Sideed ugu Guulaysan Dood Walba ? Fanka in aad Marwalba Saxantahay | Arthur Schopenhauer

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 05. 2023
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 234

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před rokem +220

    sheerxirfad.com/

    • @abdirizakjama8514
      @abdirizakjama8514 Před rokem +6

      Cours luqada arabic iyo english ku soo Dara

    • @user-pn2fz2yt8f
      @user-pn2fz2yt8f Před rokem +2

      Wllo plz Sidee laba luuqadood isku mar isagu baran karaaa plz ilaahay baan kaga dhaariyee ii sheeg wlo English iyo carabi doonayaa

    • @Taajiriintahada
      @Taajiriintahada Před rokem +3

      ​@@user-pn2fz2yt8fhadaa rabto luqadaha isoo raac

    • @abdirizakjama8514
      @abdirizakjama8514 Před rokem

      Sidee laguu soo raacayaa

    • @mucjisoteam477
      @mucjisoteam477 Před rokem +4

      ADIGA QUDHAADU WAX ALLAALLE IYO WAXAAD KA HADLAYSO CIDI MA FAHMAYSO,,, BARNAAMIJ KOLBA DHINAC AAD GAYNAYSO NIYAW DIB ISKUGU NOQO OO BARNAAMIJYADA TAYO U YEEL

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 Před rokem +95

    Hadii ay heesahu ku xasusinayaan qofkii aad jeclayd. Qur'aanku wuxuu ku xasuusinayaa Allihii ku abuuray, Qofka aad jeceshahayna abuuray.
    • Ilaheyoow Qur'aanka Qalbigeena ku qabooji ❤️🙏❤

  • @saidsomali6690
    @saidsomali6690 Před rokem +76

    1 =jawab waydii si aad ugaarto ujeedka maclumana uhesho ,
    2= ha xanaqin xanagu micnihusu waa in laga gulaystay ,
    3 = dhagar dawaceed mowduca kabax hadaladiisa dabagal
    4= kabixida mowduca laga hadalaayo
    5= waxad shegtay waxa kama fahim shaki galin
    6= qanci jamuurka mesha jooga yacni dadka dhagaysanaya dooda kadhig mid ay ku qanci qaran,
    7=xeelad dawaceed aad uqaabdaran midi midi kutaag ,,
    8 = kudhawaqida inaa gulaysatay ,
    9 =si dag dag ah ku dha

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +30

    Muuqalada noocan ah aad ban ujeclahay wlhi Mahadsanid Macalinkayga Omar inshaar❤️

  • @teamhorsyusocod
    @teamhorsyusocod Před rokem +26

    Hadad kamidtahay shaqsiyadki dhowrki sano ugu danbeyay kixerna omar like ❤ isumuji

  • @marwanhussein2901
    @marwanhussein2901 Před rokem +14

    Mhadsaniid walal cumar inshar sii niyad leeh ayaa nagu faidheysay,,,waxyaloow aan jamacaad iyo schooloow laga baranin naa wan kaa baraneey,,,,noloow intee nolol jirtoo walal Qali❤

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Před rokem +11

    Kusaliya Xapiipkeena Muxamed Scw 💯

  • @axmedcabdixirsi1727
    @axmedcabdixirsi1727 Před rokem +14

    Asc macalinka youtubka ee noloshayda kuma amaanayo lkn waa kuu ducaynayaa nabiga nnkh wuxuu nabara qofkii abaalkuugala ubaalgud hadaadan awoodina uducee ilaa aad aamintid inaad u abaal guday aduunka iyo aakhiraba alaha kuugargaaro

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 Před rokem +8

    Asc/ dhamantiin madaxay👑🌍💯
    Runtii waa xeelado dhaba oo jira,
    Una baahan kaliya inad fahan kaga soo dhawayso kolsonina nafta aad galiso bas guulays taha dhabta ah waa adiga 📃📚🗣⚔️💯
    sidaa uu wllkay uu shegay Mr. oGaan'ShO canal tanks legend my bro🎬📚💯
    .

  • @hormarmedia9634
    @hormarmedia9634 Před rokem +10

    Xabiibkeena Kusali Scw 💞

  • @sky-bluee11
    @sky-bluee11 Před rokem +2

    masha allah aad baad umahsantahay omar... mahadsanid walaal qaali wlhi bilaahi mahadsanid sxb ra'yi fiican ayaa soo gudbisay oo wilibo aad qiimo u leh.. mahadsanid sxb...

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 Před rokem +31

    Asc aan ku salino nabigeena maxamed scw ❤❤

  • @abdiladiifali9780
    @abdiladiifali9780 Před rokem +11

    Waad la soo daahdey hada waa ka sii dhacayaaye berri insha allah daawan doona

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Před rokem +4

    Mahadsanid walal.

  • @markaawi750
    @markaawi750 Před rokem +2

    ماشاء الله احسن الله اليك وجدنا فائدة تامة ان شاء الله

  • @mohamedabdinurmohamed1604

    mash allah ustaad waan kaaga mahadcelinaya sida aad mowduucyada muhimka ah noogu soo xulaysid.
    miizanka maalinta qiyaamah Allah hakuu saaro

  • @mohamedkhamayste7327
    @mohamedkhamayste7327 Před rokem +6

    Alla yaxfadak ustad ajarna alle haka siyo❤

  • @Ravitmarco1
    @Ravitmarco1 Před rokem

    Mahadsanid Omar

  • @ahmedsiyaar1362
    @ahmedsiyaar1362 Před rokem +1

    Shukran Ustaad🙏

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed Před rokem

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا وأحسن الله إليك أخي

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 Před rokem

    Mahadsanid macalin

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Před rokem +7

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @ALMUFTI8
    @ALMUFTI8 Před rokem +2

    WLHI WAXAAN WAA RUN WAXAY KU DHACDAY AXMED DEEDAT
    MARKUU LA DOODAYE JIMMY SWEGGART LKN WUU FAHANSANA
    ALLE HA U NAXARIISTEE AAMIN 🤲🏻

  • @itsmeyahye4904
    @itsmeyahye4904 Před 10 měsíci +1

    Aad bad u mahadsan tahay wll, Omar inshaar. Inshalah Arabic version ka waan dhagaysan doona.

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... Před rokem

    Mahadsanid wll omar

  • @mohasimba
    @mohasimba Před rokem +1

    allaha khayr ku siiyo sxp video aad bay muhiim uyihiin❤

  • @aminamohamed7638
    @aminamohamed7638 Před rokem

    Mahadsanid ❤

  • @AbshirNinka
    @AbshirNinka Před rokem +6

    Mashallah WllkY Omar

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před rokem +4

    Wan sugaya video manta bari miyu so dhacaya ayan is dha hay lkn wan dawanaya mhdsnd ❤ wll

  • @bishaar1389
    @bishaar1389 Před rokem +1

    Mash Allah macalinkeyga OGANSHO aan waxbadan kafaidey m.a

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Před rokem

    Mahadsanid

  • @mariasaid2769
    @mariasaid2769 Před rokem +1

    Good topic

  • @mohamedahmedhussein3238
    @mohamedahmedhussein3238 Před rokem +5

    Thanks O inshar ✨️

  • @cabdiraxmaanxasan8929

    Asc cumar inshaar Mahadsanid walaal

  • @khaaliddayib3354
    @khaaliddayib3354 Před rokem +5

    the best CZcamsr in the world ⚘⚘⚘⚘

  • @user-tc9qp2kf3r
    @user-tc9qp2kf3r Před rokem +9

    nabiga kusali walal macan scw

  • @MaxamedAbdikadir-ip5ry
    @MaxamedAbdikadir-ip5ry Před 2 měsíci +1

    Usdaad. Keep. Goin

  • @mubaaraksalaad8373
    @mubaaraksalaad8373 Před rokem +1

    Asc Sxb Omar Inshar Wad mahadsnathy Bro Hore u soco

  • @faysalabdillahi5899
    @faysalabdillahi5899 Před rokem +5

    First comment Muddo 5 sano ah.
    Alle ha ku barakeeyo ustaad❤

    • @AbshirNinka
      @AbshirNinka Před rokem

      Sido kale afar sano baa ku xirayahy

  • @user-vk1mk9yq8c
    @user-vk1mk9yq8c Před rokem +10

    Nasiib ma lahi swtboo ah waan aamin sanahay😢😢😢

    • @Ahmed.shaam1
      @Ahmed.shaam1 Před rokem

      Ani xata😢wax ba ima hagago salad ne igu culustahay

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +6

    masha,allah muuqaal Qurux badan runtii🫶🏻❤

  • @abdirahmaanilkocasse8313

    Macalinka social media al ustaad omar inshar Allaa yabaarik

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před rokem

    jazak allhu khayr😊

  • @craxmaancsalaam6372
    @craxmaancsalaam6372 Před rokem

    شكرا عمر إنشار 😊

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p Před rokem

    Shukran omaroooow

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Před rokem +8

    Hampalyo ustaad 800k ❤

  • @hodanlove726
    @hodanlove726 Před rokem +3

    Ilahay haku dhowro

  • @user-hr5zl2lc4f
    @user-hr5zl2lc4f Před rokem

    Ma shaa allah wllky cumar inshar❤

  • @ShugriCumar-hb8wl
    @ShugriCumar-hb8wl Před rokem

    شكرن عمر انشار

  • @ibtisaammaxamuud-by3ee

    Aad ayaan u jecelahy janal kaaga wll
    Alle khayr ha ku siiyo omar ❤

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 Před rokem +3

    Wxn ku noolahay Berlin, Germany wadada aan dagany wxaa la yidhaa Schopenhauer Straße(street) wx macluumaad ahna kama hayn magacani wuxuu yahay lkn hada wx badan wn fahmay thanks bro❤👍🏽

  • @adanabdi-zi6eo
    @adanabdi-zi6eo Před rokem

    عمر انشار جزاك الله خيرا

  • @ShaifBoy-lp1rd
    @ShaifBoy-lp1rd Před rokem +7

    أحبك في الله يا عمر

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 Před rokem +12

    :Hoyadey marka yara waxy idhihi jirty waxa jiri doono dad qoralkada inay aqriyan waqti ku bixi dono 😭 wayna dhacday 😂😂

  • @xuseenali6480
    @xuseenali6480 Před rokem +5

    Good 👍 🎉

  • @user-pf4yh7jh4b
    @user-pf4yh7jh4b Před 8 měsíci

    asc cumar shaah mahayasto sxb good

  • @Jokidoseph
    @Jokidoseph Před rokem +19

    Keep it up Top G✊️🤜🤛

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Před rokem +9

    Ogaansho✊

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 Před rokem +51

    ASC sxb cumar inshar from 🇩🇯🇩🇯☪️ ☪️ cup going bro 🎉

    • @adoniyaya7307
      @adoniyaya7307 Před rokem +2

      Keep/ not cop if you can't write don't force yourself be a Somali proud.

    • @hanquehani3113
      @hanquehani3113 Před rokem +1

      ​@@adoniyaya7307 yo... you should know that we're djiboutien and can't speak english. We speak French and Arabic both of them as good.... So that's why he said, cup going 😅😅😅😅

    • @mouhyadinabdi7052
      @mouhyadinabdi7052 Před rokem

      Jibouti

    • @AdamGas-jx3oj
      @AdamGas-jx3oj Před 7 dny

      Hhhhhhhhhhhhhh​@@hanquehani3113

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 Před 2 měsíci +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @CabdiwaahidOsman-iz3is
    @CabdiwaahidOsman-iz3is Před rokem +7

    Utaad big respect......❤

  • @yourchannel3225
    @yourchannel3225 Před rokem

    Mashallah

  • @AbdirahinAbdala
    @AbdirahinAbdala Před 4 měsíci +1

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @caashaxasan156
    @caashaxasan156 Před rokem +4

    Asc wllky❤ waad mahada santahy bugagantan oo kale noosoo badi waa hadad awoodo 🎉

  • @Hamuud_Biraawe
    @Hamuud_Biraawe Před rokem +4

    Respect 🖤

  • @user-zf3lx3md8x
    @user-zf3lx3md8x Před rokem +3

    Koowaad❤

  • @claahimaxamad.claahi.afgoo1080

    Mahatsanid Omar .
    Wan kahelaa Arimaha Dodaha Hamogan
    Qodobka Ah inaat ganciso jamaahiirta iyo dhaxdhaxadiyaha

  • @user-rk7wn2bt7o
    @user-rk7wn2bt7o Před rokem

    Su'shaasha ayaa ah hadii xeeladahan laguu adeegsado adiga sidee loo fashilin karaa thanks

  • @abdulaahimustafa5716
    @abdulaahimustafa5716 Před rokem

    alxm 🤲ilahay adiga mahadleh

  • @AbshirNinka
    @AbshirNinka Před rokem +3

    Ilahy aqoonta haku kurdhiyo

  • @ibrahimibroze
    @ibrahimibroze Před rokem +2

    Hamblyo 803k cumar

  • @sayidomarabdulkariim658
    @sayidomarabdulkariim658 Před rokem +2

    Ogaansho suaal maxaa kajira khladka aad kashay oo baraha bulshada qabsaday

  • @Moofaarah
    @Moofaarah Před rokem +6

    Warbaa hinta wacyiga bulsheed leh waxaa laga dhaxlaa bulsho wacyi geedu sareeyo 🧠 mahad sanid wlal key omar inashaar in badan❤️❤️

  • @khayrudincumarmahamuud

    Cumarow isoo jawaab microphone kee is ticmaashqa marka aad duubayso muuqalka waxan ahay qof bar bul sheed leh balse in qan sii hormariyo lakin waxan ku wareeray microphones ka

  • @user-kg5pl4pz6g
    @user-kg5pl4pz6g Před rokem

    M.a wll cumar qodob muhiim ah ❤

    • @7june2024
      @7june2024 Před rokem

      Markad janalka samyday ayad comment so qortay 😂

  • @yaasinyare4569
    @yaasinyare4569 Před rokem +1

    Asc cumar maxaad u xirtay video ga inan ku dagsado CZcams kaan jecla

  • @MOSTAFEKANTE341
    @MOSTAFEKANTE341 Před rokem +3

    Omaar irshaar maxad umad badan uu faideysay👍

  • @abdikarimadenmahat6557

    Manshall

  • @miskifani1281
    @miskifani1281 Před rokem

    Asc ohaansho waxan kacodsanlahaa in ad an ad nosotabiso qisaski saxaabada taabiciinta iyo intii kadambaysay

  • @nasroabdi9289
    @nasroabdi9289 Před rokem

    Cumar wll ka soo hadal YOGA 🧘‍♂️ dad badan ayaa mood wax iska caadi ah aan ogeeyn qatarteeda

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 Před rokem

    M.A. waaba ku faaidey khilaafkii adiga iyo dirisle

  • @zakihussein9591
    @zakihussein9591 Před rokem +3

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 Před rokem

    Ustaad cumarow midi midi kutaag maxaa dirisle ugu adeegsan weysay o uga aamustay

  • @zamzammohamed6508
    @zamzammohamed6508 Před rokem +4

    Ogaansho 1m subscribe gaarsiya

  • @SaciidYusufHassan
    @SaciidYusufHassan Před rokem

    Saaxiib waa kuku faanaa

  • @ommazhar2829
    @ommazhar2829 Před rokem

    Ustaad qaabka sher xirfad ushaqeeyo video buxa kaso bixi iyo sida qofka isku diiwan galin Karo madame carabi ku qoranthy

  • @AadanCabdulahi-dd8vq
    @AadanCabdulahi-dd8vq Před rokem

    Hii dhamman asxabta

  • @user-mr7bn3ty8v
    @user-mr7bn3ty8v Před 9 měsíci

    M.a mahdsnid omar

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před rokem

    Cumar mhadsnid

  • @mohamedbashirmohamed7706

    M.a😊❤

  • @fhlifestyle
    @fhlifestyle Před rokem +4

    Cumar brother ani wax badan wan Kula socday wax badan ayad walalehin somali cawisay indhahana ifurtay “Mond Mode ayan jeclan laha in Aad somalida macduuc uga diyaari Because I believe it’s very helpful to young somali brothers.

  • @abdihafiidgabow6
    @abdihafiidgabow6 Před rokem

    Wll Omar muuqaalka xiga inoo soo raaci magaca buuga faylasuulkan uu qoray.
    Mahadsanid.

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 Před rokem

    Omar inshar Akhi Kaso hadal Go'aanda Cusub Ee soo dajisay Qaramada midobey

  • @abdirahmanmohamedguled8674

    Arimaha sirdoonimda muqal noga sameey wll

  • @mahamudmustaf8472
    @mahamudmustaf8472 Před rokem

    Buuga magiciisa No sheeg qoraaga bugaag badan ayuu leyahaye

  • @musesharif8683
    @musesharif8683 Před rokem +2

    803k Baa Halakan kujira 30 k Ayaana Daawatey War Soomaalidu waxa wanaagsan Aad uma Jecla miyaa ? Sxbayaal Halaga Faa'iideysto Cumar Inshaar oo Noogu Deeqay Aqoontiisa

  • @user-bm6fq4zt4b
    @user-bm6fq4zt4b Před 6 měsíci

    Asc adeer cumar wadmhdsbthy kun io kowjeer waxan rabaa in aad Ila talisid Ina wxn ahay arday dhigta gals ka 8aad waxbarashada waanku ficanahay sidookale waxankena natiijo fcn mana ku qanacsani in aan wax barashada wato waxan aminsanahay inan waxkawayn awoodo wxn ku fcnahay in aan Alifo qiso siddo kale hibo fana waan leyahay lkn waxan ogahay in familkayga Rabin waxaas igana ogalanaynin anigana niyad Uma haayo waxbarasho please🙏 ilatali

  • @Halmaal202
    @Halmaal202 Před rokem +2

    Wll omar waxan kugula talinaya arinta wilki idrisle mar danbe ha inagu soo hadal qaadin wa hadaad sharafta channelka rabto ok

  • @el-pharicsaid7367
    @el-pharicsaid7367 Před rokem +2

    Dirisle iyo xawayamada malayiinta somaliyeed kuxidhan yihiin ninkaan haku daydaan koley heerkisa gaadhimayane🙏

    • @khalidabdi6756
      @khalidabdi6756 Před rokem +1

      Walalkay Inaad qof xayawaan ku tilmaanto ma fiicna wa qof muslima lkn waxa aw so gudbiyo aynan anfac lahayn Allah yahdiih bas uducee

  • @abdishakuryussf
    @abdishakuryussf Před rokem

    Sheerxirfad ma tahay meel cashiro taxana ah ku jiraan mise waa meel 6 video ama wax kayar laguso kobay courses ka Abdiwali iyo mustaf