waxaan booqday Garoonka PSG

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 09. 2022
  • waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 41 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 41 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

Komentáře • 153

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali Před rokem +28

    Waaan ku salamay geeedi Sahan anigoo ah #iam Ali . Waxaaa tahay the best Somali CZcamsr , aaad Ayaan kuuu taageeraaa , One love 🎉👋👌🙏

    • @user-pr6er1zl6z
      @user-pr6er1zl6z Před rokem

      Sxb alii waxan rabaa inad isiso hal qawar sxb arday ahay iskabulo

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Před rokem +12

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
    Adigo mahdsn isoo booqo wll

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před rokem +12

    64 k macquul mahaa @Geedisahan inuu intan ahado isago waxan oo dadaal ah bixiniya 500k iyo ka badan legend ka ha la gadhsiiyo.
    يستاهل مليون مشترك.

  • @brucewayne1547
    @brucewayne1547 Před rokem +11

    The only somali guy from the net that make us proud 👏

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Před rokem +5

    Yuu bari CZcamsr kiisa: m.czcams.com/users/BAARIFILMS
    Instagram kiisa:
    instagram.com/yuubari_75?igshid=YmMyMTA2M2Y=
    Geedi Sahan CZcams: m.czcams.com/users/results?sp=mAEA&search_query=geedi+sahan
    Geedi sahan Instagram : instagram.com/invites/contact/?i=18ot6i3itz2gq&

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před rokem +2

    From Arimaheena 👍🏼salaama & keep hoing wll👍🏼

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 Před rokem +3

    Horey usoco wllkey untill 1m i.a🥰

  • @moustaphaomar7285
    @moustaphaomar7285 Před rokem +2

    the best travel youtuber mach ALLAH KEEP ON MAN

  • @hamseahmed6459
    @hamseahmed6459 Před rokem +1

    geedi socod legend of the legends nin dal iyo dad yaqaana billlion subscribers ayad u qalantaa wax ka badan keep going protherkyga

  • @filkiikaroone938
    @filkiikaroone938 Před rokem +4

    Best CZcamsr in Somalia 🇸🇴 🙏💯

  • @sallahqureysh1162
    @sallahqureysh1162 Před rokem +2

    Thanks, keep the arrow forward.

  • @aakhiraashaqomudan89
    @aakhiraashaqomudan89 Před rokem

    Waa kaa qaadanyaa legendoow keep it up bro 💟 we support u & like u

  • @user-ib9st2po8r
    @user-ib9st2po8r Před rokem +3

    Macquul Maaha Zidani Ee OdaYga 100K Zi Dhakhsa Ha Loo GaadhsiYo Keep Up PrO Geedi Sahan ♥️💯

  • @officialabdiramanywarsame2061

    Keep going brother geedi sahan 🙏

  • @kurana289
    @kurana289 Před rokem +1

    Waa ku salaamay in badan geedi sahan horey u soco insha Allah guul iyo gobonimo Wll ❤🙏😍👑✊

  • @bashiirshaami8479
    @bashiirshaami8479 Před rokem +1

    Mansha allah bru 😊

  • @a.b6942
    @a.b6942 Před rokem +1

    Geedi sahan markasta waxaa jecelahay inaan muuqaladada daawado si Aan kuula dalxiiso I really proud you ✌️

  • @cumarbakayle5025
    @cumarbakayle5025 Před rokem

    Welcome back Sxb waa lagu waaye 🤩

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před rokem +2

    War bal naag France jogta iso radiya oo africa iyo Hogeeda iga kaxaysa si aan NoLoL macaan badan ugula nolaadofarxadna usiiYo🔥🙏💥🤩🥰

  • @CJADIID.C
    @CJADIID.C Před rokem

    geedi sahan keep going bro

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před rokem +2

    حديفة الامراء
    Aya afka carabiga ah lagu yidha

  • @learnsomaliwithabdurr1361

    Keep on bro 💯💯

  • @mrbukari2993
    @mrbukari2993 Před rokem +2

    Geedi sahan best CZcams in somalia keep going

  • @musaiftin8327
    @musaiftin8327 Před rokem +2

    Legend is back ❤❤

  • @kingbdai6894
    @kingbdai6894 Před rokem

    Da,daal adag sxp keep going

  • @ebubekir.hassan7367
    @ebubekir.hassan7367 Před rokem +1

    Am proud of you my brother

  • @cabdiraxmanibrahim4845

    Keep going bro

  • @sirsports4354
    @sirsports4354 Před rokem +1

    Allah haku xafido sxp wxa thy quf walbi wanagsn hadana aan wax xuman aqoon m.a❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před rokem +2

    Legendary sharafi korkaaga ha ahaato waanan kugu dayda 🙏

  • @abdirisackomar8890
    @abdirisackomar8890 Před rokem

    Keep going legend

  • @arsenalhighlights9785

    The best Somali youtube ❤️❤️🤙🏽

  • @newchange4816
    @newchange4816 Před rokem +1

    Geedi sahan legend 🙌

  • @unitedgirl6415
    @unitedgirl6415 Před rokem +2

    Old Trafford so duuup 🔴

  • @mohamedsalad6299
    @mohamedsalad6299 Před rokem

    Keep going brother 🙏

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Před rokem

    Best Somali CZcamsr

  • @abdallaali5312
    @abdallaali5312 Před rokem

    Geedi sahan guul insha allah ♥ 100k👍

  • @dakar5281
    @dakar5281 Před rokem

    I am waiting for you to make a video from the barcelona stadium, God willing, thank you

  • @bobena84
    @bobena84 Před rokem

    Best CZcamsr

  • @mohamedamiin1909
    @mohamedamiin1909 Před rokem +1

    Legend pro

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Před rokem

    best Somali CZcamsr

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if Před rokem

    Masha Allah walaalkey Guuleysa

  • @iiddalmar4319
    @iiddalmar4319 Před rokem

    the best traval youtuber

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v Před rokem

    Mnsha Allah

  • @immaxamed1079
    @immaxamed1079 Před rokem

    The best youtuber

  • @Goorre-Media
    @Goorre-Media Před rokem

    Asxabey geedi sahan wllhi waa best youtuber ♥ aan gacanta saarno hal mar 100k 😍😍🥰❤

  • @teamfarmajo1389
    @teamfarmajo1389 Před rokem +2

    Asxabta qiimaha badan codsi walalnimo somalinimo nagu tuura cimamada no Saara Mahadsanidin

  • @qadarsaaji202
    @qadarsaaji202 Před rokem

    Thanks geedi

  • @ilyesmusse
    @ilyesmusse Před rokem

    Masha,allah

  • @sayidcali2680
    @sayidcali2680 Před rokem +1

    I support you pro 🥰

  • @Eidburcaawi
    @Eidburcaawi Před rokem +2

    The legend 🦁

  • @cabdiqadirmuxumed6403
    @cabdiqadirmuxumed6403 Před rokem +1

    #Best_CZcamsr_In_The_World
    #Geedi_Sahan
    ❤🎉❤️❤️❤️💪💪💪😘😘😘
    Guuul pro insha allah wxn rajaynaya inan gulaysto ❤️❤️❤️❤️

  • @usaamaali3144
    @usaamaali3144 Před rokem

    Keep going

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guul Před rokem

    Anagana commentga kaaso salaamya 😅 horey usoco sxb Mahdsnidm

  • @AdenTube2001
    @AdenTube2001 Před rokem

    Zxp keep going

  • @zakirapiot7287
    @zakirapiot7287 Před rokem +3

    Maxamuud Geedi sahan. The best vlogrs and visit..in Somali CZcams channel. .. insha'Allah wxan udpal dagi doona 100k subscribers ..,. The best CZcamsr in Somalia..👋👋🤪🤪

  • @bobena84
    @bobena84 Před rokem

    Masha Allah walaahi meel waliba waad tagtay

  • @wardoaweys2246
    @wardoaweys2246 Před rokem

    Guulyso wllky qaali

  • @hassandubow2820
    @hassandubow2820 Před rokem

    Amazing

  • @aankeyofficial3542
    @aankeyofficial3542 Před rokem

    We love gedi sahan

  • @isseromeo4345
    @isseromeo4345 Před rokem

    Best 👌 youtuber somalia 🇸🇴

  • @galaydh-tube22
    @galaydh-tube22 Před rokem +1

    Guul legend 💙💙

  • @micrajyassinmohamed1241

    Besti.yuotubre.gedi.sahan.waan.ku.tageeraa.sxb.gul

  • @Cristianodon9
    @Cristianodon9 Před rokem

    M shallah

  • @Cabdiqanibulshaawi
    @Cabdiqanibulshaawi Před rokem

    Legend👋👍🙏💪

  • @ahmedayanle3478
    @ahmedayanle3478 Před rokem +3

    Geedi sahan 👍6

  • @waaweynka14
    @waaweynka14 Před rokem

    The legend

  • @bishaarabdulhi4252
    @bishaarabdulhi4252 Před rokem

    Big legend

  • @gureycadeoffacial2578

    Waaaw from arimaheen

  • @Isbedel2023
    @Isbedel2023 Před rokem

    So nice video

  • @berity8173
    @berity8173 Před rokem +2

    Geedi sahan adoo nooshegin inaa maleysia adee inaa ka asoo aragno meel kle . Dad ku sugaa oo ku taageero inaa joraan ogaaw 👌👍

    • @osmanwardhereosman5054
      @osmanwardhereosman5054 Před rokem

      Hhhh wlhi isku mid nahay anigaba hadaa kaso arkay asad hagio waxan kuso caraway channelkisa si aan u hubiyo inuu kasoo sameyay video malesia

  • @beerdilaacshe6185
    @beerdilaacshe6185 Před rokem

    100k usoconaa 🥰😍😍

  • @yoniizlgendoz5213
    @yoniizlgendoz5213 Před rokem

    Wcs Ku leenahy sxb

  • @ilyesmusse
    @ilyesmusse Před rokem

    Waa shaqsi wax badan aad ka faa'idi doontaan

  • @crashiidcrashiid342
    @crashiidcrashiid342 Před rokem +1

    Zxp maad idhoofin

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 Před rokem

    Geedi sahan youtubka kali ah ee nashiday

  • @zakariecabdirahiim6824

    Big fan

  • @maxamedmacalinnuuur1233

    Ayyy ayyy

  • @mrmahameth8837
    @mrmahameth8837 Před rokem

    I like This

  • @cumarcali7628
    @cumarcali7628 Před rokem

    Sxb sare wan kusalamay horay usoco

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 Před rokem +1

    Geedi sahan nolow

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Před rokem +1

    Ninka ugu dhul marista padn somalida gedi sahan

  • @haaficikey2177
    @haaficikey2177 Před rokem

    100k coming soon i.n

  • @abdihakimabdi1213
    @abdihakimabdi1213 Před rokem +5

    Liverpool guul 🦁 YOU'LL NEVER WALK ALONE ❤️✌️💯

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 Před rokem +2

    1997.Xaafada. Saint Germain En lee. Iyo Nantere Universty. Soo marey adna Hadaad Wax weyn nooga dhigeysaa) xitaa magacii si wacan uuguma Dhawaaqeysid.orodoo.
    Stadium Saint Denis) Stad des france isaguna Paris Xafada Saint denis kuyaal soo booqo 135.000 Qaada

    • @cat_106
      @cat_106 Před rokem

      Waxaa kaa buuxa maseyr iyo crab mentality. 1997 haddaad soo booqatay oo France meela yar ka sheegtay aad comment ku xustay sida nin la tartami karo Geedi sahan oo kale. Ma booqatay inta dal uu tegay. Paris wuu kula tagay in kabadan 40 dalna wuu soo booqday. Mida kale dhawaaqa magaalada ma aayad Quran baa marka in si sax loogu dhawaaqayo. Dhawaaqa waa laba mid local ah iyo mid English ah. Tusaale Mogadishu ayay ajaanibka ugu dhawaaqan anagana muqdisho marka ayagana ka sax.

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo Před rokem

      Yaa kuu dirsaday waxaas oo qoraal ah 😂😂😂

  • @sharmakegelle3278
    @sharmakegelle3278 Před rokem

    Guleyso mudane

  • @zakariyezakariye210
    @zakariyezakariye210 Před rokem

    Pro nosoo badi wadamada aad booqanayso

  • @zuldaanismaaciil9439
    @zuldaanismaaciil9439 Před rokem

    Meelo badan Gaadh😍

  • @khadarhaji4881
    @khadarhaji4881 Před rokem

    Geedi sahanow iga labiso sxp oo shatigan iyo surwalkan tolmada iga cun😂

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 Před rokem

    🎉🎉

  • @sohmoh6858
    @sohmoh6858 Před rokem

    M.allaH

  • @xafsacartan5854
    @xafsacartan5854 Před rokem

    Brother Anfield soo dub🙏

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Před rokem +1

    Adeer gacaliye horyaalka beeraleyda lyon laga waresana ee paris mesha waxbane Kuma heeso 😳😳😳👊

  • @Mrboy333
    @Mrboy333 Před rokem

    Somaliyeey ninka boqolkun iyo in kabadan ayuu uqalmaa🎉hala gaadhsiiyo

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 Před rokem

    ❤❤

  • @user-pr6er1zl6z
    @user-pr6er1zl6z Před rokem +2

    Sxb macan waxan rabaa inad taqtoo Qolonka old trafford man United sxb macan palaz tagero man United ahay

  • @Isbedel2023
    @Isbedel2023 Před rokem

    Next other staduim of Europe

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem

    🥰😘

  • @isseromeo4345
    @isseromeo4345 Před rokem

    Wooow paris my team 😇🙉

  • @abdirahmaanmohamedabdi5384

    Sxp Waxaa sheegtay oo dhan waa sameeye gift 🎁 kaa sugaa

  • @mruun2509
    @mruun2509 Před rokem

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد