Buug |Guulayso Dagaal La'aan | Buugaan Adiguu Kugu Socdaa .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 08. 2023
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 271

  • @Omar___Hiigsade
    @Omar___Hiigsade Před 11 měsíci +26

    " Every family has a person who breaks the chain of poverty . I hope you will be that person .!! "

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Před 11 měsíci +33

    ALLAH IS ONE☝

  • @africanmusic1122
    @africanmusic1122 Před 11 měsíci +221

    inshar cumar ogaansho this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝

    • @abiyow10
      @abiyow10 Před 11 měsíci +13

      Isku kalsonow youtub a ledahay sameso

    • @yaasir5920
      @yaasir5920 Před 11 měsíci +1

      That is fact really

    • @khaalid8059.
      @khaalid8059. Před 11 měsíci +2

      ​@@abiyow10waa kalsooni daro

    • @fatxicabdi2384
      @fatxicabdi2384 Před 11 měsíci

      Koko I very very I love your smile❤❤❤ I watched your videos I am Your fans

    • @fatxicabdi2384
      @fatxicabdi2384 Před 11 měsíci

      Koko ❤❤❤❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Před 11 měsíci +65

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤🥰❤️❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 11 měsíci +32

    Hadaad u jeedo magaca allah like 👍 saar

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 Před 11 měsíci +10

    Tareenka cumar waxaan soo raacay 2016 ilaa hada waan ku xidhanahay
    Maansha allah nin aan wax wayn oo la koobi karin ka faa,iday hore u soco ustaad

  • @ibrahimqabdiid1233
    @ibrahimqabdiid1233 Před 11 měsíci +18

    Nabiga aan kuwada salino fadlan zcw zcw ❤❤❤❤

  • @curveybarbie8130
    @curveybarbie8130 Před 11 měsíci +16

    Ogaansho buug walba anaga muu naguscoda 😂😂😂kaftan lee ehed Lkn Mahadsanid wax badn baa kafaidey ❤️

  • @abdalla-ali
    @abdalla-ali Před 11 měsíci +5

    أنت يا عمر تصنع الرجال والرجال هم من يصعدون الجبال ❤

  • @laagladanlaago5646
    @laagladanlaago5646 Před 11 měsíci +13

    البحر الهادي لا تصنع ماهرا🚣🏾🏄🏾
    Badda degeni ma soo saarto naakhuude (doonkaxeeye ama badd yaqaan ) xariif ah oo yaqaan xeelada badda🚣🏾🏄🏾🌊
    noloshuna waa sidaa si lamida nolosha nimcada ,kibirka ,qooqa ku dhisani ma soo saarto qof adag oo khibrad uleh nolosha 🕺halka nolosha adagi soo saarto qof ad adag oo khibrad iyo takhakhus u yeelan kara noqlosha dhinackastba 🏅🥇

    • @canabcadey1988
      @canabcadey1988 Před 11 měsíci

      Thanks waa xikmad aan walikey maqlin m.a Alle haku barakeey😊

  • @yonisdaud
    @yonisdaud Před 11 měsíci +4

    Halmar aad ku salino xabibkeena salalaahu calayhi wasalam ❤❤

  • @sirajalfaqeeh
    @sirajalfaqeeh Před 11 měsíci +5

    اسامر الليالي بفيديوهاتك الشيقة مقاطعك مع قهوة تؤنس ،ربي يوفقك مع انني اتابعك سنوات عديدة ومديدة ؛الى انني صرت اعلق بقناتك بهذه الأونة الأخيرة ربي يسلمك.

  • @derow17
    @derow17 Před 11 měsíci +35

    اللهم صلِّ على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدٌ مجيد ، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ♡ .❤

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 Před 11 měsíci +3

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

    • @mohamettYusuff22
      @mohamettYusuff22 Před 11 měsíci

      صلی الله علیه وسلم ❤️

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Před 11 měsíci +4

    BUGAAN WAXAAN RAJEYNAYAA inaan akhriyo xiliga ugu haboon ilaahayna uu wax iga dheefsiiyo insha allaah

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před 11 měsíci +6

    Macalinka wan ku wata viva ogansho ❤😊🎉🎉

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 Před 11 měsíci +13

    inta Aaan Ogeyn Buuggan waa Jiraa isagoo Af-soomaali ah waxaa Tarjumey wllka Aadan-sahan
    WaaD raad san kartaanna ❤❤❤❤❤

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před 11 měsíci +2

    Ustaad cumar inshaar the best channel somalia 🇸🇴

  • @lenogaming240
    @lenogaming240 Před 11 měsíci

    جزاك الله خير🥰

  • @saydcumar8131
    @saydcumar8131 Před 11 měsíci

    Shukran ustad

  • @derow17
    @derow17 Před 11 měsíci +13

    I aamin wll 🥲
    Hadii aad aragto qof aad qalbigiisa dhaawacdey misana qalbi jab aad ugeysatay oo haddana aad aragto qofkii oo kula soo xiriiraayo aan sidiisi waxba iska badalin qaabkuu kuula hadli jirey wanaagii iyo ixtiraamkiina wali kuu haya i aamin qofkas si dhab ah ayu ku jecel yahy Ee ha iska fogeynin , 🖇🦋✨️👩‍❤️‍💋‍👨🫀🫂🔐❤️🥺
    ╭┈──────────────
    ╰┈➤ - Zaxiibka nolozha 👤

    • @user-ep2oc1bx3n
      @user-ep2oc1bx3n Před 11 měsíci +2

      mataqaanaa qofkaas waa : ALLAH
      maxaa yeeley marwalba waan ku caasinaa hal maalinna ogsijinka nagama goosanin risiqana naga goosanin
      الله هو الودود

    • @FarxanAxmedMuxaed-kd9sz
      @FarxanAxmedMuxaed-kd9sz Před 11 měsíci

      NIO WAAD GAALOWDEY HADAD U BADHEEDHEY HADALKAAZ 😒😒 HADII KLENA AQOON DARRA KU HEYSEEH SO OROD WAX BARO ALLANA USO LAABO
      ££££ MA ILAHEY AYAD LEEDEHWY QOFKAAZ ILAHEY BENI ADAM MAHA MAKHLUUQNA MAAHA WLL

    • @Iamqueen-lv9ub
      @Iamqueen-lv9ub Před 11 měsíci

      ​@@user-ep2oc1bx3nQof💀???

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 11 měsíci +2

    Mahadsanid brother 👍🙏

  • @S123Chennel-ee6ir
    @S123Chennel-ee6ir Před 11 měsíci +5

    Asc wllkey iyo wllshey ❤😊

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 Před 11 měsíci

    Thanks Omar inshaar

  • @cumarxakameeye3097
    @cumarxakameeye3097 Před 11 měsíci +1

    Mahadsanid Macalin oamr inshar

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt

    Thanks omar inshaar

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Před 11 měsíci

    Thank you so much 🙏💯

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 11 měsíci +1

    Salaam Alayakum first one and commit thanks 🎉

  • @mohamettyonis1267
    @mohamettyonis1267 Před 11 měsíci

    jasakallah ❤

  • @ckare9173
    @ckare9173 Před 11 měsíci +14

    Omaroow Waxaan Ahay Dhalinyarada Aad ka Kuu Daawata Dabcan Inta Badan Comment Kuuma Soo Qoro Lkn WaxaaN Jeclaan lahaa Xalaqo Geography Ah Inaad MuuQaalkan Ka Ku xiga Aad nooga Soo Dhigto Inzha-Allah Waloow AY dadaal Badan Ubaahan Tahay Raadinta Macluumaad WadaN Ama DadYaw, Bal Inzha-Allah Waxaad isku daydaa inaad Xalaqadaha Geography ga Soo badiso Wabi-Allaahi TawfiiQ

    • @yaxyecali5232
      @yaxyecali5232 Před 11 měsíci

      Adigu ba baadho dee ninkan maaha nin geograpyeede 😂😂

    • @captain__eagle
      @captain__eagle Před 11 měsíci

      Tanaad baa aad uga hadla wadanna iyo geography ga marka halkaas soo booqo sxb❤

    • @user-Ilyaasyamani
      @user-Ilyaasyamani Před 11 měsíci

      Sxb runtu waa qaraaree qof intuu wax kuu soo raadiyo kuuma keenaayo adigoon wax qiimo ah bixin ee isku tasho adiba aqoon Alle waa ku siiyay cidna waligaa waxaas ii raadi ha dhihin waa qof adiga oo kale ah raadso, kolay isaga Netka ayuu kaaga raadin lahaa blse adi raadso. Aqoontu waa la raadsadaa ee laguuma raadiyo wll isku tasho.

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před 11 měsíci +1

    Thanks sxb

  • @amintaCali-hi7nr
    @amintaCali-hi7nr Před 11 měsíci +2

    Mashalag❤

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Před 11 měsíci

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah
    Jazakallaah khayr Ammiin yarabi wllky

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... Před 11 měsíci

    Mahadsanid mudane

  • @abdiwahidciiltire7305
    @abdiwahidciiltire7305 Před 11 měsíci +12

    We need more like this ❤

  • @abdilatiif5033
    @abdilatiif5033 Před 11 měsíci +1

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @XasanShuriye-jh1xl
    @XasanShuriye-jh1xl Před 11 měsíci +3

    Cumarow madalmahan wax dhirogelin ah kaamaheyno

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Před 11 měsíci +1

    Masha Allah Omer inshaar macalinkayga Nolosha❤❤❤

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 Před 11 měsíci

    Mahadsanid 💯

  • @CumarMaxamed-kg6qu
    @CumarMaxamed-kg6qu Před 11 měsíci +2

    Keep going walaal

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p Před 11 měsíci

    Shukran

  • @aliahmedalhaadii7048
    @aliahmedalhaadii7048 Před 11 měsíci

    Cumarow caalamka waa caawisay adigoo kasaaray cuqdat , cit walboo qabtay kii lahaa calankeena weye iyo waat ka caagantahay dhulkeena adigaa ku cabburiyey iney noqdaan cid mid ahee taaseyna kaga baxen caqabadii weynede
    Somaliyey wain wixii guumeyste harriiqay uu ku sheegay huduut aynan isku takuurin ama isku kala qeybin intaane waa wax aan kanaalkan ka dhageystay Allaha darjiyeeyo somalia nabat iyo nolol ❤❤❤❤

  • @yusufahmed6190
    @yusufahmed6190 Před 11 měsíci +4

    Asc buugaan waxa la yidhaa loolaan xirfada dagaalka soomaali ahaan waxaa tarjumay aaadan khadar cali wadankii waa yaala kuwii aan helayna pdf kiisu waa jiraa hadaad isticmaasho telegrams waxaad ku qortaa groupka somali books kadibna groupkaas kasii baadh buugaag badan ayaa ku jirta oo pdf ah isaga waad ka helaysaa .

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 Před 11 měsíci +1

    Masha allaaaaaah ❤❤

  • @sihaamkhadar1817
    @sihaamkhadar1817 Před 11 měsíci +4

    Waxbarshada ka soo hadal iyo sida fudud ee wax lagu akhriyo 🎉

  • @yuuxarbi4973
    @yuuxarbi4973 Před 11 měsíci

    Thanks

  • @fahadaliii5897
    @fahadaliii5897 Před 11 měsíci

    100% waan jeclaa inaad maalin uun dhalinyarada kugu xiran inaad usoo tabiso waana dhacday alxamdulillaah waxaana rajeynaa in isbadal hab fakareed inuu imaan doono

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Před 11 měsíci

    First comment ❤ comong soon 1M

  • @muscabshadow63
    @muscabshadow63 Před 11 měsíci +2

    Masha allah walal iahey haku barakeyo ❤❤❤🎉lkn ilaa hada hal wax maadan Soo dhigin waa meeraha Uranus Soo turjum walal ilehey haku barakeyo ❤❤❤ 🥺 please 🥰

  • @handhise5059
    @handhise5059 Před 11 měsíci +1

    Mahdsanid ustaad sidoo kale waxaa mahad aadan sahan oo buugaan noogu turjumay afsoomaali
    Adiga iyo turjumahaba mahadi ha idinka gaarto

  • @HamseMohamett
    @HamseMohamett Před 11 měsíci +1

    First comment 🎉

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 Před 11 měsíci +1

    Cumar waxaan ku codsanayaaa, hadey suura gal tahay inaad noo turjumto Buugaagtan faa'iidada leh.

  • @AbdisalanIsmail-yo6qk
    @AbdisalanIsmail-yo6qk Před 11 měsíci

    Cumar inshar ustad. Long life 🤝🤝🤝.

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Před 11 měsíci +5

    Alcadaala Show
    Nagu soo biira wllyl
    Wxn challenge kula jirnaa zxpky oo imaaraati ah 100k cida Horgaarta jaa isagu 20k ayuuba sii marayaa durba plse naga dabageeya 10k ugu badnaan na gaarsiiya hadaad awoodaan Guul iyo Gobonimo insha Allah

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Před 11 měsíci

    الله يبارك يا اخي

  • @xaajigubadlexkhaliif5014
    @xaajigubadlexkhaliif5014 Před 11 měsíci

    dhiirigaliye wanagsan inshae cumar shukran

  • @MacruufMedia-pi4mj
    @MacruufMedia-pi4mj Před 11 měsíci

    Yaa ahlan wasahlan mahdsnd ustaad

  • @bashiirjarro668
    @bashiirjarro668 Před 6 měsíci

    Buugaa waan Alkhriyoo waa Buug Aad & aad U Muhiima Waxana Afkeena HooYo U Turjumay Aadan Sahan Waxaan Loogu Wanqalay LOOLLAN

  • @sacidbarud1881
    @sacidbarud1881 Před 11 měsíci

    Great

  • @Mohamedkhadar2023
    @Mohamedkhadar2023 Před 11 měsíci

    Inshaar meel xogo lagugu so godbiyo muhiim ah ma jirta

  • @MohamedOsmaan-jt1hn
    @MohamedOsmaan-jt1hn Před 11 měsíci

    Cumar inshar wlhi zxb ad iyo ad ban kaga mahad celinaya waxa walbo fican sida ad ola jeclato walalaha 🙏🙏

  • @mohannour1802
    @mohannour1802 Před 11 měsíci

    Allaha kaa cabaal mariyo runti waqtiga aanku faaidnay iyo waqtiga adiga kaagalay waa kaaf iyo kala dheere markale kazaakallah

  • @___ozlo__4791
    @___ozlo__4791 Před 11 měsíci

    Buugan isogo somali ah waxa Tarjumey Adan khadar cali
    Waxdna ka helaysaa dhaman maktabdaha somalida ee waweyn qimihisuna wa 10 $ 🔥

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 11 měsíci +1

    Qodobkaa ah jiiraalkaga dhinaca ha saarin waa qodobkii wiiiqay Somalia 1977kii kolkay ay Ethiopia dagaalka kula jireen, EE ay natiijadoodu noqotay mid lagu jabiyo.

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před 11 měsíci

    Waa runta wlhi wllky illahey haku xifdiyo

  • @feysalxasan-jg7co
    @feysalxasan-jg7co Před 11 měsíci +1

    فكر على كل شيء

  • @baabahacade7608
    @baabahacade7608 Před 11 měsíci

    M. A cumar alah haku barakeyo chanalkan wa midka aan uku jeclahay

  • @saynabamaxamuud4982
    @saynabamaxamuud4982 Před 11 měsíci

    That's true

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 Před 11 měsíci

    Buugan oo taxana podcast fandhaal
    Inoogu soo diyaari zxp omar inshar

  • @AyubYahyamohamed-lu1vi
    @AyubYahyamohamed-lu1vi Před 9 měsíci

    Thanks me brother ❤

  • @soomaliyastar7574
    @soomaliyastar7574 Před 11 měsíci +1

    الدول الأوربية لقبو الدولة العثمانية فتره ضعفها (الرجل المريض)

  • @IidoKhadar-bf8mg
    @IidoKhadar-bf8mg Před 11 měsíci

    ❤❤❤ mash alaah

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 Před 11 měsíci

    M.a❤

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 Před 11 měsíci

    Buugan wax inoo turjumay oo afkeena hooyo ku qoray walalkeen Adan sahan uuna inoo yaalaa magtabadaha somalida hadii aad u bahantahay waad heli kartaa

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 Před 11 měsíci

    Good

  • @hassanismail5135
    @hassanismail5135 Před 11 měsíci

    Nin culuus

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 11 měsíci +7

    Big legend always omar inshar another's levels ogansho interests people's 😍♥️🕹👍📤💯😊❤

  • @muscabshadow63
    @muscabshadow63 Před 11 měsíci

    Waxaa qofka kaliga ee aan wax kabarto❤❤❤😊

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Před 11 měsíci +1

    OGAANSHO CHANNEL 🇸🇴💯✔️

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 Před 11 měsíci +1

    Sxb ma heli karaa buugaa, adoo mahadsan

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 Před 11 měsíci

    Noosoo badi wll muuqaaladaan oo kale fadlan

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před 11 měsíci

    Omar inshaar Adigaa Mudan macalin

  • @AbdisalaamAbdikaadir
    @AbdisalaamAbdikaadir Před 11 měsíci

    Hore usoco cumar

  • @maryamcshakuur3085
    @maryamcshakuur3085 Před 11 měsíci +1

    M.a waan jeclahay tarikhda adunka wixii laqoray inaan barto

  • @Hamse981
    @Hamse981 Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @A.H.3530
    @A.H.3530 Před 11 měsíci

    Buugan wali ma dhamystirin akhriskiisa wan wada wax Turjumay Aadan Sahan (maamulaha chanelka sahanka xogaha )

  • @korodhsiaqooneed1195
    @korodhsiaqooneed1195 Před 11 měsíci

    Cumar ogaansho

  • @user-fp1wd7lz8q
    @user-fp1wd7lz8q Před 11 měsíci

    MAHADSANID🖤👏

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 Před 11 měsíci

    Mhdsanid wll

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna Před 11 měsíci

    The Art of war book qiimo badan
    Mahadsanid wll cumar inshaar

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 Před 11 měsíci +1

    Sxp youtube somali ku gaaro waa lawaaayey sxp horamar baan kuu rajeyneyas

  • @OMAR___50038
    @OMAR___50038 Před 2 měsíci

    Okpayba😊

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Před 11 měsíci

    Part 2😂😊❤

  • @aqoonsidechannel
    @aqoonsidechannel Před 6 měsíci

    Buugaan xagee laga helaa zxp

  • @Warsamegurxan4367
    @Warsamegurxan4367 Před 11 měsíci +2

    Commentiga haku soo ordine muuqaalka dhamayso😂😂

  • @Handsomely-b2i
    @Handsomely-b2i Před 11 měsíci

    ❤❤❤😊

  • @msalwemudugi
    @msalwemudugi Před 11 měsíci +1

    Buugaan saaka ayaan bilaabay, runtii aad baan ula dhacay.

    • @Hanad_Emtuu
      @Hanad_Emtuu Před 11 měsíci

      Magaciis ma igu caawin kartaa sxb

  • @user-bw6ej3xs6w
    @user-bw6ej3xs6w Před 11 měsíci +2

    Buugan asoo af Somali🇸🇴 uturjuman ayuu dalka yaalaa
    (LOOLAN.)
    Adan Sahan🎉

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Před 11 měsíci

      Haa lakin waxa jirta qayb buugan ka mida oo aad loo ilaaliyo oo aan la faafin oo aad u khatar badan waana la qariyay taas

    • @Hanad_Emtuu
      @Hanad_Emtuu Před 11 měsíci

      @@KAMAALSHAH-sc9ms qeebtas soomaaliya mayaala marka

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Před 10 měsíci

      @@Hanad_Emtuu somalia maxaa keenaya horta inader miyaad yara waalantahay waxa gacanta ku haya qaybtaas waa shinaha oo kaliya aduun waana qayb aad loo ilaaliyo qaybtaas 1970 ayaa ay inyar kasoo fakatay intii yarayd waataa maanta aduunka lagu kala dagaalamayo oo waa QAACIDADA DAGAAL EE LOO YAQAAN
      GUERILLA WARFARE qacidadaas ayaa soo fakatay inta kale waa la xafiday hadii lasoo wada daayo wlhi inaanay jirayn wax layidha maraykan shiine iyo ruush toona oo qacidaying adag ayaa lagula dagalamayaa oo habeen masii jirayaan quwadaasi waayo intii yaraydeee soo fakatay EE GUERILLA WARFARE ahayd ayaa laga guulaysan kari laayahhay qacidadaasi oo ah qaxidada ay isticmaalan jabhaduhu iyo argagixisooyinku mana jirto aduunka mee lagaga guulaystay jabhad ama argagixiso

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Před 10 měsíci

      @@Hanad_Emtuu waliba qacidada GUERILLA WARFARE WA qacidadii jabisay maraykanka 1975 ee ku jabisay vietnam

  • @zuldaaniserar
    @zuldaaniserar Před 11 měsíci +1

    Ale ogolanshihisa ogansho wan ku ad kaaaday

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 Před 11 měsíci +1

    تركت رجل مريض 😢

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Před 11 měsíci

    Art of war general San Tzu
    buugan akhriskisi wax badan
    waan ka faa iiday