Maxaan u aragnaa si joogta ah nambaro soo laa laabanaayo ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 353

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +48

    inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️FREE PALESTINE 🇵🇸 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna ❤️❤️ Jumca Mubarak ❤

  • @princess_naduu
    @princess_naduu Před 8 měsíci +35

    Waxkasta aan niyada kuhaayo Waad soo dhigtaa waa mucjiso Illahay Haku barakeeyo wll❤

  • @Daarulixtiraam
    @Daarulixtiraam Před 8 měsíci +10

    Ku Saliya Rasuulka
    صلّى الله عليه وسلّم ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett Před 8 měsíci +19

    Allah is One☝️PrOpHett moHaMeD SCw❤😊

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 8 měsíci +1

      Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada

    • @TahliiLAhmett
      @TahliiLAhmett Před 8 měsíci

      @@m.k.7788 whay you mean

  • @user-xc9hy5xy8v
    @user-xc9hy5xy8v Před 8 měsíci +1

    شكرا جزيلا يا استادي عمر انشار ونرجوا رجعتك وزيارتك عن ارضنا الصومال ونقدم لك ونحن نفتخر بك ا❤❤❤

  • @Fucker56ful
    @Fucker56ful Před 8 měsíci +6

    شكرا جزيلا لك يا شيخ الأستاذ عمر.

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un Před 8 měsíci +45

    i swear we all miss the days of normal comments 😮‍💨💔

    • @-ed5qt
      @-ed5qt Před 8 měsíci +1

      Istubid

    • @ninwareersan7151
      @ninwareersan7151 Před 8 měsíci +4

      ​@@-ed5qtthat's who you are

    • @Mohan_Abdullahi
      @Mohan_Abdullahi Před 8 měsíci +3

      @@-ed5qtwxa comments ka katuugsado waa adi miyaa

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 8 měsíci +5

      Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada

    • @AyaanleCabdi-nt4dy
      @AyaanleCabdi-nt4dy Před 8 měsíci +3

      Af -soomaali maad ku faalootid ma yutubar maraykanaad lahadlaysaa

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 8 měsíci +13

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 Před 8 měsíci +3

    لو كان حبك صادقا لأطعته * فإن المحب لمن مطيع
    إمام الشافعي رحمة الله تعالى

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Před 8 měsíci +1

    Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤❤ ان الذين كفرو ولظلمو marekan iyo yahud iyo wiixii soraco alle aya jahnamo udiyarii insha allah ❤❤❤❤

  • @khaalidcabdishakuur4896
    @khaalidcabdishakuur4896 Před 8 měsíci +2

    Isbedelka noloshayda qayb ayaad katahay ustaad Cumar waan kuu abaal gudi insha allh❤

  • @ahmedabdulegal5165
    @ahmedabdulegal5165 Před 8 měsíci +9

    Allah is one❤❤

  • @AhmettSh.99-pk6on
    @AhmettSh.99-pk6on Před 8 měsíci +1

    Good topic Mr Omar inshar

  • @suziahmed
    @suziahmed Před 8 měsíci +4

    Ustaad cumar wllkay aaad ban kujeclahy waliba ilhy drti waxaad ithy wllkay hoydy mcn idhshy Allow meel roon kumari aduun io akhiro

  • @raxmaadan6712
    @raxmaadan6712 Před 8 měsíci +2

    Anigu waxaan aamin sanahay qof ku wax uu niyadiisa ka dhaadhiciyo ayuun buu arkayaa wyo naftiisa ayuu aaminsii yay waxan , talabaad ee kale keep going brother.

    • @ZahilEise
      @ZahilEise Před 8 měsíci

      May waa waxa aa interest gareyso ama aad like gareyso

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 Před 8 měsíci +8

    OGAANSHO WAXKASTA NOLAKALEY
    😂😂😂😂😂😂

    • @geeldoon100
      @geeldoon100 Před 8 měsíci

      Waar adugu nambbara ma aragtaa annugu ma arkee 😂😂😂😂😂

  • @Maxamedcaahi
    @Maxamedcaahi Před 8 měsíci +2

    Thanks wll cumar

  • @mohamedabdullahiisse6350
    @mohamedabdullahiisse6350 Před 8 měsíci +3

    M.a ustd omar

  • @user-zw3fz6ol8z
    @user-zw3fz6ol8z Před 8 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad cumar alle haku harab galo

  • @arbemedia6653
    @arbemedia6653 Před 8 měsíci +2

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @Maxamedmarayare
    @Maxamedmarayare Před 8 měsíci

    Mawduucii ugu micnadarraa ee aan waligay kaa maqlo waaye. Laakiin raalli baan ku ahay maadaama wax badan oo hore oo wanaagsan kaa dhagaystay.

  • @Samba_gameofthrones
    @Samba_gameofthrones Před 8 měsíci +16

    Ustaad cumar ...🎉🎉 1M coming soon insha allah🎉❤

  • @somali_lyrics27
    @somali_lyrics27 Před 8 měsíci +4

    Coming soon 1M insha allaH☝🏽♥️

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 8 měsíci

      Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada

  • @saabiraadam4445
    @saabiraadam4445 Před 8 měsíci +1

    mya ma ,arak..ustaad..

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah Waa Youber Kaliya International ka Ah Ee soomaaliyeed ❤❤❤

  • @Sheekoyinka_nolosha
    @Sheekoyinka_nolosha Před 8 měsíci +1

    Walaal waad xanuunsanthy alle ku caafiyo

  • @mustafimuhamed5170
    @mustafimuhamed5170 Před 8 měsíci

    Ustaad Omar inshaar Allah ku sharfo.

  • @kingkang3024
    @kingkang3024 Před 8 měsíci

    Masul keep going

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 Před 8 měsíci

    Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Před 8 měsíci +6

    Waxan adi ayey goni ku tahay ayan is iri shb
    Anigu maba lihi numbers ad shegeso
    Jiin aya kugu jira aya is iri😁😁
    Mahadsanid shb bararujintada

    • @saabirshow194
      @saabirshow194 Před 8 měsíci

      waad saxantahay sxib aniga ayaaba isweydiyay cumar inshaar waxbaa kasiya baan is iri waayo waligey maan arag waxaan uu kahadlaya hada

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci

      War waa sax nio anigaaaba Number baa ii wareeriyay Oo ah 9 meelksta wuu iga horeeya wuu idhibay 😂

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci

      @@saabirshow194 War waa sax nio anigaaaba Number baa ii wareeriyay Oo ah 9 meelksta wuu iga horeeya wuu idhibay 😂

    • @Mrwaryaa0
      @Mrwaryaa0 Před 8 měsíci

      Shb waa laga yaba lkn ani wali ma arag ilahayna ima tuso

  • @abdiazizhirsi3117
    @abdiazizhirsi3117 Před 8 měsíci

    Mawducii ugu liitay ee chanelka laguso gudbiyo .

  • @ikraanclaahi7970
    @ikraanclaahi7970 Před 8 měsíci +2

    Dhowr io 20 jir ayn ahy dhibkas ima soo gaarin

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 8 měsíci +1

    سبحان الله وبحمد سبحان الله

  • @deeqbile572
    @deeqbile572 Před 8 měsíci

    ani ahaan waxee iila muuqada qofka walbo waxa uu ku fikiro ama maskaxdiis ay ku badan thy in mar walbo ay maskaxda qofka ay u muujiso qaab emotional ahaan ama qaab ficil ahaan sbbta lmbrada isku ek aan u arakno mar walbo aan dhihi karo in maskaxdeena ay ku porgramsan yihiin lmbradaas marka aan arakno in isla markiiba ay maskaxda inoo sheekeyso in lmbradaan ay yihiin lmbro aad isticmaasho badanaa ama aad maqashid waa mahadsan thy omar inshaar waa mowduuc muhiim ah runti jazakallaah kheyr

  • @abdirisaq3350
    @abdirisaq3350 Před 8 měsíci +7

    Ustad cumar.guul❤❤❤❤❤

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 Před 8 měsíci +1

    Sida aan u aragno waxyaabaha Kala duwan ee caadiga ah lkn habaysan sida saddaex caagad oo dhan uwada jeeda ayay isku midyihiin waxba kuma kala duwana

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 Před 8 měsíci +2

    13:45

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Před 8 měsíci

    Kusali Rasuulka Scw

  • @siciidcumar3
    @siciidcumar3 Před 8 měsíci +1

    Thanka

  • @Engbisle1
    @Engbisle1 Před 8 měsíci +1

    Fadlan sida wax loo baadho mowduuc kasoo sameey (qabka aad wax u baadhto adiga) mahadsanid

    • @bilyaminmousa2967
      @bilyaminmousa2967 Před 8 měsíci

      Dad baqanaya Jiraan kaliya tababar iyo dhiiri galin aye u baahanyihin

  • @Ryn20011
    @Ryn20011 Před 8 měsíci +2

    Malin malin kale oo u eg aya arkaa😮

  • @abdilahi3x1abdilahi3x1
    @abdilahi3x1abdilahi3x1 Před 8 měsíci

    Siyaad heeeee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @soumyaabobker
    @soumyaabobker Před 8 měsíci +2

    Intaan Naqnay way dhaftay by ogaal😅

  • @mohamudabdullahi263
    @mohamudabdullahi263 Před 8 měsíci

    Confirmational Bias weeye oo ah qofku maanta dhan wuxu arkayaa ama u muuqda waxa maskaxdiisu aaminsan tahay wax kale maya.
    Tusaale haddii aan Omar inshaar muuqaaladiisa jeclahay oo xiiseeyo wax khalad ah iima muuqanayo marka aan daawanayo , dhanka kale haddii aan necbahay maanta dhan khaladaadka yaryar bay maskaxdu raadinaysaa oo arkaysaa.

  • @apdallaisxaaq
    @apdallaisxaaq Před 8 měsíci +2

    Coming soon 1million ❤❤❤❤❤❤

  • @LiibaanSaafi
    @LiibaanSaafi Před 8 měsíci

    #### Usteed wxa kaso hadasha ciidanka awodada iyo mowduuc cidan iyo cidanka somali#####

  • @LIFES.SHORT4000
    @LIFES.SHORT4000 Před 8 měsíci +3

    Mahadsanid ustaad ❤😅

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 8 měsíci +4

    292 maku sii waalaa😂

  • @samiiryowsamiiryo8590
    @samiiryowsamiiryo8590 Před 8 měsíci +9

    Imika Dan aan dawanayo barnamijka like tu waxay maraysaa 2.2k cajiib 😅

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Před 6 měsíci +3

    Ani saacada Telefon ka Maran fiiriyo, same numbers always, Tusaale, 11:11 ama 12:12,
    13:13 wa yaabanahay

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před 8 měsíci

    Masha Allah ustaad cumar inshaar ❤❤❤

  • @qorshemedia8571
    @qorshemedia8571 Před 8 měsíci

    Mawduucani waa eber ustadaad adaa waxaan iska dhaadhicitay waxab kma jiraan

  • @jabirhassan585
    @jabirhassan585 Před 8 měsíci +1

    114 weeye keygu. wax dan ahna kama lihi sidey ku micneynayaan, balse anigu waan aqaan sababta aan ku doortay

  • @Ducaysane9
    @Ducaysane9 Před 8 měsíci +3

    Walahi waa sahlantahay Anigu magacaygu waa Nabarka IGA Soo hör baxa markaan tiriyo gmailadayda markaan dib u eeego nabarka u danbeeyaa kama Marna markii danbe meeshaan ku arki waayo waan basaystaa🤣🤣

  • @abdiwahidaadanshiiqow2862
    @abdiwahidaadanshiiqow2862 Před 8 měsíci +3

    Kussaliya xabiib Keena ❤🥰

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 Před 8 měsíci +2

    1 m on the way

  • @HayirOMG
    @HayirOMG Před 8 měsíci

    Ustad umar inshar🎉

  • @saadaamcabduwali7872
    @saadaamcabduwali7872 Před 8 měsíci

    1m coming soon 🎉

  • @abdirahman9702
    @abdirahman9702 Před 8 měsíci +2

    Sxb points usamee casharkaaga, hadda maxaan ka faaiiday muuqaalkan haddii la idhaho waa kaliya inay jiraan numbero isku eg oo macno utaagan kaliya taasna 1second bay kugu qadan lahayd

  • @hawaabdiwarsame851
    @hawaabdiwarsame851 Před 8 měsíci

    Wax farqi ah iima kala laha lambar si gooni ah iiga soo hor baxo hore uma arag,lkn si tijaabo ah ayaan isugu borogaraminayaa bal inaan dareemo.

  • @cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj Před 8 měsíci

    Coming soon 1m

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt

    Coming soon 1 M ❤❤insha Allah omar inshaar allaha caqliga haku barakeyo wll

  • @csalaanmaxamed4704
    @csalaanmaxamed4704 Před 8 měsíci

    11:11 caadi bay i wrerisay sanaddo dhan tafsiirna uma hyo meel kasta wey iga hor imaneysa ama iydo tiro ah ama scad oona afartaas halas dhaafsisanyn

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 Před 8 měsíci +2

    huno buugag noso fasir podcasti dher wanka sugeygena marksto wankudhaha sodhere waxa ina isledahy maxay kufaleysa wax lkn maogid sidu muhim igu yahy podcastigaga

    • @dahirahmed6862
      @dahirahmed6862 Před 8 měsíci +1

      Adiga dadka xiisaya miyaad tahay podkasyada abayo luqada carabiga hadad tqanao wlahi waa ku raxaysan pudkasyada aniga dhagaysto

    • @farhiyashilaabo6012
      @farhiyashilaabo6012 Před 8 měsíci

      @@dahirahmed6862 carabi midh kama aqano qali kaliya English ban garanaya hadan wax aqrinayo asagan ku aqriya hdan podcasti iyo motivation video dhageysanayana asaga Lee Arabic hda taqano nasiba ledahy walahi

  • @saynuugabo24saynuugabo24-qh2hk

    ok❤

  • @XamseAbdirahmaan
    @XamseAbdirahmaan Před 8 měsíci +2

    ❤ wan ku salamay
    uztad ❤🎉

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 Před 8 měsíci +1

    Shaki aa na galisay sxb
    Wsxaa naftaada kula shakeeyso iyadaa shakiga kaa saareeyso anaga shaki aa kow nooga siisay😂😂
    Horta wey jiraan numbero si joogto ah kaaga hor imaanaayo la iskuma mashquuliyo lamana raadiyo micnohooda waayo wax la fasiri karo maahan
    Gaaladu na shaki beey ku galineeysaan waxyaabo kale inta isku kee keenaan

  • @salahibrahim5417
    @salahibrahim5417 Před 8 měsíci +1

    Waxa jira waxyabo ay aminsanyahin lakin adika kalida ku anfacaya oo run ah sida u ogow tarada ku dhawacdana a aminin

  • @Abdyfilms
    @Abdyfilms Před 8 měsíci +1

    Codkaan markaad duubeysay inta aad hadleysay duubista oo socota waxayaabaha aadku fikirtay tixraac ku samee,

  • @ogaalkadadweynaha9992
    @ogaalkadadweynaha9992 Před 8 měsíci +1

    Aniga waxan saacada habenki fiiriya marky gaarto 20:43 ma aqaan sababta

  • @AbdiYassirofficial
    @AbdiYassirofficial Před 8 měsíci +1

    M.a Allah ku barakeyo wllo

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Před 8 měsíci +3

    Barnamijka dhan mafahmin cawa cumarow 😂

    • @ibruumoha2061
      @ibruumoha2061 Před 8 měsíci +1

      Muhiimadu waa nambar kugu weyn sida midka aabaha inta udanbesa ama midka kugu horeya ee aad baratay kadibna dhowr mar aad meel ku arago oo kalafog inta udhaxeysana aad arkeysay kuwa kabadan balse indhagu eysan mas kaxda ugudbineyn illa kii gaarka kuu ahaa moye markasa leedahay markasto waxan arkaa nambarkan tusaale 1111

    • @foosasaki3882
      @foosasaki3882 Před 8 měsíci

      ​@@ibruumoha2061 111 meelwalbo waa ku arka taas neh been ma ahan adigaba I tuusey😂😂

  • @user-pt4op6mq7f
    @user-pt4op6mq7f Před 8 měsíci +1

    As I think it is the number that you made your email so it became big and every one you see a place you will remember and is the why it appearing to the others. If you made other number on your Gmail it may that become as this number which repeating usually to you.

  • @Abwaan3746
    @Abwaan3746 Před 8 měsíci

    Ustaad Omar insha Allah 1milyan Waan Isla gadhayna

  • @MubaarigMustafe-eo2gp
    @MubaarigMustafe-eo2gp Před 8 měsíci

    Walaahay waan rkey labaradan

  • @user-rs4wl4fy2v
    @user-rs4wl4fy2v Před 8 měsíci +1

    8

  • @engilyas44
    @engilyas44 Před 8 měsíci

    waa runta

  • @abusomali
    @abusomali Před 8 měsíci

    waa saa sheegtay uun wixi niyadaada kujiro uun baa kuu muuqanayo

  • @caaqilibrahim1374
    @caaqilibrahim1374 Před 8 měsíci +1

    Salaam alaikum frère

    • @AYUUB739
      @AYUUB739 Před 8 měsíci +1

      Wacalaykum salaam

  • @AbdallaDrogba
    @AbdallaDrogba Před 8 měsíci +1

    Omar Inshar markana dadka somaliyed ku qarabata siida kuwa Muslim ka okale 10:20😮

  • @SacdiyoXasan-ki2ko
    @SacdiyoXasan-ki2ko Před 3 měsíci

    Aniga lamberka 5 malinti milyan jeer kabadan ika so hor baxaa subaxanalalh

  • @user-qk4jr5pg8m
    @user-qk4jr5pg8m Před 8 měsíci +2

    Sax weeye waa arkay lkn number kali ma aha

  • @queenofqueen12
    @queenofqueen12 Před 8 měsíci

    Tafsiirku waa shayga aad danaynayso wax walba oo laneey waa la ar kaa

  • @Naciimanuura6060
    @Naciimanuura6060 Před 8 měsíci

    Walal waxyaabahan ook kale ma fiicna in aad kor u soo qaado waayo dad badan oo caamo ah baynu leenahay oo aami kara.

  • @bdishakurshabeel3651
    @bdishakurshabeel3651 Před 8 měsíci +1

    real purpose are the truth but I am alon

  • @Ramzik102
    @Ramzik102 Před 8 měsíci +1

    Mar walba wx arka 143 oo qalbiga ku so noqnoqda wan is waydin jiray

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- Před 8 měsíci +3

    Hadaad Qof Qabyaalad Kahadlaya Aad Comment Uqorto Aad Leedahay Qabyada Iska dhaaf Wlal Mafiicne Dad farabadan Ayaa Reply kuuso Galaya Oo kuleh (Laangab Ayaa Tahay) Sababta Mafahmin Eey Dadko dhan kuu leeyihiin Laangab Oo Aad Uwaynayso Hal Qof Oo kuleh Wad Saxan Tahay

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Před 8 měsíci +1

      Dadkena qalbiigooda ayaa xadiid nooqday intooda badan sababtuna waa qaabyalada jaahliiga diinti o anay dhalinyaradenu fahansanayn dhiibka intaleegna waxa keenay dawlad laa.aanta dhiibkasi inamu haysten hadaynu dawladeni haysano langabna wxa ah qofki janada lagawayo malinta akhiro e dhag hawdhigin wxasina yaay kudhibiin yacni hadalkasi

    • @Ninweyn-
      @Ninweyn- Před 8 měsíci

      @@anwaar.adaan.maxamud Nacam Wlalka Waa Saad Sheegtay

  • @japir244
    @japir244 Před 8 měsíci

    Sidaan ookale wan arkaa inta badan waxaa kamid ah wax yaabaha aan arko
    Saacada oo marki aan is dhaho waa meeqa saac aan arko iyadoo buura ah oo waqti go,an ku taagan daqiiqado ku darsoonen😮

  • @user-uw7op1fy7k
    @user-uw7op1fy7k Před 8 měsíci

    Cumar inshaar waxan ku ahay taayero si taayero ku aha heer waxa gaaray muuqalda aanan sugi karin codsi waaye hal mar xita kanalka iso jawab xita wax muujinayo wax lee iisar ustaadi

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +1

    Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤️‍🔥inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️Qalbi is Not Easy somali waa jasaariin intee qisada socotay hal qof o comment xun so qoraya indhaheyga may qaban dantina garten gbdha ka foqo shayadin ba tihiine xuriyada AYADA BA LEH.😂

  • @updyrahmanmahat981
    @updyrahmanmahat981 Před 8 měsíci +2

    Ani nambarka 8 aa I bada dhigatay

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi1 Před 8 měsíci +2

    2200
    Iyo 177
    Waa igu soo laablaabtaan numbers kaan

  • @abdala707
    @abdala707 Před 8 měsíci

    Maqduucaan waa kii fandhaal aad kusoo gudbin jirtay ee ila sheekayso ee maahan kii ogaansho mr inshaar

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci +4

    Wllhi mrksta iswaaydin jiray markasta Number 9 baa meelksta igaa hooreya hadda xiita comment bixiyo Number 9 bay noqoneeysa haddana TikTok like saaro 9 baa ugu dambeeyo melksta number 9 baa iga horeeya 😅aad bay ii wareerin jry mrksu ii noqday Fav Number hadda xitaa Kubaada Wxn qaata Number 9 thank u cumar inshaar sida ii fahamsiisay 🙏🏼

    • @CabdileHassan-hz9mw
      @CabdileHassan-hz9mw Před 8 měsíci +1

      Kula midbaan ahay laakiin anu sagalbaan arkaa markan like saarana waxay noqotaa 10 ana 19 20 bay noqotaa ama 99 markaantaabto 100 noqotaa

    • @najlaboqoradamilaano
      @najlaboqoradamilaano Před 8 měsíci

      ​@@CabdileHassan-hz9mwcabsi cabsi waaye beeh😂

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY Před 8 měsíci +1

    Jawaabta waa fudud maskaxda qaybta dambe ayaa save garaysay numberkan oo usoo budaacaysa qaynta hore markasta oo ishu ku dhacdo.
    Tusaale ahaan
    @Wuxuu iibiyay 720 kun oo mobile
    Saaxiibkiina wuxuu iibiyay haaf milyan mobil. Siday maskaxdaadu u aragtaa tirooyinkaas!
    Si bilaa go'aa ah waxay u janjeedhaa xaga haaf milyan ka xataa yadoo ay ka badan tahay 720 kun.

  • @user-yg5cq5zi6s
    @user-yg5cq5zi6s Před 8 měsíci +1

    Zxp omar ishaarow zxp aniga waxaaba iga yaabisay noloshayda 10sano ayaaba dib iigusoo wada noqday waxaan samaynayay yaab iyo waliba isla cidii aanu hawlahaa wada qabanay waa isla iyagii markaan dib u eegnay wlhy waanu la yaabnay waxkastaa waa macquul zxp

  • @cabdirisaqmohaabdi6559
    @cabdirisaqmohaabdi6559 Před 8 měsíci

    🎉🎉🎉

  • @user-dn7px1uz7j
    @user-dn7px1uz7j Před 8 měsíci +1

    M.z 1m bor insha alaah

  • @ugaasfeyfle5768
    @ugaasfeyfle5768 Před 8 měsíci

    Waa arin aan dareemay in badan