Nolosha caadiga ah ee magaalada Qaahira🇪🇬 || Normal life in Cairo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 04. 2024
  • I filmed my full day activity in Cairo, iftar and also the night life too. Thank you for watching

Komentáře • 83

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr Před 2 měsíci +38

    I love it bro🎉🎉🔥

  • @DhoolDaher
    @DhoolDaher Před 2 měsíci +7

    Geedi sahn baa saxan Waa wabiga ugu dheer muqalka wuushidanyhy

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 Před 2 měsíci +4

    Wadankan inan tago mar uun wn ku tala jira insha allh

  • @user-ix2be4ws5k
    @user-ix2be4ws5k Před 2 měsíci +1

    You are a very respectable person you have all the respect and appreciation Eid Mubarak

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 Před 2 měsíci +2

    I'm supporting you ❤go forward

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah sxb keep going inta masar jacel muuqaalada ha isoo boqdaan insha Allah ❤

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 Před 2 měsíci +3

    Mansha allaah marwa imana insha allaah🎉 Egt

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 2 měsíci +4

    Keep going my brother ❤❤

  • @Bucket_content
    @Bucket_content Před 2 měsíci +1

    Muqal qurux badan baadh so gudbisa wll ee waxan kuu rajeynaya inad 100k dagdag kugarto❤❤❤❤❤🎉

  • @Abdallayusuf2009
    @Abdallayusuf2009 Před 2 měsíci +6

    First pin 🎉🎉
    Keepgoing 50.k insha allah ❤❤

  • @Thefun1234
    @Thefun1234 Před 2 měsíci +1

    You're doing amazing work brother I would love you to travel the world and show us how it is

  • @islaanka11mj
    @islaanka11mj Před 2 měsíci +2

    The longest River in the world is River Nile 4.132 miles 6.650 km longest yes but not the largest

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u Před 2 měsíci

    Sxp qalih big fan from Borama jano keep going ❤

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi6340 Před 2 měsíci +3

    Webiga ugu dheer weeye geedi sahan baa saxan

  • @mohamedibrahim-gv8fw
    @mohamedibrahim-gv8fw Před 2 měsíci +1

    Nice one brother

  • @biggie9116
    @biggie9116 Před 2 měsíci

    keep going bro gool inshallah

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Před 2 měsíci +1

    Waa muuqaal Aad iyo Aad u qurux badan Soomaalay Ninkan Dhalinyarada mxaa ku haysataan 100k ku Tuura Keep Going Legend

  • @khadraaadan2168
    @khadraaadan2168 Před 2 měsíci +3

    Wow vidio shidan weeye soo badi inader

  • @saidotte1048
    @saidotte1048 Před 2 měsíci

    Vedio aad u qurux badan my brother 🔥👏

  • @SacadaliAhmed
    @SacadaliAhmed Před 2 měsíci

    Keep going pro🎉🎉🎉🎉🎉

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah I love Egypt 🇪🇬 I miss🤲🇪🇬🤲🫶♥️🫶💯👋🇨🇦👋

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 Před 2 měsíci

    Best vloger ❤like it pr0

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le Před 2 měsíci +1

    Waraa soomaali ku hadlee, kadibne kenyan aa dhehee soomali nimaada ku faan, wadan kale waaku dhalan kartaa, sharci waa ka heysan kartaa lkn ahaanshahaaga kuu muhiima

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Před 2 měsíci

    Friend, I live in the capital of Somaliland, I only know your friend, Mr. Doctor. ( Dhaktar ) I have often seen the two of you making videos together. I just visited your channel, luckily I became one of your followers. My name is Muhammad Amin.
    See you .
    Well done.

  • @cabdiasiis8777
    @cabdiasiis8777 Před 2 měsíci

    This rever is the longest rever😊

  • @Abdilatif314
    @Abdilatif314 Před 2 měsíci +1

    Muqaal wngsan keep going brother, take care ❤️🙏

  • @miaking5973
    @miaking5973 Před 2 měsíci +1

    Beautiful house. where in New cairo place let know!! Thanks, walaal!!!

  • @HousseinAbdi-xn3yp
    @HousseinAbdi-xn3yp Před 16 dny

    Geedi sahn baa saxan

  • @nuhissackdahir3420
    @nuhissackdahir3420 Před 2 měsíci

    Nice view M.a sxb keep going

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii Před 2 měsíci

    Bro Magaac Kenya iga Cun Wadankena Sheeg Somalia Dheh Wadan kle Ha Sheegin 🙏

  • @FaraxIbrahim-md9xd
    @FaraxIbrahim-md9xd Před 2 měsíci +2

    Masha allah❤❤❤❤❤guul ku ciid

  • @Miraazi
    @Miraazi Před 24 dny

    My brother ❤️ zizou

  • @thegreatestvids6683
    @thegreatestvids6683 Před 2 měsíci +1

    Beautiful

  • @user-ys6cq6db7t
    @user-ys6cq6db7t Před 2 měsíci

    Longest river sax weeye

  • @halihersi4042
    @halihersi4042 Před měsícem

    Nice I

  • @user-en5sy2jj4v
    @user-en5sy2jj4v Před 2 měsíci

    Saxiib downloads fur zxp

  • @maxamedclaahi4174
    @maxamedclaahi4174 Před 2 měsíci

    Magaalada tanta la dhaho booqo wll
    Kna soo warbixi waxbarashada I.a

  • @hanamacalin1818
    @hanamacalin1818 Před 2 měsíci

    waan ku soo socdaa egypt

  • @hanulula4001
    @hanulula4001 Před 2 měsíci

    Allaah maxan u xisay Cairo

  • @user-so3fd1ep3x
    @user-so3fd1ep3x Před 2 měsíci

    try to make interview for somali businessman or woman such as trader, import & export Companies in Egypt including their contacts.

  • @icc.concepts
    @icc.concepts Před 2 měsíci

    Geedi Sahan raali galin sii
    The Nile River is the longest river in the world whereas the Amazon is the largest river in the world

  • @Abdimanto
    @Abdimanto Před 2 měsíci

    7:05 9:06 qurux badana qaahira

  • @diidogaming
    @diidogaming Před 2 měsíci

    The longest river in the world

  • @LovelyBird-zm4zq
    @LovelyBird-zm4zq Před 2 měsíci

    Pro I am highly recommend you to improve your language skills its so improtant, specially you as travel ❤
    Love you.

  • @bisharonurfarah2293
    @bisharonurfarah2293 Před 2 měsíci

    Dhibta carabiga iga haysata ku hyasata ee ma ila baran😂😂

  • @mohamedbashierosoble113
    @mohamedbashierosoble113 Před 2 měsíci

    Xaafada soomaalida Cairo magaceed

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Před 2 měsíci

    waa sida maxamuud uu sheegay ama geedi sahan ,dhererka ama shaygaas wuu ugu dheer yahay waxa lagawadaa balac ahaan uma balaadhna lkn dherer ahaan ayuu meelo badan marayaa baladhkuna waa marka uu shaygu balac ahaan u balaadhan yahy hadii imika wuu ugu balaadhan yahay la odhan lahaa waxa dhici kari lahayd in tusaale masar inteeda badan ay wabi ahaan lahayd oo dhulku yaraan lahaa markaas oo kale waa balaadhan yahay waayo dhul badan ayuu wabigu xaajmi ahaan leeg yahay

  • @user-xr9du8ph2o
    @user-xr9du8ph2o Před 2 měsíci

    الجنة الدنيا

  • @Abdimanto
    @Abdimanto Před 2 měsíci

    ila boqolka kun wll guleyso

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 Před 2 měsíci

    Egyp(tian) shan

  • @123-dd
    @123-dd Před 2 měsíci +1

    Waan ku wataa zizou

  • @GeediSahan
    @GeediSahan Před 2 měsíci +1

    Muqaal wanaagsan

  • @user-kl2ox2fc4i
    @user-kl2ox2fc4i Před 2 měsíci

    Imisa kutagi karaa sxb masar

    • @ZakGele
      @ZakGele Před 2 měsíci

      viza inaad xareysato

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 Před 2 měsíci +1

    Adiga oo somali ah oo san kuneefla usareeya maxaa sankadhuudhi kenyaatiga usheeganeeysaa🤔

    • @Bucket_content
      @Bucket_content Před 2 měsíci

      Ha wa somali palse kenya ayu kudashay😢😅

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před 27 dny

      Illahay ka baq naayaa waad edeb darrantahaye. Kenya soo taa qaxooti Somali afkaa ka joogaan? Magan gelyo iyo nolol fiican ka heleen soo kuwa ku qulqulayya intay wadankooda iska burburiyeen oo is cuneen?. Inaad yasto miyaad ugu abaal gudi?

  • @user-se5hz3ht7d
    @user-se5hz3ht7d Před 2 měsíci

    Sxg barberka adreskiisa iisheeg

  • @maslahahmed3524
    @maslahahmed3524 Před 6 dny

    Somali aa tahay adoonta maxaa u sheeganee dhulka naga qaatay.
    Sxb somali baantahay oona ku daawanee kenyaan ha sheegan

  • @Liban_Guled
    @Liban_Guled Před 2 měsíci

    Adoo somali ah baad kenyan sheeganaysaa somalinimadaada ku faan

  • @lailaadam7894
    @lailaadam7894 Před 2 měsíci

    200 of uber ride thats a lot..

    • @ahmedabdi554
      @ahmedabdi554 Před 2 měsíci

      Ma labo boqol oo doller miyaa mise waa lacagta wadonkoda

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 Před 2 měsíci

    Makhayadaas maxaan ka shaaheeyay 2015/2016 xasuus Wlhy odaygii yaraa ee abu khalaf majoogaa talow ee odhan jiray waryaa maxaad cabaysaa 😂😂😂😂

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 Před 2 měsíci

    Soomali badan 6 th October ma de gaan?

  • @SalmanYare-lv8rz
    @SalmanYare-lv8rz Před 2 měsíci

    Walalkey qaali
    ilaahay dartiis 50 dolar igu kaalmey waalid mahaysto
    Wan xanuun sanahay wll

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens Před 2 měsíci

    You shout say Somali baa ahay. Wee ku qadarinayan more

  • @RNN1234
    @RNN1234 Před 2 měsíci

    Say iam from Somalia Why You Saying Kenia?😢

    • @nimcoyahmed8994
      @nimcoyahmed8994 Před 2 měsíci

      Anigu iladashey abayo waligen Somalia manatagin Kenya ayan kudalaney kunasokorney❤