Buuggii Qummane iyo mar kale | Afar buug oo miisaan leh.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 06. 2022
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Twitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.

Komentáře • 94

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757

    Mudo aadanaw Lagu sugayay ♥️♥️♥️

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 Před 2 lety +2

    Xalay ayuu gacantayda soo galay Qummane cutubka koowaad ayaan Isla maanta dhameeyay.

  • @aaminahirzi4158
    @aaminahirzi4158 Před 2 lety +1

    بارك الله فيكم وجزاكم الله خير

  • @umalkhayraxmed8193
    @umalkhayraxmed8193 Před 2 lety +4

    Asc wllalahyga somlidow uhiilaya rasuukiina salalhu calayhi waslm hadaad rabtan in inagana illhay inoo gargara "االنبي اولى بالمومنين من أنفسهم وازواجه امهاتهم "

  • @fakir4273
    @fakir4273 Před 2 lety +4

    Adanow waad layara habsaantaa muuqalada.
    annaga oo aan iska indho tirayn duurafaha kugu gadaaman dee muuqaalada ha gaadhsiin 10 cisho wll🙏☝️

  • @polhakam2985
    @polhakam2985 Před 2 lety +4

    cilmiga alaha kuu siyaadiyo

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 Před 2 lety +1

    M.a ustaadi illahey haku dhowro ❣️❣️

  • @abdulqanimaxamed1046
    @abdulqanimaxamed1046 Před 2 lety

    Jasak AllaHu khyr wll

  • @y.m.a.kochin1200
    @y.m.a.kochin1200 Před 2 lety +2

    Niin yahaw waxan is waydiinayay un bu shegaya buuga qumaane. Hadii aan fursad an ku ibsado ku heli lahaa madhafeen. Waan ku salamay adanaw

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe Před 2 lety +2

    Qumane waa buug aad u qiimo badan

  • @abdiali7328
    @abdiali7328 Před 2 lety

    msha Allaah dhamntin Illaahey ha niga abaalmariyo wanaagas

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @Mohamed-st3ve
    @Mohamed-st3ve Před 2 lety

    Msha Allah kaabe

  • @wadanigadhabta4372
    @wadanigadhabta4372 Před 2 lety +1

    Aqlaaqda toolmoni waxay kugu xidhaa sxbo wanaagsan sida aadan Alle kubareyoe😍😍😍💯💯

  • @tigoow2084
    @tigoow2084 Před 2 lety +1

    Muqdisho xaruntee Ayaan ka heli Kara Wll aaden

    • @raashidomar2559
      @raashidomar2559 Před 2 lety

      nio ilamaaha in laga heli karo lkn meel aad kaheli karto ayaa jiro buugag Af soomali ah

  • @poolpuul1543
    @poolpuul1543 Před 2 lety

    Masha allah wll horay usoco

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 Před 2 lety

    Legend

  • @ahmedileey3573
    @ahmedileey3573 Před rokem

    Wll qali xagen ka heli kara lawadhan Buug

  • @hajjiahmed2899
    @hajjiahmed2899 Před 2 lety +2

    shukran aqoonyahan 💯

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l Před 2 lety

      Xaajji Axmad
      Mahadsanid= شكرا shukran (aqr.,Dhaw.)

  • @waryaacabdi100
    @waryaacabdi100 Před 2 lety

    كتاب : اقوم قيلا

  • @saciidabdirazak6887
    @saciidabdirazak6887 Před 2 lety

    Adaan sahan nin weyn

  • @topone8381
    @topone8381 Před 2 lety

    Xgee laga helyaa booktan Wll

  • @xaawodheel8570
    @xaawodheel8570 Před 2 lety

    Nin yahow waan ku watada wllhi

  • @khadariidaan4537
    @khadariidaan4537 Před 2 lety

    Aadan waxaad nagu tidhi buugagta iqra aya laga helaya aniguna maalin iska dhan ayaan ku wareegayey burco ka waa yey iqrada aad sheegty weligeyna burco waan kala aqaaney maktabada burco dhana waan kala aqaana

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757

    HALKEE LAGA HELI KARAA BUUGTAN
    WLLO

  • @umalkhayraxmed8193
    @umalkhayraxmed8193 Před 2 lety

    الا رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @wllmohammed3510
    @wllmohammed3510 Před 2 lety

    Sxp inte kahelaa

  • @mohamedmuuse307
    @mohamedmuuse307 Před rokem +1

    Waryaa buuggan qummane xagee ka helaa sahanow

  • @sulleymanomar5983
    @sulleymanomar5983 Před 2 lety +1

    Wll play store ka maa laga heli karaana bugaagtaaz

  • @khadariidaan4537
    @khadariidaan4537 Před 2 lety

    Sxp aadanow buugagtan halkee laga helaya maktabadee

  • @abdisamed6615
    @abdisamed6615 Před 2 lety +1

    Ubahanhy wllky lkn itobiya joga mana laga heloba

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 Před 2 lety +1

    Aadenow markaad saxiibkay tidhi waxaan filaayey maxamee cabdi cali lkn maanta sxb cusub baad keentay 😀😀

  • @nasteexocapdulahi9013
    @nasteexocapdulahi9013 Před 2 lety

    😊😊

  • @khalidismail6424
    @khalidismail6424 Před 2 lety

    Aadanow goormu soo baxayaa Buugii Dagaalka Sirdoonku

  • @ahmedileey3573
    @ahmedileey3573 Před rokem

    Dhaman Buugtaha wn u bahanahey

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Před 2 lety +1

    Mahadsanid macalin
    Waxaad Ka soo hadashaa ilhan cumar oo taageertay khaniisiinta illahay ha soo hanuuniyo

  • @khaalidabdikhaalidabdi4795

    xageen kahelayàa wll

  • @abdifatahxaamud4091
    @abdifatahxaamud4091 Před 2 lety +1

    Asc ustaad waan ku salaamey wll side ku heli kara bugaagta waxa jooga qurbaha ma isheegi karta xal aan ku heli karo mahadsanid

  • @abdiwaligacal8913
    @abdiwaligacal8913 Před 2 lety +1

    waaan kuu xiisnay wllka

  • @ckhadarxidig9605
    @ckhadarxidig9605 Před 2 lety

    Mahad sanid wll aadan

  • @jihadhussein2825
    @jihadhussein2825 Před 2 lety

    Adanow wll bugtan Ethiopia miyan Ka helii karna..

  • @hawaadan3051
    @hawaadan3051 Před 2 lety

    Xagee kahelaa maraykank ayaa jogaa hadi aad igu cawinkartaa

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 Před 2 lety +1

    Allaha ku barakeeyo wll

  • @welldone7432
    @welldone7432 Před 2 lety +1

    Ustaad hadaan nahay qurba joogta sideen ku heli karnaa?
    Mahadsanid

  • @nimcoosmaan4572
    @nimcoosmaan4572 Před 2 lety

    رسائل من القرأن qof akhriyay un baa garan Kara qiimihiisa

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety +4

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚

    • @amiirupdala4787
      @amiirupdala4787 Před 2 lety

      Zhp buuga xgee Ka Heli karaa hada wax igu dhaanto iso sheek

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l Před 2 lety

      Cali ✔ Xassan ✔ Xusseeyn ✔
      MaaShaaAllaah
      Maa shaa Allaah
      Bare = استاذ Ustaad
      Sii soco = keep going = kiib goowin (dh.)

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l Před 2 lety

      @@amiirupdala4787
      Amiir Cabdallah
      Saaxiib ✔ sxb
      Zhp ❌
      Sheeg ✔

  • @ahmeddirieh4997
    @ahmeddirieh4997 Před 2 lety

    Majiraa PDF buugan maheeli karaa si aan iibsodo

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 Před 2 lety

    Asc ustaad buugaagta magacooda originalka isoosheeg

  • @faysalabdirashiid7085
    @faysalabdirashiid7085 Před 2 lety

    Asc wll halkee ka helaynaa bugagtas

  • @abdllayare9621
    @abdllayare9621 Před 2 lety +2

    Walal halkeen ka helaynaa waxan jogaa ugandha waan jeclanlahaa ina helo bugagtan iyo ku wohore asoodhigtay

    • @dheemanguleed209
      @dheemanguleed209 Před 2 lety

      Dee laxdhxdh iqara online markaana wxy kugu soo diraysaa pdf

  • @cabdulaahixasan1
    @cabdulaahixasan1 Před 2 lety +1

    Alxamdulilah 4ta buugba waan wada gatay aqrintooda ayaan wadaa

  • @Dr_Jabra
    @Dr_Jabra Před 2 lety

    Wlaal qaab online ah maku heli karnaa

  • @cabdiqaadirdaahir6217
    @cabdiqaadirdaahir6217 Před 2 lety

    Buugta magaalooyinka soo dhaafiya OO degmooyinka soo gaadhsiiya

  • @abdiqadirjama9410
    @abdiqadirjama9410 Před 2 lety +1

    Asc

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta Před 2 lety

    Ustaad kasoo hadal hacker

  • @mohsin2501
    @mohsin2501 Před 2 lety

    Qumane🤕

  • @sudaysijama3890
    @sudaysijama3890 Před 2 lety

    Asc walaal aadan miyaad ka tagtay burco

  • @libandacad3043
    @libandacad3043 Před 2 lety

    Xagee laga iibsan karaa buuga Qummane

  • @Sales556
    @Sales556 Před 2 lety

    Bookta Wan ku dalay mad iga cawisiid
    Iqraa online Wan kabadhay waxba Wan ka lahay

  • @adnamoha3197
    @adnamoha3197 Před 2 lety

    Wax kabadal qaab la wax usoo gudbiso

  • @califaaiido3538
    @califaaiido3538 Před 2 lety +3

    Markasto oo aaladaha casriga ahi sii Bato waxa lumaysa kalsonidi naf iyo diineed igu soo biira walalayal waxbaynu kala faaidi inshalh

  • @hassanfaisal2615
    @hassanfaisal2615 Před 2 lety

    blay storka malaga helaya adanow

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před 2 lety +2

    Hal talo: buugagta aad soo tarjumeysaan afsoomali la fahmi karo ku turjuma allaha idin barakeeye
    Waxaan ula jeedaa afsoomali koonfurta dadka jooga ay fahmi karaan, kama wado afka ciyaalka xaafad e'

    • @mubashirmahamud
      @mubashirmahamud Před 2 lety +1

      Walaal ma afkeenii ayaynu hadana nidhaahnaa ma fahmayno e afka ciyaalka xaafada noogu turjuma buugta.

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 Před 2 lety

    Aya oo ah PDF mala helaa

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 Před 2 lety

      Maya sxp sababtoo ah hadda ayaa dabka laga soo qaadey waxaa laga yaabaa in la helo markii bugaagta macaash laga helo

  • @daoudhassan2420
    @daoudhassan2420 Před 2 lety +2

    Saxib waxad kaso hadashaa Hadii uu Qof Gaal ahi ku weydiyo "Ilahagu inu jiro mxd ku Cadaynysa Ama uu uga duwanyahy ilahayga" dadka caamada ah ee ku dawada een ka mid ahay naga jaahil saar sxb

    • @abdifatahmohamed8482
      @abdifatahmohamed8482 Před 2 lety

      walal barnaamij qodob kaas oo dhamaystiran kahadlaya waxaad ka heli kartaa playlist ga sahanka xogaha magaciisuna waa alle kood

  • @upthiladif__ab__9575
    @upthiladif__ab__9575 Před 2 lety +1

    WLL BUUGTAN DHAMAANTOD WAA BUUG WAXTARLEH EE PDF MAA LAGU HELI KARAA WLL ADANOW AMA XAGEEN KA HELAA ITOOBIYA JOOGAYE

  • @Liban-farah2023
    @Liban-farah2023 Před 2 lety +2

    Dad quraanka aqriyoba manihine inte buug geyna wan yaabe 🤔

    • @raashidomar2559
      @raashidomar2559 Před 2 lety +1

      nio kudadaal wax aqriska quraanka bugaagta Af Somaliga waa muhiim waayo addunkaba aqoonta ayaa la iskudhaafay

  • @mahamedali4450
    @mahamedali4450 Před 2 lety

    Wll xagen ka heli karaa bunga.