Dhimo Adigoo Maran ! | Buugaan Wax Badan Ayuu Kugu Soo kordhin doonaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 239

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před rokem +145

    sheerxirfad.com/

    • @Ravitmarco1
      @Ravitmarco1 Před rokem

      Forex maka helaaa

    • @cumarcaanka
      @cumarcaanka Před rokem

      Maya

    • @Sacaddunays
      @Sacaddunays Před rokem

      Lacagta sidee lagu bixin karaa walaL Cerit card ma Lihi

    • @ilhaamsaalax8802
      @ilhaamsaalax8802 Před rokem

      ​@@shahid_hamza اللهم آمين وياك يارب العالمين

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 Před rokem

      Alx,waana gatay,wax badan ayaan Ka faaidey kooriskaada, hadani casharada xigo ayan Ka so geynaa cumar inshaarow.
      Mahadsanid wll cumar

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Před rokem +105

    Wax. walpa waxaa ka macaan Quraanka Alleh yaa igu raacsan 👋❤️❤️🤍❤️☝️

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Před rokem +28

    Goormee kugu dambeysay Inaad Ku salido nabi muxammed scw

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Před rokem +33

    Ilahay qof walboo hami leh hamigiisa how rumeeyo Aamin Amin 🤲 please soo booqo ❤

  • @Ciyaal.casiir
    @Ciyaal.casiir Před rokem +25

    Aan kuwada salino xapiipkena scw ❤🎉

    • @SAMANE2021
      @SAMANE2021 Před rokem

      Wllo scw bukhaari kuma yela xagee ka keentay wahsiga iskada

  • @XamseAbdirahmaan
    @XamseAbdirahmaan Před rokem +16

    Ku sali xabibkena صلى الله عليه وسلم

  • @maslax-mideeye9716
    @maslax-mideeye9716 Před rokem +19

    Libaaxa baraha bulshada mastar ogaansho🎉😊

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +48

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 Před rokem +2

    Waan ku salaamay saxiib Cumar, in badan ayaan is idhi Cumar ku dhe, dadka isku xaalad kuma jiraan markay muuqaaladaada dawanayaan, qaar ayaa shaqaynaaya , qaar ayaa nasanaaya, qaar ayaa iyagoo socda dhageysanaaya, ee ka da’aa kalmada ah koobkaaha shaahaaga soo qaado, anigu maanta ayaan usoo fadhiistay anigoo wakhti u haya inaan u fadhiisto, bal waynu eegi , mahad sanid mar walba Saxiib.

  • @teamhorsyusocod
    @teamhorsyusocod Před rokem +27

    Hal halys reebo i.o dhaxal 😊 Inta nolosha hadaf ka leh ismujiya 👍

  • @im7somali
    @im7somali Před rokem +19

    Run ahaanti sameeyn ayaa ku leedahay nolosheeyda. Mahadsanid cumar❤

    • @xarfo
      @xarfo Před rokem

      Baro luuqadaha waxna baar ninkaan content dad kale waqti ka galay buu soo copy gareeya kk

    • @im7somali
      @im7somali Před rokem +1

      @@xarfo adi maxaa soo copy gareeysa aan wax kaa faaide 🤣

    • @saydali5757
      @saydali5757 Před rokem +2

      ​@@xarfo niyow kula fududa wax in lasominguuriyo hada waa wax luuqadkale kuqoran inta lofadhisto la aqriyo kedibna lagu sameyo khulaaso ama lasokobo detana muqalki habeyntisa kale lasigalo war saxib faajirnimada inta iska deysid waxi alle kaa fahansiyo kaqado inti kalena isaga tag

    • @ahmedsaeed8860
      @ahmedsaeed8860 Před rokem

      ​@@xarfomaseerka yan laga dareemin

  • @horseman-gaming
    @horseman-gaming Před rokem +50

    I don’t know why but I enjoy listening this amazing man 👨 💯

  • @mohammedhassan2708
    @mohammedhassan2708 Před rokem +8

    Anoo shaah cabaya Wan daawanaa muuqaal kaan
    Lkn tubta toosan allaha
    Nagu toosiyo 30 jir aan Talo
    Hayn ayaa badan aduunka
    Aan maanta joogo 30 years
    No government in Somalia
    Dhib ka wayn Maa jiro

    • @AnasCadir7467
      @AnasCadir7467 Před rokem

      Sxb dalgaaga waa adiga oo kle adiga hadaan wax qabsan Cid wax kuuma qabaneyso marka dalkaaga inay Cid kale wax u qabato ha sugin adiga waa in aad u qabataa

  • @ahlulquranahllulah123
    @ahlulquranahllulah123 Před 11 měsíci

    شكرًا يا استاذ عمر انشار جزاكمالله خيرًا جزا

  • @molle_on_the_line
    @molle_on_the_line Před rokem +2

    Umar inshar macalinkayga bararujiyaha iyo kobciyaha maskaxda dhalinyarada somaliyeed long life sir

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 Před rokem +6

    cumar inshaaar wllkey alle dartiis ayaaa kuu jclhy😊

  • @crisaaqshaka8938
    @crisaaqshaka8938 Před rokem +3

    Omar inshaar wcs sxb❤️✌️

  • @aayahajiilkaproduction4612

    Masha allaah cumar inshaar guul isha allaah adiga iyo umadeena

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 Před rokem

    Mahadsanid cumar inshaar hoga tusalayn ficaan ayad nasiisay walal wad ku mahadsantahay

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Před rokem

    Thank you ustaad omer inshar ❤

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 Před rokem +4

    Muuqaalkii iigu saameenta badnaa m.a, Mahadsanid ustaad.

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 Před rokem +4

    ماشاء الله كتاب جميل مفيد من انسان غالي ❤

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... Před rokem

    Mahadsanid cumar

  • @user-et7mx2fy3b
    @user-et7mx2fy3b Před rokem

    ALLAHA cilmigaaga hakuu barakeeyo waaxa tahay qofka kaLiya oo aan hadalada xaqiiqada ah noosoo bandhiga shukran zxp 👍

  • @mahedmareykan5329
    @mahedmareykan5329 Před rokem +1

    Waa buug muhiima thnkz cumar

  • @mustaqbalmedia9699
    @mustaqbalmedia9699 Před rokem

    جزاك الله خير أخي

  • @MameAbdi-qx1gh
    @MameAbdi-qx1gh Před rokem +3

    Cumar ishar waa mahadsantahy ustad muqaladi an uxiisay balwadana ii ahaa ayad socelisay❤❤

  • @user-qc7mq3kf8q
    @user-qc7mq3kf8q Před rokem

    Mahadsanid Omar inshar

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    Wuu igu socdaa mowduuca
    Jazakallaah khayr ustaad omar inshaar 😊💜🌹

  • @dr.hassansalli8483
    @dr.hassansalli8483 Před rokem

    Ustaad Mahadsanid 👍

  • @badriabdi5088
    @badriabdi5088 Před rokem

    Mahadsanid wll

  • @cilmicusub1896
    @cilmicusub1896 Před rokem

    Jazaakallah ustaad

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 Před rokem +1

    شكرا الف مرة يا استاذنا 🌌 ❤

  • @awshan571
    @awshan571 Před rokem +1

    ❤❤❤alle haku barakeeyo cumar inshaar 💯🤲🏼waxad ii fahanfiican igasiisaa nolosha 💯✅

  • @aboubakaradan5785
    @aboubakaradan5785 Před rokem

    Mahadsanid ogaansho 👍

  • @craxmaanaxmadclaahi3393

    شكرا استادي

  • @mohamedhajiahmed6959
    @mohamedhajiahmed6959 Před rokem +1

    Alle ha ku Karaameyo Ustaad

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 Před rokem

    Jazaakalaahu khayr akhi

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před rokem +2

    Absolutely brilliant 👏 👌

  • @ibrahimAhmed-zq5hj
    @ibrahimAhmed-zq5hj Před rokem +1

    Waxbadaan ayaan kaa faidnaay Allah ku barakeyo ugas ❤❤❤

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před rokem +1

    Jasakallah wlle omar inshar 👍

  • @user-vt4zx7sb8b
    @user-vt4zx7sb8b Před rokem

    Thanks ogaansho

  • @ridwaanibraahinbarkhadle7119

    ❤Masha allah xigmadaan kugu jeclaaday cuma r fadlan waxaan joogaa congo waxyaabo badan ood sheekoyin badan ka samayn lahayd

  • @maxamedsiidow5876
    @maxamedsiidow5876 Před rokem +8

    Marwalba Aan Xasuusano Dikriga Ilaahey ❤❤

  • @abwaanTixmagabe
    @abwaanTixmagabe Před rokem

    Mansha Allaah buuggan waxaa ku jira afkaar in badan iga dhex guuxi jirtay.

  • @Hafsafalis143
    @Hafsafalis143 Před rokem +1

    Aiyy! Thanks motivator ❤

  • @hindamoha8357
    @hindamoha8357 Před rokem

    Waad mahadsantahay ustadh❤

  • @dagan143
    @dagan143 Před rokem

    ❤❤❤ thanks huno

  • @waanogaradchannel5840

    Mashaalah jasaakalaH kheyr

  • @HooyoFaadumo-bh5ec
    @HooyoFaadumo-bh5ec Před rokem +2

    Macalin waxad barnamij noga so samesa arimaha sirdonimada iyo danbi barista like isara si qoralkeyga u arko ustadks

  • @zuhuurmohamed3139
    @zuhuurmohamed3139 Před rokem +1

    Allah haku barakeyo abowe marwalbo wanku dhagestaa waxa thy halka channel ad said udhagaysto waxna aan kafaido❤

  • @AwedJR
    @AwedJR Před rokem +3

    Dulucda fiidiyowga
    "Waarimeyside war ha kaa haro"

  • @Amla8853
    @Amla8853 Před rokem +1

    Pdf-kiisaan so dagsaday, list gana wuu ii gly bi'idnilaah dhawan baan akhriyi, jasakalah khayr ustadii

  • @mohammedbashiir8186
    @mohammedbashiir8186 Před rokem

    Waad ku mahadsantahay wll omar inshaar

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před rokem +6

    Chanalkaan waa janalkaa ugu jeclahay wlh iyo ustaad cumar inshaar the legend ♥🙌👏❤💙💖

  • @Khalidyare2
    @Khalidyare2 Před rokem

    Tnx legend ❤

  • @mohamedahmedhussein3238

    Thanks O inshar ✨️

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 Před rokem

    Hyee ustad igu oghty inshalah❤

  • @nadiifoelmi1853
    @nadiifoelmi1853 Před rokem +1

    Wll manoo sheegi kartaa meesha ugu fiican ee laga bilaabo barashada technology

  • @BishaMalabka
    @BishaMalabka Před 5 měsíci

    What i guined is alot than what i lose that cuases withi you thanks pro

  • @im7somali
    @im7somali Před rokem +6

    Mida kale ayaantan ma haayo fandhaal podcast 😂

  • @abdirizkabdirizk5765
    @abdirizkabdirizk5765 Před měsícem

    Cumar inshaar jazaka laha

  • @abdihakimhusseinisseabdiha8644

    keep it up wll omer

  • @adaancaafimaxamed1273

    Macalinka noolasha omar inshar thanks zxb

  • @musemohamedabdalla1456
    @musemohamedabdalla1456 Před rokem +2

    Mi pro omar iishar from 2018 ila this year I'm with u and support u❤

  • @abdirahmanxoghaye3593

    Mahadsanid sxp

  • @user-me5pk6fq1l
    @user-me5pk6fq1l Před rokem

    Masha allah macalim

  • @user-xx4sr6fv7b
    @user-xx4sr6fv7b Před rokem

    Allah hakusharfo ustad

  • @iamsomali224
    @iamsomali224 Před rokem +3

    Zxp blogger miyaad ka hadlaysaa
    Mise tool websites ka

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman Před rokem

    ThnkU InshalH bar bilaaw ilaa dhaamaad waan akhrin doonaa

  • @cawilyareofficial1933
    @cawilyareofficial1933 Před rokem +1

    Macalin Omar inshaar❤🎉

  • @AyanlehHoussein-oy7gy
    @AyanlehHoussein-oy7gy Před 7 měsíci

    Merci

  • @ninweyn6110
    @ninweyn6110 Před rokem

    M.allh waa mowduuc wngsan wxaan dawanaya anigoo weed cabayo

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Před rokem

    Mhdsnd ustd cumar inshar 🙏

  • @farhangomez
    @farhangomez Před rokem +1

    Mia Favorite CZcams🥀
    Aad ayaan kaga Faidaa Uztad💙🙏

  • @user-jn7rg5eq2b
    @user-jn7rg5eq2b Před rokem

    Masha Allah kep going

  • @liibaanibraahim1298
    @liibaanibraahim1298 Před rokem +1

    Hogaa miyaha baraha bulshada soomaaliya mudane ogaansho ( Omar inshaar ) guuleyso bro 😊❤❤

  • @socdaalaxmed2962
    @socdaalaxmed2962 Před rokem +4

    Dadka ugu liita aduunka waa soomaali hadaa cadeen rabto comments ka fiiri waxa ay qoraayaan halka dadka aduunka reaction ka bixiyaan oo ay falanqeeyaan mowdoca meesha yaala 😅😅

  • @mustafduceysane2288
    @mustafduceysane2288 Před rokem +2

    Book gan cad ayu I canfaay cumar no soo badi maxasanid

  • @mahamedcqaadir8948
    @mahamedcqaadir8948 Před rokem +2

    Waxaan qabankaro haddaabo go,aansado inaan qabto ama aan sameeyo waan Samanyn IN,SHAA ALLAH ((JUST DO IT KNOW NOT TOMORROW)).

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p Před rokem

    SHUKRAN.

  • @Clqanicali-mk1pu
    @Clqanicali-mk1pu Před rokem +1

    Thanks

  • @shaficiabdulahi
    @shaficiabdulahi Před rokem

    Masha allah❤

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 Před rokem

    Shukran

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Před rokem +7

    asc dhaman wallalaha muslimiinta ❤❤❤

  • @muxamedamiin1018
    @muxamedamiin1018 Před rokem

    Mashallah

  • @ayuubahmed1526
    @ayuubahmed1526 Před rokem +14

    It encourages individuals to use their time, energy, and talents to the fullest extent and not hold back in pursuing their passions and dreams.😂

  • @abdirizkabdirizk5765
    @abdirizkabdirizk5765 Před měsícem

    Run ahaantii sameen ayaa ku ledahy omar inshaar nolosheeyda wax badan ka badelay

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Před rokem +3

    Waxaan rajaynaya inuu waxbadan iga badali doono waliba si dhab ah oo aan fudeyd iyo xamaasadi igu jirin HADUU ALLE IDMO 😊

  • @user-sx2lv8ij5p
    @user-sx2lv8ij5p Před 25 dny

    Nabigeena maxamed scw waxa uu ina dhahay badi xasuusta macaan gooyahay hadii aan fulino aduun iyo Aakhiraba danteena ayay ku jirtaa

  • @einladungzumerfolg880

    Mashallah ❤

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 Před rokem

    Salaan sare omar Inshaar

  • @CeynteAbshir-ld5wx
    @CeynteAbshir-ld5wx Před rokem

    Masha allah

  • @muxiyodiin1091
    @muxiyodiin1091 Před rokem

    Podcast soo gale saxib omar inshar

  • @AbdighaniOmer-pj3qw
    @AbdighaniOmer-pj3qw Před rokem +3

    Dhab ahaantii ma arag CZcamsr soomaliyeed oo ka fiican channelkan, Nopel praise baad istaahishaa

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem

    shugran wll

  • @ismaaciil_carte_33
    @ismaaciil_carte_33 Před rokem

    Cajiib!!!!!!!!!

  • @adanhussein4458
    @adanhussein4458 Před rokem

    Allh hamiga ha inoo rumeeyo

  • @Asad_haaji_abokor_3007

    Mahadznid wll Umar

  • @bashir871
    @bashir871 Před rokem

    Macalinka macalimiinta❤omar inshar