ay cadawga insaanka tahay
    Hal shay baan Aad kaga faaiiday waa muuqalada muuqalada aan dawado badi waa wax faaiido leh lakiin mar marka qaar ciyaara iyo wax aan faaiido lahayn ayan dawada
    Waxan ku dadaalaya sidii aan uhormarin laha aya tiinkayga insha Allah
    Mahadsanid omar

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 Před 2 lety +1

    Shukaran wllo omar inshar waxa jir dhalinayaro sxpo nahay oo sidaas ah waliba dhanka ilwaga,
    Eebe haku dhowaro

  • @osamawjdi7
    @osamawjdi7 Před 2 lety +47

    Alxmdulillah Inaan isbadel weyn sameeyey ayaad ii Cadeysay walal Omar
    Waana kaaga Mahadcelinaya
    Mobileka iyo Social Media Wakhti ayaan usameyey.
    Wakhtigeyga inta ugu bdn Cibaado ayaan Galshay.
    Mida kle ilaaha Mahadleh Quranka Ayaan Xooga isku roonnahy intaan Wakhti u helo ayaan kor iskaga dhageysta intaan Xifdisana...

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 Před 2 lety +4

    Subhanallah tallow aniga miyu iga hadloya allow no gar gaaar social media noloshayda ayu la haray 😭😭

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall Před 2 lety +21

    Sannadkan 2022 Waxaan joojiyey Social Mediaha Waxaan Dareemayaa In aan Xor ahay Diiradayda waxaan Saaraa dhammaan Hawlaha Muhiim ka ah.
    Dhammaan Walaalaha waxaan kula talinayaa 3 Bilood in ay joojiyaan Social Media waxaad u malaynaysaa ka annamaa in aad xabsi ka soo baxday.

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 Před 2 lety +1

      Wall hadaba Soo Kan Ood kafiirsaneyso

    • @Amn09888
      @Amn09888 Před 2 lety +1

      Ma social media ayaad joojisay mise saacado yar ayaaa isticmaashay

    • @sandheeredigitall
      @sandheeredigitall Před 2 lety +1

      @@umuaxmed5402 Walaal CZcams bes ayaanan marar dhif ah soo galaa waxaanan ka dhagaystaa wax Naftayda Horumarinaya.

    • @sandheeredigitall
      @sandheeredigitall Před 2 lety

      @@Amn09888 CZcams BES AYAAN MARMAR DHIF AH SOO GALAA WAXAANAN KALA SOCDAA WAX NAFTAYDA HORUMARINAYA FACEBOOK WHATSAPP DHAMMAN WAAN DELETE GAREEYEY FAAIIDO WEYN AYAANAN KA DHAXLAY

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 Před 2 lety

      @@sandheeredigitall haa waa sax aniguba sidaas unbaa yeelaa lkn ma dhihikro wan iska dhafay marmarbaan dawada mhdsnid

  • @ajmoustaxiil8326
    @ajmoustaxiil8326 Před 2 lety +4

    اللهم أرحنا بعد الُتعب ، واسعدِنا بعدِ الُحزن ، وعوضنا بعد الُصبر. اللهم توفنا علي كلمة الاخلاص وعلي دين الاسلام. 🤲🥺

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 Před 2 lety +9

    Casriga daanyeerta 😂 Yaa Allah naga badbaadi Casriga daanyeerta Amiin

  • @barwaqoabdullahi8964
    @barwaqoabdullahi8964 Před 2 lety +2

    Intaas oo dhan waqtigaagu wuu socodaaa sec walbna waa lagaa xisaabin doonaaa ilaahayow na astura 😭😭🤲🤲🤲

  • @ahmedabshiryebarow5910
    @ahmedabshiryebarow5910 Před 2 lety +1

    jaza kallahu kheyr xaqiiqatan omar inshar waa dhibaatada ugu badan ee naheesato dhalinyarada zamankaan nool👨‍💻👨‍💻🙏🙏🙏

  • @inacumar601
    @inacumar601 Před 2 lety +3

    ❤❤ mahadsanid ustaad cumar inshaar xaqiiq jirta oo aan iska indha tirayno ayaad Ka hadashay.

  • @Qalbi___Nool
    @Qalbi___Nool Před 2 lety +17

    Niyad-xumadu waxay caddayn u tahay in rajadu meel xun marayso.
    ________________Mahad✍️ wani Salamay daadkaa igula jiraa Channelka fa'adada Ee Ogansho 👋👋

  • @maanyarejaamac8479
    @maanyarejaamac8479 Před 2 lety +3

    ALXAMDULLILAH ALXAMDULLILAH ALXAMDULLILAH ilahow iga badbaadi aamiin aamiin insha allah

  • @samiiroahmed9908
    @samiiroahmed9908 Před 2 lety +6

    Walalkeen Runtuu kahadlayaa wallhi 🥺💙🙏 Mahadsanid

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Před 2 lety +1

    Wllhi waa xalad khatar ah lkn alle wax khayr hanoga dhigo waxad tahay qof waxbadan og mnshllh illhy haku barakeyo wll cumar❤🇸🇴💙💯

  • @apdinasirmohamed2317
    @apdinasirmohamed2317 Před 2 lety +5

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲🏻

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 2 lety +3

    Alle ha ku barakeeyo walaal cumar inshaar muuqaal aad leedahay wali ima dhaafin ilaa 2017 July wax badana waan kaa faaiday mahadsanid.

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 Před 2 lety +1

    Jasakalah khayran omar ishar

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 2 lety +2

    Mashaa Allaah waa mawduuc loo baahnaa Inaad kahadasho dhalinyarada wakhtigan jooga Ayaa ubadan ilaahay haynaga badbaadiyo sharka baraha bulshada jazaakalaa kheer OGAANSHO

  • @dhoofyare
    @dhoofyare Před 2 lety +2

    Wlh mugdigaas ayaan dhex dabalana thank you ogaansho mar walba shayga an faraha kula jirno aya dirada sarta kanal wax tar leh🙌🙌

  • @zamiyazidra4063
    @zamiyazidra4063 Před 2 lety +1

    Masha allh wa mowduuc wangsan mararka qaar waxan is dhaha maskaxdada mey hurada🥺illahow no dimbi dhaf yaarabi🤲

  • @wiilwaal9416
    @wiilwaal9416 Před 2 lety +5

    Cimriga iyo caqligaba alle hakuu barakeeyo wll xaqiidii waxyabo badan oo aniga shaqsiyan aan isku arko ayuunbad sheegtay

  • @anasyare162
    @anasyare162 Před 2 lety +1

    Allow Hanagu darin dadka ladhaho Bari: أولم نعمركم مايتذكر فيه من تذكر وجاءكم الندير Mahadsanid Cumar wll Waad Nala hadashay ilaa iyo Xad 👌💯

  • @happyluza1105
    @happyluza1105 Před 2 lety +3

    Asc Wll jasiirada 🇨🇾 Cyprus ka soo hadal plz dad somali oo wxn arkay wan ku dhibanahay dhahaya maclumadkeda ban radinaya hdad argtay qoralkeygan waxn rajeyna ina ka so hadasho

  • @nuurxuseen4195
    @nuurxuseen4195 Před 2 lety

    ماشاء الله جزاك الله خير Waa mowduuc dhanwalba taabaya wax badan ayuu igu soo kordhiyay Mahadsanid ustaad

  • @baabucilmi
    @baabucilmi Před 2 lety

    Shukran cumar

  • @amiirhajiali3040
    @amiirhajiali3040 Před 2 lety +1

    Mncha Allah Umada Somaliyeed 🇸🇴Wixii wax tar u’ah waad la wadaagta ilhy ajri iyo xasanaad ha kugu badale Anagana ilhy Jiil wacan ha inaga dhigo

  • @sadaamfaarah4131
    @sadaamfaarah4131 Před 2 lety +12

    Masha allah waa BARNAAMIJ aad wanaagsan GOOD JOB BRO💯👏❤🍒💔

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +1

      Sxb sare, ilaahey darti hal subscribe igu sii, waanku baryaa wll mcn 😥

  • @iidaayeiid7131
    @iidaayeiid7131 Před 2 lety +3

    Waa mushkilad jirta lkn waan xalin Karnaa inasha alah

  • @creative2527
    @creative2527 Před 2 lety +3

    Wallahi wll cumar nin aan maanta isbitaal isku baranay ayaan magaciisa 3 jeer hilmaamay aniga oo la joogo waxaana dhahaayay sxb iigu celi magacaaga waana ceeb saasay tahayna wllhi hadda ma aqaano magaciiisa waana kaliya dhowr saacadood

  • @Farhan-nt8rg
    @Farhan-nt8rg Před 2 lety +3

    Umstaad mahadsanid waa run casharkaa waana muhiim Allow na badbaadi xaalku waa qasanyehee

  • @maxamedcaaqilka1432
    @maxamedcaaqilka1432 Před 2 lety +3

    Mansha allah Waan Ka Faaii.daysan doonaa Ustaad Kelmadan Qiimaha Babadan Waxaan Xasuustay Macalin Xiisad Caqiida aha noo Dhigi jiray Machadka Isaga oo Noo sheekaynaya kelmad Uu Nagu yidhi Technology.dan Dhibkeeda Bari Dhow Waxaa Laga baqayaa in ay Nolosha Caadiga ah Istaagto in Dhakhtar la waayo wax bartay Engineer Lawaayo Wax dhisi Kara IWM

  • @shacbanabdi6552
    @shacbanabdi6552 Před 2 lety +1

    ustaad cumar allaha ku xafido maalin aad wax soo dhigta aan wax ka faaidin ma jirto wllhi ee guuleyso

  • @cabdulkadirnormohamed6911

    walal cumar aadaa umahdsantahy intaa aad sheegtay waan astaamahayga aaan isku arkay talo fiican looga gudbi karo karana waad nasiisay mahdsanid

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Před 2 lety +1

    That's really legend salaama I have respect full khayrka Allah ina wafajiyo adigana xikmadaada Rabbi ha ku siyadsho

  • @aadam7186
    @aadam7186 Před 2 lety +1

    Jazaka Allah omar, sida ad bulshada kugu xiran an u wacyi galineyso,

  • @hindaomar7920
    @hindaomar7920 Před 2 lety +2

    Shukran chanelkan 1million ka badan bu u qalma runtii jazakalu khayr wll

  • @diiwaan9882
    @diiwaan9882 Před 2 lety +1

    Maasha Masuul, Video_ga animationadiisa, raadinta hadba video, jarjarista iyo sida aad sida isdabajooga ah aad ugu soo gudbiheeso waa cajaaib Maasha Allah sxb dabcan waa juhdi aad ujilbo xiratay. Waqtigeega maqasaarin💚

  • @NusaybajamaCaraysgeeeso
    @NusaybajamaCaraysgeeeso Před 2 lety +1

    It's true wallaaahay cid kale inta aanan wax ka sheegin waaba aniga qofka uu walaaalku ka hadlayo...subxaanallaah

  • @herlima4190
    @herlima4190 Před 2 lety

    Shukran walaal Cumar Inshaar.🙏🙏🙏.waa nala wataa ee Alle ha ina baad baadiyo..

  • @shakurismacil
    @shakurismacil Před 2 lety +1

    Mahadsanid wll waa dhib jirta intaa aad sheegtayba, Alle hanaga daweeyo.

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 Před 2 lety +4

    Anoo ika hadlaa muuqaalka wlh♥️😭tnxs wll cumar I wish inoo video kaan nolosheeyda badalo

    • @mohamedyamaan3248
      @mohamedyamaan3248 Před 2 lety

      Waqtiga inaa kafa ideysano waye abayo ilahey wana waydiina😪😪

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety +2

    Jasakallah kheir ustaad Omar inshar keep going allaha ku barakeyo wll ❤ ♥ 👏 💪

  • @amincano9255
    @amincano9255 Před 2 lety +43

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +1

      Scw, wll mcn , ilaahey dartii hal subscribe igu sii, waanku baryaa wll 😥

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +1

      @@AhmedOsman-hv9pt wll ilaahey haka farxiye , hal subscribe iga farxi 😥

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 Před 2 lety

      Salallaahu calayhi wa salaam❤

  • @samiyoisaaq5654
    @samiyoisaaq5654 Před 2 lety +8

    Subhanallah___wll_allan-kugu_dharshe__waanada_aan_wada_qaadano_insha_allah___🥰🥰

  • @hfm9834
    @hfm9834 Před 2 lety

    Ogaansho mahadsanid wll qof jiro aa tahay Allaha ku barakeeyo.

  • @maxamedcabdirisaaq1898
    @maxamedcabdirisaaq1898 Před 2 lety +4

    Mashaalaha ogansho

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 Před 2 lety +1

    Masha Allah wallakey jazkallahu khyar for sharing this amazing advice 👍🏾😘🙏

  • @abshiraadan2593
    @abshiraadan2593 Před 2 lety +4

    Omar inshaar walaal macaan allaha haku barakeeyo❤️❤️🙏🙏

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s Před 2 lety +1

    بارك الله فيك اخي الحبيب

  • @hanadhaashi8945
    @hanadhaashi8945 Před 2 lety +1

    M.a wa hadal run ah o xaqiiq ah 🥀🥀🥀❤️🙏🙏 dhiira galiyaha dhalinyarada somaliyeed aya tahay wall❤️🥀🥀💯🙏🙏 keep going wall

  • @Hannilacky
    @Hannilacky Před 2 lety +1

    Wa runta wll Cumar ( نسأل الله سلامة والعافية)

  • @elmiabka8
    @elmiabka8 Před 2 lety +1

    Wow 🤩 MashaAllah.. Allah kusiyadiyo garashadad.. video gaan walahi hataa lacag laguma ibsani karo.. waqtiga Allahu kubarakeyo..waa caajib MashaAllah MashaAllah

  • @sowdasowda4209
    @sowdasowda4209 Před rokem +1

    Thanks ustaadi Omar

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 Před 2 lety +2

    The one and only keep going sir ogaansho

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 Před 2 lety +1

    اللهم صل على نبينا محمد
    صلى الله عليه وسلم
    Wll cumar aad baad u mahadsan tahey

  • @saidaomar2166
    @saidaomar2166 Před 2 lety +1

    جزاك الله خيرا
    Walal alle ha ku barakeeyo runtaad ka hadashaa markasta

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 Před 2 lety

    Aad baad u mahadsantahay ustad Cumar wax badan baan ka faa'iiday Allaaha ku guuleeyo aduun iyo aaqiro

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 Před 2 lety

    Thanks ustaaad omer inshaar.🙏

  • @diamondboy2543
    @diamondboy2543 Před 2 lety +1

    Waxaa mooda ina aniga iga hadleyso
    Waa dhibaatada ii haysto thanks omar best CZcamsr

  • @mrcabdiwaliyasinjabra2659

    Ustaad cumarow anigu gabay xambaar ayaan ahay malaha in yar caqliga daanyeerka waan ka roonahay🥰

  • @nacumaaa1851
    @nacumaaa1851 Před 2 lety +1

    Aadban ku salamaya wll omar wa runtaa 💯
    جزاك الله خيرا 😊
    ربي يحفظك 🙏

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 Před 2 lety +1

    Thanks ustaad cumar 👑

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 2 lety +1

    Jecliyaaa ogaasho allow kubarkee umar ishaar

  • @lilshenoyoo7188
    @lilshenoyoo7188 Před 2 lety +4

    Mobile ka ayaa inoo ah everything la’aantiisa minuets lama joogikaro waa cudur nagu dhacay💜😞

  • @saynabiitobintawil1092

    Mawduucan walalkeen aad Buu uga hadlay waana inuu dareemay dhibta Ina haysata alle habarakeeyo aad haloogu shug yeesho
    Jazaakallahu khayran wll

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 Před 2 lety +2

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤💔

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 Před 2 lety +1

    Masha allah kheyr badan alle ha ku siiyo run baad ka hadlaysaa

  • @mohammedsalaad2781
    @mohammedsalaad2781 Před 2 lety +1

    ما شا لله جزاك الله خيرا♥️👍

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Před 2 lety +1

    جزاك الله خيرا

  • @yadofaa5427
    @yadofaa5427 Před 2 lety

    Mahadsanid ustad omar inshar