Safarkii aan ku tagnay Spain II AL-ANDALUS I Part 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 11. 2022
  • Safarkii aan ku tagnay Spain II AL-ANDALUS I Part 1

Komentáře • 54

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 Před rokem +4

    Ustaad Allah kudhawro cimridheer caafimaad iyo ciibaado.suuban Allah kusiiyo ustaad احبك في الله

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 Před rokem +7

    Masha Allaah ✋ ,, mubaaarik iyo warsame , bilkadib daawanmaynee hadaan daawanaynaa inbadanbaan kali kali idiindaawaday lkn manta waa wada joogtaan Rabbi ha idinxiftiyo safarkana Alle ha idiinfududeeyo

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Před rokem +4

    Mncha allah ustaad thankz

  • @user-ph9dn1jg5w
    @user-ph9dn1jg5w Před rokem

    Mashaa ALAAH

  • @alihassankhaire8767
    @alihassankhaire8767 Před rokem

    Ustaad your best teachers

  • @ahmedsalat8109
    @ahmedsalat8109 Před rokem

    Masha Allah ustadh mubarak iyo warsme

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    wow masha allh🥰

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Před rokem

    Masha Allah

  • @abdirahiim0899
    @abdirahiim0899 Před rokem +1

    allha ku barakeyo ustd mubarak runti waxaa ka muuqdo tawaac duc iyo dhul is dhig bdn ,matihid qof isla weyni m,a

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Před rokem +3

    Andalus waa dhul muslim waana tagi doonaa markale insha'allaah

  • @user-ph9dn1jg5w
    @user-ph9dn1jg5w Před rokem

    Hooyo waan jeclahay nolosha ISLAMKA MAASHAA ALLAH

  • @shsahalomar6242
    @shsahalomar6242 Před rokem

    ماشاء الله أستاذ

  • @MuktarAliKanu
    @MuktarAliKanu Před rokem

    Masha allah good trip

  • @HooyoHideaiyoDhaqan
    @HooyoHideaiyoDhaqan Před rokem

    Mashaalh my brothers 💯✌️🙏🤲

  • @omarhassan4608
    @omarhassan4608 Před rokem

    Masha ustad aan aad ujeclahy inshalah safaro badan waan wada gali doona iyo safarka aqriska inshlah

  • @zamzamfarah393
    @zamzamfarah393 Před rokem

    Mashalah mubarak iyo warsame allaha idin barakeeyo kuwo lagu daydo ayaa tihiin idinkoo kale allaha badiyo

  • @abdiaziizaliahmed2624

    M.a ustad rabi haku xafido

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před rokem

    maashaa alaah

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před rokem

    ustaad mubaarak haadi waa nin ku dayasho mudan

  • @burjimire931
    @burjimire931 Před rokem +1

    M.a waa waxa kugu dhex nool ee maaha halkd ku noshahay kelmd aan in bdan raadinayey saan u dhahoba 👍 mahdsanid ustad
    Mahmaa duruuf sacab qofku hadafkiisa wuu gaarin insha allh alle ha no rumeeyo wixi khyr no ah

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 Před rokem

    Mansha allaaah

  • @drahmeddawiidh682
    @drahmeddawiidh682 Před rokem +1

    Waxad thy ustaad aan Wax badan aan ka faaiday horey usoco ugaas

  • @marwo2756
    @marwo2756 Před rokem

    Masha allaah ilaahay ha idin barakeeyo hada ayaan arkay labada chananba aad baan ugu helay waana CZcams kii igu wanaagsana ee aan arko noo soo badiya magaloyinka tariiqaha islaamka leh jizaakalaah

  • @sahradegan333
    @sahradegan333 Před 8 měsíci

    ❤❤

  • @hameeda1612
    @hameeda1612 Před rokem

    Niman dhul marin dhayo mele Mashaa Allah ustaad

  • @drahmeddawiidh682
    @drahmeddawiidh682 Před rokem

    Mansha allah ustaad waxaan ka sugaynaa videogan oo dhamaystiran

  • @ademdualle4552
    @ademdualle4552 Před rokem +2

    Ustaad muuqaalkan cajiibka sannad baad la fadhiday, bal qaybaha hadhay uun soo dedeji.

  • @abshirbarre
    @abshirbarre Před rokem

    M.a

  • @saacidarlaadii2981
    @saacidarlaadii2981 Před rokem

    Ustaad dib u maraajicey qasidadii
    Madalaciida aheyd
    لكل شيء إذا ما تم له نقصان ......

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 Před rokem +3

    Masha allah kani ma ahaan video cadi ah waxa u ka baxaay xadkii waxaad nogu xustaay dhuul tariiqi ah inkastoon ka sii jeclaay in u dhulkeena qadiimiga ah sidaasi oo kale aad nogu falanqeeyo mahad sanid walaalkey

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Před 4 měsíci +1

    Aaway qeybta 2aad ee safarkaan hadaa qeyb 1aad ku qortay qeybo kale aa fileheynaa sax ilaa dhamaad

  • @saacidarlaadii2981
    @saacidarlaadii2981 Před rokem

    I.N MAALIN UN ANA WAAN BOOQAN DOONAA
    جامع قرطبه

  • @ahmedkhaliif7634
    @ahmedkhaliif7634 Před rokem +1

    Rag culus saalamulah rag la dhihi karo role modole laha dhigan karo

  • @yousufaliyasin
    @yousufaliyasin Před rokem

    Part 2 AAWEY 🙄

  • @libaaneonline4046
    @libaaneonline4046 Před rokem

    2:26 marka Darurahaas Arkat Bufis Yurub aya igali rabay, Alle ikuma rido waligey madamcin yurub LKN darurahas aya damac igeliye.

  • @saacidarlaadii2981
    @saacidarlaadii2981 Před rokem +4

    فأسال بلنسية ما شأن مرسية*** وأين شاطبة أم أين جيان

  • @nasrikhan4047
    @nasrikhan4047 Před rokem

    Warsame wa rijaal

  • @assad3649
    @assad3649 Před rokem

    Switzerland magaloyinker imaan akhiii

  • @ahmedabdi2753
    @ahmedabdi2753 Před rokem

    m.a

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 Před rokem +2

    Xasuus murug leh wllhi🥺😥
    فاسأل بنسيّة ماشأن مرسيّة*وأين شاطبة أم أين جيّان😢
    وأين قرطبة دار العلوم*فكم من عالم قد سما له شأن🥺😥...
    هل عندكم نبأ من أهل أندلس*فقد سرى بحديث القوم ركبان.....🥺😥😭
    Lkn bi idnillaah gacanta muslimka wey kusoo laaban waana ku indha qabowsan doonnaa bi idni rabbinaa☝❤💯

  • @Jiheey
    @Jiheey Před rokem

    Ustaad cashaqa qalad wayy

  • @Aqoonkororsi
    @Aqoonkororsi Před rokem

    Asc asaxaabta fadlan isoo booqda waxaan soo gudbiyaa waxyaabo diini ah

  • @kingcaska9386
    @kingcaska9386 Před rokem +1

    Aan ku salino Xabiib keena Muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Araweelo.599
    @Araweelo.599 Před rokem

    Ustad waa mahadsanthy buugta iyo casharada muhimka aad noso gudbisid maqal noga dhiga aadbay no anfacen

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil1608 Před rokem

    Ustaad noo samee qiimo dhimis dhanka course intaa sanadka cusub ka hadhay

  • @abdisalansiyad6189
    @abdisalansiyad6189 Před rokem

    M a

  • @caatacaafimaadleh
    @caatacaafimaadleh Před rokem

    Hadii aad tahay qof cayilan o ku dhiban sidii o iskaga ridi lahay miisaaka jirkiisa saran Hadaba wan ka caawineyana ee nala so xariir

  • @user-on3pr1jh6h
    @user-on3pr1jh6h Před rokem

    De aaway qurduba aadbaan usugaya wallahi macalin !😢
    Harar sidee ayay cilaqo noga fhaxaysay maa annaka lahayn mise ?? Bal vidro nooga same
    @mubarakhadi