Sidee Jacayl Carruurta loogu Cabbiraa? I ~ Mubarak Hadi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 04. 2024
  • 8 Hab oo Carruurta Jacayl loogu Cabbiro I ~ Mubarak Hadi
  • Zábava

Komentáře • 90

  • @user-kd9hn5mx9p
    @user-kd9hn5mx9p Před 3 měsíci +21

    mashaa allah wllhi waxa igu dhashay aniga oon wali reerba yeelan qaabkaan ula dhaqmi lahaa ubadkayga haduu alle idmo
    anigu kuma garaadsan aabahay balse wxn u rajaynayaa waalidiintay iyo walidiinta somaliyeed in alle uwada naxariisto dhamaantood kuwa nool iyo kuwa geeryoodayba aamiin

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan744 Před 3 měsíci +17

    Masha allah allow igu deeq guur qeyr qaba iyo carruur baari ah 🤲🤲yaa rabbi

    • @sacadabdi7903
      @sacadabdi7903 Před 3 měsíci +1

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @AmfaCap
      @AmfaCap Před 3 měsíci

    • @husseinmohamoud7937
      @husseinmohamoud7937 Před 3 měsíci +2

      Amen lkn wll qofki alle kusiiyo shuruudaha guurka u fududey oo ha adkeynin insha'allah wad guleysaneysa

    • @fardowsohasan744
      @fardowsohasan744 Před 2 měsíci

      @@husseinmohamoud7937 hye wallkey

  • @AbubakarismaciilSadiiq-hs3lv
    @AbubakarismaciilSadiiq-hs3lv Před 3 měsíci +5

    Waxaad tahay shakhsi wanaagsan bartaan dad badan baa kaga xiran Muddona wax ma soo gelin ee insha allaah waa muhiim inaa waxuun wanaagsan soo geliso channelka si aan ku daawano❤

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 Před 3 měsíci +2

    ustaad mubarak Allah kusharfo qaali baanugu tahay mentorka soo saare boqolaal kale maante masha Allah bare hage wnaagsan mahadsanid ustaad 🙏🙏

  • @khadarfarhaan686
    @khadarfarhaan686 Před 3 měsíci +4

    Liibaana labadaba Adiga Durriyaddaada
    Iyo inta halkan soo gashay ee sidayda
    Casharkan qiimaha badan ka faaidaysatay
    Waxaanu tabaynnaa hadba sidii uu wakhtigo
    Saamaxo Casharro badan oo kuwanoo kale ah walaal 🙏🏾💪🏾

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 Před 3 měsíci +4

    Maasha allah ustaad alle haku barakeeyo muuqaal qiimo badan baad noosoo gudbisay

  • @MarwoNura
    @MarwoNura Před 3 měsíci +4

    Alle haku barakeeyo waxaan kaga mahadcilinayaa dhaman waxyabahaan kaa faa idey

  • @nimcoabdi2996
    @nimcoabdi2996 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah wa muqal mansabkisa wata al ustadi caqliga iyo garashadaba rabi haku barakeyo

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah, Mahadsanid Ustaad❤

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 Před 3 měsíci

    Mahadsanid wll Jazakallahu khayr

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před 3 měsíci +1

    Maasha Allah Mahadsanid Ustaad Mubarak Rabbi haku Xafido waxaan ahay Hooyo 4 hablood oo Aabahood dhintey keligey baan u shaqeeya mid u weyn ay tahay 7 jir tan u yarna 1 jir Inshaa Allah waxaan ku dadaala in 2 boosba aan u buuxiyo Rabbiyow ila garab gal baarina iiga dhig.

    • @mulkiali7548
      @mulkiali7548 Před 3 měsíci

      Aamiin wallo dhamaan owlaada islaamka baari Allah ka dhigo

  • @abdiraqiibcali5318
    @abdiraqiibcali5318 Před 3 měsíci +1

    ماشاءالله
    جزاك الله خير
    يا أستاذ 🎉🎉❤❤

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Před 3 měsíci

    Ustaad jazaakallahu khayr waa moeduuc muhiim ah wlh anaga oo waalid ah Allah nawaafaji khayrka

  • @sahramuseaxmedmuuseaxmed8892
    @sahramuseaxmedmuuseaxmed8892 Před 2 měsíci +1

    1 hadal jacayl ah 2 eegmo jacayl 3 luqmtu xubi 4 taabasho jacayl 5 dhunkasho jacayl 6 habsiin jacayl 7 dholacayn 8 busto saarid jacayl 9

  • @aaminoclaahiabkow1551
    @aaminoclaahiabkow1551 Před 2 měsíci

    Maasha Allaah ustaad mubaarak mahadsanid

  • @degandesigns959
    @degandesigns959 Před 3 měsíci

    Masha Allah mahadsanid ustaad Mubarak Hadi rabbi hanoo badiyo adigoo kale

  • @Azhravmussy
    @Azhravmussy Před 3 měsíci

    Alah ya barik ustaad.

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 Před 3 měsíci

    Thank you ustaad ❤

  • @maryamahmed2237
    @maryamahmed2237 Před 3 měsíci

    Masha Masha barakalah wl❤

  • @Iamabddi
    @Iamabddi Před 3 měsíci

    Mahadsanid ustaad❤❤

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 Před 3 měsíci +2

    Ustaadi mahadsanid Be consistent

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid mudane Mubarak

  • @user-bf7gs4lw6e
    @user-bf7gs4lw6e Před 3 měsíci +1

    MashaAllah
    Scw🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qoranqaali7618
    @qoranqaali7618 Před 3 měsíci

    Maashaa Allah ustaad mahadsanid

  • @shukriabdinor808
    @shukriabdinor808 Před 3 měsíci

    Masha Allah ❤

  • @NaimoMaftux
    @NaimoMaftux Před 3 měsíci

    Masha allh wll

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 Před 3 měsíci

    Maashaa alaah jazaakalaahu khayran
    Sifiicana barnaamijka waad u soo gudbisay walaall

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z Před 3 měsíci

    MashaAllah Mubarak Allah waxan kagabaryaya janatul firdows

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz Před 3 měsíci

    Masha allah guulaysoh hogaamiye

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před 3 měsíci +5

    Abaha Somaliga intiisa badan baa Casharkaan iskaleh baahidaasi guryeheenay taala Somaliyey

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t Před 3 měsíci

      Hooyada badana naxariista ugu badan inee usameeso laga rabaa aabaha kaliya ma uuran hooyada waa ine dhunkata carurta markasta😊

  • @ismaaciiljilcane4603
    @ismaaciiljilcane4603 Před 3 měsíci

    Shukran ustaadii wax badan ayaan kaa faa ii day ❤

  • @farxiyowadani538
    @farxiyowadani538 Před 3 měsíci

    Mahadsanid sxb❤❤

  • @Mariammohamed23471
    @Mariammohamed23471 Před 3 měsíci +1

    M.a ustaad jacelkan anigu uma helin nasiib balse waxaan rajaynayaa inaan ilmahayga noqdaan kuwo nasiib badan oo hela jacayl fara badan❤

  • @naiimajama9407
    @naiimajama9407 Před 3 měsíci

    Allaah hakaa abaal mariyo Yaa Raxmaan

  • @amiiramaxamed3334
    @amiiramaxamed3334 Před 2 měsíci

    Masha allah allahuma baarik ❤😊wx badan ka faidasty jasakallahu khayr wllo misanka xasanadka allaha ku saro❤

  • @hindaabdirisaq2010
    @hindaabdirisaq2010 Před 3 měsíci

    ❤❤shukran ustaad

  • @user-hv5sc3hl2k
    @user-hv5sc3hl2k Před 3 měsíci

    جزاك الله خير

  • @sowdomohmed3038
    @sowdomohmed3038 Před 3 měsíci

    Alle haku barakeyo ustaad ❤

  • @MustafeAbdullahi-zz7el
    @MustafeAbdullahi-zz7el Před 3 měsíci

    Mubarak Hadi aad baad umahadsanthy jasakalah ustaad ❤

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx Před 3 měsíci

    jazakalaah kher

  • @Ina.a86
    @Ina.a86 Před 3 měsíci +1

    ماشاء الله رائع ❤❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 3 měsíci

    Alloow ku barakee ustaad ❤

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 Před 3 měsíci

    wankugu dhiri galinayaa, inaad nosoo badiso mawducyada caruurta kusabsan ustaad shukran .❤

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr Před 3 měsíci +1

    Maasha allaah illaay ka Dib bacda laahi

  • @sacadabdi7903
    @sacadabdi7903 Před 3 měsíci

    Ustaad mahadsanid Allaah Haku Barakeeyo
    Booga Garaadso umaturjumikaraa Luuqada English

  • @kobramohamed7343
    @kobramohamed7343 Před 3 měsíci

    Maasha allah gulayso wll

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 Před 3 měsíci

    Masha allaah

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 3 měsíci +1

    Ilaahow i sii ubad wanaagsan oo aan habab kaas jacayl kooda ugu cabiro

  • @husseinmohamoud7937
    @husseinmohamoud7937 Před 3 měsíci

    Masha'allah

  • @dhooldheeman5488
    @dhooldheeman5488 Před 3 měsíci +1

    Illahow wa ilmo jecelehee guur wanagsan iyo caruur bariyaala isii

    • @safiyaahmedy2087
      @safiyaahmedy2087 Před 3 měsíci +1

      Aamiin yaa rabbi. Awlaad salaixiin ah iyo zowj saalix ah alle haku siiyo walalo.

  • @NZAYNM
    @NZAYNM Před 3 měsíci +2

    Horta wa run in ilamahaa Jacayl la tuso hana ka badbadiin bari ka malin hadu xaqu kugu imaado Wu ku racaya isaga oo nool marka attachment kiinu limit ha yeesho oo xasuusnaaw in aad dhiman karto any time .

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 Před 3 měsíci

    Maashallah

  • @haayirr
    @haayirr Před 3 měsíci +1

    Inyar oo inlaga cut gareyo ahayd ayaa muuqaal ka ku hadhay ustaad 8:12
    Waa muuqaal runtii indha ufuraya inta waalidnimada ku cusub iyo inta rajaynaysa inay noqoto, Mahadsanid

  • @halanenuur128
    @halanenuur128 Před 3 měsíci

    Ustaadii waa. Arin aad u fcn balse dhaqan inoma ahee insha Allah, Allah hayno fududeeyo.

  • @user-br2mk5xe3u
    @user-br2mk5xe3u Před 3 měsíci

    Asc wllo JazakAllah khayr
    Wllo waajika ay haweenaydu ku leedahay zawjka iyo sidakaleeba
    Ma noso fahfaahin karta adoo mahadsan
    Allah ha xifdiyo adi iyo famikaaga

  • @ummmaryam1722
    @ummmaryam1722 Před 3 měsíci

    جميل جدا استاذ ي 🎉

  • @cilmi833
    @cilmi833 Před 2 měsíci

    ustaad liiban

  • @caydid6
    @caydid6 Před 3 měsíci

    Dadka caruurta badan intas masameyaan lakin masha alah

  • @AA-ri3xm
    @AA-ri3xm Před 3 měsíci

    Asc ustaad waad mahad santahay dhib ihays taa kahadashay qayr allaha kusiiyo

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @abdifatahmohamedhassan1927
    @abdifatahmohamedhassan1927 Před 3 měsíci +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته استاذ مبارك،
    Wali waaxnu ka sugna buugaagi dambee ee 10ka khalad ee barbaarinta carruurta

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 Před 3 měsíci

    Shukraan ustaadi barakow idam alle how about the parent

  • @AwSaciidAwcabdi
    @AwSaciidAwcabdi Před 3 měsíci +1

    Oo haddaanu iskaa-bulo nahayna yaanu jacayl u cabbirnaa allow alle😂.

  • @sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712

    😊😊

  • @farhiyomohamed9030
    @farhiyomohamed9030 Před 3 měsíci +1

    Lakinse hooyadu habeen markasta oo ay hurdada ka toosto wey hubusa ilmaha xaalkiisa qolkooda ayey eegta

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 3 měsíci

    Anigu Mar walba caruurtyda wan dhunkada
    Habna wan siiya

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 Před 3 měsíci

    hooyadii iyo abihii intaan qaato waxaan hubaaa hadaanu isaga caasinimo kujirin inuu soo saari doono ubad bad qaba maskax ahaan garaad ahaan dhiiran jacayl badan iyo raxmad badan leh aniga waan qaate taladan insha Allah

  • @ummmaryam1722
    @ummmaryam1722 Před 3 měsíci

    اللهم بارك، جزاك الله خير امين

  • @Hassan_Somali1
    @Hassan_Somali1 Před 3 měsíci +3

    Asc ustaad waxaa jooga hargeisa buugi garaadso intaanad guursan xageenka heli karayaa

  • @Abdirahmanapdullahi
    @Abdirahmanapdullahi Před 3 měsíci

    IskaaBulo TaLo Qaadasho Ku Jira. Ahay hdda Insha Allah

  • @abdiraxmansheekha9048
    @abdiraxmansheekha9048 Před 2 měsíci

    Asc ustaad mubaarak hadi inaad fiicnthy baan rajynayaa waxaan afkooda ku hadlayaaa dhalinyaro leh naadi wax akhiris oo ka dhisan magaalada kismaayo waxaan rabanaa inaan kugu Marti qaadno naadigaas Barta telgaram si aad noogu faaidyso aqoontaada ustaad mahad sanid xageen kaala soo xiriiraa?

  • @user-vt8rd6pt3s
    @user-vt8rd6pt3s Před 3 měsíci

    Sida loladaqma ilmaha wax barashada ku dagtahy mid yar baa ijogta marar qar ano kuqayliya is arka maxan sameya

  • @suhaybcaddee
    @suhaybcaddee Před 3 měsíci

    Azxaapay hal maalin isoo wada raaca 200

  • @safioabdiwali4114
    @safioabdiwali4114 Před 3 měsíci

    Ustadii dhaqso no so gali please

  • @hooyo6731
    @hooyo6731 Před 3 měsíci

    Jacaylka hooyo awgiis igu soo kala kiciya xafadaan asxaabey
    Mahadsanidiin saaxibayaal

  • @Ghliya
    @Ghliya Před 3 měsíci

    Mahadsanid ustaad ❤❤❤