Sahanka
Sahanka
  • 1 507
  • 59 687 991
Rasuul danbe miyaad sugi | Yaadan sharaftaada waayin!
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
CZcams: www.youtube.com/@sahanka97
Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97
Facebook Page:
profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&_r=1
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية
zhlédnutí: 8 093

Video

Sababta aan guurka u nacay! | Foobiyada Baraha Bulshada.
zhlédnutí 15KPřed 4 hodinami
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Halxidhaalaha Barbaroosa | Siraha taariikhda Islaamka ee aan la aqoon!
zhlédnutí 13KPřed 14 hodinami
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Talooyinka Nolosha | Aabbe iyo wiilkiis | fanka la-dhaqanka dadka.
zhlédnutí 15KPřed 16 hodinami
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
3 buug oo cusub ayaa inoo soo baxay | Sharraxaad kooban.
zhlédnutí 11KPřed 19 hodinami
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Midnimo Cidhiidhi ah | Mar kale iyo jawaabta Abwaan Sharlaawe.
zhlédnutí 56KPřed 14 dny
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Maalinkii u danbeeyay Noloshaada | Su'aal halis ah!
zhlédnutí 24KPřed 21 dnem
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Noloshu dadka ay u faanto | WAXQABAD.
zhlédnutí 21KPřed měsícem
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Maalgashiga nafta | arrin dhallintu u baahan tahay?!
zhlédnutí 19KPřed měsícem
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Soomaali yaa ugu gobsan?! | Sirta gobanimada.
zhlédnutí 21KPřed měsícem
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Sidee uga adkaan kartaa Baraha Bulshada?
zhlédnutí 19KPřed měsícem
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Cudurka nafsiga ah ee Qabyaaladda | lama xidhiidho qabiil.
zhlédnutí 9KPřed měsícem
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Sirta qabiilka | Nooca qabyaaladda ugu xun.
zhlédnutí 12KPřed měsícem
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Sirta Xaqiiqada | Lixdii indhoole iyo maroodiga.
zhlédnutí 20KPřed 2 měsíci
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: CZcams: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
Sidee ummad loo beddelaa?! | Saykoolojiyadda Isbeddelka.
zhlédnutí 18KPřed 2 měsíci
Sidee ummad loo beddelaa?! | Saykoolojiyadda Isbeddelka.
Sababta bulshadu ugu wareerto su'aalaha diiniga ah.
zhlédnutí 13KPřed 2 měsíci
Sababta bulshadu ugu wareerto su'aalaha diiniga ah.
Dulmanayaal mise Daalimiin? | Sababta aan dawlad adag u yeelan weynay!
zhlédnutí 17KPřed 2 měsíci
Dulmanayaal mise Daalimiin? | Sababta aan dawlad adag u yeelan weynay!
Colaadda Haye-Bari | Farriinta ehlu caqliga!!!
zhlédnutí 17KPřed 2 měsíci
Colaadda Haye-Bari | Farriinta ehlu caqliga!!!
Daasiili | godadka ugu cajiibsan | sirta fashilka Daarwiniyadda!
zhlédnutí 22KPřed 3 měsíci
Daasiili | godadka ugu cajiibsan | sirta fashilka Daarwiniyadda!
Bangiga Maqaarka | sida Yuhuudu jidhka Falastiiniyiinta u xadaan.
zhlédnutí 16KPřed 3 měsíci
Bangiga Maqaarka | sida Yuhuudu jidhka Falastiiniyiinta u xadaan.
Sirtan ma ogayd | Isku-daaweynta shaqada.
zhlédnutí 19KPřed 3 měsíci
Sirtan ma ogayd | Isku-daaweynta shaqada.
Xukmadihii Confocius | faylasoofkii akhlaaqiga ahaa.
zhlédnutí 22KPřed 3 měsíci
Xukmadihii Confocius | faylasoofkii akhlaaqiga ahaa.
Nebigii Shiinayska mise...?! | Faylasoofkii Confocius.
zhlédnutí 25KPřed 3 měsíci
Nebigii Shiinayska mise...?! | Faylasoofkii Confocius.
Geesiga ilaa hadda Afrika ka daba ooyayso | Halyeygii Lumumba | shahiidka xorriyadda.
zhlédnutí 27KPřed 3 měsíci
Geesiga ilaa hadda Afrika ka daba ooyayso | Halyeygii Lumumba | shahiidka xorriyadda.
Waan dilay bangigii | Dagaalkiisii ugu weynaa ayuu ku qaaday | Andrew Jackson.
zhlédnutí 21KPřed 3 měsíci
Waan dilay bangigii | Dagaalkiisii ugu weynaa ayuu ku qaaday | Andrew Jackson.
Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | Qaybtii labaad.
zhlédnutí 28KPřed 3 měsíci
Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | Qaybtii labaad.
Maraykanka 20 kun oo qof ayaa lagu waayay | Saddex-geeska Alaska!
zhlédnutí 18KPřed 3 měsíci
Maraykanka 20 kun oo qof ayaa lagu waayay | Saddex-geeska Alaska!
Jiirka la caabudo | Dalka cajaayibta | Macbadka Karni Mata!
zhlédnutí 35KPřed 3 měsíci
Jiirka la caabudo | Dalka cajaayibta | Macbadka Karni Mata!
8 April | Qorrax-madoobaad | mucjisada Ilaahiga ah iyo fahanka caqliga.
zhlédnutí 23KPřed 3 měsíci
8 April | Qorrax-madoobaad | mucjisada Ilaahiga ah iyo fahanka caqliga.
Khawaarij iyo ma aha! | kooxda lagu murmo ee Ibaadiyada!
zhlédnutí 19KPřed 3 měsíci
Khawaarij iyo ma aha! | kooxda lagu murmo ee Ibaadiyada!

Komentáře

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 Před 33 minutami

    Taariikha soomalida waxay u baahan tahay in la lafo guro

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 Před 53 minutami

    Siyaasada somalidu waa qabyaalad iyo xikmad guur uun

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před hodinou

    Ogansho kow ayuu ka yahay oo kacabsanaya in ay subscription kala labtan marka si sarbeeb ah buu uhadla wan ogaday

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 Před hodinou

    😂😂wall qali ani hada wan ku dawadaa lkn marka arimaha siyaasada somalida ka hadlaysid kuma dhagesto kama xumado comment kama bixiyo 👍 somali inaa ka dhamaatid iyo inaa ku dhamaato labadaas mid waayeh marka midii ku roon raac

  • @AHMEDMOHAMEDZaapir
    @AHMEDMOHAMEDZaapir Před 2 hodinami

    Mahadsanid walal

  • @AsiaOsman-x1k
    @AsiaOsman-x1k Před 2 hodinami

    Suhayb sanjo 😢

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Před 2 hodinami

    Soomaalidu waa Ummad muslim ah muslimkana gaalo ma madhin karto nebiga ayaana sheegay muslimka iyagaa la isku sallidayaa oo is madhinaya

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Před 2 hodinami

    Shariif Xuseen nacdali haku dhacdee hunguri xunbaa waday wuxuu ahaa qof aan waxba akhriyin ma oga miyaa tataarku markay baqdaad soo gelayeen inay Ibnu Calqami ku dhaheen adigaanu dawladda madax kaaga dhigaynaaye nala burburi kedibna markay baqdaad qabsadeen aan isagiina xil loo dhiibin

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294

    Mahadsanid wallo abaalkaga ma gudi karno wallhi waadna dhistay maskaxiyan ❤

  • @ApdalaXUSEN
    @ApdalaXUSEN Před 2 hodinami

    Adanow wax wacyigeena dhisaayo inta bdn ayan jeclaa laheynay inta bdn

  • @ArwaAhmed-qt4br
    @ArwaAhmed-qt4br Před 3 hodinami

    Waa runta anay dhibtaasi ihaysaa guurka waan nacay in aanan guursan ayaan ku fikiraa. Marwalba 😢😢nin oo dhan waa nacay

  • @user-zw6dw9hj4i
    @user-zw6dw9hj4i Před 3 hodinami

    Good

  • @malaykaboone5888
    @malaykaboone5888 Před 3 hodinami

    Inkastoo aan waqti dambe daawanayo muuqalkan , Aadan wll taa aad kahadlayso waa tan manaahijteenu nagu barbaaryen oo hadad u daawaten manaahijtena taarikhda arrinkas wu ku yaryahy buugta geography gana sidookle waa sax inan barano lkn majority ga iny taas kahadlan bay ahd , sababtasana dal nacybka malaha beedhay

  • @zakariahazzan143
    @zakariahazzan143 Před 3 hodinami

    Zxbw adan wnku salaamay. Wxan ka codsanyna in aad noo sameyso Podcast oo ad oga hadleysa Tariikhda Soomaaliyeed dad bdn ban ka codsany lkn dulka meysan ma qaadin

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 Před 3 hodinami

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @Maan_hage1
    @Maan_hage1 Před 4 hodinami

    Ma Sha Allah ❤

  • @suusaanabdi5058
    @suusaanabdi5058 Před 4 hodinami

    Xaqiiq❤

  • @SHARMAAKECabdi-g4c
    @SHARMAAKECabdi-g4c Před 4 hodinami

    Aden nim aat iku aktiihin AYAAN arkay oo magafe hasto. ciwaanka sharma boy buqo

  • @SHARMAAKECabdi-g4c
    @SHARMAAKECabdi-g4c Před 4 hodinami

    Aden nim aat iku aktiihin AYAAN arkay oo magafe hasto. ciwaanka sharma boy buqo

  • @sucaadcabdillahi1706
    @sucaadcabdillahi1706 Před 4 hodinami

    Aadanow kasoo hadal isreal times article ee in israel somaliland aqoonsanayso

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 Před 4 hodinami

    I banned tiktok and Facebook from my life

  • @user-jd5zn8hf4e
    @user-jd5zn8hf4e Před 4 hodinami

    Halyay❤

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před 4 hodinami

    mahadsanid ustad

  • @CabdimajidIbnufaarax
    @CabdimajidIbnufaarax Před 5 hodinami

    Somalinimo darted iso raac😢

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 5 hodinami

    Aadan Khadar Caliyow waa fikir toolmoon harto oo inaynu is baranaa inagay muhiim inoo tahay caalamkana inagu xidhaysaa bsle wllow ka Aadan ahaan way iska yar tahy oo laba ama saddex barnaamuj mooye weli kalama kulmin adoo Sooyaalkii Somalida si qoto dheer uga waramaya. Dadkii magaca maamuuska iyo qadarinta ku lahaana soo qaadanaya oo taariikhdooda ka sheekaynaya waa haddii aad akhriday ama aad inuuun baadhitaan ku sameysaye.

  • @AnizaDuffle
    @AnizaDuffle Před 5 hodinami

    Mr dhirigaliye ladagalame Waan kugu raacsanhy ❤

  • @munoali5875
    @munoali5875 Před 6 hodinami

    Legendka weenow jikadaa ila gashaaye codkaan sare iiga qaad ileen mobilka meel baan saaraye codka iga dheeree neyse fıkralarda qaar waaan la dhacaa.

  • @AyuzhAisha
    @AyuzhAisha Před 7 hodinami

    Waaqicaagu inaad ushegto dadkada ood kadaba gayso aad samyn wayso Wxa jira kuwa u camal la an ah wx aan quseyn io cido kle waaqicoda io malayacni❤ uga sheekeeyo

  • @user-hd2vb7wo3l
    @user-hd2vb7wo3l Před 7 hodinami

    Sax weeyan hadalkaaga waa in aan danaheena ka tashanaa

  • @YerrowAbdille-rc4vz
    @YerrowAbdille-rc4vz Před 10 hodinami

    Waa markii ugu horeysay aan arko qofkii si sax ah ugu hadla Wax ka dhacayaa Somaliland❤😂😊 Xaqiiqadana Tooshka furtay.

  • @YerrowAbdille-rc4vz
    @YerrowAbdille-rc4vz Před 11 hodinami

    Waqtii fiican qof walba OO Aden Sahan❤❤😂🎉😊😮..,..

  • @abdimahadkaise6084
    @abdimahadkaise6084 Před 12 hodinami

    Isbedal ayaa lobahan yahy dhalinta in lawacyigaliyo somalinimo iyo diir ayanu kasimanahsy aynu baraarugno oo aynu gacmaha isqabsano waa igatalo dhalin yaro intaasina ✊️

    • @Addour
      @Addour Před 9 hodinami

      Nin kastaa carradiisa haysto haddii diinta islaam-ka laysku jiddaynayn.

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 Před 13 hodinami

    FC daaradda😂😂😂😳

  • @Ridwaantechnology
    @Ridwaantechnology Před 14 hodinami

    Geeesi. Sahan

  • @HodanmahamouthMahamed-xd3sv
    @HodanmahamouthMahamed-xd3sv Před 14 hodinami

    Somaliland goni isku tagedu wa muqadas diid ama yeel ader guul Somaliland 💚🤍❤️✊💪

    • @Addour
      @Addour Před 9 hodinami

      Sidaas weeye ina-adeer

  • @axmedhello3580
    @axmedhello3580 Před 14 hodinami

    Buugga uu qoray Cabdilahi Yuusuf Axmed Halgan iyo Hagardaamo Madaxweynihii Soomaaliya markii aan bilaabay akhriskiisa waxaan gees iska dhigay Aragtidii Soomaalilaand, sababta oo ah waxaan akhrinaayey buug uu qoray Nin aan aaminsanayn gooni isutaaga somaliland, ma doonayn afkaarta Somalilandnimo darteed in aan Ku waayo xogta aan rabo inaan ogaado. Ujeedka aan u doortay akhriska buuggu wuxuu ahaa hal su'aal oo madaxayga wareerisay oo ah. Maxay u burburtay dowladii soomalidu, ayaa leh masuuliyadda burburka dowladii soomalida ma taliskii askarta ee Maxamed Siyaad mise jabhadihii SSDF, SNM iyo kuwii kale ee la midka ahaa.? Maxaa loo dilay Madaxweynihii dowladii raydka ahayd? Yaa Ka dambeeyey dilkiisa? Dhamaan waa weydiimo iyo dhacdooyin dhacay anigoon dhalan. Jawaab lagu qanci Karo Waan Ka helay walina xog intaas Ka badan ayaan raadinaaya. Mahadsanid Aadan khadar Cali sida waaqaca mar kasta u abaartid.

  • @prosl11
    @prosl11 Před 14 hodinami

    Waar somalida masuul kama tihiid lafaha uu tasho adenow nin beesha isaaq kaa dhasay baad ayar deentada ,dadkaga iyo dalkagaba wax uu tar

  • @naasix9080
    @naasix9080 Před 14 hodinami

    Talo aan ku darsanayo ustaadaka Ustaad halka kaga wad qaabka aad wax usoo gudbinayso oo ah qaab la arkayo muuqalkaga Wana qaab kaga fudud qaabkii hore ee Isa saarka muuqalda iyo sawirada iyo codka , qaabakan aya ka soo jiidasho mudan Wad mahadsantahy ustaad aadan

  • @abokormohamed-hz5oo
    @abokormohamed-hz5oo Před 15 hodinami

    Truth 😁

  • @Yeberowosman57888
    @Yeberowosman57888 Před 15 hodinami

    Mahadsanid sxb waa su'aal is weydiin mudan waxa addunka naga jiro anagoo taayadii dayacantay kana hadlin sidii loo hagaajin lahaa

  • @pilandahap3482
    @pilandahap3482 Před 15 hodinami

    Waaberi media io ogaansho free dhaga hadal😂😂😂

  • @mohadaacad4774
    @mohadaacad4774 Před 15 hodinami

    Waan kugu taageersanahay . Waxaa tahay indheergarad ,horey u soco saaxib , waxaan suganaaba waa xogaha muuhiinka inoo ah in aan fahano .

  • @Soojeed36
    @Soojeed36 Před 15 hodinami

    Adanow sxb inta wanagsan aya ka badan inta xun somalia lkn kuwa wariyaasha ahba inta xun so xulato o duqsi ah

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 Před 15 hodinami

    Shuran ustaadi

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 Před 15 hodinami

    Walaahi waa sax maalinba waxbaan raadiyaa

  • @user-cy9sw4bq4r
    @user-cy9sw4bq4r Před 15 hodinami

    Maasha Allah geesi

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 Před 15 hodinami

    M.a aadan sahan kaliya dawadahaga ma ihiye wxn klo ahy ardaygaga gulyso ustaad🎉❤

  • @Fatma12120
    @Fatma12120 Před 16 hodinami

    War Aadan wll aan sual ku waydiiye markaad video duubayso ya kaaso xanaajiya 😅😅 mise midaad waa is layseen bad so xasuusataa maxa kaa qaylaalsiiya 😅😅

  • @user-bp4xo6hy8x
    @user-bp4xo6hy8x Před 16 hodinami

    Janadda Ilah hanagu kulmiyo sxb😢

  • @FatimaFatima-gs5rh
    @FatimaFatima-gs5rh Před 16 hodinami

    Wlhi sahanow marka wax igu sheegtid deegankayga siiba qayblkyga walhi warkaas wuu iga dhaca, sificaan baa uu fahmaa ninyahow wan rabaa sidaa nahay waad ogtahay ldhaliinyaru qofaan kudayano,sibarera wax noogusheega wana mhdsnd tahay wana sodhawaynayna🎉❤