Geesiga ilaa hadda Afrika ka daba ooyayso | Halyeygii Lumumba | shahiidka xorriyadda.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 04. 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    CZcams: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: profile.php?...
    X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
    TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

Komentáře • 51

  • @user-yy9ob1zt5w
    @user-yy9ob1zt5w Před 3 měsíci +15

    Halmar aan ku wada salino xabiibkeenii Muhamad scw scw ❤🥰

    • @Beyle-wasuge
      @Beyle-wasuge Před 3 měsíci

      🎉😢

    • @AbshirMaclincali
      @AbshirMaclincali Před 3 měsíci

      صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين

  • @ayaanshire-ed9og
    @ayaanshire-ed9og Před 3 měsíci +9

    "Lumumba ma noola mana dhiman lamabada midna ha u maleynina" Allah u naxariiste erayadii Cabdulaahi qarshe.

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 19 dny +1

    Lumumba wa ka.xumahay😢😢

  • @Zhafinho-2
    @Zhafinho-2 Před 3 měsíci +9

    Israel allaha jabiyo
    Falastin guul allah ha siiyo 🤲

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Před 3 měsíci

    Mahadsanid macalin

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Před 3 měsíci +2

    Aadan yare ❤ wad mahadsantahay sxb

  • @user-ue6jw3xl8j
    @user-ue6jw3xl8j Před 3 měsíci +2

    Jazaakallaahu kheyr🎉🎉🎉🎉 ustaadii

  • @khalidjiheeye3809
    @khalidjiheeye3809 Před 3 měsíci +2

    Gumeystuhu inagamuu adkaadeene badhkeen ba mar walba la jira oo hor boodaya

  • @hassanwadani5790
    @hassanwadani5790 Před 3 měsíci +1

    C/llahi qarsho
    Lumumbe ma noolo mana dhimane
    Labada midna ha umalaynina ee
    Muuqiisa unbaa lawaayayee

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Před 3 měsíci +1

    Geeridii lambuubuu wadnuhu Gaw naleeyahay
    AHN C/laahi suldaan Timacade❤

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q Před 3 měsíci

    Keep going Aadan sahan

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
    @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw Před 3 měsíci +1

    Walee waa maqli jiray hees Somali ah oo lamumba muu dhiman oranaysa😮😮😮

  • @cabdifataaxdeeq7727
    @cabdifataaxdeeq7727 Před 3 měsíci

    Aadan sahan legend❤

  • @BILAALMohan-tt6mx
    @BILAALMohan-tt6mx Před 3 měsíci +1

    Shanka ❤never give up

  • @Abaalley
    @Abaalley Před 3 měsíci +1

    Geesigii africa oo idil baroor diiqda looga dhigay. Aun cabdulaahi qarshe ayaa ku heesahay "Lumumba ma dhiman ma dheeraan" markii la dilay

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 3 měsíci

    😪 😪 🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 Před 3 měsíci

    Waxan maqli jiray heesti lumumba mana dhiman mana noole

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 Před 3 měsíci

    Come back sahan 🎉

  • @Suldaansaid
    @Suldaansaid Před 3 měsíci

    ❤❤ustad

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Před 3 měsíci +1

    Cadow arxan daran maxay masiibo iyo gumaad kasameeyeen Africa.

  • @kaafiyare3287
    @kaafiyare3287 Před 3 měsíci +1

    Aadanow mqanta aayanba aqrinayay buug uu ku jiro magaciisa iyo waliba gabay uu ku jiro.

  • @Huda.999
    @Huda.999 Před 2 měsíci

    Kumanaan geesi bay Afrika leedahay lkn reer Galbeedka ayaan sheeg sheegin sidaasayna duniduna aad u ogayn

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 Před 3 měsíci +1

    sxb kasoo hadal arabi ibnu muhadiin geesi france la dagaalamay ujihaaday dalkiisa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 3 měsíci

    Qabo qabo shekadi dadcunka helay wiil baadiyaa

  • @derow17
    @derow17 Před 3 měsíci

    👀

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 3 měsíci

    Wcs

  • @cilmi833
    @cilmi833 Před 3 měsíci +1

    noloshuba hal gan key ku macanthy

  • @loveanimalis
    @loveanimalis Před 3 měsíci

    😢😢😢 lambumba😢😢😢

  • @user-vr8gd9rj3r
    @user-vr8gd9rj3r Před 3 měsíci +1

    soomaaliya Hees bay uqaadday waagaas.
    Lamuumba

  • @adamcqadir96
    @adamcqadir96 Před 3 měsíci

    Asc aadan sahan wll buugaagii aad jacaylka ka qortay goormaad soo fasaxi ? Waxan ahay nin dhalin yaro ah oo iskaabula ah waxana rajaynayaa inaan guursado sanadka insha Allah wxn rabay inaan akhriyo guurka ka hor

    • @khadaribnufaysal7321
      @khadaribnufaysal7321 Před 3 měsíci +3

      Ilaahy talo saaro oo guurso wll wax ay akhrin ku tareyso ma jirto hdaan alle ku waafjin xaas wangsan iyo rug san. Marka talo saarashda allaah baa wax weyn ah

    • @adamcqadir96
      @adamcqadir96 Před 3 měsíci

      @@khadaribnufaysal7321 mahadsanid wll qaali

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan846 Před 3 měsíci

    Next kadhig Dr kwame Nkrumah iyo Mwalimu julius kambarage Nyerere. Halyeeyadii Africa🔥🫡

  • @abdisalammansuur1518
    @abdisalammansuur1518 Před 3 měsíci

    Kwame Nkrumah nxt

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Před 3 měsíci

    Waad iswayday adigu isagana waxba nagama gelin waxaad aqriyeyso ee orod kunoqo yucuboole

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 Před 3 měsíci

    Geeridii Lamumbaa wadnuhu gig noo leeyahay,
    Gayigiisa goortuu qabtuu gees isugu leexshay,
    Iga guura goortuu yidhaa geerdan loo xidhaye
    Godka waxaa u qoday Harashol waa gadduu wadaye,
    Maantaba haday gawraceen way ka gam'ayaane.

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Před 3 měsíci +1

    Ar nio Xarakatul Shabab Al mujahidiin ka soo Hadal

  • @walalzaki6302
    @walalzaki6302 Před 2 měsíci

    🇮🇱 Israel muu ahaa asalkiisa

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 Před 3 měsíci +1

    Warya yarow beryahan waxad dabada socota huwan faqash,aabaha waxuu u dagaalamay waa Somaliland waalid inkaar hanoqon.

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Před 3 měsíci

    Aadan yare ❤ wad mahadsantahay sxb