Sidee Qaylada Isaga Daayaa? I - Dhibta Qaylada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 04. 2024
  • Sidee Qaylada Isaga Daayaa? I - Dhibta Qaylada
  • Zábava

Komentáře • 69

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 Před 2 měsíci +34

    6 -dan qodob samee si aad qaylada u jojiso
    1: Raadi waxa qaylada sababaya
    2: markaad ogaato inaad soo qaylinaso wakhti qado oo is daji
    3: noqo horsede hawlo badan yaanay isku kaa gadhin
    4: Baro maxa loo bahanyahy in la dulqato iyo inkale
    5: hagaaji filashadaada
    6: kala garo markay qayladu adi kaa imanaso iyo markay wax kale kaakenayo
    intaas ayaad faahfaahisay sowmaha ustaad jasakalaahu kher

    • @dhuuxyuusuf856
      @dhuuxyuusuf856 Před 2 měsíci

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 Před 2 měsíci +1

      Sheekadan iima shaqeyso waan qeyliya marmarka qaarkood sababtoo ah caruurta wixii aad udirtey maba qabanaayan ilaa aad ka qeyliso maxaa xal ah

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 Před 2 měsíci

      ​@@deeqaabdullahi5777hhhh walshey meshan wakasimanhy

    • @ikraamcabdi6728
      @ikraamcabdi6728 Před 2 měsíci

      @@deeqaabdullahi5777 caruurta wada tashi la samee oo u sheeg inuu qofwalba qabanayo shaqada guriga qaybka mida oo ay waajib kutahay adiguna cadaalad samee oo ilmo kasta wax uu qaban karo u dhiib wiil iyo gabadh ba
      istiqfatana badso adkaarta subax iyo galab akhriso waxaad arki doonta adoonba dhayal ku xanaaqayn in shalaah

  • @mahdiali4048
    @mahdiali4048 Před 2 měsíci +3

    Asc
    Walahi wan ku faraxsanahay talo bixintada❤
    Wayo aabe aan qayliin jiriin ayan aha lakin intii dhowr bil ah ayan isku arkay xalada inan caananbadan qaylo badan sameyo
    Lkn maantay jawi dagan ayan dareemaya alxamdu lillah
    Wana talada oo aan qatay masha allah mahadsaniid

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Před 2 měsíci +2

    Maasha Allah ustaad Mubarak jazakallahu kheera mowducyadada waana anfacaya maadama alle waalid naga dhigay Allah ha ina waafajiyo barbaarinta wanaagsan

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Před 2 měsíci +2

    Khayr Allaha kusiiyo aniga carurta waaku qeyliyaa waxaana fahmay stress nolosha qeybeheeda kale inuu ka imaanayo Ilahay hanoo tooosiyo carurta anagana dulqaad hana siiyo

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 2 měsíci +1

    Barbaarinta caruurta noo soo badi Ustaad 🎉

  • @user-br2mk5xe3u
    @user-br2mk5xe3u Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid
    Codkaga shuushba kujira

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah ilahay haku barakeyo aniga markanrabo in aan ilmahayga wax u sheego wajiga ban maro ku xirtaa wayo waligay madilin Allah baa igu og Aabahay waligii ilmihiisa madilin waxan xasuustaa markii uu salada kabaxo in uu nooducayn jiray ducadu waa muhiin guys ❤

  • @umrimuseh6797
    @umrimuseh6797 Před 2 měsíci +2

    Masha Allah ustaad illahay abaalkaga jano ha Ka dhigo

  • @aishacilmi1282
    @aishacilmi1282 Před 2 měsíci

    Shukran shukrn shukran❤Masha allah ma malenkartid saaan ugu farxay barnaamijkaan walkey nosobadi taloyinka barbaarinta caruurta onosameh latalin sida Dr jazim wayow dadbadan ayaajira ankaraneyn loqadokale ❤❤

  • @mohamedsaciid6316
    @mohamedsaciid6316 Před 2 měsíci +3

    Thanks ustaad mubaarak
    Ayaan taan waa lagu tabay!!

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 Před 2 měsíci +2

    Mahadsanid Ustaad wa clip qiimo badan, Alle haku xifdiyo🙏

  • @aminamaqsud2254
    @aminamaqsud2254 Před 2 měsíci

    Jazaka Allah kheyr ustaad

  • @samigabas
    @samigabas Před 2 měsíci +6

    Ustaad, Cashar cajiib ah ayaan kaa hayna Saaka. Mansha’Allah. ✍️

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 2 měsíci +2

      Mahadsanid hal-abuure. Salaan gacaltooyo

    • @suleymaandaahir
      @suleymaandaahir Před 2 měsíci

      ​@@MubarakHadiustaad koorsooyin mabixisaa oo qiimo jaban
      Ustaad adoo mahadsan ii soo jawaab

    • @samigabas
      @samigabas Před 2 měsíci

      @@MubarakHadi 🫡

  • @Burka.ACademy
    @Burka.ACademy Před 2 měsíci +2

    Mansha Alllah ustaad ❤jasaka Alllah
    Waaa qodob mihiim ah 🎉

  • @ikranabdirahman2984
    @ikranabdirahman2984 Před 2 měsíci

    Masha,allaaah ustad hadi jazakalah

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad❤

  • @fardowsodahir8918
    @fardowsodahir8918 Před 2 měsíci +1

    Jazakallah walhi add baan kugu duceyey wllo alle haa ka abaal mariyo wxaad no shegysa in ann sosarno jil maskax ahaan udhisan alle hanala garab galo ilmahane alle ha inga dhiigo kuwa alle rali ka yahy

  • @naciimoabdi1653
    @naciimoabdi1653 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustad

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb Před 2 měsíci +3

    Thanks will 🥰

  • @aaminoclaahiabkow1551
    @aaminoclaahiabkow1551 Před 2 měsíci

    Shukran ustaad mubaarak

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx Před 2 měsíci

    jazakalaah kher

  • @maryamamohamed1495
    @maryamamohamed1495 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid, waxaad modaa inaad igahadleyso sidaan uqeyliyo,waaba kuxanaaq gooyaa qeylada subxaana Allaah, wax fiican maaha waan rabaa inanjoojiyo Allaah ha'igucaawiyo.

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 Před 2 měsíci

    Ma shaa Allaah jasaakallaahu qayr ustaad mubaarak

  • @user-ny1sr9ms8m
    @user-ny1sr9ms8m Před 2 měsíci

    Shukran ustaad

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx Před 2 měsíci

    jazakalaah kher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aniizaabdalle7211
    @aniizaabdalle7211 Před 2 měsíci

    Maansha Allaah ustaad waad dersi aad u qiimo badan mahadsanid

  • @maryamamohamed1495
    @maryamamohamed1495 Před 2 měsíci +1

    Waa casharkii ugu mudnaa hooyo Soomaaliyeed.

  • @fahimacadey3546
    @fahimacadey3546 Před 2 měsíci

    ilaahay swt ayaan kabaryayaa qaylada iyo kulaylka inuu iga daweeyo. Yaa Rabbi 😢🤲🤲 maalin oodhan qaylaan kujiraa habeen oodhana qoomamaan kujiraa. Subhaanalaah ilaahoow icafi

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 Před 2 měsíci

    Jazakallah khayr macalin cipkan markan dhagaysanayay waxaba I sawir xaladaha Kala duwan Ee naga dhaxeya aniga iyo ilmahayga wax badan ayaaan ka faaiiday macallin shukrn

  • @user-dn1uw9qn7t
    @user-dn1uw9qn7t Před 2 měsíci +2

    Alla anigu habeenkii baan cunaa ilmaha markey Quran ka diyaarin waayaan

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan744 Před 2 měsíci

    Masha allah ustaadi❤❤

  • @xaaladenglishka9888
    @xaaladenglishka9888 Před 2 měsíci

    wllhy macln mubarak wax badan baa kaa faidey ani ahenteyda janada Allah kugu abaalmariyo

  • @nuramohamed1777
    @nuramohamed1777 Před 2 měsíci

    Jazakallah khayr ustaad waxaban ayan ka faaiday illhay ha ku saaro misankaaka xasanadka

  • @SahraAhmed-jn9fg
    @SahraAhmed-jn9fg Před 2 měsíci

    Allaha cilimiga iyo cimrigaba ha kuu barakeeyo wllo ❤❤❤❤❤

  • @abdirahindahir7027
    @abdirahindahir7027 Před 2 měsíci +1

    Ustad mubarik maxamud saleeban( mubarik hadi ) wax badn ayan ka faidnay runti keep going brth,role model na wad no thy inshalhh....

  • @user-bk7ph2os4m
    @user-bk7ph2os4m Před 2 měsíci

    Thnks walal

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c Před 2 měsíci

    Thank s✅

  • @Abdirahmanapdullahi
    @Abdirahmanapdullahi Před 2 měsíci

    Tnkz Ustad ❤

  • @fathiadjama
    @fathiadjama Před 2 měsíci

    Macha Allah

  • @RahmaAhmed-ob5hj
    @RahmaAhmed-ob5hj Před 2 měsíci

    Jazaakalaah wallo

  • @khadijomohamud8196
    @khadijomohamud8196 Před 2 měsíci

    Wlhi ustaad Mubarak wax badan ban kafaiday markasta wan firiyaa inuu wax sodhigay❤

  • @MariaYousif-rj3sw
    @MariaYousif-rj3sw Před 2 měsíci

    Xaladaan waa midaa kusuganahay waxaa moda in farintaaan qalbigayga laga soqoray waxaan baxsad ka ahay qaylada oo jirdil isii dhertahay meelan walidkay ubaxsadana mahaayo xalad iscaburin aanan nafisi karin xetaa waxaa rajeynaa inaan hooyo fiican kuwayga mustaqbalka unoqon doono I.sh❤

  • @AyaanNoorahAdam
    @AyaanNoorahAdam Před 2 měsíci

    Xalqaddan aad ayey ii taabatay ! Ilaahay hayna asturo dhamaan

  • @user-id1we1gn4u
    @user-id1we1gn4u Před 2 měsíci +2

    Wacyi gelin mutaysata millions of views

  • @asli1457
    @asli1457 Před 2 měsíci

    Allah hakaa abaal mariyo

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 Před 2 měsíci

    Codka videoga ku furan ka xir wll adoo mahadsan, Sifiican wax loogama dhageysankaro.

  • @user-ur1so3ef9g
    @user-ur1so3ef9g Před 2 měsíci

    Mhdsnid ustaad

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 2 měsíci +1

    ASC habo aniga been kuuma sheegaayo anigaa laisoo dhaawacay anigana ilmaheygi aan jecaa ayaan iska dhawacay impact aan laga sheekeeyn karin ayeey anagoo dhan nagu reebtay oo heer waxan joognaa ilmihii ayagii naga badiyeen qeeyladii😢😢 MAXAAN sameeyaa hada❓

  • @dhuuxyuusuf856
    @dhuuxyuusuf856 Před 2 měsíci

    Waxad no tahy horumad maacalin walal waniye rabi haku sharfo

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Před 2 měsíci

    Asalaamu caleykum wll waxan rabaa in aad tababar isii soo caruurta ku aadan ee xagee lagaala soo xidhiidhaa

  • @umusheyma3427
    @umusheyma3427 Před 2 měsíci

    Waa mahad san tahay wll waxaad moodaa waqtigiisa inoow soo baxay video gaan waxbadan ayaan kafaideyga balse codka gadaal ka guuxaya in laga saaro ayaan jeclaan lahaa si boqolkiiba boqol loo maqlo hadalka loona fahmo mahadsanind

  • @hamdanuur8537
    @hamdanuur8537 Před 2 měsíci

    Ustaad waxa mooda in microphone -ku ka xunyahay codkaga

  • @saammu8231
    @saammu8231 Před 2 měsíci

    Walal iskadaa codka gadashada ka dhawaqaya codkaga oo fasiix ah aya ka waxtar bdn dadkane qas kuma noqoneyso iney ku dhageystaan. Relax aye ku dareemayan codkaga oo safiix ah taas wa taladeyda yar

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 2 měsíci

    Kkk Hawenka garobada xataa qaylada caruurta waxay ku darayaan aabahaa iyo aasaagaaba nin aan lajoogin ayay ku xanaaqsan tahay

  • @user-wg2mv1zm3d
    @user-wg2mv1zm3d Před 2 měsíci

    allaha kusharfo madax xanuun ka qaadneyba😢

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 2 měsíci

    Hooyada ayaa qaylo badan,
    Raga wan is kontarolan.
    Majeclin hawenka qaylada badan

  • @munaahmed4164
    @munaahmed4164 Před 13 dny

    Waxaan leeyahay 6 ciyaal ah qaarbaa iga xanaajiya waan qayliya waa marka hurda guriga shaqadiisa iyo casharka dhigida hada 2 sano waan isbadalay sidee ay ahaayeen way iska badaleen

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 Před 2 měsíci +1

    Ascm ustaad mubarak haadi
    Ila tali ilmo 10 jir ah oo madax adag sidee ula dhaqmaaa

  • @Kurtun170
    @Kurtun170 Před 2 měsíci

    Ustadow sameecada hagaaji

  • @amalo8798
    @amalo8798 Před 2 měsíci

    Asc si fican laguna maqlayo musiga iska naqus makrafonkan iska sax

  • @marriedandmotherlife
    @marriedandmotherlife Před 2 měsíci

    Macha Allah